Musalsalka Habboon:- Xalqada 8-AAD:- “jamaal isbitaalka imoow”

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 ноя 2024

Комментарии • 2,8 тыс.

  • @fatuumohamuud6286
    @fatuumohamuud6286 2 года назад +946

    : Caawa waa jimco aan ku salino xabiinkeena Muhammed scw❤️
    «اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ»💚

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 2 года назад +1155

    Ar sidaan maxaytahay oo time ka musalsal ka loo soo yareeyay please ka soo dhiga at least 30 minute cidii igu raacsan midaas ❤️👌

    • @5-starsnews
      @5-starsnews 2 года назад +7

      Si aadan ugu caajisin wax walbo waqti yar laguma cajiso

    • @ina__kaare2820
      @ina__kaare2820 2 года назад

      Sax

    • @Joorremedia
      @Joorremedia 2 года назад +2

      Musalsalaadka caalamkuba 21/25 Kama badna wll

    • @dekaluul6946
      @dekaluul6946 2 года назад +2

      Even more than one Part sogalya please

    • @najubbe8193
      @najubbe8193 2 года назад +3

      Haa wa kugu racsnhy 3 hbn uu naga maqan yhy wa in naloso badiya

  • @bushramohamud4856
    @bushramohamud4856 2 года назад +483

    Kalkaaliso saqajaan wiilkan naagba leh yaah team haboon😂😂❤

  • @abdiazizabuu2160
    @abdiazizabuu2160 2 года назад +162

    Wax walbo waxaa ugu wanaagsan naxriista hooyonimo ayadoo hurdaysa ayey inta soo kacday ilmaha fiirineysaa xalkoda Alle hooyadey igu naxariiso janadatul fardowzo ka waraabi intii ay u nooshahayna caafimad taam ah zii 🤲🤲

  • @farhiyaabdidahirfarhiyaabd3088
    @farhiyaabdidahirfarhiyaabd3088 2 года назад +63

    kal kaaliso qalad baad ku socotaa jamaal naag baa la aantii happy la aan ah 😁😁😁 team haboon ❣️❤️

    • @ammenmo8782
      @ammenmo8782 2 года назад +1

      #kalkaaliso jooji waxaa waddo
      😀😀😀

  • @sacdiyasiman1348
    @sacdiyasiman1348 2 года назад +2156

    Miss kalkaaliso wiilkaan naagbaa iska leh waxba hais xodxodin lol 😂 team haboon is muujiya naa habooney isbitaalkah waxbaa kugu dhaafay 🤣 ninka yaan lagaa dhicin

    • @eekaadanofficial989
      @eekaadanofficial989 2 года назад +34

      Hhhh taem haboon ahey kusalama bayo😂😂😂🥰✌️❤️❤️❤️

    • @hafsaahmed9990
      @hafsaahmed9990 2 года назад +13

      🤣🤣🤣🤣 waaan u basarey haboon🤣🤣

    • @sacdiyasiman1348
      @sacdiyasiman1348 2 года назад +3

      @@eekaadanofficial989 waa kaa qaada abayoh naagtu isgaadgaadbay haysaa 😅

    • @sophiaabdalla7278
      @sophiaabdalla7278 2 года назад +37

      Haboon number keda ii sheeg aan shekadan Ka daba geeye 😂😂😂.

    • @nishaalove92
      @nishaalove92 2 года назад +2

      Waa jogna qofta wax kle wada 😁🤣

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 2 года назад +807

    1 iLaa 7 hadaa soo Daawatay
    8 na aad Sugeyso
    Like ta ha iLa dhaafin👍

    • @aliyaabdiraxman6614
      @aliyaabdiraxman6614 2 года назад +3

      Allhamdulilaah Allaaah nso garsiyey in kabdan waan rajeynyna

  • @drssacdiyazuuzaana7929
    @drssacdiyazuuzaana7929 2 года назад +743

    Mashalah♥️ Runtii waa musalsalkii ugu wacnaa ee lagu jilay geyigeena soomaaliyeed waana kii ugu horeeyey aan abid taxane ku ahaado💎🧕 waxaan ku jeclaystay degenaanta iyo inaan wax music ah aan lasoo dhex galin💎 wuxuuna la xiriiraa waxyaabo badan ee bulshada lowgu faaidaynayo si dadban♥️wuxuuna xambaarsan yahay aadaab , keliya hablaha ayaa marmar cameradu qabanaysaa iyagoon si wacan u asturnayn♥️🧕
    Intii la socotay part one ilaa 7 👍👍👍👍
    Isku team nahay👍♥️♥️😅😅

    • @farxiyahassan7653
      @farxiyahassan7653 2 года назад +3

      sax aby

    • @nimoismail609
      @nimoismail609 2 года назад +3

      Lakin korma lasodayiny mashaqinayo huuno qaali ishiga💔💕💖

    • @WadnaQabad
      @WadnaQabad 2 года назад +1

      @@nimoismail609 3hrs kadib insha allh wll

    • @ameenmohamed2058
      @ameenmohamed2058 2 года назад +3

      Walhi so beautiful film. Aad baan u xiiseeya

    • @amaalsiciid403
      @amaalsiciid403 2 года назад +6

      Waar filinki waa xumayseen ee sidaa ka badala reer astanow oo dheereya filinka ilmaderayaal

