Ninka Daacada kuu Jecel & Calaamadihiisa wax walba wad fahmaysa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024

Комментарии • 659

  • @Quman_qaali
    @Quman_qaali 5 лет назад +10

    Jazakallah kheer Lkn waxan aaminsanahy jaceylka dhabta ah inan allaha swt o kaliya ka heli karo si walbo o qof bini Adam ah ii jecladado wu is badali kara Daruf ha imaato mashaakil ha imadan Lkn jaceylka allah swt marnaba ma ahan mid is badalayo

  • @faadumoaliroble9655
    @faadumoaliroble9655 6 лет назад +79

    Masha allaah wa ina raadiya nin wanagsan marka guursado calaamadaahan wa ina kabaaraa hada kawayo wa qayaanoole hhh inta ila midka like isaara❤❤

  • @farhiyoomar1767
    @farhiyoomar1767 6 лет назад +12

    jezakalahu qeer shiq inta ad shegtay oo dhan ninkeyga wan ku arkay alxamdulilah alahi igu aqzaqay aya mahadsan walalaheyga dumarka ahne wan urajeynaya insha alah

  • @Hodanonline
    @Hodanonline 6 лет назад +11

    Masha allah wax badn ban kafaaidey runtii qodobada ad so sheegtey o dhane zawjkeyga wanku arkey alhamdulilah ilahyba mahd iska leh
    Asagnaa aadban uga mahd celinayaa 🙏🏻🙏🏻❤️
    Rageenu gob waaye hablow raga halaga danbeeyo o xaqooda hala ilaaliyo ragu libax o kale weyan hadii ad sasabto hilibka afkisa ku jiro ad la wadagi hadi ad buuq iyo qeylo ka bixi weydona wuka daneysan pz raga xaqooda hala ilaaliyo
    Idinkuna ragow gabdaha naxriis tusa ilahyna haisku kaaya asturo allahuma amiiiin 🙏🏻

  • @ubaxmohamed192
    @ubaxmohamed192 6 лет назад +241

    Mansha alah wlhy anigaa haysta nin fican oo arimahaso dhan wu isameyaa ilahay ha I su kana daayo insha alah

  • @aishaaadan8905
    @aishaaadan8905 6 лет назад +10

    Jizakallah khayr sheikh abdalla faaruuq Allah ku Xafido shukran

  • @anisaail6136
    @anisaail6136 5 лет назад +4

    Ilahay ha unaxariisto naf igu qali ah buu aha wlhi wax wlbe wan kuhaystay ilahayba iga jecladay ilahow janadi kawaraabi danbigisana dhaaaf 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @RahmoAhmedIMSPRNKUGY
    @RahmoAhmedIMSPRNKUGY 6 лет назад +23

    Masha allah allah haka ajarsiiyo sheekh wlh niinkega calamdahas oo dhan wuu leyahay marko shaqado aado malintii 10 mar cml ayu iso waca hadan mashqulo ama aan hurdayo si said ayu uso wactama marka ku celiyo ayu i dhaha waan ka walwalay ma cafimad qabta masha allah allah ha ii barakeyo ❤️😘

  • @jannah6711
    @jannah6711 6 лет назад +81

    Sheekhoow run ayaad sheegtay ilaaheey ha ku xifdiyo, qaasatan ilaaheey jannadii fardowsa ha ku geeyo hooyo macaan.

  • @sssss-rc5ey
    @sssss-rc5ey 5 лет назад +3

    Masha Allah Alle miisanka xasanadka hakuugu cusleeyo sheekh aamiin aamiin yaa rabi

  • @guledpuntlandsomalia3575
    @guledpuntlandsomalia3575 6 лет назад +17

    Naagba yaa fara ku haya. Saa baan u meeri meeri. Xaliimo far laguma hayo
    Maxaan daacad ahaadaaba naagba lama hayee saa bay dhaxan noo dileeysaa

    • @ldnh.6300
      @ldnh.6300 6 лет назад

      Guled puntland Somalia puntlandiyo baladki barwaaqada bilcaan malaga waayay 😄

    • @hamdaquen4110
      @hamdaquen4110 6 лет назад +1

      😂😂😂😂😂😂

    • @umiiosman911
      @umiiosman911 5 лет назад

      Haadusan ahayn intasi ada ka hadashay miyu san iirabin🤔🤔

  • @mustafemiami7520
    @mustafemiami7520 6 лет назад +16

    wali maba gursan balse isha alh bacdel Ciyaarta xaskeyga wan ushekeyn dona 💓💓😃😄😄😄😄😂

  • @xidigtawartanabada3145
    @xidigtawartanabada3145 6 лет назад +6

    Jasakalahu qer sheikh alx ninkeyga calamadaha shegtay odhan wu ileyahay ilahow I xafid

