Silsiladii Hure Walanwal iyo Cambaro dhexmartay oo dhamaystiran Full:HD

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 сен 2024

Комментарии • 1,1 тыс.

  • @uwaysabdiqadirahmed2156
    @uwaysabdiqadirahmed2156 9 месяцев назад +56

    Alha unaxriisto 15/12/2023 maanta oo jumco ah ayuu burco ku geeriyooday hure walan wal u ducee walal
    Anooyar baa dhageysan jiray ❤

  • @UpthirahmaaN7
    @UpthirahmaaN7 4 месяца назад +27

    2024 Yaa Ila Dawanaya ❤😂

  • @omarmoha666
    @omarmoha666 Год назад +107

    2023 yaa illa daawanaya😍

  • @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
    @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 2 года назад +208

    2022 cidii dhagaysanaysa waa tixmaal caafimad qaba 😂

  • @abdishakurhussein6777
    @abdishakurhussein6777 3 года назад +113

    2021 daawanayaa kama daalo dhageysiga cambaro iyo hurre
    dadkii hore xigmad iyo caqli ❤✌

  • @aminyarre5069
    @aminyarre5069 2 года назад +130

    2022 yaa ila daawanaya Ramadan coming soon alle cafimad hanagu gaarsiiyo inshalah

  • @siyaaddaljir9293
    @siyaaddaljir9293 4 года назад +78

    Cambaro Walee inay xigmad lahayd.
    Yaa dhagaysanaya 2020

    • @monadj86
      @monadj86 4 года назад

      me

    • @gleak2831
      @gleak2831 4 года назад

      Ma waxan ku duudsiyay
      Markaan idhi danbiga dhacay
      Docdayadana waa kow
      Edna daahir kama tihid.......canbaro walee ku cabtay hure

    • @quaysirby
      @quaysirby 4 года назад +1

      Me

    • @jamilahabdirshid5222
      @jamilahabdirshid5222 3 года назад

      2021 anaa ka danbeyaya

    • @hamda7eiba680
      @hamda7eiba680 3 года назад

      ⁸³2

  • @alizaki2310
    @alizaki2310 3 года назад +151

    2021 yaa ila dawanaaya 🥰

  • @mohzenn77
    @mohzenn77 Год назад +22

    Tarikhdena iyo suugantena qurux badanaa alxm ilahygii soomali naga dhigay nimco kasta geesuhuu naga dhigay❤🎶

  • @Abdiwalixirsi-cu3jo
    @Abdiwalixirsi-cu3jo 9 месяцев назад +16

    Maanta ayuu dunida ka tagey hurre allaha ku maxariisto abwaanow 😭🤲

  • @gouleittsheekhxareed1195
    @gouleittsheekhxareed1195 3 года назад +84

    Iyagoo da‘daas ah ayey canbaro (17 jir) iyo hurre (20jir ) murtida tiriyeen.
    Haddana ilakacase oo 40 jir ah ayaa ruuney futadda rux noogu heesa.
    Dhalintii wakhtigaas nooleyd inagga nasiib badan xaqiiq.:DxD

    • @AarkaBihidareys
      @AarkaBihidareys 3 года назад +7

      Inanyahow Gun Ba Tahay Gole Lagama Oran Karo,Hadal Gobe Ku Haasawdo Oo La Gartana Na Maad Odhan 🤔
      Gabar Ba Igu Tiri😅

    • @ifraxsheekh5406
      @ifraxsheekh5406 3 года назад +1

      Waa runtaa iyo backasii
      Shuubaa ku dhashay

    • @ahmeddaacad1282
      @ahmeddaacad1282 2 года назад +1

      See daremee xagee maroosaa

    • @aburudd2960
      @aburudd2960 2 года назад +1

      😂😂😂 waad iga qoslisay

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 2 года назад

      @@aburudd2960 😂😂😂

  • @ayaanmohamed1862
    @ayaanmohamed1862 3 года назад +21

    Subxaan reerka hdraawi iyo hurre walanwal ka dhasheen walee hibo Alle wa siiyay

    • @abdikanimuse1576
      @abdikanimuse1576 3 года назад +1

      inantu miyey ka yareysatay

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 3 года назад

      @@abdikanimuse1576 🤣🤣 inanta hiilka badan eey rag badan ugu qayshatay ba dilay sida kale lkn si wacan bay ula haystay

    • @abdikanimuse1576
      @abdikanimuse1576 3 года назад

      @@ayaanmohamed1862 😅😅

    • @abdikariimmohamed1575
      @abdikariimmohamed1575 2 года назад +2

      @dajiya Hussein hurre walanwal, hadraawi, , saleban gaal, salaan carabey, boqor buurmadow raga habar jeclo u dhaqdhaqaaqa oo dhan anagaa dhalnay

