SOORAAN IYO JAWAAN FULEY BEEN BADANAA RIWAAYAD CUSUB 2017 FULL HD

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • 🔴 🔴 🔴 🔴 🔴 🔴 SUBSCRIBE★SHARE★COMMENT🔴 🔴 🔴 🔴 🔴 🔴
    ★★★★ Sooraan And Jawaan Film Production ★★★★
    ★★★★★★www.sooraanjawa...★★★★★★★★

Комментарии • 2,5 тыс.

  • @footballtrends4261
    @footballtrends4261 3 года назад +264

    Yaa daawanaayo kadib dhimashadii sooraan 😥😥😥 ..ilahow udambi dhaf oo janadii fardowso guri ooga dhig .. aamiiin

  • @norwegian_poi3780
    @norwegian_poi3780 3 года назад +100

    Alle Yaa Rahma Adeer Sooraan 🤲😭🤲
    Tariikhda . 26/5/2021. Ayuu Geeriyooday Cudurka Covid19 Burco - Somaliland - Somalia 🔹️

    • @simraanerturk8523
      @simraanerturk8523 2 года назад +2

      Alle haw naxariisto aamiin

    • @mustphemaxamuud8007
      @mustphemaxamuud8007 2 года назад

      @@simraanerturk8523 Aamiin yaa rapi

    • @sundusahmed3174
      @sundusahmed3174 3 дня назад

      Inna lilaahi wa inna ileyhi raqucuun 🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿☝🏿☝🏿☝🏿❤❤❤❤ Allahuma AMIIN ❤❤❤❤

  • @nurawalejama8693
    @nurawalejama8693 9 месяцев назад +40

    Watching 5th January 2024 Friday night ilaahy ha u naxariisto abwaan sooraan😢🤲📿

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 2 года назад +172

    Aduunyo wa taas Allah Hau Naxaristo Abwaan Sooraan fadlan uducee wll 😢✋🏿

    • @ahmedfamily6360
      @ahmedfamily6360 2 года назад +2

      Waar adiga neefkanow waan qoslay alle haw naxariisto adeer sooraan

    • @muniiryaremaanka6938
      @muniiryaremaanka6938 Год назад +1

      Alle Haku naxariisto

    • @drsnaimasharaf6020
      @drsnaimasharaf6020 Год назад +2

      🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @abdimudalibgarane
      @abdimudalibgarane Год назад

      Aw PPP application
      ​@@ahmedfamily6360

    • @maxamedmustafe4353
      @maxamedmustafe4353 Год назад

      Asc

  • @yh___yinhbr1876
    @yh___yinhbr1876 3 года назад +17

    Allah yaaa Raxma Sxpkey IyO Jawaan Sxpkiisa ayey Isugu bixi jirtay 2020kii Allah Uwada Naxariisto Caawa labadooduba 12/12/20/21 C/kariin Ibraahim Xeynuuf iyo Awoowe Labadooduba.

  • @somalidaljacaylofficial9939
    @somalidaljacaylofficial9939 3 года назад +137

    Wlhi ilinta iga dhamaaty 😂😂😂2021 qofkii daawanayo like😂😁

  • @SaalahApdilaahi
    @SaalahApdilaahi 3 месяца назад +10

    Aduu qolomaad dooneysaa dee aan ku dhahno ma nihine😂😂Allah naxariistii jano haka waraabiyo isgaa iyo dhamaan umada NABI MUXAMMED🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @cabdiqadirmohammed1571
    @cabdiqadirmohammed1571 3 года назад +25

    " Haka quusan Alle si kasta oo uu dambigaaga u weyn yahay, sababtoo ah Alle uma soo dirin rususha umana furin towbada ilaa kuwa lumay oo qaldamay mooye
    Alle waa mid dambi dhaaf badan oo naxariis badan "
    👇illahaw u naxariisto

  • @abdirizakzahal8467
    @abdirizakzahal8467 3 года назад +18

    Marna waan oyayaa marna waan qoslayaa alle how naxaristo sugaan iyo madadaalo cajiiba ayuu noogategay😪😪😪🙏

