Musalsalka Habboon:- Xalqada 7-AAD:- “Walaashaa Habboon ogoow”

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • Musalsalka Habboon:- Xalqada 7-AAD:- “walaashaa Habboon ogoow”

Комментарии • 2,6 тыс.

  • @ArimaHeena
    @ArimaHeena 2 года назад +3889

    Muuqaalkii ugu horreeyey oo Somali taxane ah aan kaheley :)
    #habboon

  • @macruf
    @macruf 2 года назад +268

    Walaalaha khayrka jecel
    Naga farxi oo nagu garab istaag faafinta quraanka iyo muxaadaroyinka
    Na gaarsii 1000 ruux oo khayrka jecel
    Jazakallaah

    • @Somaligamer2
      @Somaligamer2 2 месяца назад

      Hhhhh qqqqqq wwwwww what bro hhh whsvywy.

  • @carabotawa
    @carabotawa 2 года назад +1618

    Haboon: idil kwrn xaladeeda?
    Jamaal: idil way iska oyneesaa waxey kacabsanesaa iney wayso hoyadeed!🥺
    Haboon: Maquruxbadno Gabar iyo hooyo la'aan😰😭!
    Jamaal: Hobaoon! Haboon! waan ogahay dhibkaa soomartay🥺🙏.
    Wlhi Waxaan iska ilaaliya inaan Barto ama aan xiriir layeesho gabar waalidkeed mid ama labadaba dhinteen sababtoo ah waxaan kabaqaa inaan halmar ciilo oo ay xusuusato jiirta kamaqan. Xaax😭 Gabar waliba waa walashey❤.

  • @ahmednur506
    @ahmednur506 2 года назад +287

    Dadkaan dhahaya naga soo boobsiiya hanagu canaansaninee waxaan sidaad umalaysaan maaha oo waqti dheer ayuu qadanaa, kuwa kleba waad sugtaane kuwiinana suga oo dhiira galiya, mida kle dadkaan luuqadaha qalaad adkeegsanaya fadlan luuqadiina ku faana oo wax ku soo qoro, mahadsanidiin bahda astaan 😍😍❤❤

    • @msszooya1919
      @msszooya1919 2 года назад +1

      Abwe waqtigisa wu dhamaday sanadki hore dhamaday ee jilen jilitankisa iyo editkisa imtaba wu so dhamade wa iska sugeyna dhib maleh

    • @mohamedabdisalanali7752
      @mohamedabdisalanali7752 2 года назад +1

      Fakir aad u fiican ka hadashay sxb ...fadlan waxaa dadka alle kaa dhiliyay ku faan noqon maysid dadkale si walboo iskaga dhigto

    • @rushdaa1840
      @rushdaa1840 2 года назад

      Haa walahay wa ka yaabay turkish dizi o asbuci hal mar laso geliyoba wa la suga waxa ma waxay u haystan 30 daqiqo duubistu inay qaadato

    • @jowharahmed5384
      @jowharahmed5384 2 года назад

      Exactly

  • @ikraanahmed1102
    @ikraanahmed1102 2 года назад +39

    Manshllh runtii waxa layable musalsal okaliya maha wa wacyigaliye d'ayarta, walidka, aqonta, cafimadka, balwada,qabyalada iyo dhaman caqabad kasta osomali haysta kulansaday intas waxa sidher daren isfahanka atirashada iyo atoraha 🥰daren cajiba keep going Astana TV 🎆💯💫

  •  2 года назад +883

    Waa film qiso ah oo ay ka turjumayso jacaylka iyo xanuunka uu leeyahay xaqiiqdii qalbigu cida uu doono ayuu jeclaada cajiib haba ugu dhibbadanaadee midka laqarinayo in ay cidi ogaato in labada qof ay wax ka dhexeeyo qaasatan marka ay da’ayar yihiin dhalinta cidii igu raacsan midaas ❤️👍🏼

    • @faysajaamac9379
      @faysajaamac9379 2 года назад +3

      haaa waa aniga iyo jacaalkayg Sorry 😭😭😭

    • @khadiijaabdirashiidaadan5240
      @khadiijaabdirashiidaadan5240 2 года назад +13

      Waxaan ka yaabay subscribers fara basanaa heysataa hadaa video kuma yaalo sidee cml?