  • @naimasalaad2148
    @naimasalaad2148 4 года назад +1

    Wlhi aniga nasiip uma helin nin i jecel ninkeyga marwalba niyad jab ban kalla kulmaa waan iska oyaa mararka qaar si uu iilla dhaqmaayo alle ha ii soo dabciyo🤲

  • @abdikadirmoalin6265
    @abdikadirmoalin6265 5 лет назад +15

    Aniga naagtaan guursado daaacad ayn u noqondaa Insha Allah

    • @jiijoqueen1075
      @jiijoqueen1075 3 года назад

      Mashlh illaheey hagu sahlo inshlh daacad wax kfcn maleh

    • @nimcohersimaalin7176
      @nimcohersimaalin7176 2 года назад

      M.a wll alah kuh xifdiyo aboowe 💖 ❤️♥

  • @afrahshire6955
    @afrahshire6955 6 лет назад +25

    Nolosha qofka Aad la wadaagto kula noolow sharaf iyo ixtaraam lkn ha amiinin so called jecel

    • @hooyoamish6438
      @hooyoamish6438 5 лет назад +1

      Taas aya been ehen abyo so called jecel lama aamino.lkn sharaf iyo ixtiraam hadu kuhayo kula nolow faraxad

    • @jaamacfaarax5081
      @jaamacfaarax5081 5 лет назад

      Barakallah. Sheekh

    • @amalinahassan2004
      @amalinahassan2004 5 лет назад

      Mansha allaah

    • @saynabcaday6586
      @saynabcaday6586 5 лет назад

      masha allh wn hystaa allaha idayo

    • @amranismacil9784
      @amranismacil9784 4 года назад

      Masha allaah sheq lkn in badan baa ku bir buraa reer badan telka ninka xaas kisa ka qarinayo sow qalad ma ahan inuu ninka xaskiisa oo telka ka qasado iyo inuu afarahiis ka qarsado dad badan reerkod ku bur buurey baan arkey marka sheqoow ka so hadl ma banaad tahy inaa xaska wax liga qariyo oo melaha ka maqasho ama faraxad aadan la siinin jwb wacn

  • @sumayoosman5273
    @sumayoosman5273 6 лет назад +20

    Midakale xiitaa dumarkaa wlhi dumar xuun ayajiiran qeeylo iyo dibadaan ninkaa marku qursado kadib weydibeysaa heer u kacararo runty siwalbo ukujecelyahay hadaad maliinwalbo qeeylo hadalkagaa ukanaxo runty jacelki heer unaceb iskubadalo raguu waa masakiin hadaad wanajiso way wanagsananayan lakin heer udibsado imashadii urigaa dumarkaa somaliyeed rageenaa way wanag saan yiihin waa hadaan wanajino raguu yuu idin kaa arkiin dumarkaa kalee wayo ninki hadi guriga lagu qeeyliyo nakaale sodaweyneso ayu radsanayaa mah mah somali yaa eheed ninku shaan tisawil waxuu kajecel yahaay shantaa farood u duuqo

    • @ldnh.6300
      @ldnh.6300 6 лет назад +5

      Sumayo Osman haduu mid kale raadsado soow iyana ma helayso mid aan dhulka dhigin waa xaqiiq

    • @raxmaaadan9596
      @raxmaaadan9596 5 лет назад

      Sumayo Osman

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 5 лет назад +2

      Ragu ma wada wanaagsana iyo dumarkuba qaar qashinaa jira oo dhan loo raacdo lahayn. Qofkii ilaahay wanaajiyo ayuunbaa wanasgsan alah haysku sikhro qoysaska.

    • @janankaafrica6453
      @janankaafrica6453 5 лет назад

      @@ldnh.6300 cid wax kugu falaysa malahay odagaga ku mitid xagay garoob lagaynaa

  • @xananxasan3241
    @xananxasan3241 5 лет назад +2

    mansha allaah.aniga intaaso calaamadood.ayaan ku hayaa xajigayga waaban siijeclaaday alle khayr hakusiiiyo

  • @sahraahmed2916
    @sahraahmed2916 6 лет назад +86

    Waaw Aniga kaygu wa sidaas ilahow I daa

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514 5 лет назад

    Alaha ku sharafo sheekh alaha nasiiyo mid daacad ah intaan heysan kuwa heystana alaha udaayo ilaahow aamiin yaarabi

  • @ayaandiriye1921
    @ayaandiriye1921 6 лет назад +1

    Wlhi waa runta sheekhow
    Aniiga wxn jclhy oo dhnpan isiiiya Allah haa ii dayo amiiin

  • @biladabdilahi6145
    @biladabdilahi6145 6 лет назад +2

    Shukraan shikhow allah ku xafido masha allah anigaa wan hestaa kaso kale daacad ii ah anah caadaad an u aahy alaxmdulilaah