  • @ironlady8943
    @ironlady8943 2 года назад +113

    Musaslka waxa ka dhiman khaayin iyo mid comedy ah 😂😂 markasuu sii macaanayaa

  • @zakariemukhtar9674
    @zakariemukhtar9674 2 года назад +67

    Hooyo mcn wnku jclyhy ❤allaha cimriga alllaha ku dheereyo inta so xasusaty hoyadod🥺😥 13:00 waladintena jannada allaha ka waraabiyo aamin aamin aamin

  • @istaahilmahdi3687
    @istaahilmahdi3687 2 года назад +156

    Allow hooyo ha cadaapin hadii la weynaado iyo hadii kalepa naxariizta hooyanimo iyo jacaylka ay u qapto u padkeeda maaha mid ka zuulayza love you mom xatal aan ayay zidan noo zamyzaa alle hooyooyinka zoomaaliyeed oo dhan ha janeeyo kuwa nool iyo kuwa dhintaypa alahuma Aamiiiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @warfaawalac7329
      @warfaawalac7329 2 года назад +4

      Aniga rabay inan comment kaso bixiyo naxriista hooyo balse hadad coment kaso bixisay anigna replay ayan kuu dhaafyaa ❤🙏

    • @feyruuzmahad5941
      @feyruuzmahad5941 2 года назад

      Aamin ya rabi

    • @hamdasharaf5123
      @hamdasharaf5123 2 года назад

      Aaamiin aamiin yrbi

    • @luullove2213
      @luullove2213 2 года назад

      Amiin yaarabi

  • @sundusdhalo3742
    @sundusdhalo3742 2 года назад +119

    Salaadii cishe xitaa waan soo tukadey si aysan ii dhaafin🥺❤

    • @xafsoaragsan3676
      @xafsoaragsan3676 2 года назад +2

      Wllhi ani io adi isku mdaa nhay

    • @mariamismail993
      @mariamismail993 2 года назад +3

      👍🏾🌺🍃😊 Had iyo jeer ku tukada salaaddaada wakhtigeeda oo ilaali..

    • @kawsarmaxamed4630
      @kawsarmaxamed4630 2 года назад +1

      Wlhy ani xtaa

    • @zaharahaad1314
      @zaharahaad1314 2 года назад +1

      Ani waliba matukan 😂

    • @iphrah7860
      @iphrah7860 2 года назад +1

      Ani hada so tukaday sarirta lee la.dul imid si an la I mshqulin

  • @carabotawa
    @carabotawa 2 года назад +132

    Haddaan Somali nahay Astaan waxa eey naga mudantahay inaan uheyno abaal, abaalkaas oo aan duugoobin waliba sababtoo ah iyagoon haleynin hanti gooni ah ayeey isku howleen qancinteena iyo mada daalinteena wlhi waxaan hubaa haddii aan maantay dhiiri galino ineey noo buuxin doonaan boosas badan oo bulshadeena kabanaan🙏. #Astaan_Waa_Madadaaliyaheena❤.

    • @queenofwoman9008
      @queenofwoman9008 2 года назад

      Aad iyo aad wey mudan tahy Astaan madadaaliyahheena❤️🙏

    • @ilhanisha2813
      @ilhanisha2813 2 года назад

      Aad iyo aad internationale Somali award ee koob kuqaateen sanadkan kabadane wey uqalmaan

    • @kaafiyaabdi2409
      @kaafiyaabdi2409 2 года назад

      8$dollar waaye waxaas noting free weeku qasban yihiin yaaa abaal uga haayo😂😂😂

  • @hanixasan5467
    @hanixasan5467 2 года назад +38

    Jamal iyo habon marky wada hadlayan wllahi casuusbay igaliyen 😭😭😢😢jcylkygah san isugu surona jah hadda kulaha musasal dawan ana kuso wci🤣🥰❤

    • @Maruuuush4989
      @Maruuuush4989 2 года назад +2

      Sister aad baaan ooga xumahay 🤣🤣🤣 Kalkaaliso tuugo soo baxday

    • @nimcocraxaman5660
      @nimcocraxaman5660 2 года назад

      Naagta sideen dhahnaa waa tuugo indho adag🤣🤣

  • @mahuraan646
    @mahuraan646 2 года назад +25

    13:15 aabahay sidaas ayuu ahaa habeenki 15jeer ayoo inuu soo kici jiray alla yaraxma hooyadena waa sidaa hada🥺❤m.a alloow noo daa walidiintena💫

  • @Ismail-somali
    @Ismail-somali 2 года назад +328

    Actorkeena jamaal inta u taqaan #AbdiwaliOmer is muujiya. 👍🏻✔
    Yaa u Og inuu yahay
    Jilaa+Fanaan+Siyaasi = Muxtarim