    • @asadabdi2881
      @asadabdi2881 2 года назад

      @@khadiijaabdirashiidaadan5240 Hickories

    • @add9095
      @add9095 2 года назад +4

      @@khadiijaabdirashiidaadan5240 hhh community wye saan ayuu commentska ugu qarabta hda commnetigan wa copy qof ayaa soo qoray hda raadiso wa arke

    • @nadranadem1100
      @nadranadem1100 2 года назад

      @@add9095 waa runtaa wllhi gabar ayaaaba soo qortay qoraalkan

  • @hayttindho8808
    @hayttindho8808 2 года назад +385

    Filimkaaan inta sidii bunka usukto jeceyl dartiiisaa liketa isiiiYa 😭😿
    i miss this film wlH can't wait part seven

    • @xafsaclrisak9221
      @xafsaclrisak9221 2 года назад

      Hhh buna kadaran wali sidas umadanen kan kahor

    • @hayaat2209
      @hayaat2209 2 года назад

      Ani waxaan ka cabsadaa marka laso daayo inaan suuuuxo farxad darteeed😂saan 30 daqiiqo dib udhigtaaa😭

    • @faaysalax6922
      @faaysalax6922 2 года назад

      @@hayaat2209 hhhhhhhhhhhhh wlhi waa iga qoslise

  • @rodaabdi9307
    @rodaabdi9307 2 года назад +99

    Waa film Somali ah oon daawdo kii iigu macquulsanaa xaga qisada iyo jilayashuba keep going guys I can't wait another part

  • @hassanjesteye1395
    @hassanjesteye1395 2 года назад +44

    Qofba meel ayaa xanuusday taas oo uu garnaayo dhibka ay leedahay aniga waxaan la muqgooday gabdha hooyo ay ka dhimaday Hooyo hooyo hooyo
    Hadaan somali bahay inta ay hoooyo nooshahay margano macaan keeda lkn maalintii aad weydo ayaad ogaani macaanka ay laheeday hooyo hooyo Allah ku baxariisto hooyo waa macaan hadii ay kuu nooshahay ku dadaal❤

    • @mnz2028
      @mnz2028 2 года назад

      Huuno hora loyidhi barwaaqada mrkaad kujirta magartide markey kaatagto garataa 💚

  • @harunabdielmi5807
    @harunabdielmi5807 2 года назад +166

    Part 7 emotional say Alxamdulilah haddii hooyo mcn ku nooshahay like me, long life my mam💜

  • @bewhoyouare6003
    @bewhoyouare6003 2 года назад +348

    So emotional how to say "Haye darling"Haboon is another level🥰

  • @faadumoibraahim4401
    @faadumoibraahim4401 2 года назад +85

    The best musalsal inuu yahay yaa igu raacsan oona 1 ilaa 7 la socdo🥰🥰🥰

  • @miimilovechannel5998
    @miimilovechannel5998 2 года назад +21

    😭😭😭Waa xanuun markee ku dhahdo hooyada hdan guriga u soo laban wye😭 hooyo mcn allow naxariis jano ku siiyo wlhi hooyadey markee dhimaneysy hadalkeda soo xasuusty 😭😭😭 ilintryda toos usocotaa

  • @faadumocabdullaahi9745
    @faadumocabdullaahi9745 2 года назад +64

    odayga iyo hooyada isku kacsan yihiin marwalba 😭😂😂😂

    • @idilabdi2096
      @idilabdi2096 2 года назад +2

      It’s Somali family lol 😂

    • @maahirahmed9915
      @maahirahmed9915 2 года назад +2

      Hoyo io aabe somaliya oo hishaasa waaba yaryihiin🤣🤣🤣

  • @walaltigerofficial3568
    @walaltigerofficial3568 2 года назад +197

    Qeybta Habboon iyo Jamaal wan ku haystaa😍❤️❤️❤️👌

    • @sahraaxmed347
      @sahraaxmed347 2 года назад +5

      Lkn goormee jaceel laisku sheegtay

    • @xurmobadan9589
      @xurmobadan9589 2 года назад +3

      @@sahraaxmed347 xogaa waa la soo hor mariyey bil kadib bay kusoo qoreen😍

    • @sadiasheikh1413
      @sadiasheikh1413 2 года назад

      @@xurmobadan9589 caadi ma aha

    • @sadiasheikh1413
      @sadiasheikh1413 2 года назад

      @@sahraaxmed347 jaceyl ka ciyalka xafada waaye

    • @zamzamsugule8212
      @zamzamsugule8212 2 года назад

      Sidoo kale

  • @pogbaciise4001
    @pogbaciise4001 2 года назад +504

    Camera100% action100% woow🔥 Astaan another level🔥🤸‍♂️💪🏿

    • @zakiaabdinor8211
      @zakiaabdinor8211 2 года назад +2

      Haboon io idil waa walalo oo isku aabe ah san qiyasto

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 2 года назад +1

      @@zakiaabdinor8211 maaha idil jamaal baa lala rabaa sidaan qiyaasayo , haboon islaanta jamaal hooyadisa ma ogola lkn odaygu waa ok wuu ogol yahay haday sheekadu is bedlysaa

    • @ayubjamac6571
      @ayubjamac6571 2 года назад

      Kulama aha miyaa khald in uu jiro

    • @iidoawabdi8048
      @iidoawabdi8048 11 месяцев назад

      ​@@ayubjamac6571❤❤❤❤

  • @Realmadrid-rq4bm
    @Realmadrid-rq4bm 2 года назад +24

    Musalsal iga dheh🥰 talented people ayd thiin wallahi🍁Nd Haboon is So beautifull mashallah♥️