  • @cabdimuuse6008
    @cabdimuuse6008 5 лет назад +1

    Ustaad allah haku dhowro sida dhaqso ugu ilaawaa qofaan jeclahay oo xumaaday xiriirkeena

  • @malikatuahlam4731
    @malikatuahlam4731 6 лет назад

    Sheeq runbaad sheegtay qofwalba oo muslim ah reerkiisa alaha u wanaajoyo aamiin yaarbi

  • @nastehomohamed1385
    @nastehomohamed1385 5 лет назад +1

    Masha Allah Aniga Ayaa haystaa nin Aan dunida laga helin Allow idaa Dunidan ugu jecelahy Abdinasir(daacad)

  • @iqrahaaney9147
    @iqrahaaney9147 6 лет назад +2

    Wlh blh tlh intaa calama ah waa arkaa nolosheydi allh ha ii xafido sida ilmo ayuu ii dhowraa sidi hooyo ilmeha u dhowrto ninkyga ku jecliyaa

  • @xurriyo16
    @xurriyo16 6 лет назад +9

    Mashallah sheikhuna illaahay ha kaa abaalmariyo waxaad sheegtay waa xaqiiq waana arkay illaahay ayaana mahadaas iska leh oo isiiyey nin ijecel intaad sheegtayba waan ku arkay ninkeyga Barakallahu feek Sheikhuna sharaf iyo karaamo ku nooloow 😍😍😍😍😍😍

    • @BadbaadoChannel
      @BadbaadoChannel  6 лет назад

      maashaaa allaah allahu akbar allaha kuudhowro hana kuxafido jazaakallaah

    • @xurriyo16
      @xurriyo16 6 лет назад

      Badbaado Channel lknse sheekh. Aad buu u maseer badan yahay. Hadduu i arko anoo qof lab ah la hadlaya. Waxuu ileeyahay.
      1. Maxuu ahaa?
      2. Maxuu ku yiri?
      3. Maxaad ka hadleyseen?
      4.Maxuu kaa rabay?
      5. Maxaad ku qoslaysay?
      Dhaadhaan nimadaas un ban ku nacay bes lknse aad buu iila socdaa waxna igama qarsado.
      Taasi maxay tahay Sheikhuna kalsooni daro saw maaha?😭😭😢

    • @mohahussen5985
      @mohahussen5985 6 лет назад +1

      The Queen of SOM
      Wa iga qoslisy dhaadhaanimads bn kunacy. Aaa.
      walaley nin kujecel bd heysata ee xajiso hdiii kle tu qeyrkaaaa ah baaa kuxajin
      Hadaladaasna wxaaa kakeenaya jaceylkaaa katanbaty . jaceyl qalbigiisa ka tanbadan aad kurikibty 😂
      Mararka qaaar xaladaha jcylka xad dhaafka ah baaa sidn ookle ah

    • @xurriyo16
      @xurriyo16 6 лет назад +1

      Moha Hussen
      Halkan yurub dumarku ad bay ugu dhiban yihiin wallkey mid walbo kaligeedaa ilmo korineysa si aan ugu badbaado dhibtaasi xataa inaan u qubeeyaan ku sigtay yaan lagaa faramaroojin awgeed. Wlhy waan u daliigaa xataa meel kale iga fiirin maayo insha Allah waan ku dadaalaa biyo diiran hadal diiran iyo cunto diiran baan ku hantiyay qalbigiisa waana kusii wadi ilaa uu ka fuuro😍😍😍.

    • @mohahussen5985
      @mohahussen5985 6 лет назад +1

      The Queen of SOM
      Mnsh allh wa siwangsn
      Aad bey uficnthy inaaa sameyso siwalbo qurxon ood qalbiga xaajigada kukasbankarto. allh ha iskukiin barakeyo
      Lkn yuuusan kaa fuurin ee cuntada kulul kadaaa😂hhh ints wn kugulakaftmya
      Allh ha iskukiin barakeyo

  • @cadniabshir3636
    @cadniabshir3636 5 лет назад

    Alx waa ii farxad in aan haysto jecayl calaamadahas oo dhan leh Ajar Allaha ka siiyo shiikh

  • @pancakepandalover1421
    @pancakepandalover1421 6 лет назад +8

    asc ninka somalidu isku mid mahan sababtoo aha kuwo qaaqinin aha ayaa ku jira iyo kuwo fiican oo reerkòod daacad u aha

    • @pancakepandalover1421
      @pancakepandalover1421 6 лет назад

      aniga kaygu nin fiican ahan sirtiisana lama gaari karo waa ka shekiyey waan baaray waxa yaalan ka heley tkitaab ayuu qurqurinayaa markan weydiiyo waxan maxay yahiin