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 2 года назад

      @@abdikariimmohamed1575 wlle hbrjeclo iyo dhulbhante way is wada dhalen taasi arin cusub ha iiga dhigin
      Nin walba wa qabilkisa uune maha qabiilka hoyadi e ha ilobin inkastonan anu qabilba ka hadlayn marki hore o aan xafadoda ka hadlayay

  • @sportskiihore2885
    @sportskiihore2885 11 месяцев назад +10

    2024 ninkii daawanaya waa somali dhab ah😅

  • @Qurankaiyomucjisojinka
    @Qurankaiyomucjisojinka 9 месяцев назад +12

    Maanta oo ay taariikhdu tahay 16\12\2023 maalin jimce ah ayuu geeriyoday Abwaan hurre walan wale aun aan uwada ducayno alaha unaxariistee😢😢😢😢

    • @calicade3834
      @calicade3834 9 месяцев назад

      Aamin ilhay haw naxristo

  • @istaahilaxamednuur4333
    @istaahilaxamednuur4333 9 месяцев назад +14

    15 December maalinti hure walanwal geeriyoodey Allah ha unaxariisto😢😢

  • @shaykhcawil9958
    @shaykhcawil9958 8 месяцев назад +10

    Marka koobaad allah haw naxariisto hure markalabaad waxan daawanayaa 23/12/23 qofkii iga danbaya like saar aan ogaano dadka dhagaystay

  • @farxaanxasan3093
    @farxaanxasan3093 Год назад +27

    2023 qofkii fiirsanaayo like 👍

  • @mahadmohedali720
    @mahadmohedali720 Год назад +10

    Cambaro Cimriga alle ha ubarakeeyee wlh waxaan uqiray caqli iyo gobanimo sida ay markii danbe garta usooxirtay❤

  • @generalilyaas6583
    @generalilyaas6583 Год назад +30

    Happy new year 2023 maki labaad aan dawado aad baan uxiiseeya ❤ inta aan caruurkariirya ookalyo buran sidan lahaa 😂 walle naag legend bay ahayid

    • @fatisait7576
      @fatisait7576 Год назад

      NAAG DARWIISH BAY aheed dhayal magasho

    • @maxamedxidig1825
      @maxamedxidig1825 11 месяцев назад

      johorada reer shiikh iyo ganka h.jeclan ahy 🫡

    • @fardowsocali3711
      @fardowsocali3711 8 месяцев назад +1

      Happy new year 2024 ana dawanaya 1 Yr ago ❤🎉😍

  • @suldaanofficially
    @suldaanofficially Месяц назад +2

    Dabuudh magadle
    Yaa ila dhagaysanaya 2024/7/25, Like saar ❤🙏🏻

  • @arbazgamer8615
    @arbazgamer8615 Год назад +66

    Ramadaan 1 diisa 2023 Hada Soo gaartay Janada Allaha Nagu Kulansiiyo Amiin ❤

  • @xaliimoyusuf9452
    @xaliimoyusuf9452 3 года назад +11

    MANSHA ALLAH DADNA WAA DADKII HORE DUMARA WAA KUWII HORE 🌷

  • @ayaanmohamed1862
    @ayaanmohamed1862 3 года назад +60

    1960ki ayuu isaaq laha waxan ahay durriyadi
    Dadka kalena imikay baranayaan
    Waleee lakala dheere
    Durriyadii💚🤍❤

  • @mastaraadanofficial6087
    @mastaraadanofficial6087 9 месяцев назад +5

    Allah u naxaristo Hurre walanwal
    Maanta oo Chumco ayuu Burco
    Ku Geeriyoodey Allah u naxaristo 15/12/2023😢

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 3 года назад +73

    27:00
    Mar hadduu gondaha hoosiyo
    Awr yaqaan gol-qabashada
    Guudan-dil waa bahal oo
    Gorradhigis lagama karo
    Ragguna hadduu guddoonsado
    Inuu dumarka gaasiro ow
    Gardarada ku talo galo
    Geed xajiin leh uma waayo
    Amma aan gu' weynaado
    Duumaale geel wado
    Amma aan gobeysaniyo
    Soo gaadho waayaley
    Amma goortan aan kacee
    Mar haddaanad geel dhaqanoo
    Gacantaadu madhan tahay
    Halkani waa gar ciideedo
    Gees-buucay wadatiyo
    Riyuhu inan ma gooyaan
    Maxaa gedaha aan joogiyo
    Kaaga xidhan gankaan ahay
    Ma kol baad i guursaneysaa