  • @ruweydomohamed372
    @ruweydomohamed372 2 года назад +9

    Dunidan wax walba waad arkeysa wllhi abahey ayaan hooyadeyna inan wyo marbo illahow cimriga udheere 😭😭 wllhi hooyadey la aanted ma Nolan kro Alla ilahyow 🤲 qalbiga noqaboji ini io intii ila midba yaa Allah🥺🤲

  • @abdiqani7038
    @abdiqani7038 2 года назад +64

    What a film 🎥 🎞 🎦 🎬 📽 👏 really adunka waan la tirsan karna no matter meesha wax lagu duubaayo but how shooting the movie and lyrics is so on point we i really appreciate with you keep hard working guys 100% thanks all the team 👍 specially the Director, keep going all of you guys (wan idinku faani karnaa now)...

    • @kalashube345
      @kalashube345 2 года назад +8

      Afkeena hooyo ku hadal kaasan ina huran waana runta aduunka wanla tartami karna wanan ka hor maraynaa

  • @Qalbixabxab12
    @Qalbixabxab12 2 года назад +61

    Thank you Dadka ino so sameeyay filmka quruxda badan ❤️❤️

  • @naagmudug1647
    @naagmudug1647 2 года назад +163

    Inta Filmkan 🍿 1-6 daawatay like sara 😙🥰

  • @jawaahircusmaan1800
    @jawaahircusmaan1800 2 года назад +83

    Hooyadeyda ayaan soo xasustay ax sidaan cml wey dhimatay 7/6/2019 allow kuu naxriisto 😓😓😓😓

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 2 года назад +1

      Allah haw naxariisto wllo

    • @Rays606
      @Rays606 2 года назад +1

      Allha ilhey ha u naxariisto abyo

    • @sagalmohamed162
      @sagalmohamed162 2 года назад +1

      Aaamin yarabi 🤲

    • @sacdiyaqueen9582
      @sacdiyaqueen9582 2 года назад +1

      Ilaahy hawnaxariisto xbbt adina qalbiga hakuqaboojiyo isaga qaadiree😰❤

    • @ismeerbasher
      @ismeerbasher 2 года назад +1

      Ilahay ha u naxariisto.

  • @HassanAli-mj1cj
    @HassanAli-mj1cj 2 года назад +53

    Allaha u naxariisto dhamaan hooyooyinka COVID 19 sababsaday 😭😭 oo hooyadeey eey kamid tahay.

  • @Hodanomar592
    @Hodanomar592 2 года назад +2

    Habooney abyo diraca aad wadato madowga iyo cadanla iyo gaduudka rabaa waan waaye xasuus igu yahy maalintan hooyadey arkey iguna danbeysey ayey I keente🥺🥺wlhi wan raadiye in badan🥺xamar mlaga helaa

  • @qaalimumin4669
    @qaalimumin4669 2 года назад +51

    maasha alaah dadka oo dhan way ladhacen musalsalkan wax cabaaraynaayo maleh hambalyo ASTAN TV.. sidan cml usoo tabiya waxay umada kawada helan🥰💞
    I liked 😘

  • @halimaabdirizaaq2948
    @halimaabdirizaaq2948 2 года назад +217

    Hanugu canaadsanima filmka intaaa odhan sugaynay can’t wait🙏🏻

    • @hanaanhassan4639
      @hanaanhassan4639 2 года назад

      😂

    • @suuzuu421
      @suuzuu421 2 года назад

      😂😂😂

    • @okiisajiisi7476
      @okiisajiisi7476 2 года назад +2

      Waxa prank ma,ahan shaqo adag ayaa laga soomarooyaa marka isbuucii laba habee enef waa .
      Anagaba anagoo ubaaha nagu kala go,oysaa .
      Lkn caawga cabsi cabsi

    • @leylamaryacadde6385
      @leylamaryacadde6385 2 года назад +1

      @@okiisajiisi7476 waxa waan lagu cansirinyaba ufu😏

    • @okiisajiisi7476
      @okiisajiisi7476 2 года назад

      @@leylamaryacadde6385 see rabtay maalintii 2 vedio baa hhhhhhhhh
      Waxaan ku weydiinaa maryacadde macallin koo chemistry dhigo ayaa kasaahe ma,asigaa mise kukale 😁😁?