  • @Hugaanmedia
    @Hugaanmedia 4 года назад

    Asc Sh faaruuq taalo ayan karaba inad ilataniso ilaheey ayan karaye abe mcn wow igadhintay hoyo mcna anoyar jira 2bil iyo 15biri ayey iga dhimatay ee inan guursado ayan raba wil aan jeclahay sh faaruuq ee inten kalasoxarira ilaheey haku xafide

  • @lulabdulhi3151
    @lulabdulhi3151 5 лет назад +1

    Alxm aad ayaan unasiib badnhy xajikayaga ilahy hai xifdo runti laisma xaqiree calamdas aad shegty wan kahysta dhankasta alxm

  • @nadifafarah5551
    @nadifafarah5551 6 лет назад +6

    Sheikh ilahay hakubarakeyo

  • @shunajla
    @shunajla 5 лет назад +4

    I got my daweeye who talks to me every single second

    • @shunajla
      @shunajla 4 года назад

      Niin wanagsan aniga hantiye..Alhamdulillah

  • @kowtherabdirzak5797
    @kowtherabdirzak5797 5 лет назад +12

    sheekh mahadsanid ani wali ma gursan lkn ilahay bn ka baryin nin calamadaahaas oo dhan leh

    • @abdulahimuhamed914
      @abdulahimuhamed914 5 лет назад +1

      Aami illahey haku sahla wlle aniba kula mid ayaa nhy ee Allah ha inow sahla xaas fcn aamin

    • @mabsudfaysal7275
      @mabsudfaysal7275 4 года назад

      Masha lha

  • @sumayoosman5273
    @sumayoosman5273 6 лет назад +19

    Waa barnamij ansugayey sheqow Alle hakuxiifdiyo daar Allah ayan kujecllahay

  • @hawagudow8005
    @hawagudow8005 6 лет назад +2

    Maasha Allah mahadsanid sheekhow ilaahay hakaa raali noqdo

  • @khadradheeman1772
    @khadradheeman1772 6 лет назад +14

    Maansha allaah illaahay hakuu barakeeyo cilmigaaga iyo caqligaagaba jazaakalaa kheer

  • @hanaadheemanhanaadheeman2234
    @hanaadheemanhanaadheeman2234 6 лет назад +21

    masha alaah jazakalahu kheyran👍👍👍

  • @swisschannel1999
    @swisschannel1999 4 года назад +1

    Maa Shaa ALLAAH:
    ARRINTAN RUN WEYN AYAAD KA SHEEGTEY: SAX SAX SAX: MAHADSANID: Well Done

  • @dahaboadow3892
    @dahaboadow3892 5 лет назад

    Maasha allaah sheikh allaah haku barakeeyo taa zamankaan waa la la yahay nas alulaahiil caafiya

  • @amlaquenkaahiye6374
    @amlaquenkaahiye6374 5 лет назад

    intaba waanku heestaa ninkeyga alx marku baxaaba sida dad shukansi kadhexeyo okle uwada dhaqanaa ilaa uuka yimaado guriga alx Allaha iidaayo my king ceeblaawe cade namekisa wadnahuu kuqoranyhy alx Allaha iskukaaya daayo boqorkeyga masha'Allah

    • @rahmaahmed231
      @rahmaahmed231 9 месяцев назад

      Manshaa Allah hada wali masidii baa mise wuu is badalay

  • @rememberallah3687
    @rememberallah3687 6 лет назад +10

    Labada qof ee is qabta isku heer mawada ahan, ama kalsoonida laysku qabo ma wada sinna. hadaad isku cusubtihiin qaab dhaqan gooni ah ayay leedahay. haddii aad mudo is qabteen iyana waa ka duwantahay tan hore. sxb dadka ha isku dirin ee aqoontaada xaga qoyska xooji marka hore.

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 5 лет назад

      100% waa runtaa adigaa walaahi kan sheikha ka caqli badan, gabdhdha qaar baa calaamadahan markey ka waayaan ka carari ragooda. Yaab,

    • @aishahassan1815
      @aishahassan1815 5 лет назад

      walee nimanku Somali caadi maahan noloshaa Ku a dag

  • @munaloveddsi3656
    @munaloveddsi3656 6 лет назад +1

    Mashallaah shukran sheikh

  • @sahrasahrasheikh3676
    @sahrasahrasheikh3676 5 лет назад

    Maaashaaamaallah sheekh faaruuq muxaadirooyin kiisa iyo talooyinkiisa waataageeraa

  • @nalkabea3413
    @nalkabea3413 6 лет назад +4

    shiiq qeer Allah ku siiyo Allah ku xafido wax badan baan kaa faaiiday Thnks

  • @naciimomaxamed449
    @naciimomaxamed449 5 лет назад

    ilaahey haku xifdiyo hana ku maneesta janatul fardoowso sheeq runta ayaan kuugu jeclahay ok asxaabta muraad ayaan leeyahay iisoo duceeya wcs

  • @maryanswety9637
    @maryanswety9637 6 лет назад +45

    Oo hada maa wXan daha ninkeyga waxas oo dhaan wuu ii sameya xata dhanka sarirta markey hosha damato cabar buu isi shekeyaa ader markas waa lawada dalaay yaba war kaa gara...

