Ilaahay ha u naxaaristo sooraan ismaciil sugulle fardoowsa Allah ha geliyo Allah ha u waasiyo qabriga Allah su asha khabriga ha u fududeeyo Allah marti la jecel yahay ha ka dhigo Allah samir iyo imaan ha ka siyo asxaabti iyo eheelkii u ka baxaayba Wlhy sida u dawaan jiiray iyo sidan u arkaay Aaskiisa isma lahaa
Sorry geeridiisa sidan uga naxay inan lanolaneyn ayumban uga samree saameynbey nagu reebtay Lk allaha unaxaristo majajiladisina Cid no badesho lama helidono
😭😭😭😭😭walhi intaan social media ka baranayay qofkii aan u ilmeeyey waa sooran allah u naxariisto wax badan baad naga qoslisay ha loo duceeyo
Bjgijv
😊😅
Allah hakuu naxariisto SOORAAN ISMACIL SUGULE 😢😭ifka waa lagugu jecla allah haka dhigo marti lajecelyahay sooran🤴😭
Allow kuu naxariiso sooraan maantuu geeriyooday 😭
Aamiin
aamiin
Inta daawanaysa marku sooran dhintay like
Alle Jannada hakugu abaal mariyo legend😢😢😰😭😔
Run miyaa muu dhinty wll🥺💔😔😪
Halkana miyaad qof dhintay like ku daydayeysaa subxaan😢
Inalllalhi wa ina ilayhi raji un soran ilhy adero hku nxristoo geradadisi melby ntabatay wllhi alh yrxmk😩😩😩😭😭😭😭😭😭😭😭
إنالله وإنا إليه راجعون، Abwaan sooraan أللهم أغفر له وأرحمه 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Sooran libaax nin ka jiliin fican gayiga somaliya walusan ku noleen cimri dheer iyo cafimad ban ku rajenay team soraan 🙏
the great somali comedian Sooraan ,Gacanbaa kuu taagay legend.👌👌👌😂😂😂😂😂😂😂😂
Sooraan iyo Jawaan inta jecel like iigu qabta😎🌍
Kkkkkkk
y🎉@@nasracabdi2180
kulu nafsin daiqatul mawt/maut
😰😰😰
innallilahi waina ilehi rajiun
Alle Ha U naxriisto Adeer Sooraan 🤲😭🤲
Aderkayi ilahayow unaxariso amiin
Hhhhhh labada nin waa xaraabo wallahi aniga waxaan nasiib u yeshay inaan live u arko labada majaajilayaal Sooraan iyo jawaab lascanood ayaaa labada kula kulmay xili Riwaayado Dhigayeen Hhhh Masha ALLah .
Hrgysa Ku arkaY mln Dhwyd October 2020
Waxanku xasusta walalkey oo dhintay ilahy haunaxariste subscribe isar an ankusare
cayuuni qurux isaar Ana ku saaray
Wllka Ilaahay Alle ha unaxariisto lkn haku dawarsan
@@waayeelkajaqafsada7849 🤣🤣gabadha wllkeed ilaahay u naxariisto
Wan kusaray adna isaran ❤️
Wn kusry
Waxaa iga qoslisa marka uu leeyhy war meesha saani u qodo ayaanu ku niri hhhhh inuu baqay inta ragtay like
Adeer iska daji calnkaa qiyaaliga ahi ee qaado calankaaga dhiiga ahi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 wad lunsantahye 👊👊👊
@@cabdibille3084 inadhlo
Allha unaxaristo amiin inshal😭😭😭😭
Sooran iyo jawaan ummada waxbadanbad usoo gudbiseen oo wacyi galin iyo ka qoslinba ah, ummada afsoomliga ku hadashaana abaalka way idin haynaysaa ❤❤
Allah ha unaxariisto 🥲🥲🥺🥺🥺🥲🥲🥲🥺
Ilaahay haw naxariisto ibraahin ismaciil suugulle sooraan
Alle haku naxariisto 😭😭🤲
Tageero weyn ayaan u ahay soran iyo jawan watching mon july/20/2020
Allha ku naxristo sooran inbadan naga qoslisay tariqda ayuu baal dahab ka galay
Aamiin.