  • @c.fitaaxgaamedle8465
    @c.fitaaxgaamedle8465 2 года назад +262

    :الله يحفظ كل امهات يارب 😌🥺❤🤲🏻

  • @ayanahassan2432
    @ayanahassan2432 2 года назад +5

    Aabe waligey ma arag😭 adunka hoyan ugu jecelahy melyar hadey xanunto awoda dhan iga dhamato cabsi io naxdin🥺🥺🥺🥺yaa rabbi ilahow ha iga hormarin xanunkaas uma adkeysan kareee😭😭😭😭

  • @kiincadeey5667
    @kiincadeey5667 2 года назад +9

    Anii markeey hbon iyo Jamal isku so dhawanana Ayaan jeclhy yaa ila jeceeyl markaas jaceeyl jaceeylaa dareema🤣🤣🤣

  • @ayanahmedbarre3964
    @ayanahmedbarre3964 2 года назад +49

    Wlllhi waa film markaad dawatid dareen ahaan wad izbadaleysa ❤😢lkn sidan usugaynay wn daalnee nagaso dhakhzada❤😥

  • @abdirsaksaid2903
    @abdirsaksaid2903 2 года назад +67

    Waa film daawasho mudan runtii rageenii oran jiray musal salka hablahaa daawada xitaa sow anaga gambarka soo dhiganay.🤗🤩🙌

    • @fartuncadey
      @fartuncadey 2 года назад +7

      Hhhhhh naso raaca awalba meel aan ku kala harno majirtee

    • @twinkle7167
      @twinkle7167 2 года назад +1

      @@fartuncadey waa run meel aan ku kala harno majirto👍👍🤣

    • @jamiilobashiir6750
      @jamiilobashiir6750 2 года назад

      😂😂😂

    • @udgoon4842
      @udgoon4842 2 года назад +1

      Haa wlhi gabdho uunbaa musalsal lagu xaman jiray hada ragii ba naga dheereyay ba😂

    • @twinkle7167
      @twinkle7167 2 года назад +1

      @@udgoon4842 🤣🤣🤣

  • @abdikanicideeye7561
    @abdikanicideeye7561 2 года назад +22

    Gabdhaha jikada ku fiirsanaya filmkan like ha ii saaraan

  • @abdiazizomar9162
    @abdiazizomar9162 Год назад +3

    As a doctor from wajeer kenya i like how the hospital team managed the emagency situation ❤

  • @hamdigamaal1459
    @hamdigamaal1459 Год назад +2

    Wuxuu katagan yahay Ethiopia 😊😊😊♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️😍😍😍😍😍😘😘😘😘😘😘

  • @caisha3346
    @caisha3346 2 года назад +122

    Yaa sidayda ookle dhadhar hayo ❤️‍🔥😔😂

    • @ayuushppe1233
      @ayuushppe1233 2 года назад +1

      Ani wlaahi 😅😅😅

    • @eekaadanofficial989
      @eekaadanofficial989 2 года назад

      Aniii hhhh

    • @seynabali7900
      @seynabali7900 2 года назад

      @@eekaadanofficial989 hee caawa le maa lasoo deynaa wllo

    • @nazriinanasra6025
      @nazriinanasra6025 2 года назад +1

      Istaqfuruullah wuuba sudhacay ayabaa islahay kula 20:30 uf
      Kuwaan 90ka ismicnees lee kujiiran😣😣🙄😫

    • @shakraofficial4006
      @shakraofficial4006 2 года назад

      @@nazriinanasra6025 hhhhh Neefso Nafaa ledehee

  • @nadarmohan5957
    @nadarmohan5957 2 года назад +53

    Omg😭♥️waxan film wuu daafay wllhi ayaga way jilooyan ane jacayl runa aaba dareemaya♥️🥰haboon and jamaal♥️ we love u🥰

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 2 года назад

      Waa sheeko kals

    • @nadarmohan5957
      @nadarmohan5957 2 года назад

      @@promahamedaxmed1274 am serious wllhi ani Dan qabow🥰😂♥️

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 2 года назад

      @@nadarmohan5957 some times you are know it only acting but you feel it the bottom of your heart 😂♥️♥️what i love .

    • @nadarmohan5957
      @nadarmohan5957 2 года назад

      @@promahamedaxmed1274 yeah wllhi love is life♥️🥺

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 2 года назад

      @@nadarmohan5957 love is the part of life not all the life 😂

  • @xamdishariif532
    @xamdishariif532 2 года назад +13

    Waad ku mahadsantuhin in aad so dhigtay qeybtii xigtay aad baan u xiseya musasalka haboon 🙏🙏🙏❤❤❤

  • @udgoonmohamed6044
    @udgoonmohamed6044 2 года назад +17

    Aniga fikirkayga waxay ila tahay in haboon iyo idil walaalo yihiin 🧕

  • @ifraxmaxamed5697
    @ifraxmaxamed5697 2 года назад +5

    Qof malbo oo qoralkeyga arko plz walalayal qof qali igu ah aya iga dhintay iguso duceya 😢😢😢😥😥😥😥😥😥

  • @muunarujaal5612
    @muunarujaal5612 2 года назад +5

    Al musasalkan saan usu gayey wan daaly xitaa maanta marku so dhacy daqiiqdo ayaa ka har sanaa hadan wan sugi waayey wlhy musasalkan aad ayan uga hely ayaa ila mid❤❤🙏👌