    • @adnoNour
      @adnoNour 2 года назад +4

      Wow M.a🥰🙈

    • @qumanosmaan4001
      @qumanosmaan4001 2 года назад +5

      Xaasle+aabo na ugu dar

    • @hoodoqarandabaraani6555
      @hoodoqarandabaraani6555 2 года назад +15

      xaaskisa xaawo Dagan waaa Fananad Wariye Dr's iyo hooyo somaliyed

    • @aisha665
      @aisha665 2 года назад +4

      XAAWA DEGAN ODAYGEEDA INU YAHAYNE MA U TAQAAN HEE

    • @iqroaaden6703
      @iqroaaden6703 2 года назад +1

      Walibo xaasle oo aabe ah ku dar

  • @ameliarotina141
    @ameliarotina141 2 года назад +170

    Xamdi ninka weeka heshay ma ila aragteeen 🤣🤣🤣Hayeey haboooon

    • @fartunabdi9311
      @fartunabdi9311 2 года назад +1

      Haa wlhi said

    • @iskufilaninasacdiyo4382
      @iskufilaninasacdiyo4382 2 года назад +3

      Habon god keda biyo ugu so gale maskin awal habar inkar qabto qorta ugu jirte hadana naaga🥺🤣🤣🤣

    • @khadroalixuseen8621
      @khadroalixuseen8621 2 года назад

      @@iskufilaninasacdiyo4382 haboona mar dhow subeyr ba la wreegaya😩😂😂

    • @kifaaxqurux328
      @kifaaxqurux328 2 года назад +1

      Haaaah 🤣

    • @saharaaden8164
      @saharaaden8164 2 года назад +1

      Haboney isbitalkaa isgeee huno

  • @sucaadahmed7919
    @sucaadahmed7919 2 года назад +60

    Ku Sali wall nabega scw🥰

  • @kaafiabilan2792
    @kaafiabilan2792 2 года назад +13

    Wllhi waxaan caawa xasuustay hooyaday sida hooyo amran ay caruurteeda mid kasta go.a u saarayso sariirtodana ugu tagayso alle hano daayo hooyooyinkeen inta alle oofsadayna alle ha unaxariisto wllhi hooyo waa jano aduun ❤💯

  • @bashirhussein9441
    @bashirhussein9441 2 года назад +33

    We are a little bit adapting to the modern world just brilliant guys keep on

  • @asiaabdi7777
    @asiaabdi7777 2 года назад +122

    Hooyo mcn allow iidayso ❤💋 Dhaman hooyoyinka Muslimka ah allow aakhiro io aduunba u naxariiso Walidiintena allow unaxariiso 🤲🤲

  • @asmamahamed7697
    @asmamahamed7697 2 года назад +90

    Ax hooyo waa hooyo un rabiyo hooyoyinkeen u naxriiso sidey noogu naxriisan jireen 🤲😭😢😞

  • @amaldahir1391
    @amaldahir1391 2 года назад +14

    Maamada sidee ilmaha uwada fiirisay ee jaceelka iyo naxariista hooyanimo ku dheehan wee itaabatay my mom soo xasuustay miss you hooyo ilhy anagoo nabda dunida nagu kulmi🥺❤😢

  • @gobadhashi5221
    @gobadhashi5221 2 года назад +30

    Kalkaliso Meday Momadii Lagugu Haleyay Waxay Is Gadgadku 🤣🤭 Team Haboon Is muujiya 🥰

  • @xamsemuuse5959
    @xamsemuuse5959 2 года назад +27

    Haboon inanta filinka darteed udaawado allah keeping you wllo❤

  • @najmaabdullahi8295
    @najmaabdullahi8295 2 года назад +33

    Musalsal soomali ah sidaan ma uxiisen waligee kan musalsal waa dhaafe🥰❤🥀

  • @geenyada________wabxo6819
    @geenyada________wabxo6819 2 года назад +38

    Wlhi Waqti baa galay Musalsalkan Haboon anaga Sii Raxa Ku firsena
    Thanks Bahda Astaan Tv ❤🙏

  • @sumayaabdullahi3753
    @sumayaabdullahi3753 2 года назад +85

    Jah jamal codkisa dhirirkisa iyo quruxdisaba waa another level film aad uqiimo bdn🥰❤🤴

    • @dhagdheeroga1541
      @dhagdheeroga1541 2 года назад +9

      Waa xaasle taas ha ilaabin

    • @faimaahmedflower5564
      @faimaahmedflower5564 2 года назад +5

      Xaaskisa waa lala wadaagaa dhibmlh somaha

    • @yusufbarre8283
      @yusufbarre8283 2 года назад +7

      maba qurux badnee ani kama helin dumaraa ahay nin haimoodina🥰🤣

    • @faimaahmedflower5564
      @faimaahmedflower5564 2 года назад +2

      La isma xaqiree wiilkss wuu qurxanyhy wlh nin dheeroo joog iyo jamalba leh waye waku heesanaa

    • @faimaahmedflower5564
      @faimaahmedflower5564 2 года назад +2

      @Caatiko Caatiko hada u ushega iyo hadi kaleba anigey ijirtaa ee adi maxa ku haayo gardaro badanida somali iyo dulmi maxa kala heesto

  • @faadumomohamedhirsi3721
    @faadumomohamedhirsi3721 2 года назад +85

    Sidi wax loo shukaansan jiray ayaaba bartay hada laga bilaabo shukaansi halkaas ayan dhigay best filim😊😊🤣🤣🤣