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 года назад +18

    Shacabka Soomaaliyoow U Duyeeya Abwaan Sooraan Illaahay U Naxiiso Aamiin

  • @wll_kartal7861
    @wll_kartal7861 5 лет назад +314

    inta nabigeena jecel waa jimce nabiga halagu saliyo Scw

  • @hajjihamseahmed9587
    @hajjihamseahmed9587 4 года назад +312

    July 2020 cidii daawanaysaa ee qosol is hayn kari wayday like ii saar 🤣🤣🤣🤣

    • @axmedsomali8972
      @axmedsomali8972 4 года назад +2

      I watch 2 times

    • @abdullhiabdullhi9430
      @abdullhiabdullhi9430 4 года назад +8

      Run ahantii wan qoslay aad iyo aad Ayan u qoslay 🤣🤣🤣🤣🤣👌👌👌👌👌👌👌👌🤣🤣👌👌😘😘😘😘

    • @axmedsomali8972
      @axmedsomali8972 4 года назад +5

      @@abdullhiabdullhi9430 ma aragtey marku soranuu firinayo jawan
      Jawan wuxu dhihi maxad naga firini miya la ikaa soo tirey qabilkada sheeg

    • @adenali2725
      @adenali2725 4 года назад +1

      Ukixa

    • @abdullhiabdullhi9430
      @abdullhiabdullhi9430 4 года назад +1

      @@axmedsomali8972 hhhhh 🤣🤣🤣👌

  • @mohamedalinur7381
    @mohamedalinur7381 4 года назад +94

    CoronaVirus inta lagu jirey inta daawatey Isoo racaa👇👇👇

  • @gacalibnuabdiabdi5776
    @gacalibnuabdiabdi5776 3 года назад +14

    Hadaad dawaneysa kadib dhimashadumii sooran hal duca u reeb laga yaabo inu illhy u aqbalee 🤲🤲

  • @Siciiddhiif14
    @Siciiddhiif14 2 года назад +7

    Sooraan ma ilaawi xaqiiqatan marwalbana waan u duceeyaa alle haw raxmado legend buu ahaa aan xaqiiqatan la ilaawi karin😢😢

  • @rinaadahmed290
    @rinaadahmed290 3 года назад +9

    Soraan somali weydaye rabiyow rasuulkiisa muxamed sallalahu caleyhi wasalam ku xir rabiyow saan aduunka oga jclen aqiro loga jclada 😭😭

    • @zakariyeabdirahmaan
      @zakariyeabdirahmaan 3 года назад +1

      aamin aamin walaal allha ha nuxriisto walaalkeen sooran janada allha haka wrmaya😥😢😭

  • @mohamedmukhtar2755
    @mohamedmukhtar2755 4 года назад +409

    2020 yaa wali dawanaya👌😆🤣

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 3 года назад +10

    Alle ha u naxariisto iskaga iyo intii geeriyootayba umada muslimka ah🤲 samir iyo iimaan saada'qa alle ha ka siiyo ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay🤲

  • @Gaani2026
    @Gaani2026 3 года назад +9

    Ilaahay ha unaxariisto Sooran, markaan maqlay dhimashadiisa, waxaan so xasuustay bilawga filmkan.

  • @Wacan_aziiiz99
    @Wacan_aziiiz99 3 года назад +27

    😭💔26-maY -2021😭. IlhaY Janoooyinkisa hakUgu CasuuumO 😭🤲🏻

  • @s.m.c.hargeysawidhalada1769
    @s.m.c.hargeysawidhalada1769 6 лет назад +117

    Hhhhhhhhhhh
    Qoladee donaysaa anku idhahdo ma ihiye hhhh walahi sooraan waa cajiib 😂😂😂😃😃😄

  • @amiinahmed3810
    @amiinahmed3810 4 года назад +83

    July 2020 cidii daawanaysaa ee qosol is hayn kari wayday lie ii saar😂😂😂😂😂

  • @shankarooncadeeyjecliyaada5421
    @shankarooncadeeyjecliyaada5421 7 лет назад +94

    Ruwayadan Shanta Somaliyeed ayay ka Turjumaysaa Siday u Qabiil jeceyl Yihiiin 😆😀😁😁😃😀 Soraan iyo jawaan Runtaa idinku Jeclahay 😀😁😁😀😀😁😁😃😃😃