  • @laylamaxames8157
    @laylamaxames8157 6 лет назад +8

    jazaakallaahu kheyr sheikh allah ah ku dhowro aduunyo iyo aakhiro

  • @JACAYLKAABBEJK
    @JACAYLKAABBEJK 6 лет назад +23

    wooooow MASHALLAH waa ruuna shiikh waa Ariin loo bahna waxana jecllan lahayn in aad soo galiso sababaha lagu garto gabadha dacada ku ah

    • @BadbaadoChannel
      @BadbaadoChannel  6 лет назад +3

      horaan usoogalinay wall arinkaan iyo kuwa udhowba way soosocdaan inshaa allaah mahadsanid

    • @BadbaadoChannel
      @BadbaadoChannel  6 лет назад +1

      ruclips.net/video/q7JQ2die2EU/видео.html halkaan kadhageyso inanta dhagta kuujecel

    • @JACAYLKAABBEJK
      @JACAYLKAABBEJK 6 лет назад

      WAAD MAHADSAN TAHAY IN BADAN SHEIKH ILAHAY HAKU SIYADIYO CAQLIGA

    • @AMATALLAAH-qd3pq
      @AMATALLAAH-qd3pq 6 лет назад +1

      SHEENA ABDI JK Gabadha faacada ah iyo Ninka daacada ah waa isku astaan.Waxaa uu kasheegayo, Raga dumarkuna waa lamid. Waayo, Jacayku waa isku staan..Ama isku nooc..

    • @user-tv7tf5rp5p
      @user-tv7tf5rp5p 6 лет назад

      Mashaallaah

  • @kamalabdullahi61
    @kamalabdullahi61 6 лет назад +68

    #Dumar badan waxa kadhaadhacsan inay Raga DHAn wada xun yihiin aan daacad ahayn adaa xaajigaga isjeclaysin Kara
    Oo kadhigikara ninka kaliya dunida kajeceshahay ninka naag kale kulaguursanaya sabab la aan maguursanayo xaajiga isku qurxi hadal wanagsan oo naxariis leh kulahadal waxad arki isagoo
    Indhihisu adiga kaliya Ku eegayan gabadh kale hunguraynayn

    • @munalizamunaliza1735
      @munalizamunaliza1735 6 лет назад +1

      Kamal Abdullahi wakugu racsanahy ninkaga adaa is jecleesin kara ama is nacsiin kara👍👍👍 tnx

    • @kamalabdullahi61
      @kamalabdullahi61 6 лет назад

      Munaliza munaliza haa wllshy adaa mudan 👌💔💔

    • @user-fc6ct9ji8t
      @user-fc6ct9ji8t 6 лет назад

      Kamal Abdullahi beentaaa ma ahn wlhi

    • @kamalabdullahi61
      @kamalabdullahi61 6 лет назад

      nazran ina nor haa wll subscribe isar xajigaga isjeclaysi oo farxada badan sii

    • @nizmabeaofficail3304
      @nizmabeaofficail3304 6 лет назад +2

      Kamal Abdullahi wlhi beenta mahan Nimanka waxa LA dhahay malin WA indhahisa haben WA sankisa Yacni malinti adigo dhar wasaq wadado Ama Gurikag wasqa yahah nag arobo thy cidana kuma rabto hbenki neh hada dirici mnto dhan wadad Ama Dirac Ciyalka ku hesey ayad ku sexanesa Mar nag urtooya ah cidana waxbo ku falimeso waxey dhahan nagah qar o aniga miyab is hagajina gara ciyakisn ahay heee Labo masulida ma qadi Karo cml ilmaheyga ku mashaqulsanhy asineh janisa uma hayo aye dhahan marka hore maxad u soracesey Wada jcled Ina family buxo noqotid MA ku fikirtey Ina wax yabo Bdny laga rawo WA Maya war Nagahn Somalia areba nimad iska day e inta dhaxad xirato ninkag Iyo ciylkag ka adakadid isku daya hadi kale walaku Ahayn wlhi

  • @hoodocabdimaxamed4255
    @hoodocabdimaxamed4255 5 лет назад

    Màsha Allah sheikh alle haka abaal mariyo jasakallàahu khyr sheikh

  • @naajbaeofficial1278
    @naajbaeofficial1278 6 лет назад

    Mashallah jazakallah khyr sheikhunaa allaha kaa abaal mariyo

  • @ayanibrahim1535
    @ayanibrahim1535 6 лет назад +3

    Sheqow jasakalahi
    Qayr Alan kuxifdiyo
    Mansha Alan alh ajir xasanad aanlasokobi karin alaha kusiyo