    • @raxmaadan3896
      @raxmaadan3896 2 года назад

      Aniga xataaa waanku riyoodaaah part 8 riyo kuwadnyaaa hhh

  • @drssacdiyazuuzaana7929
    @drssacdiyazuuzaana7929 2 года назад +82

    Ani odayga iyo habarta ku haystaa qeyladooda maalin kasta taagan😂😃

  • @shariifxuseen2567
    @shariifxuseen2567 2 года назад +36

    100% waa taxanihi ugu horeyay an ka helay aad ayad mahadsantihiin astan tv🙏🙏

  • @hodaniamam708
    @hodaniamam708 2 года назад +8

    Waa filmka kaliya ah oo aan ku xiranay haboon another level Wayye musalsalkan astaan TV keep going codsi nh wan Wataa musalsalka nosodadajiya masugi karnee mahadsanidiin

  • @user-dy5uo8sc1r
    @user-dy5uo8sc1r 2 года назад +4

    😭😭😭😭😭💔Illahayow hoyaday iyo hoyo kastoo geriyotay unaxariso ala hoyo maxan ku xisay inantaa hoyded geriyonayso qalbiga i hurisay inu filim yahayba waan iloobay inalilaahi wainalilayhi rajucun hoyo laantu waa xanuun😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @susubae2590
    @susubae2590 2 года назад +131

    Astaan mahadsanidiin mxayelay musalsalada gabdhaha umbaa laguxamanjiray Lkn kiina wa another level o ragiiba nagadaray 😂😂😂😂💙

    • @movigmoally9168
      @movigmoally9168 2 года назад +1

      Haa wlhi waalda sugayaa hehehe

    • @maajidmkh954
      @maajidmkh954 2 года назад +2

      wlhi been ma ahneh waa sugaa kan😂😂

    • @abdikachannel9777
      @abdikachannel9777 2 года назад

      @susubae wlh waligey film mafirsan ruwayad iyo short films Lee firsan jiray lknse haboon absolutely 💯 👌 mashllh intas waxan udawada somali nimada

    • @superzadinho6358
      @superzadinho6358 2 года назад

      Bᴇᴇɴᴛᴀᴀ ᴍᴀᴀʜᴀ ᴡᴀᴀ ᴅᴀᴡᴀɴᴀ 😹

    • @kamalhussein5603
      @kamalhussein5603 Год назад

      Musalalka yaa gabfhaha dhaxal usiyey😂😂😂

  • @samiyabilan2323
    @samiyabilan2323 2 года назад +132

    I can't wait walhi best musasal❤😻

    • @figazegaming4653
      @figazegaming4653 2 года назад

      Hhhhhhhhhh sidaa miyaa uugu xiistay

    • @samiyabilan2323
      @samiyabilan2323 2 года назад +1

      @@figazegaming4653 Haaa 😁 waxan musasalla ma odhan karo xata filimadi hindida wuu dhaafey

  • @abdikheir-ak
    @abdikheir-ak 2 года назад +64

    I loved it, it is very nice and everything is perfectly timed! Of all I admired Omar yaare so much ManshaAllah

  • @ashahenna9390
    @ashahenna9390 2 года назад +17

    Ma'sha'Allaah Riwadii Ugu Horeeyay Ee Somali Aay sameyo Oo si Habeeysan losoo sameyay dad Wax bartay Ayaa kasoo shaqeeyeen is weydiin malahan ka nasanay Kuwii Buuqaa ii Heesaha Ii dagaalka Badnayeen Keep Going team Haboon❤️❤️ From #Toronto🇨🇦🇨🇦

  • @ifkaladan1268
    @ifkaladan1268 2 года назад +1

    Astaan Astaanti hormarkeena gulaysta musalsalki ugu quruxda & xiisaha badnaa Ayaa astaan kadawadaa hormar wacan Astaanti nolosha

  • @fatimaaadan147
    @fatimaaadan147 2 года назад +24

    Xasuus ayaa igaliseen wlhi hoayadey cudurkn ayey udhimaty ilahow unaxariiso 😭😭😭

    • @hananhaji353
      @hananhaji353 2 года назад +2

      Ilahy ha u naxaristo abyo, hooyada waxa kaliya aa u tari karto waa ducee ,mar walibo u duceey

    • @sawdamacalin807
      @sawdamacalin807 2 года назад +1

      Ilahey hau naxaristo anibo ayeeyadey udhimatey🥺

    • @amizaamiza5875
      @amizaamiza5875 2 года назад

      Aamin

    • @Tasmaking
      @Tasmaking 2 года назад

      Allah Unaxariisto Abaayo Uduceey Duco Ayy Kaaga Baahan Thy😭😭😭😭

  • @munierqader4171
    @munierqader4171 2 года назад +33

    Kani flim wuu dhaafaye magaca kale u bixiya
    #Somali flim to the world 🔥🦁

  • @URURKA-UBAD
    @URURKA-UBAD 2 года назад +29

    Ugu dambeyn way Soo dhacday part 7 oon inbadan sugeynay🙏🇸🇴❤️
    AStaan films good job