    • @jaleefanofficial3743
      @jaleefanofficial3743 7 лет назад +5

      hhhh iftiinkaagan na ag fadhiyaa

    • @amelali3389
      @amelali3389 7 лет назад +3

      Shankaroon Cadeey jecliyaa Dadkayga
      qabiil jacayla way dhaaftay

    • @ibraahimmaxamedmuxudiin5058
      @ibraahimmaxamedmuxudiin5058 4 года назад

      Rdaktu

    • @xareed1
      @xareed1 9 месяцев назад

      Kwrn maanta qabyaaladu halkay maraysaa ilen malinkaa waxaba la odhan karaa qabyaladiba ma jirin

  • @majidofficial1328
    @majidofficial1328 3 года назад +25

    Ilaahow kuu naxariiso soraan😔😢💔

  • @mo.ziyaad6216
    @mo.ziyaad6216 3 года назад +16

    SOORAN"ma wuxu qori yahay ayd taqana,haa mxu yahay qori"marku qof sitanna"
    Alle haw naxaristo manta wu inaga baxay

  • @asharif95
    @asharif95 5 лет назад +69

    I swear I swear to Allah this is the most funny comedy that I have ever ever seen. Lol lol lol. Man this shiit I swear my people where ever they are located south north east west in Somalia are the same. We behave the same. Man I love my people.

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 года назад +102

    اللهم أغفر له وارحمه وعافه واعف عنه وأكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الذنوب والخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس

  • @sacdiyocadey2043
    @sacdiyocadey2043 3 года назад +11

    Dar ilaaahy ugu duceeya abwaan sooran qabriga alllh kuu nuuuriyo😭

  • @abdifatahabdullahi5588
    @abdifatahabdullahi5588 3 года назад +16

    😭😭😭😭sooraan waa naga geeriyooday 😭allow kuu naxariiso

  • @muparikmedia8894
    @muparikmedia8894 4 года назад +56

    😂😂Wali daawanayaa wlhi 2020
    Yaa ila daawanaya
    Cajiip sooraan saydhiye wlhi

  • @khalilmahamed1757
    @khalilmahamed1757 5 месяцев назад +16

    2024 int dawanaysah likr

    • @abbasyoung2423
      @abbasyoung2423 3 месяца назад +1

      Isla hadda daawanayaa soraan rabbi janatul fardowdo haka waraabiyo

    • @khalilmahamed1757
      @khalilmahamed1757 3 месяца назад

      @@abbasyoung2423 aamin

    • @hungyang5809
      @hungyang5809 Месяц назад

      Allah yarxamu❤

  • @maxamudyasin8848
    @maxamudyasin8848 Год назад +9

    Waa maalin khamiisa waxanu wada daawanayna xaaskayga ❤😂

  • @ApdirisaaqApdijabaar
    @ApdirisaaqApdijabaar 5 месяцев назад +75

    Who still watching 2024

  • @malapoibrahim3282
    @malapoibrahim3282 3 года назад +128

    Walhi soraan is the most comedian man that I have ever seen even though before he speak I start Loughing 🤣🤣🤣🤣

  • @eazrayiylmohammed9743
    @eazrayiylmohammed9743 22 дня назад +2

    اللهم أصلح بلادنا واحوالنا والف بين قلوبنا برحمتك الواسعه يارب 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫂🤍

  • @shalalshalal5479
    @shalalshalal5479 4 года назад +19

    هههههههههه طبعن انا افهم كلام الاكوان وحبيب وريا ادريس من ارتريا 🇪🇷❤️❤️🇸🇴

  • @aminahmed8573
    @aminahmed8573 4 года назад +87

    Sooraan ,the somali comedian legend gacanbaan ku taagay.😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdiaziizofficial9669
    @abdiaziizofficial9669 4 года назад +67

    Sland bay xikmadi taalaa 2020 yaa dawanyh 😂😂

  • @najaxqueen6850
    @najaxqueen6850 2 года назад +8

    alle hawnaxaristo abwaan soran wll u ducee hadad dawatid😢😓🤲

  • @ZupairMoha
    @ZupairMoha 2 года назад +2

    Rabbi Naxariistii Janno Hasiiyo Abwaan Sooraan Ismaaciil Sugulle. 🤲🤲🥺
    -Riwaayadan Waa Mid Kamid Ah Riwaayadihii Ugu Fiicnaa Ee Soomaali Matasho.
    Historical Drama. 🔥