  • @fahadsame7961
    @fahadsame7961 2 года назад +12

    I like how haboon is acting......
    Dhaqankeeda%
    Labiskeeda%
    Codkeeda%
    Quruxdeda iyo aqoonteda%
    Run ahaanti wey adag tahay gabar sidaas o kale ah in la helo at real life ka

  • @ganacsade_hannad
    @ganacsade_hannad 2 года назад +208

    Wlhi Caawa Anoo Daawanayo Filmka Baa Waxaan Arkay Mobile Oo Ilin Buuxisay Shaashadiisa 😢😢😢
    Filmkan Waxaa Laga Matalay Sida Hooyadey Mcn Ku Dhimatay Alle Ha Unaxriiste 😢🤲
    Ayey Maamadan Ayadana Ku Mataleysa Allow Cudurka Coronavirus Muslim Ka qabo Meeqo Uu dilay oo Hooyo Mcn Ugu Horeyso Allow naga Dulqaad 😢😢😢🤲

  • @hoobalmedia1837
    @hoobalmedia1837 2 года назад +173

    Waqooyi - - - - heeso iyo cod macani
    Koonfur--------- filimo iyo jilliin qurux bdn
    YAA KALE IGU RAACAY
    👇

    • @muxamedismaaciil4455
      @muxamedismaaciil4455 2 года назад +7

      Burcona dagaal iyo faro taag 😂

    • @hothoadam2597
      @hothoadam2597 2 года назад +3

      @@muxamedismaaciil4455 ninkow burco afka ka dhig😂

    • @Hijabi_girl1234
      @Hijabi_girl1234 2 года назад +1

      @@muxamedismaaciil4455 gobalka raga

    • @crqvss4227
      @crqvss4227 2 года назад

      Kkkkk walee ishaad ka riday waa run taa ee ku dar gabay gan reer waqooyi . Deganaan ree koonfuri

    • @Hijabi_girl1234
      @Hijabi_girl1234 2 года назад

      @@crqvss4227 dagnan meel cinema tale wllo

  • @mohansuwaa7686
    @mohansuwaa7686 2 года назад +344

    Haboon’s acting is from another planet ❤️

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 2 года назад +12

      Af somali maxaa idiin diiday inaad wax kusoo qortaan. Farta maa ku qaloocaneyso hadaa af soomaali wax kusoo qorto.

    • @mohamedyousufhussein7314
      @mohamedyousufhussein7314 2 года назад +7

      @@somali.liibaan6059 adi magaca AF-SOMALI mxaa uga Dhiga weyse?

    • @sacdiyoali2128
      @sacdiyoali2128 2 года назад

      @@mohamedyousufhussein7314 wa su'am😂😂😂😂

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 2 года назад

      @@mohamedyousufhussein7314 sxb waxaan uga dhigay english somalida ayaan ku difaacaa RUclipska. Waxaan ka difaacaa chanalada Englishka ku hadla jarmalka carbta giriiga iyo meela kale . sidaa daraaded ayaan English uga dhigay magaceyga si ay u fahmaan in qofka la dagalamaya somali yahay 😂 wax macna ah ma kuu sameysay jawab teyda sxb😂

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 2 года назад

      @@sacdiyoali2128 waxaa tiraahdaa waa su,aal. Af somaliga waa inaad barataa mar hadaad ku hadleyso. Ileen caqli gal ma aha waa ku hadlaa laakiinse ma qoro..

  • @ahmedothman2460
    @ahmedothman2460 2 года назад +38

    Can't wait part 9 Come on guys❣️

    • @opozro1376
      @opozro1376 2 года назад

      Aaaaaah i think they have realised part 8earliee

  • @mohamedsiidowhaji8865
    @mohamedsiidowhaji8865 2 года назад +39

    woow qeybta 8 aad inaba caadi ma ahen i can`t wait qeybta 9 aad keep going Astaan musalsal quality fiican leh waaye runtii

  • @hawakuria3961
    @hawakuria3961 2 года назад +46

    Sida mamadu ilmaha dhan usoo eegtay oo dharka u huwisay waa sida aabahay habeen walba noo kor meero waliba isagoo caloshayada inay dharagsanthay eegaya😥 aabe alle ha ikaa daayo dunidayda tahaye

    • @zalma1437
      @zalma1437 2 года назад

      Waaa nasiib bdnthy alx adaba haysta ani abhy waligii biyo cad xataa ima gadin

    • @missnajma5505
      @missnajma5505 2 года назад

      Aminnnn

    • @missnajma5505
      @missnajma5505 2 года назад

      Allah hanodayo

  • @dheemanabdi518
    @dheemanabdi518 2 года назад +51

    Maamada waxey usoo Toostay sidee ilmaheeda uga war qabto jiifkooda😊

  • @inayahyeali3433
    @inayahyeali3433 2 года назад +41

    5hours I can’t wait wlhi 😢 1ilaa 8inta la socoty Salama👋

  • @luullove2213
    @luullove2213 2 года назад +3

    Waa sida kudhintey abahay mcn qisadan xanuunkeeda waxaa dareemi kara qofkii soomaray wlhi waan iska ooyoy 😥😭 qeybtaan iyo qeybta ka horeysa waan necbahay kuwa koronaha allaha kunaxariisto aabo mcn qabrigana allaha kuwasiciyo inta dhimatey allaha unaxariisto dhamaantood allahuma amiin