  • @sweetheartmuniish9534
    @sweetheartmuniish9534 6 лет назад +2

    Mashaa Allaah jazzakalaah kheer kheeran jazaa

  • @sawdaladan9557
    @sawdaladan9557 6 лет назад +3

    Masha Allah wixi imika ka danbeya barnamijkan ayan kugu xirnanany inshallah

  • @user-zi6bl5qw8o
    @user-zi6bl5qw8o 8 месяцев назад

    Jah wllhi been ma sheegin shiqow Allha ku xafido ana Allha ii dhafo🤲

  • @najmi4100
    @najmi4100 6 лет назад +24

    Ustaad mahadsanid
    Waxaan ogaadey ninkeyga inu i qiyaamo jecelna uu ii qabin uuna dacad ii eheen iguna danesto kaliya waayo teelkisa ima ogolo inuu ii furo iyo inuu guriga dumo guriga inuu dumo buu kaxigaa hadu isticmalayo on soo ag istaago mugdi buu kadiga shadada oo wuu xira😢😢😢😢 marhore yn ogaade wlhi inusan dacad ii ehen wan is ciilaa wlhi iso duceya sidii roon inshaa Allah

    • @hibofaarax5076
      @hibofaarax5076 6 лет назад +2

      nimco abdi Abaayo mcn dhibkaas gabdho badan aya qaba iska dulqaado usamir illahay kabari inu kuhagaajiyo salaatuleel inta tukatid illahaygii calafka kaaga kaga dhigay kabari inu xaqa garansiiyo niyada waliga hayska jabin horay usoco

    • @itaqilaahiimaan4533
      @itaqilaahiimaan4533 6 лет назад +2

      nimco abdi xbbti dikriga iyo quraan ka ku mushquul ragu hadii agu mashquulo way sii fogaadaan

    • @muduggirl1089
      @muduggirl1089 6 лет назад +2

      abaayo hadii telka uu kaa xirto waji maleh wlhi lkn ilahay ku daaa

    • @keefabdimohamed9131
      @keefabdimohamed9131 6 лет назад +1

      Qayrka alha kuwafajiyo abyo wankula murugoday wlhi😢😢😢

    • @ahmedibrahim8305
      @ahmedibrahim8305 5 лет назад +1

      nimco abdi

  • @shugricabdixakiimmaxamed2373
    @shugricabdixakiimmaxamed2373 5 лет назад +4

    Wlhi arimaahs hal arin maahne inta kle wa ka arkay alle hay daaayo intay nolol jirto💋💋💋💋

  • @swisschannel1999
    @swisschannel1999 4 года назад +1

    ASC SH/C/FAARUUQ

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514 5 лет назад

    Jizaakalahum wajizaa sheekh abdulahi

  • @sulaqa
    @sulaqa 5 лет назад +1

    Who else is checking the list ?☝

  • @DeeQa04
    @DeeQa04 6 лет назад +3

    😭😭😭😭😭 nasiibka iyo calafkaa sidaa noqday ee nafteyday samir

    • @DeeQa04
      @DeeQa04 6 лет назад

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 xanuun badanaa inaad oori u noqoto ubadne u xambaarto nin aan ku jecleen ku bahdila ku yasa ceeb adan leheen kaa sheega famikkaga caaya ixtiraam xoshmad midna aan leheen yaa Rabi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @somaliaragbaydoontayhaldoo4419
      @somaliaragbaydoontayhaldoo4419 6 лет назад +1

      Waaa sidee walaashay khayr niyada u sheeg wax la beerto dad ayaa jira beero haday kaaa xumaatay beertu oo wanaajiso iyadaaa hagaagi doonta bi.idnilaaah. dumarka kale ee comentiga soo qorayoow ilaahay ayaan idinku dhaariyee eega walaalihiin qalbiyadooda tii ninkeeda wanaag ku haysaaay kaliya dhagayso bal qoraal ninkaaaga aaad kaga sheekaynayso wanaagiisa haku dhaawicin walaaashaaa xaaal ka xun yahay hada kalmada gabadhani soo qortay qalbiga ayay idilaacisay markaaa please dhawra haweenka idinla mid ka ah qalbiyadooda...tusaaale markaaad wanaaga ninkaaaga aaad ku qabto halkan kusoo qorto ka waran gabadha kale ee aaan ninkeeda wax wanaaga ku qabin maxaa qalbigeeda galaya habloow ilaahay halooga cabsado haweenka aaan wanaagaa aaad sheegaysaan guryahooga ku hayn waaa iga talo

    • @fahadjaamac9150
      @fahadjaamac9150 4 года назад

      Naag adaag noqo niyaada waxd galisa hada isaag nolol ficn kawyday mid qayrkiyaaa ayaad kahelsa qli dumr naag nimdada kasho maficn nin bilaadmiya inaad isku jilciiso wlhi🙄