  • @abdiwalialihassanwali9092
    @abdiwalialihassanwali9092 7 лет назад +114

    sooraan kulahaa adigu qolomaa doonaysay aanku iraahdee maihiye

  • @abdikadirrage5509
    @abdikadirrage5509 7 лет назад +163

    axyaa riwaayad wlhy waqooyi abwano iyo majajilaystayaalba ilaahay wuu siyay aabo cadawgin ha jabo

  • @omaraate2858
    @omaraate2858 7 лет назад +65

    my favorite Somali comedian wa soran waba iska qosla hada Argo😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀

  • @NasteexCabdul
    @NasteexCabdul 8 месяцев назад +2

    Allah u naxariisto sooraan legacy bu noga tagay❤

  • @zamyabdullahi6075
    @zamyabdullahi6075 2 года назад +7

    Waa markii igu horaysay geerdisii ka dib 😭 inaan Daawado Ruwayadihiisi Aan daawan jiray Marwalba 😭Inbadan Uu inaga qosliyey Intuu Ifka Joogay Imika Se Duco Ayuu Inoooga Baahnayahay ((illahay Waxan uga baryaaya In Naxriis Waasaca siiyo Jannadi Fardawsana O ka Waraabiyo Eheliyadiisina Ay Jannada Allah ha ku Kulmiyo 😭Ameen))

  • @tasnoveg
    @tasnoveg 7 лет назад +22

    sooraan iyo jawaan top comedian very funny clip keep up the good work fam

  • @abdullahiahmed2727
    @abdullahiahmed2727 4 года назад +25

    September 2020 ban dawanaya wali qofki wadanayo like ha isaaro kk

  • @mogadishuviewsite6945
    @mogadishuviewsite6945 3 года назад +16

    Ilahaw u naxariiso, muxuu iga qosliyey sooraan😢😢😢

  • @ahmedcabow8672
    @ahmedcabow8672 4 года назад +12

    Qolamaa dooneysay aan ku iraahdo ma'ihiye! Inta qaab jilliinka ladhacsan like-ta isku muujiya! 04/10/2020

  • @AC-wo3qn
    @AC-wo3qn 3 года назад +5

    Hadii aad soo gasho oo aad aragto massage-keyga sooraan waa uu dhintay Allaha u Naxariisto adigana u ducee walal.

  • @d.x.gaxnug3857
    @d.x.gaxnug3857 4 года назад +19

    "War waa iga Walloo inaan laysoo kaadirin...aanan kugaraneynba... "😂😂

  • @abdirahmanking882
    @abdirahmanking882 3 года назад +15

    2021 Yaa wali dawanaya 😂😂

  • @sharmapoyofficial2696
    @sharmapoyofficial2696 Год назад +3

    Ilhy hku nxrsto abwaan janadi fardiwdo allaha hku galiyo an uduceno wlllyl 🙏

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 года назад +2

    Illaahay Ha U Raxariiso Abwaan Sooraan Shacabka Soomaaliyeedoow Qoriga Qalinka Ku Bedela Fuliyaashu Waa Beena Waasiinta Dhiig Miiratada

  • @harounmohamoud1175
    @harounmohamoud1175 11 месяцев назад +2

    Waa soo xasuustey maanta sooraan ilaahay ha u raxmoodo Yaa Ila daawanaya bishan November

  • @ibrahimmohamed-rg1zp
    @ibrahimmohamed-rg1zp 3 года назад +48

    May Allah swt grant him janatul firdows Ameen

  • @naimaali9829
    @naimaali9829 7 лет назад +82

    Rer waqooyi ayagaba qosol ka sameysan. Wax ka yaabiyo un bay shegan 😂😂

  • @abdikadirsaed2446
    @abdikadirsaed2446 2 года назад +3

    Alle ha u naxariisto janadii firdawsana ha geeyo Marxuum Sooraan Allahuma Aamiin

  • @HasanHamud-uy1dy
    @HasanHamud-uy1dy Год назад +7

    Allaha u naxariisto abwaan sooraan aamiin aamiin aamiin

  • @Kabeeye_7
    @Kabeeye_7 2 года назад +7

    Sooraan xaqiiqda waa nin fani ah. Alla ha unaxriisto😭😭😭😭

  • @cayniabdulmajiid6178
    @cayniabdulmajiid6178 3 года назад +10

    Qolodee dooneysay adigu aan ku iraahdee ma ihiyee 😂😂😂😂😂sooran waa qosl miiran

  • @clkariincllaahi
    @clkariincllaahi Год назад +12

    الهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه ووسع مدخله واكرم نزله وأجعل قبره روضة من رياض الجنة ولا تجعله حفرة من حفر النيران 😢😢😢
    Rabbi naxariistii jano haka waraabiyo 😢😢