  • @bilalmaxamuudibrahimbilaly8588
    @bilalmaxamuudibrahimbilaly8588 Год назад +5

    NaBiGa kusaLiya scw ❤️

  • @xamdiitoibrahim8723
    @xamdiitoibrahim8723 2 года назад +35

    Uff Calek musalsal Turki 😩☠😂🧤
    Mi Fav Haboon 😩😢♥️🥰

    • @deqomaxamed9233
      @deqomaxamed9233 2 года назад +2

      Quruxeey meel walbo mataagan tahy adi 😂

    • @rumanadan869
      @rumanadan869 2 года назад

      Uff musalsal turki kulaha ilahey qabag walaleey😂😂😂

  • @queenofwoman9008
    @queenofwoman9008 2 года назад +70

    ismahan Ani cml 😂😂war in liga qariya Necbahy 😂 team warjecli like hila dhafiina😂😂

  • @mrdonne6374
    @mrdonne6374 2 года назад +17

    KaLkaalisada isgaadgad inaY jamaaL ku waddo Yaa illa arkay 😂😂🥰

  • @shaaficicabdi1569
    @shaaficicabdi1569 2 года назад +4

    Allow hooyo ha cadaabin🤲🤲 saqdhexe ayay ilaalinteena hurdada uga soo kacnaa kadibna qabowga naga dad daa🙏🙏💗💗💗

  • @ladaniishosmanmohaz8681
    @ladaniishosmanmohaz8681 2 года назад +27

    Kalkaaliso saqajaaan wiilka naag baaleh 😂Team haboon hadaa nahy jamaal anakaa leh✌😁

  • @xamdixusen9691
    @xamdixusen9691 2 года назад +25

    Wllhi waan Ku heStaa Filimkan Siipa qeepta Jecelka ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @mssbutterfly3890
    @mssbutterfly3890 2 года назад +135

    I can't wait Part 9 🥺😭😭😭

  • @sadammohamed4870
    @sadammohamed4870 2 года назад +67

    In 2022 the best series so far proud to have Somali actors and actresses like them sky is the limit 🇸🇴

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 2 года назад +1

      Inataa sheegtay af soomaali hadaa ku sheegto afka maa ku qaloocanaayo. Yaaaaaaaaab

    • @ilhanali3868
      @ilhanali3868 2 года назад +1

      Hhhhh yaab ka aduunka

    • @maamecade8938
      @maamecade8938 Год назад

      Wax is nacy😏😏😏🫨

  • @mohamuudahmed4898
    @mohamuudahmed4898 2 года назад +1

    Allow Hooyoyinken Dambigoda Dhaaf Aduun iyo Aaqirana Unaxariiso Aamin AAMIN

  • @habooncumar6936
    @habooncumar6936 2 года назад +25

    Xamdi : cisbitaalka imow hurdo majirto
    Aniga : wawareey naayaa yar meel fadhiso 😂 masayr haboon cml

  • @caaishacaaisha5348
    @caaishacaaisha5348 2 года назад +56

    Diktooresda umaan bogin hadaanhy team haboon😀

    • @daganjama8891
      @daganjama8891 2 года назад

      Caaisha caishaaa Abayo Aniga xitaaa waaan ka shakisanhy Hada Nahey team haboon Maxay Damacsantahy ladarad In ay tahy Ama jamaal Isga gad kuheso ayaaan Ka daremaya kalkaalisada

    • @sheymaachannel4339
      @sheymaachannel4339 2 года назад

      Haa nagtu waba ku socotaa lkn
      Asaga muxuu daren uga shekeynaaaa waba horror asgaba

  • @mobaraksaad4321
    @mobaraksaad4321 2 года назад +29

    Musalsal aad looga shaqeeyey wakhti badanna la geliyey🥰, Astaan hore u socda.

  • @somalisujuu2592
    @somalisujuu2592 2 года назад +45

    Habooneey xaan fresh-ah🤣😂
    Jamaal kalkaaliso aya gadgadoosa 🤣🤣😂

    • @fatimamohamud7555
      @fatimamohamud7555 2 года назад +1

      Ocda Alpo amaa zxip kadhigta SAA Anne igusoshegtid Marka zxpyesho😂😂😂😂😂

    • @nalkaali938
      @nalkaali938 2 года назад

      Anuuba ciil igu dilay siduu naagta ula hdlayo

    • @somalisujuu2592
      @somalisujuu2592 2 года назад

      @@fatimamohamud7555 🤣😂😂😂yes

    • @raaqiazakariye7507
      @raaqiazakariye7507 2 года назад

      Niyahow meqo shaahaad as kawadtaa

  • @aishaali5857
    @aishaali5857 2 года назад +1

    Waw musalsal sl

  • @mustafakmchannel6531
    @mustafakmchannel6531 2 года назад

    Musalsalkii iigu horeeyay ee aan daawado abid

  • @maanbilajaangoowchannel1170
    @maanbilajaangoowchannel1170 2 года назад +62

    Kal Kaalizada Yaa ila Arkay Inuu War Soo Haayo 🤣 Oo War doonta Xanuunaysoh 🤣🤣 WllHi Musalsalkan waan ka Haley 🥰