    • @Waxkasta
      @Waxkasta 2 года назад +3

      Was wax lagu faano oo lagu farxo taariikhdeenaas

    • @mahamedhassannur7577
      @mahamedhassannur7577 Год назад

      Jjhjxzj.ggbjnżftjtgttbznz rhngtt zr ,,y,,

    • @maxamedxidig1825
      @maxamedxidig1825 11 месяцев назад

      reer h.jeclo ka geel badan ma jiro somalida hdana iyada ayu ku leeyahy ma gaydid geela 😂

    • @heegaalechannel6247
      @heegaalechannel6247 9 месяцев назад

      ​@@maxamedxidig1825ma geela iyo dameerahaad isku waldi adeer carro h.jeclo waa tirsanyahy waxa geel jooga intaasna anagaad tuugonimo nagaga dhacdeebkkkk

    • @zamzamhabiib3513
      @zamzamhabiib3513 6 месяцев назад

      ​@@heegaalechannel6247cidina tuugnimo wax kuma dhici jirin barigaas e ma in geel lagaa dhacaad ku faanaysaa😂

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 3 года назад +16

    mansha allah wale dad waa dadkii hore🥰

  • @AbdiwahaaB-mohamed
    @AbdiwahaaB-mohamed 6 месяцев назад +39

    March 2024😂😂

  • @user-vs3yi6ho9w
    @user-vs3yi6ho9w 9 месяцев назад +3

    Allaah ha u naxariisto abwaan hurre 15/12/2023.10:12 pm
    habaynkii uu dhintay abwaanku

  • @nuracalii5191
    @nuracalii5191 3 года назад +9

    Hurre&canbaro dadki hore ee xikmada lana unweeye😍🥰car wakes imika dada jiraa sidaa wnagsan haw hasaawan🤣😅 dad wa dadki hore hadalna waintuu yidhi🤩🤗

  • @abwaandaahircalisheekeye4322
    @abwaandaahircalisheekeye4322 Год назад +13

    8/3/2023 maalin arbaco ah waan soomanahaye adiga alle haku naxariisto walal qoraaalkan hadaad aragto isoo ducee waxaa laga yaaba inaan aakhiro jiree🤲🤲🙏

    • @KashmigLaar
      @KashmigLaar 7 месяцев назад

      Allah hakuu naxariisto if iyo aakhiraba abwaan

  • @HoodoMaxamuud-n4n
    @HoodoMaxamuud-n4n 8 месяцев назад +5

    2023/12/29/Inta daawanaysa waan salaamay 🤚😂
    Hurre alle ha u naxariisto🤲 canbarana geerideeda ma maqal ee alle cimriga ha u dheereyo🤲

  • @AhmedOmar-no1ci
    @AhmedOmar-no1ci 3 года назад +91

    Dembigiisa Allaha dhaafo ilaahey dartiis baan u jeclahay ninkaan. Wuxuu u go’ay inuu dhaxal ka reebo dhaqanka iyo afka, ilaahow kuu dembi dhaaf.

  • @kaafiseeraar3029
    @kaafiseeraar3029 Год назад +16

    2023 Inta daawaneysa like ha saaraaan

  • @mubarakxasan9136
    @mubarakxasan9136 9 месяцев назад +2

    Hadii aad dawanaso barnaamijkan iyada oo la duubay waqti aanan dhalanba waad caafinaad qabtaa ee rabi cimriga ha kuu dheereeyo afkaagana alle ha kuu barakeeyo

  • @abdiwaliabdulleodawa7535
    @abdiwaliabdulleodawa7535 10 месяцев назад +5

    November 2023. haddii Alle nagu simo waqti kale baan halkan kuso laban doona insha allh.❤

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 3 года назад +31

    Debnahayagaa hadaan laga maqal
    Dadka habarjeclaa uwacan
    Dalna waa cal iyo guban
    Duunyona waa riyoo qudha
    Dahabna waaka xiis yaal
    Anagaa nidhiye duub xidho
    Siidhi iyo durbaan tumo
    Dowladaha u wada sheeg
    Duunyeyso geed gob ah
    Guusha dunida gaadhsii
    😂😂😂😂Cambaro waa wareer

    • @fatisait7576
      @fatisait7576 Год назад

      Dahab waka maydh yaaldheh habadalin heestee(biyaha hortooda huubada moodid dabadooduna maxay noqon)intaasu ka gubtey markaasay dajisoo dhulkii habaryoonis kudul Amaantay hh damiin buu Ahayoo muu iska garan daminkay udhigtay naag dhulbahante bay Ahayd nagaha dhulbahante ciyaar magalaan