  • @hamdih1241
    @hamdih1241 7 лет назад +20

    Alla ma nooli sooraan suu isu baqtiiyaa iigu daran

  • @yusufali4929
    @yusufali4929 4 года назад +96

    Every body is Gangester until Jawaan shows up with ak47 😂

  • @inamohamoud5506
    @inamohamoud5506 3 года назад +1

    Sooraan ilahay how naxariistee markii qoladiisa lawaydiyay waxay ahyd in uu yidhaahdo nin cimraana oo raggii magaalada lahaa ah ayn ahay

  • @MastarLiiMahamdKhalif
    @MastarLiiMahamdKhalif 2 года назад +27

    اللهم اغفر له وارحمه وعاف واعف عنه وأكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس وادخله الجنة يارب العالمين

    • @mussaararso6495
      @mussaararso6495 2 года назад

      ‏اللهم اغفر له وارحم هو عافيه واعف عنه

  • @ridwanmohamud5134
    @ridwanmohamud5134 5 лет назад +8

    2019/09/19 ninka daawanayaa hayskay tuso
    Kama xiiso dhaco sooraan

  • @daahirwacaysciisedaahirwac3913
    @daahirwacaysciisedaahirwac3913 4 года назад +17

    Alla beerka qosol waynaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣dhamaadka 2020 aan daawanooyaa👌👌👌👌👌

  • @HabiibamohamedCaynab
    @HabiibamohamedCaynab 9 дней назад

    Inta dawanysa dhimashadi abwaan sooran kadib 2024 ilahay ha unaxaristo

  • @xasankamaschannel4199
    @xasankamaschannel4199 3 года назад +2

    Alaha unaxaristo soran Qalbiga somali weyen kama dhamanayo ilahow kuu naxariso

  • @Abdalle12
    @Abdalle12 3 года назад +3

    Geeridiisa kadib hadad daawato wll alle dartii ugu ducee

  • @abdirisakali8010
    @abdirisakali8010 4 года назад +7

    Hhh adu qolomad doonaysay😅😅 2020 hadad ku ceshatay iso raac pls👇👇👇

  • @khadarbaadil3419
    @khadarbaadil3419 7 лет назад +47

    Sawir qaade, qoridda sheekada, isku duba ridka, habaynta, soosaaridda, jilayaasha, tifaftire IWM. Maxaa idiin diiday in aad AfSoomaali qortaan?

    • @Maxchama
      @Maxchama 5 лет назад +5

      Adiga maxaa kuu diiday inaad magacaaga far-soomaali ku qortid? 🤣

    • @Maxchama
      @Maxchama 4 года назад

      @@mohammed-jama 😁

    • @bintiahxmedsaleban9682
      @bintiahxmedsaleban9682 4 года назад +1

      😂😂😂 Adigu magacaaga far Somali Ku Qor 😂😂😂

    • @dhoolmuumin2751
      @dhoolmuumin2751 4 года назад +1

      @@Maxchama vhdfjvh
      Vjg

  • @ahmadabdek7683
    @ahmadabdek7683 7 лет назад +27

    meshuu wa magaloo ma maqashey kulaha kaga qori ka cararayana wa jooga kayga islaba rogayana waa jooga istafuruullah😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nasranasra9285
    @nasranasra9285 3 года назад +3

    Allah unaxaristo sooran ibrahim suguleh😭😭😭😥😥😥😭😭😭😭😭😭😭 waan kuu hisoneynah 😓😭😭😭😥😥😭😭😭