    • @zuhurqurux1762
      @zuhurqurux1762 2 года назад +2

      🤣🤣🤣🤣wax bey sò wada amey ladirad noqos

    • @maryanc.rashid2130
      @maryanc.rashid2130 2 года назад

      kal, kaalizada ninka jeclaa deY miyaa 😹😹

    • @xafsaclrisak9221
      @xafsaclrisak9221 2 года назад

      Habon kadaya hakaqadin xoriyada yarey

    • @briiney2102
      @briiney2102 2 года назад

      @@maryanc.rashid2130 Jamaal trush ooba noqday kwrn kalkaalisada oo is gaad gaada Habbonna keeska kle "xabiibti iyo bbe" ka dhaha 😩😩😩😩

    • @hafsinaofficial2071
      @hafsinaofficial2071 2 года назад +1

      @@briiney2102 qisadan waa qiso dhaba oo dhacday nimanka qiyanade nagu haayaan kamida😥🥺

  • @shahruqueen1892
    @shahruqueen1892 2 года назад +82

    Wayla raageen waan sugi.lanahay 🥰 haboon say udhahday haye darling is another level wllhi 🤣🤣🤣🤣

    • @SapKyyyyyy
      @SapKyyyyyy 2 года назад +2

      Abaa intas waku heysta hye darling sey u dhaheyso😂❤️

    • @shahruqueen1892
      @shahruqueen1892 2 года назад

      aad iyo aad

  • @deqoiskaabulo1498
    @deqoiskaabulo1498 2 года назад +4

    Ismahan quruxlay weye Masha Allah

  • @kingmoha3346
    @kingmoha3346 2 года назад +1

    waligey intaa noolahay musalsal ma daawan oo waan necbaa lkn caawa musalsalkaan ayaa daawaday oo waliba q1aad ilaa 8aad waan isku xijiyay ani dabeecad aan qeeb walba maalin udaawado malihi 10 maalin sugaa adana 1maalin isku daawana lkn wlh waaa best film somali ee sameyan kan ugu macana aan daawado shaqa fcn ayad qabateen astaan thanks

    • @jecliyadalkayga3346
      @jecliyadalkayga3346 2 года назад

      Anoo kala tahy walahi manta bilabay isla manta xalqadi 8aad maraya ila 10 gayna manta😂😂

  • @pogbaciise4001
    @pogbaciise4001 2 года назад +14

    Habboon action inta igala heshay isoo raaca🔥🤸‍♂️✌🏿 habboon darteed lee udaawadaa ani filimkaan anoo USA🇺🇲 Joogo waa lasocdaa..
    Camerdda.. actionska.. evèrything caadi ma ahan astaan anotherlevel✊🏿🤸‍♂️

  • @jaamaccawiil8962
    @jaamaccawiil8962 2 года назад +63

    لو كان هيك ارض صومالا ما كنا نشوف على مسلسلات الهنذيه😂😍

    • @saed_Jama_sanbaloolshe
      @saed_Jama_sanbaloolshe 2 года назад

      بالضبط اصل.

    • @nafisoyurub
      @nafisoyurub 2 года назад +3

      حبيبتي لا تول ول ار ض صومال احلى من ما تتخيل و أسلن هنديًا غو بي من صو مال

    • @malekadem2773
      @malekadem2773 2 года назад

      فعلا

    • @Naadiyah123
      @Naadiyah123 2 года назад

      اكيد 😁

    • @anfaalali507
      @anfaalali507 2 года назад

      Yap that’s somalia my sis omg 🌍🥰

  • @zacky6432
    @zacky6432 2 года назад +3

    Hooyo wa tan saq dhaxe inta kuso kacdo go kugu hugiso misana xlada kusuganthy ogato😭😭😭❤️❤️❤️

  • @kushartofficial9612
    @kushartofficial9612 2 года назад +30

    I’m checking every day every 3 hour if there’s part 9 posted since Saturday.

  • @luulibrahim2702
    @luulibrahim2702 Год назад +1

    Alaha unaxariisto aabo mcn habeenkii 10 mar kabadan uu noso kici jiry madama hoyo anko yaryar dhimaty Alaha unaxariisto

  • @umumunasarmunasar7576
    @umumunasarmunasar7576 2 года назад +2

    Habooneey cisbitaalka kaalay xan fareesh ah🥺🥺😥

  • @abdijabarhareed7608
    @abdijabarhareed7608 2 года назад +20

    Wlle kaN Musalsal Waa DhaFaY Directed InaBa Caadi Maaha Io JilaayaYaasha Another level ⭐✅

  • @abdifatahomarali
    @abdifatahomarali 2 года назад +5

    Action Haboon waa Another level

  • @folkiisma3451
    @folkiisma3451 2 года назад +19

    Une tres belle histoire 🔥🔥 from Djibouti 🇩🇯

    • @user-wx3om4xj5n
      @user-wx3om4xj5n 2 года назад

      ouiiii j'aime trop! C'est aussi d'une très bonne qualité

  • @maankayare7461
    @maankayare7461 2 года назад

    Dadka ka shaqeyey musalsalkan wlhi weydiyarsan yihiin gaara ahaan dadka doobaya musalsalka amazing 👏♥