Alle hakuunaxariisto sooraan
Alooow kuu naxariiso soraan 😭😭😭😭😭
Aamin aamin
4:52 "Aniga Marka imtixaanku ii so dhammaado🏃🏿♂️"🤣 sooraan Fans🤩like
waan kahaleyba hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
Alle haw naxariisto AHN Sooraan
Ilaahay ha u naxaaristo sooraan ismaciil sugulle fardoowsa Allah ha geliyo Allah ha u waasiyo qabriga Allah su asha khabriga ha u fududeeyo Allah marti la jecel yahay ha ka dhigo Allah samir iyo imaan ha ka siyo asxaabti iyo eheelkii u ka baxaayba Wlhy sida u dawaan jiiray iyo sidan u arkaay Aaskiisa isma lahaa
Allah ha ku Naxariisto sooraan
Aamiin.
Ilaahay hawnaxariisto sooraan maanta oo uu dhintay ayaan dub udaawaday
Ilaahayo kuu naxariisto halyay
Allaah ha unaxriisto sooraan
Waxad ka tagteyn goos goos badan oo qosol badan waxaa kamida markey miyiga bariis isku dileen
Sooraan iyo jawaan waan idin wata🤣🖐👋💯
Legends of comedy somali history 😂😂😂😂😂😂😂
Sorry geeridiisa sidan uga naxay inan lanolaneyn ayumban uga samree saameynbey nagu reebtay Lk allaha unaxaristo majajiladisina Cid no badesho lama helidono
sooraan iyo jawaan waatagera wallahi waa cajiib ragan ...was ano jogoo Kenya garaahan meru
🤣🤣🤣🤣🤣
😂😂😂😂
Qofki daawata 10 10 2020 kadib Like yuusan ila dhaafin 🙏
Ilahay ha unaxariisto abwaan sooraan
Ilaahay hakuu naxariisto abti sooraaan.
Ragedi sooran iyo Jawan hore usoco 😂😂😂😂😂😂😂
Alle haw naxariisto sooraan libaax buu aha😢😢
😭😭😭
😊😊😂😂😢😢
Jawan diintii aabaha subxanlh😅😅😅😅
Wxan aanu sidanaa miyaanu
Laabtoobyo ahayn kulahaa 😂😂
Waaaar odayna
Ma nihine meesha
Saani u qodo
Kkkkkk Sooraan waa
Riwaayad caadiya
Sooraan waan ku jecelahay ila soo xidhiidh
😂😂😂😂😂😂😂
Waa ikanaa hee
Asc allah unaxariisto
Walee ragraga oo inbadan iga qosliyey😅😅😅😅😅
Oo number ma gaadhaan ahay 😂😂😂soram madaxa qosolka 😂😂😂
Hhhhhh waxan kaloon ku qoslay hoo quraaradahan liq uu soorana leeyay war xashiishada idhiib tasa dhaantee kkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😊😊😊😊😊😂😂😂😂😂😂😂😂😂😊😂😂😂🧠
🤣🤣😅😅😅 sooran wan jeclhy walhi
Allaah u naxariisto🙏🏿
Reer Burco anigu wan idinka qaliyey yakhiiii😂😂
Sooraanow maalin dhaweed maxaa laheed 🤣🤣🤣
Waaan idin zamalay Team soram & jawan👋
Sooran libaax qalpi fiican weeye alle hailaasho
Taan ugu dambe ee ah tugaa maa lisaan ayad uwadataa magaceeda haa laigu cawiyoo🙏🏻🙏🏻
Waa riwaayad masayrka kuqor soraan io jawaan way kusobixi
Aar odeYna manihine meesha caadi uqodo kulaha sooraan 😂😂😂
Jawaan wuxu xadka kaga saarayaa Soraan ismail sugule hhhhhh
Ana kuwasa
Ceeb🤭
2020/7/19 ayaan daawanayaa sandkiin corona viruska lgasoo doogay