  • @fadumofeynus792
    @fadumofeynus792 6 лет назад

    M.sh.allah jsklhu qaayr shiikheena qaligaa aloow ku xafiid jsklhu qaayr shiikhuna

  • @fadumonoor9571
    @fadumonoor9571 6 лет назад +3

    Asc maashalaah shiqoow qer alaha kusiiyo wan kaa fadeysanahey ilahey haku barakeyo hadalkaga wanaagsan alaha ajar iyo xasanaad hakaasiiyo ragana xaqa alaha fahan siiyo dumarkana sidokale somaali dhamaan tod alaha xifdiyo inshalaaah

  • @aaminoabdulahi4078
    @aaminoabdulahi4078 6 лет назад +7

    Tankis faruq waxadkahadashay wax lobahna

  • @munaloveddsi3656
    @munaloveddsi3656 6 лет назад +2

    Mashallh waa dhab hadalkasi thnx Sheik

  • @naciimaawaaare1347
    @naciimaawaaare1347 5 лет назад +4

    Mnshs Allah Ninkayga Wuu I jecel yhy Ana sidoo kale Allah haysku kaaya Daayo😍❤💑

  • @azumaadem2988
    @azumaadem2988 5 лет назад +1

    Sheikh alle been wa ka xaraN Wlhi Aztamahas oo DhaN wuu leyahy alle ha ii daayeH kaliyaH iigu duceyaH in aan Dib nolozha uGu MidownoH waayoH Lapa qaradod ayan ku kala noolnhy Channel kan waa izka jeclahy inkazto Gemail kii hore iga xumadey lkn wlhi Wn tageraH Channel kan☺❤

  • @sacdiyoxasan3676
    @sacdiyoxasan3676 6 лет назад +6

    Masha allh shiiq reallly wlhi

  • @shuushuuxabiibtii6607
    @shuushuuxabiibtii6607 5 лет назад

    Masha all allh kuxafido wallky macaan wad mahad santhy qeyr allh kusiyo wallky macaan

  • @monamaan9986
    @monamaan9986 6 лет назад +11

    Jazzaka khyr

  • @zeinabcadeychannel
    @zeinabcadeychannel 5 лет назад +1

    Kkkkkk masha allah shiikh ale haku barakeyo niman keena somalida naxariistaas ma yaqaanaan lkn waloo samrayaa

  • @f.n6491
    @f.n6491 6 лет назад

    MashaAllah Jazakallah kheyr sheikh

  • @macaaneymacaaney4327
    @macaaneymacaaney4327 5 лет назад +1

    Sh qeer Allaha kusiiyo lakiin dad wanaagsan odaalan ajiree saas hadhihin

  • @shunajla
    @shunajla 4 года назад +2

    Aniga hantiye niin wanagsan Alhamdulillah..❤❤❤

  • @user-vp6qc9ie4f
    @user-vp6qc9ie4f 5 лет назад +1

    Shekh waxn ahay gabadh aad uqorxoon wlina maan guursan iigu ducee nin calmad haas oo kale

    • @abdulahimuhamed914
      @abdulahimuhamed914 5 лет назад

      Masha Allah wlle Allah ku sahla aniba kula mid ayaa nhy ee Allah ha inow sahla wlle

  • @muniirking249
    @muniirking249 5 лет назад

    mnsha allah allow iidaa suwjkayda ijecel dhaman calamadan waa mid kulansaday ilahay ayaamahadleh

  • @rahmaha1882
    @rahmaha1882 6 лет назад +6

    aLxamduLiLah hadu waxyabaha qarki ku wanaksanyahay koLey ibnadan kamiL maJiro iLahey aya kamiL ah bes maLka sidas daradis waxan dhaheyna aLxamduLiLah caLa ku LixaL

  • @iqramohamuud8453
    @iqramohamuud8453 6 лет назад

    Sheikh adiga rali ah calaamadaha oo dhan raga somaliyed malahn runtii 😢

  • @ashwaakahmed1434
    @ashwaakahmed1434 5 лет назад +1

    Ya allah nin ijecel oo idanaynaya isahal ameen ya rabi ameen iidhaha

  • @rahmaomer80
    @rahmaomer80 5 лет назад

    Masha allaah waa run dacad boo iiyahay jasaa kallaah hu kheyr

  • @captainaxmadopsiiye4181
    @captainaxmadopsiiye4181 6 лет назад

    Sheekh waxa jirta gabar aaan anigu jeclahy to iyaduna siday iishegyo iijecel gudaheeda waxa kujira ma garanaayo markaan lahadlayo way ishageesata oo igama dhex gasho hadlaka Mar walba waxay igu tiraahada xbiibi mcn Qaali was Mar walba ay itiraahda qabiilaiyga xata way iwaydiisa Mar walbana way ila so hadasha marka maxaan u qaata ma ijeceshay gabadhaasi barakalaahu fiik sheekh ale haku xafido