  • @mrqorshe2862
    @mrqorshe2862 2 года назад +2

    hees lagu xassusto filimka oo hees quseyso qisada filimka soo saara waliba qeybta hore ee musalsalka
    filim hit ah first somali musalsal

  • @alicusman716
    @alicusman716 2 года назад +9

    Waaw musasalka waa another level 👍
    #ASTAAN# waxa leyahay no soo badaiya
    Musasaladka nocaan ah 🙏🙏🙏

  • @xafsiinacabdullahi4750
    @xafsiinacabdullahi4750 2 года назад +90

    :Waxaan ka badbaaday saakay iskuday leygu siin Rabay Canjeero shaax la’an ah alxamdulilah Rabiyaa mahad leh😭😢

  • @shaficiahmed5425
    @shaficiahmed5425 2 года назад +13

    Mansha Allah Alle Hooyoyinka ha inoo daayo ,intii Ka dhimanateyna Janadii Ha Geeyo.❤

  • @zakariejames6898
    @zakariejames6898 2 года назад +199

    Goormay jacayl isku sheegteen xppi uunpan aragnee🤣🤣🤣
    Any way filmkan sugistiisan dhibsadee lapada cisho ka daaya sadex cisho week gii ka dhiga astaan❤🔥

    • @fatimakhalifzakria3631
      @fatimakhalifzakria3631 2 года назад +21

      Waa tan is weydiyey xpp dairling un ku war heley🤣

    • @daadir3042
      @daadir3042 2 года назад +7

      Wali leskuma sheegan waa un sarbeeb cml

    • @bahjamaxamuud9592
      @bahjamaxamuud9592 2 года назад +3

      Hadalada armay caadi u adeegsan

    • @ifrahjamac6004
      @ifrahjamac6004 2 года назад +14

      Xasusu ku arki dontaaa 😂😂😂

    • @naftauroon4840
      @naftauroon4840 2 года назад +18

      Waxaa kaga sii daran goormee shaqada waa heshay la dhahay🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️casho loo samenayo lee ka war helay hhh

  • @mrsameer6404
    @mrsameer6404 2 года назад +27

    I liked father voice 🥰😍

    • @FAhadcad
      @FAhadcad 10 месяцев назад

      Mmkouu76yyt5😅 22:26

  • @kaahanuuraahmed3695
    @kaahanuuraahmed3695 2 года назад +2

    Caawa films iguma socdo wan dulqad badnaa,blse malmahn waxd modaa in dulqadkii iga yaranayo qof kle oo fog ba wan iska ilaalinayey blse marka qof kula dhashy hadal xun oo meel.ku tabanaya marwalba ku dhaho runtii waa qalbi xanuun ,wan ilmeyaa nafta ugu shekeyaa in maalin uun laga baxayo yarabi samirka I siyaadi😭😭😭😭 runtii aad waxa itabaty qaybta haboon leedahy gabar iyo hooyo la aani ma fiicna caawa anaa kelmadas qirsan yarabi maamo ku naxariiso😭😭maxaa dabadaa lay ciilay,mxn ciishooday imisa dibnaha qanii ay hooyo wan ku xiisy

  • @Fatma-kj1sb
    @Fatma-kj1sb 2 года назад +45

    احلي مسلسل من مقديشو الحبيبه

    • @aaminanuura9700
      @aaminanuura9700 2 года назад

      Abaa carab mathy😂
      Carabta hita wey nafirsanoysa hormar wacn😂😅😅😘

    • @xaliimosacdiyo5022
      @xaliimosacdiyo5022 2 года назад

      @@aaminanuura9700 kkkkk 🤣🤣🤟

  • @rukiamohamed4014
    @rukiamohamed4014 2 года назад +11

    Filmkn flim wuu dhaafay I can't wait part 8 dhaqso noo soo daaya thanks 👍 astan tv

  • @maryamamohamed7803
    @maryamamohamed7803 2 года назад +64

    I can't wait wlh Musalsalkii musasalada 🥺 xalqada 1 iyo 6 hal maraa firsade 🤤😋🥰

  • @qaalicadey3640
    @qaalicadey3640 2 года назад

    hooyadey ayan soo xusuusty dhimashadeyda 17 march 2017 ki ilaahey ha u naxariisto hooyadey macaan qabrigeeda beer janaad rabbi ha uga dhigo