Sooraan oo qori loola so baxay🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Goosgooska ayaaba ugu xaraabo badn
Qaacuuro
@@apdi-aziizhussein4358
Wan kuLa socdah pro 😁
Qaadku waa ista maskaxda🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Legends mzha Allah
riwaayada 1:43 magaceeda ii sheeg qofkii dawadayow
Ruwayadii jinka😂😂
Waa diintii aabaha kkkkkkkkkkkkk
@@essaahmed9064 maxa diinta Ku geeyey xabaglayow ma darbijiifti mobilada xadaysad ahayd
Hhhhhhhhhhhhhhhhhh waxan ku qoslay markuu jawaan uu jooga biyuhu ku jiraan uu sooraan ku dhufanayo hhh
😂😂riwaayade wye
Ee kaalaya taliye watan gabadhii 😂😂😂😂😂💯
Marka uu jawan sooran baaldiga biyaha kajarayo yaa arkay in uu diinta hoosta ka higaadin gaadhay😃😑
☝☝
5:01 😂😂😂😂😂
Waxad ka ilowdeen ruwaayadi ay bariis-ka cad ay kala boobayeh, ee Soraan ahaa martiiida bariis-ka uu lahaa walahi inaan midh ka reebeyn .
hhhhhh sooraan iyo jawaan waa halyayo somaliland ledahay
@j omar dee meel aanu ka dhalan mxd ugu qasbi adigu , ragani somaliland u dhasheen , miyaad ka xumaaty inay kaa dhalan waayen?
@j omar adeer somaliland intaa way ka balaadhan tahee raga ha isku nabina waa rag zomalilander ahe
@@cabdirisaaqfaysalcali2745 waa somali nio waxay waxa kle ad shegeyso dhamaan waa wada somali dhalad ah adeer 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
CABDI BILLE FAQASH baa FAQASH noo tilmaamaysa
8:30 liisan ma u sidataa tuugaad eryanasay 🤣🤣
waz
Allaha unaxariisto
9:25 😂😂😂😂
Hhhh🤣🤣🤣Sooraan qosal badana
Allah qabriga haku nuur0
No no no no........ jawaan wlhi ninka qudhee iga qosliya 😂😂😍💞
Sooraan , oo dhulkiisii lagu qabsaday.
Allah sooran haa uunaxaristo Ala maxa Naga qosalsiyay
Allah unaxaresa
The best the best😂😂😂
عب٧با٨ثج٢٦ص
You are not lying
@@hamdahassan4635 Hakuna Matata🤣
Qaadku waa yiista maskaxda kkkk
Sooraan iyo Jawaan 😂 😂
Afar wiig😂😂😂😂
Legend sooran wllhi weligaa suuqagu wu soconaya
Soran iyo jawan mxa kala hysta 😁😂😂😂😂
KKKKKKKK
Alle ha uu naxaristo
0:30 hadad faqaysa soconaysaa 😂😂😂
I laab anaa balayo Soo doontee 😂😂😂
Kkkk walhy dacad bn uqosley
soraan kulaa liisanka ma gadhaan ahay hhhh hadalka meel kama doono Walalhi
Sooran iyo jawaan jecliya allow nooda
11:36 😂😂😂 cirkaa uu galay
Odayga muxu baaldiga ugu dhufay 😂😂😂😂
Alle hawa naxariisaato. 😂😂😂😂😂
sooran iyo jawaan 2 legend
1:40 riwaayada magaceed😹 iisoo sheega
Hhhhhh
Caduu usuudhay wlhi🤣🤣🤣🤣
Waar Jawaan
Sooran madaxa caadi
Ayuu u qaadaye
Kkkkkkk
😂😂😂😂😂
🤣waar anba waankanaxey
@@searchrightthings.947
Kkkkkkk
Saani u qodo😁😁😁
Alow kuu naxariso halyeey
Ragu dumarka dayn waa iyaguna ma diidaan kkkkk