  • @cabdikariinrooney9882
    @cabdikariinrooney9882 9 месяцев назад +3

    Ayeeyo ilhy cimriga hku brakeyo Hurre adna ilahay hku nxaristo awowe.🤲🏾

  • @saddamhussein5975
    @saddamhussein5975 4 месяца назад +2

    Thu, 9 may 2024❤

  • @NajibHassan-rg2wh
    @NajibHassan-rg2wh Год назад +8

    Tarikhdu waa 24.march 2023
    Oo began Ramadan 2 Ayan somanahay Allah hanaga aqbalo🤲

  • @liibanwarsame8720
    @liibanwarsame8720 Год назад +4

    Wallee canbaro waa nasab hurrana waa gob masha allh

  • @ayaanmohamed1862
    @ayaanmohamed1862 3 года назад +33

    Ragguna haduu gudoonsado
    In u dumarka gaasiro
    Gardarada ku talo galay
    Geed xajiinle uma waayo
    Wlahi waa run
    #Dumarnimo

  • @oskajuud9500
    @oskajuud9500 9 месяцев назад +1

    Soomaaliyey saalan iga gudoon
    Allah ha u naxariisto abwaan hurre
    Intii 2023 daawatay waan salamay si gaar ah

  • @mahadsaidshabeel3283
    @mahadsaidshabeel3283 2 года назад +17

    ''Inkastaad aduun gaariyo gini iyo hal leedahay ama guunyo meelmara
    Gashiga aanad bixin karin waa gargaarka EEBAHAY kugaladay adoomaha
    Bal guluubadoo qudhiyo gacmahoo dukaan yaal iyo lugahoo laganacsado waxa goyn lahaa sheeg'' Alxamdulillaahi Rabilcaalamiin

    • @nabadoonahmed5124
      @nabadoonahmed5124 2 года назад +1

      deeee wax rag kaaaa dhaqaaajiya geeel unbaa jira geeluna xoolo kuma jiro waaaana dhab walhy waaayo magta sideeedaba adhi ,loa, iyo fardo midkooodna mag laguma dhiibo geeela unbaaa raga kala dhex dhexaadiya

    • @maxamedxidig1825
      @maxamedxidig1825 11 месяцев назад

      ​@@nabadoonahmed5124h.jeclo geel cid lama dan ma arag anigu somaluda sanaagba geela daaqa iyaga leh banka wayn ee ban cade geel aan h.j ma daaqo

  • @Abdiaziizz
    @Abdiaziizz 5 лет назад +26

    Wale isaaq afsomali Halo daayo🔥

    • @mustafacabdule9872
      @mustafacabdule9872 4 года назад

      Best Films Year bahasha isaaq maba qadin ma aqaan mesha wx ka mareen ee

    • @mohamednoor5098
      @mohamednoor5098 4 года назад

      Abdi Asis Awale Hirsi ku ku ku ku ku ku rtufuuujejheggeé

    • @mohamednoor5098
      @mohamednoor5098 4 года назад

      Abdi Asis Awale Hirsi xagada qaali zxb xagada qaal

    • @mohamednoor5098
      @mohamednoor5098 4 года назад

      Abdi Asis Awale Hirsi ku ku zxb qaali xagada qaal zxb qaali xagada qaali zxb qaali qaal qaali qaal qaali xagada qaali zxb

    • @mohamednoor5098
      @mohamednoor5098 4 года назад

      Abdi Asis Awale Hirsi '

  • @hamseomer4191
    @hamseomer4191 4 года назад +10

    Waa taariikh laga ogaankaro dadkii hore xikmaday lahaayeen

  • @mohamedabdalla2024
    @mohamedabdalla2024 3 года назад +4

    Masha allah wlhi yusuf shaacir abwaan xigmad kabuuxdo maskax cajiiba allow cimri dheer iyo cafimaad kusii

  • @abdirizackqaliil9607
    @abdirizackqaliil9607 2 года назад +10

    Markle ayaan kusoo laabte 2022 xiizaheedu waaba iikow🥰💯

  • @Waxkasta
    @Waxkasta 5 месяцев назад +2

    Yaaa daawanaya Ranadan 2024. Aan ka hadalno heesta

  • @salmaaxmed2329
    @salmaaxmed2329 3 года назад +8

    Duriyadi ilaa wakhtiga ahayan ❤❤❤❤❤

  • @mahamedadel7999
    @mahamedadel7999 2 года назад +14

    Dhaxal ma guuraan ah 2022💖🖐

  • @bashirmohamud3376
    @bashirmohamud3376 Год назад +4

    2023 wan la socdaa kamadaalo dawashada iyo dhagaysiga sheekadii dhex-martay hurre iyo cambaro🥰