  • @ayaanadan5922
    @ayaanadan5922 2 года назад +25

    Oh no! Talk about dramatic ending. Absolutely love love love this movie/ series

  • @amalgamjama4613
    @amalgamjama4613 2 года назад +8

    Aadban uga helay wallhi sida ay uwadan Mansha Allah keep going haboon ama jamal

  • @asmaifow2483
    @asmaifow2483 2 года назад +31

    Ayyy waxan musalsal wuu dhaafy I can't wait part 8😭😭😭😭

  • @ahmadyare6588
    @ahmadyare6588 2 года назад +6

    Musalsal wax kala xalqada kobaad ilaa tan hada mid ima dhaafin. Inta ila midkaa

  • @takarwarsame4591
    @takarwarsame4591 2 года назад +15

    Waa Jiliin aad u wanaagsan yahay balse looga baahna Medical coordinator si looga ilaalsho halka shey ee hab jeliinka doctor ka iyo nurse oo qalad yar ku jiray
    1:social distance oo aan la sameyn Bey cilada ka jirtay
    Taasoo laga rabay Nurse si ay u barto dadka xitaa daawanaya social distance inay muhiim tahay
    2 eeg marka ay gacanta gabadha garabka ka sareyso
    3 Doctor waxa uusan wadan toosh iyo geedka dhageysiga neefsashada
    Wanaag waliba aluu u Sugan yahay
    Faaladeydu ma ahan aqoon lkn waa hab garashadeyda waan ku faraxsanahay dhamaan bahda caafimaad kalkaal iyo astaan tv
    FG waan ku faraxsanahay waana taagerayaa Ma ahan Arinteeda dhaliil Balse Waa dhambaal side Wanaag Teamka jiliinka iyo Astaan waan ku faraxsanahay guul
    Mahadsanidiin

  • @mohamedaden3713
    @mohamedaden3713 Год назад +1

    Mahadsanidin group Astaan tv & team jillaya musasalkan haboon ee wacyiga bulshadena manta ka turjumayaa

  • @fanicabdiismaaciil1116
    @fanicabdiismaaciil1116 2 года назад +16

    Flim editing iyo 📷 qofka leh waa another level😍🥰

  • @farxiyaciro5633
    @farxiyaciro5633 2 года назад +7

    Waaw filim somaali ki ugu horeyey aan ka helo astaan horumar wcn👏

  • @yousufjemal8857
    @yousufjemal8857 2 года назад +17

    Maraq hadii la cabana kaba sii fiican kulahaa corona maa maraq loo cabaa Odey ducaale legend wye wlhi 😂😂😂

    • @twinkle7167
      @twinkle7167 2 года назад

      🤣🤣🤣🤣 aniga xataa qaybtaas waan ku qoslay

    • @sucdicadey3465
      @sucdicadey3465 2 года назад

      Wa iga qoslisay wlhi 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ayaanbashiir487
    @ayaanbashiir487 2 года назад +3

    Ayy! Habboon iyo jamal wan idin wataa yakheyow, Dareeniina waxa fahmi kara qofkii jacayl dhaba soomaray😍

  • @cumaryare4738
    @cumaryare4738 2 года назад

    Astaan filimkan filim wuu dhaafay waxad isla hesheen dhallinyaro aad talent uleh iyo xirfadihiina filim sameynta ee cajiibka ah masha allah hambalyo idin leeyahay

  • @cabdiabite6755
    @cabdiabite6755 2 года назад +7

    Masha allh Amazing🥰film aan aad iga helay runtii keep going

  • @Hamze478
    @Hamze478 2 года назад +49

    Musalsal Ka macan noloshayda ma dawan 🔥🔥

  • @ifraaxifka2267
    @ifraaxifka2267 2 года назад +30

    Wlhi nolasheyda iney katurjumeysa ayaa umodaa runtii waa itabnoysaa muzalzalkan yarabi😭😭😭😭😭

  • @fartunabdisalam1006
    @fartunabdisalam1006 2 года назад +1

    Haboon jilideeda waaba ka hely she is intrntional Queen haboon

  • @beegis7455
    @beegis7455 2 года назад

    Best actares haboon jamaal xaaji ducaale cumar yare xersi dheere

  • @abdirisakali8512
    @abdirisakali8512 2 года назад +12

    Astaan TV waad mahadsantihiin laakiinse fadlan maalin kasta noo soo daaya insha allah

  • @buskuddhiqqq4422
    @buskuddhiqqq4422 2 года назад +185

    I can’t wait 🥺😂

  • @naciimaqurux571
    @naciimaqurux571 2 года назад +55

    Film taxana aan dawado waxaa igu dambeesay 2009 muhanad &nuura wllhi wxana ixigay marwda dulmaned io haboon
    Aaad ban uga helay filmka ❤️🥵 hadey lacala habbon aragto farintyda wnku salamaya mcney❤️👸

    • @abdulkadirainab8098
      @abdulkadirainab8098 2 года назад +1

      Nasriin marwadii dulmaned Wan so daawday cadi mahan asina wax kale ahaa filmkaa kana wa another level

  • @abuamal7991
    @abuamal7991 2 года назад +1

    Muzalzal somali kii ugu horeyay an xalqa xalqo u sugo Astan TV Hormar wacan👍

  • @kacabsomrtimoofficiall9717
    @kacabsomrtimoofficiall9717 2 года назад +1

    Inta igu racsan haboon iyo idil waa walaalo isla dhashay dardarakii hoyadeed inta ila fahantay haboon iyo inay isla dhasheen comantiga soqora 💋💋💋🤟🤟🤟🤟🤟