  • @zacky6432
    @zacky6432 2 года назад

    Hadana kalkalisada iyo is gadgada shegada weku dheli rabn dadkn
    Team haboon is muujiya👍👍❤️❤️❤️

  • @aasiyafaarax8784
    @aasiyafaarax8784 2 года назад +14

    Musasalkan qofkii si toosa ula socda liketa hayla dhaafin 😂😂

  • @hormuudkiitogdheer5143
    @hormuudkiitogdheer5143 2 года назад +7

    Al habooney ninkaagi😭
    War xalqadaha sooyar kordhiya🙌

  • @mimisucdi
    @mimisucdi 2 года назад +12

    It’s such great joy to watch this drama and Warmest congratulations on your achievement.

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 2 года назад

      Intaa sheegtay af soomaali hadaa ku sheegto afka maa ku qaloocanaayo. Yaaaaab

    • @amalabdullahi1847
      @amalabdullahi1847 2 года назад

      @@somali.liibaan6059 cadi iska dhig waxa laga yaba qurbaha inu ku nol yahay af somaliga Sfcn u qori Karin marka cadi iska dhig 😁

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 2 года назад

      @@amalabdullahi1847 waa baran karaan af soomaali sida loo qoro. Bir ma aha af soomaali qoristiisa waliba qofka Englishka yaqaan aad ayey ugu fududahay.. dadkaan anaa kaa aqaano waa dad u maleeya Englishka aqoon iyo wax weyn. Cadaadi ayaan ahay ma ujeedidoo hada 😁

  • @cabdimaalikdahir7959
    @cabdimaalikdahir7959 2 года назад

    Astaaan runtii waad mhdsnthn dhamaan iyo jilayayaasha filmka runtii waxa uu ahaaa musalsal aad uqiimo badan kana hadlaayo dhacdooyin labaahnaaa waxaana idinka codsaneenaa inaan intaan ku ekeen oo qeybo klena inaagusoo dartii waana dareemi karnaaa dhibatada aad kamareesan markii aad flim diyaarineeso waaana kumahadsantihiin juhdigiina iyo dadaalkiina ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 года назад +1

    Haboon best actor 👏

  • @sabaabdi2215
    @sabaabdi2215 2 года назад +3

    Amazing somali people acting like they must be on way of hollywood 💯💯💯💯💯

  • @Xantasocialmedia
    @Xantasocialmedia 2 года назад +7

    OMG haboon wuu qiyaamay jamaaal 😢😢😢 shaxaari

  • @26.salman88
    @26.salman88 2 года назад +144

    Commentigan haduu garaao 1k likes qofki reply sogalo he will get big surprise let’s do this challenge 🎉❤️

  • @sacdiabdi7609
    @sacdiabdi7609 2 года назад +1

    Amazing how Habon and Jamal acting, really they acted as our Somali cultural value.i appercuite the direct of this sessional flim.We( Somali ) have ability to do every thing.Director delivering love, social mobilizing Cod-19 and the current situotion of the country for example elcetion.
    I personally live Somali regional state and like greate somalia. Although i have not seen one flage.i am willing insha allah.absoulitly, this film has attracted me.

  • @sihamsaki408
    @sihamsaki408 2 года назад +2

    Masha Allah habon iyo jamaal runte wa musasal an aad ugu helay 😘💙

  • @asadroox2823
    @asadroox2823 2 года назад +40

    War shaaaxa iyo sanbuusaha aan diyarsade suga I can't wait 😋

  • @naabuu777
    @naabuu777 2 года назад +9

    Musalsalkayga habooon waan idin wataa taxani aan ku ahay xalqda kowaad ilaa cwa sideed maraayo waaaw inaba caadi ma ahn that's another level ✌🤩🥰

  • @abdirizakabdullahi7267
    @abdirizakabdullahi7267 2 года назад +40

    DAD BUKAN ILAALIYA LA DHAHY OOO ZHUKANSI MESHA KU HAYAN MAXA WYE WLH ASTAN WAN IDN WATAA KEEP UP ❤️😂😂😂

  • @saynababdi6226
    @saynababdi6226 5 месяцев назад

    Biliis musalsalka habboon nosoo celiya waa daawadaa markastee

  • @aaminosaciid9023
    @aaminosaciid9023 2 года назад

    Flimka Aad buu ugaabanyhay Fadlan Wax ku dara Ama hbeenada badiya soo galootohiisa 😭😭😭❤

  • @Qalbixabxab12
    @Qalbixabxab12 2 года назад +13

    Thank you dadkeena mar walbo ino shaqeeya 🥰❤️

  • @tasnimabdullahi2249
    @tasnimabdullahi2249 2 года назад +68

    Asaxta kuhilan musarsarka habbon iso ducaya allah ino isiyo carur baliah afar sano Aya liqawa waxna madalin isoducaya musliminta daman