  • @fahadjaamac9150
    @fahadjaamac9150 4 года назад +1

    Nin ijeclnaa mahysto sry 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 caqbaadaa nolshydaa hortaganbaa wa isaga ilohw jidaka tosN imari

  • @yuususxasan927
    @yuususxasan927 5 лет назад

    Asc sheekha wuxunbad ka shekayisa gabdho fican nin fiican xogogal baadbathy baa aaniga miid raliyo aha igu soo xiidhi

  • @k_y07
    @k_y07 5 лет назад

    Jazakallaaah, Ninkeyga Naftiisa iga Jecel yhy lkn
    Aniga kasii jeedo mana Aqaan Sababta!!!

  • @nacimaruun3333
    @nacimaruun3333 6 лет назад +6

    Allahy qof dacad no sahl

  • @hanaantamaam1637
    @hanaantamaam1637 6 лет назад

    Intaaaas qayb kamida waan ku hayaa wax yar ma ahane talefankiisana waan necbahay balse isgan jclhy wan is ilowsiiyaa run ahaanti

  • @Zakiyareee
    @Zakiyareee 6 лет назад +14

    Allow Amuraha sahal wxbo maba haye Allow isii qofaan jeclahey msena ijacel lkn wxbdn Ayaan ka fahmey shukrn sheq

  • @hamdimocow1594
    @hamdimocow1594 5 лет назад

    Masha alaha faraxinta shaqo qabanina. Waxa sheegti waa run 👌

  • @iloveyoumyallahxabibiilove2559
    @iloveyoumyallahxabibiilove2559 6 лет назад +3

    Sh Caadi iska dhig waxas wayeel ban kanaqanay rag horaa looga quustay. 😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏

  • @barwaaqoabdi211
    @barwaaqoabdi211 5 лет назад

    Mohamet Mahdi waa noloshayda sidaasna wuu iila dhaqmaaa raxmaanku ha iidaaye

  • @huddajewelryjewelrydesigne33
    @huddajewelryjewelrydesigne33 6 лет назад +3

    100 sano bay radinaya nin somali saas ah lakin majirto

    • @aishaw4710
      @aishaw4710 4 года назад

      way jiraan likina waalawadaqaate

  • @rahmoahmed1580
    @rahmoahmed1580 6 лет назад +7

    Masha allah

  • @nuuraabdilahi3370
    @nuuraabdilahi3370 6 лет назад

    Masha Allah alxm waan haystaa saygeyga waa iidaacad intaaba waan ka arkaa alxm

  • @farahabdullahi7801
    @farahabdullahi7801 2 года назад

    wallaahi waxaa moodaa inaad aniga itil maameeyso inkastoo aan weli helin qofkaan jeclaa

  • @khalifaas1104
    @khalifaas1104 5 лет назад +2

    Kan nagaha iyo nimanka muu kala furi rabaa
    Nago badan waxay run umalen donan waxad shegeyso markasey dhihi donan waxan naloma sameyo ee nalama jecla

  • @jawaahirhussain2890
    @jawaahirhussain2890 6 лет назад +16

    Nin Somali sidas ah maba jiraba ad adega walagu qufulay waqtiba hadanku qasariyo nin aniga qaldan

    • @jawaahirhussain2890
      @jawaahirhussain2890 6 лет назад +1

      Nuux Yunis hadan janis ku helo ajaanibka wan racaya beenta rageena wanku dalay

    • @jawaahirhussain2890
      @jawaahirhussain2890 6 лет назад +1

      Nuux Yunis koley waxan dhaha mahayo dambastan kacararaya dab iskadaaye allah kariim

    • @jawaahirhussain2890
      @jawaahirhussain2890 6 лет назад

      Nuux Yunis aamiiiin waad iga qoslisay runtiii masar

    • @laarahani9927
      @laarahani9927 6 лет назад

      +Mohamed HUSSEIN kkkkk alle haku siiyo bro

    • @qureeshquman4414
      @qureeshquman4414 6 лет назад

      waaa runtaa qli iska jir waa ey raga qaybtiis

  • @captainaxmadopsiiye4181
    @captainaxmadopsiiye4181 6 лет назад

    Sheekh sulaaabaan qaba waxaanan jeclahay inaad sida ugu dhaqsaha badan iigu jawaabto ado raaliya sheekh

  • @abdiqadir298
    @abdiqadir298 5 лет назад +1

    kkkk naago badan haku hodmaan erayada ninkan uu soo sameystey😂😂😂

  • @nuurtoabuukar9845
    @nuurtoabuukar9845 4 года назад

    Jizakallah sheikh Allah haku xafido