  • @ayanyusuf2003
    @ayanyusuf2003 2 года назад +16

    Wll haaaye naga soo dadajiya waaa best musalsal wlhi i can’t wait wlhi wayo dheh uu flim dhafay flinkan xaqisa wan sinayna astan wanan idinka hayna flimkan wanan idinku supportgaraynaya isago uu yahay ki idinku horeyay ayuu San u macanyay waxn idha garan mye I can’t wait 🥺🥺🥺isago premier ah aan weli soo gelin ayan wlhi sugaya 🥺🙈😢😣😣😣

  • @naruuro8998
    @naruuro8998 2 года назад +37

    Gabdho caruurta iska soo seexiya kadib soo labta😅

    • @xalimomoha3704
      @xalimomoha3704 2 года назад +5

      Wlhi cunugteeyda wann sojifiyay

    • @sacdiyoabdi6269
      @sacdiyoabdi6269 2 года назад +4

      sas waye inkasto ani heysan oon gabar ahay🤞🤣

    • @fadumociisemohmud5911
      @fadumociisemohmud5911 2 года назад +4

      Wiilkeyga isla firsanenay hadu iga hurday 🤣aso firsanaayo

    • @farxaanaxmed4832
      @farxaanaxmed4832 2 года назад +6

      Anu marwadeyda yaan isla fiirsanaynoo korkeyga ayeey ku huruday waxayba rabtaah inaan aroortii uga sheekeeyo siduu ahaa kkk walee shaqaa isugaysah

    • @laylafarah6862
      @laylafarah6862 2 года назад

      Kkkk anooo soo jiifin maba dawado sida faleen badiii filin ka iigu socda

  • @haniumar1111
    @haniumar1111 2 года назад +11

    Habboon gabadh flimkapa aan udaawado darteed ❤

  • @lamafilan2209
    @lamafilan2209 2 года назад +1

    casho ma Sameysaten xabibi Another Level waye wlh filmka😭

  • @taatiko9307
    @taatiko9307 2 года назад +16

    amazing production # Team Astaan TV Tixanaha #Haboon
    Every thing 💯💯

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 2 года назад +51

    Haboon : thanks you for your understanding
    Jacaylka lagu sheegayo waa is faham 🤩🤩

  • @hassanmohamedhussein4935
    @hassanmohamedhussein4935 2 года назад +39

    The most satisfying movie🎬 😍

  • @zuhurhassan2881
    @zuhurhassan2881 2 года назад +6

    Allow hooyo macan hanaga qaadin🤲🤲🤲❤

    • @ibrahimmohamad6153
      @ibrahimmohamad6153 2 года назад +1

      Wallhi bosweyn ba kabaxaya allow kudaa walal you have the most important think in this world

  • @adnanshanaana5614
    @adnanshanaana5614 2 года назад +1

    Masha Allaah haboon ten girls diaspora ayey kah fican tahey walaahi very talented waaye iyadow Mogadisho joogto style idiley iyo Reer magaal nimadah ma ahan yurub Ku nolow Africa joog xataah Hollywood waaye haboon yaah ilah qaatey wah wataah anigah ❤️❤️❤️👌👌👌👌somalia film satan tv 📺 best tv in Africa u qirtey xamarnah weey shidnatey nice Restuarent

  • @najiibkoko2430
    @najiibkoko2430 2 года назад +2

    Muqaalki ugu horeeyay ee somai serious ah aan ka helay ❤🙆‍♂️

  • @najahmahamed3487
    @najahmahamed3487 2 года назад +22

    Xalqadii ugu dareenka badneed 😭🤞🏾I can’t wait ❤️

  • @yousyhadia7383
    @yousyhadia7383 2 года назад +28

    All love ❤ and support 💙 from Djib 🇩🇯 Astaan 😍

  • @inashiine7885
    @inashiine7885 2 года назад +4

    Woow Hye Darling inta emotional ka darentay Like saara

  • @abdulkadirainab8098
    @abdulkadirainab8098 2 года назад

    Qaybta ah gabadha marka hoyo xasusteda gashay hadalka kudhegay waa arin jira o dhaca anigan wa igu dhacday dhawr hoyo mcn alla ha unaxariste markan xsusto way igu dhacda hdan qof lahadlaye inan hdalka soceli wayo o dhaho khayr bdan inta iska aamuso dadku mawada dremi karaan runtii 💗💗

  • @luulzonna7773
    @luulzonna7773 2 года назад

    Wlhi musalsalada caadiga ah .ma daawado ma jcli lkn Kan wlhi wn ka dhararaa mahddanidiiiin 💯🥀❣🙏🙏🙏🙏

  • @farxiyacraxmaan3922
    @farxiyacraxmaan3922 2 года назад +9

    Aniga qayta jaceylklee aanku haystaa 😍😍😍😍😍