    • @nimcoabuukar268
      @nimcoabuukar268 2 года назад

      Abyo allha ku siyo kuwo bariyala wixi so daha qer ku jira waat hele I.a

    • @umuaxlaam7735
      @umuaxlaam7735 2 года назад +2

      Wll ale haka farxiyo uur dagdaga ale haku siiyo ee adna ducayso saliga nabiga scw badso xbbti wad helaysaa xaqiiq

    • @maryamaabdullahi5721
      @maryamaabdullahi5721 2 года назад +1

      Xapiipti illaahey owlaad saalix ah haku siiyo macaaney niyadada qeyr usheeg

    • @gaduudocarwo4631
      @gaduudocarwo4631 2 года назад

      Allaha kusiiyo iwlaad baariya oo qeer iyo caafimad bale Mcnto insha allah waxaan kuurajeen 2sano iskuxigto oo mataanaa bi id ni laah qaali

    • @sowdamahamuud9092
      @sowdamahamuud9092 2 года назад +2

      Abyo niyada qeer usheg wad helesaa I.a aniga xitaa 6sano leqabaa walina ma helin caruur malin wan rajeyn in Alle ubad baariyaal ah salixiin isin dono I.a

  • @farhiaabdi8699
    @farhiaabdi8699 2 года назад +11

    Team Haboon Hadaan Nahay Kamanan Yeelim Jamal Waxuuu Hosbitalka Kawado😁🙈

  • @xabsomaxamed3749
    @xabsomaxamed3749 2 года назад +2

    Haboon quruxda somalida wawa masha allh

  • @hap00nhirsihusein61
    @hap00nhirsihusein61 2 года назад +2

    Manzhallh musalsalkan si aan inaba caadi ahay ban utageeraa Hab00n aNd JamaaL ♥️😰🥺😩

  • @zhiravan99
    @zhiravan99 2 года назад +38

    Kaliya filmka reerkoonfur malaha mana dawadaan waa leydinla leyahay any way #borama ayaan idinkasoo salamayaa waxaanan idiin rajaynayaa inuu matkasta wakhtigu idiin wacnaado i.a 📍😊🤍

  • @dhereye3202
    @dhereye3202 2 года назад +18

    This episode is a very good series of very good actors and actresses.

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 2 года назад

      This bacaac is a very good.. af soomaali inaad wax ku qortaan maxaa idiin diiday? yaaaaab

    • @mustafekader4895
      @mustafekader4895 2 года назад +1

      Ingiriiskiii dhimay

    • @monabts3143
      @monabts3143 2 года назад

      @@somali.liibaan6059 leave us alone tf

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 2 года назад

      @@monabts3143 yaa ku haaysta?. Af somali ku hadal cid kugu dhagan ma jirtee

    • @Saara0987
      @Saara0987 2 года назад

      @@somali.liibaan6059 englishkiisa xiteer grammarkiisa ma saxna 😂😂😭😭😂😂 sidaas drteed buu ugu hddloya ma fahante si uu u practic gareeyo anibo xaladan waso mre illa aan englishka aan active ku noqdo

  • @yahdinadal1829
    @yahdinadal1829 2 года назад +27

    Jaceyl Xaasid Ma Waayo Kal-kaalisada io Ismahaan Jaceylka Jamal io Habon Ciyaarta Ka Daaya 😅

  • @xurmobadan9589
    @xurmobadan9589 2 года назад

    Haboon anoo dumar eh aaba jeclaan rabo qurux cod macaani daganaan msha allh♥♥♥♥♥

  • @leilasaid9660
    @leilasaid9660 Год назад

    Alla Hooyaa Ilmo waaweyn be Ka seexan weysay oo ay go u hubinee Allahayow dhamaan hooyooyinkeena janada geey

  • @shirinhotime2670
    @shirinhotime2670 2 года назад +44

    Haboon’s laugh killing me❤️❤️🥺

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 2 года назад +4

      Intaas af soomaali hadaa ku sheegto afka maa ku qaloocanaaya. Yaaaaab

    • @fadumazahraraage9896
      @fadumazahraraage9896 2 года назад +1

      @@somali.liibaan6059 yaahu orad English baro balo somali kuu daba gashaye😤

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 2 года назад

      @@fadumazahraraage9896 English carabi jarmal giriig intaba waa ku hadlaa walaahi. Lakiin afkeyga ayaa iiga qiima badan kuligood. Ee afkaaga ku faan balo ku dhifsan weydee...

  • @yasminmahamud3594
    @yasminmahamud3594 2 года назад +8

    Habooooooooooon is the best Actor 🥰👏👏 mashallah and also Jamaaaaaal 👈

  • @jamaaljey
    @jamaaljey 2 года назад +7

    Adoo daawanayo Hada Commentiga Aqrineyso Like Saaar

  • @fahadcade5531
    @fahadcade5531 2 года назад +1

    Film kan Waxa Aaan ku daawado waa Qaybta jacaylka Haboon iyo Jamaal Aadunka Ugu Jeclhy Mrkan Arko dad is jeceL❤💖👏🤟

  • @farhiyodahir6061
    @farhiyodahir6061 2 года назад

    Mursal sal kan another level waas I like it habon iyo jamal