  • @elyahyelaaskawi2341
    @elyahyelaaskawi2341 4 года назад +11

    KKK. SOORAN io JAWAAN waa Funny Wlhi😂
    2020 Yaa ILadaawanya..❣✌

  • @awilahmed1998
    @awilahmed1998 Год назад +1

    Illahow janatul firdowz ugu deekh abwaan sooraan

  • @RashkaBoy-pw1dk
    @RashkaBoy-pw1dk 8 месяцев назад +2

    2024 inta dawaneyso waan idin salamay Siraan AUN😢

  • @nimomumin1301
    @nimomumin1301 7 лет назад +40

    Reer waqoyi mama fanka

  • @khadar9smansalad422
    @khadar9smansalad422 3 года назад +10

    2021 wXBa kMa HariNe Yaa dwDa iLaa hDa♥️🥰

  • @kunjeeranigakujecel32
    @kunjeeranigakujecel32 Год назад +3

    Alleh haw naxariisto soraan allow qabriga unuur 🥲

  • @abdidanjire5018
    @abdidanjire5018 3 года назад +2

    ILahay haw naxaristo Soraan geeridisi ka dib baan markale daawanaya 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @mahdiabdillahidhere
    @mahdiabdillahidhere 3 месяца назад

    ilahay ha naxariisto sooraan isaga iyo waalidiinteenii intii dhimatayba

  • @sulubsulaymanxasan3729
    @sulubsulaymanxasan3729 3 года назад +3

    Ilaahaw kuu naxariiso oo ku nuuri qabrigana aamiin aamiin

  • @amaadin12
    @amaadin12 7 лет назад +5

    Qosol darius mushaali aan cabayey aa iga soo dadatay, igataga qosol aa igu disheenee, nice riwaayad, thank u guys

  • @clqaadirhonest1670
    @clqaadirhonest1670 4 года назад +4

    Adigu qolama doonaybsay ku ye ar soran 😋😀😋😀🤟😂🤟 still was watching 2020

  • @ahmedabdi9368
    @ahmedabdi9368 9 месяцев назад +1

    Allaha ha kuu naxariisto sooraanoow adiga iyo waalidiintayba

  • @Somalinomad31
    @Somalinomad31 Год назад +2

    Bisha Ramadan aynu u ducayno ALLAH ha unaxariistee abwaan Macalin Sooraan

  • @bilehusseinsahid1395
    @bilehusseinsahid1395 7 лет назад +35

    war midkanyar ayaaba cajab ah kulahaa "war ina ader ninka laga cararayaa waa qolama"

  • @osmanismail21
    @osmanismail21 3 года назад +3

    Legend rip 5/25/ 2021 shalay oo arbaca ah ayuu geer yooday soraan allah rahmo allah ha u naxaristo sooraan

  • @daudjibril3154
    @daudjibril3154 7 лет назад +64

    qoladad radinaysid sheeg aan Ku iraahdo ma ihiye kulahaa sooraan war ninkaas waa IGA qosliyaa

  • @MaxamedCawad-zd5nv
    @MaxamedCawad-zd5nv 9 месяцев назад +1

    First January 2024 sanad wanaagsan dhamaatiin Team Sooraan Iyo Jawaan. Ilahay hawnaxariisto wllken Sooraan.

  • @Maxamuud-k3h
    @Maxamuud-k3h 8 месяцев назад +1

    Ilaahw unaxariiso sooran😢😢😢

  • @nimoyarofficial7164
    @nimoyarofficial7164 7 лет назад +71

    Rasaasta Maanu ooda igaga qaadin awal ku laha 😂😂😂😂😂

  • @khadarmohamed1971
    @khadarmohamed1971 3 года назад +18

    Who's still watching this the first day of 2021 looooool

  • @dadiribrahim4757
    @dadiribrahim4757 4 года назад +8

    2020 ayaa dawday qosolka iga dhamaday amazing riwayad

  • @axmadeyhilowle4186
    @axmadeyhilowle4186 12 дней назад

    Allaha U Naxareesto Abwaan Sooraan Bi Fslli Allaah

  • @zuhayphassan7111
    @zuhayphassan7111 6 месяцев назад +1

    Waa 10kii dambe ee Ramadan 3/4/2024 allaha ha u naxariisto sooraan 😢😢

  • @akyshortsvedios4235
    @akyshortsvedios4235 3 года назад +4

    Allah ha naxariisto abwan soraan Ismaciil sugule😭

  • @libanandroid808
    @libanandroid808 7 лет назад +28

    wlhi waa riwaayad fiican raguna waa rag fiican anika waan taageera waana ciseeya