  • @zaiddhanto7520
    @zaiddhanto7520 3 года назад +8

    M..a walhi silsiladaan wan kahelay ❤❤❤❤

  • @AbdikarimAbdullah-sw9ln
    @AbdikarimAbdullah-sw9ln 9 месяцев назад +4

    Allah haunaxariaTo hurre walanwal manata oo Taariikhdu tahay 15/12/2023 Ayuuu ku geryoday hargaisa😢

  • @axmedmayooralka715
    @axmedmayooralka715 9 месяцев назад +2

    Alle haw naxriisto abwaan hurre🤲🥺

  • @teamdirizlethomazka5553
    @teamdirizlethomazka5553 3 года назад +24

    ninkan ma miimaripaa new wlhi wankayapay mazkaxdiizu

  • @Naceybtire250
    @Naceybtire250 4 месяца назад +1

    Maalin isiiniin ah 6/5/2024 wali waxaan dawanayaa xikmadii/sheekadii cajiibka ahyd ee abwaan hure & abwaanad cambaro ❤
    Allaha unaxariisto labadoodaba 🤲

  • @abdirahmanfaarah5761
    @abdirahmanfaarah5761 3 года назад +4

    Masha allh alle ha ku xafido yuusuf shaacir

  • @ahmedmaxamuud3005
    @ahmedmaxamuud3005 Год назад +2

    Ianan dhul bahante ah farta taag from habar jeclo🥰💯

  • @hamdafarah8055
    @hamdafarah8055 Год назад +9

    2014 ayaan bartay shekada hure io cambaro ilaa hada wn xiiseyaa 6/10/2022 🥰

  • @idirisshire277
    @idirisshire277 9 месяцев назад +2

    *alle haw naxariisto hurre walanwal*

  • @abdirhmanabdinasir3731
    @abdirhmanabdinasir3731 2 года назад +41

    2022 yaa ila daawanayo ilahiw cawaale noo dhawr. 🇸🇴❤️

  • @mohamedabdullahi9362
    @mohamedabdullahi9362 9 месяцев назад +1

    Alle ha u naxariisto abwaanka iyo abwaanada

  • @khadranuura4790
    @khadranuura4790 Год назад +4

    23/3 2023 habeenkii Ramadan ugu horeyey habeen khamiis ah yaa ila dawanaya ilhohow Ramada at kheyrkeeda Hayna siiyo

  • @mohamedqaderabdihakim3369
    @mohamedqaderabdihakim3369 2 года назад +12

    2023 hadda daawanayso caafimaad baan ku rajaynayaaa

    • @abdiabdi.5559
      @abdiabdi.5559 2 года назад

      Ilaahay hainagu gaadhsiiyo iimaan iyo caafimaad insha Allah

  • @amlaahmed3189
    @amlaahmed3189 4 года назад +27

    Hoobey nin laba jeer yidhi ma hurdu kaso kacay ma hawawiiraya Mise HAL banu garanayn hhhhhh

    • @shamsomaxamed6196
      @shamsomaxamed6196 4 года назад

      ⁸⁸ i

    • @hassandweeu4096
      @hassandweeu4096 3 года назад +1

      Eheheheh cawa afurka ku sugaya gabeyga sln sare wll Ramadan kariim

    • @zhucayb1865
      @zhucayb1865 2 года назад +2

      🥺🥺anaa sanad kadib afurka ku sugayaa

    • @mohamedmohamud1199
      @mohamedmohamud1199 5 месяцев назад

      Hoobeey nin laba jeer yidhi ma hurdu kaso kacay ma hawawiiraya mise hal banu garaneyna

  • @saidegal4110
    @saidegal4110 11 месяцев назад +14

    I can’t believe I am just finding out about this. Two equally talented people, Also class acts by both at the end to close it out with grace and compliments to each other.
    So Classic 👏 👏 👏.

  • @shaimasicid5420
    @shaimasicid5420 Год назад +3

    Habluu waa dahab meeshay ka maqanyihin waa mugdi ❤❤

  • @salmaancabdisitaargeesoody441
    @salmaancabdisitaargeesoody441 6 месяцев назад +2

    Wax La Yidhi Qiyaamuhu
    Marka uu Qariib Yahay
    Kun Haloo Qayaaya Leh
    Oo Quus Geliya Aadmiga
    Oo Qof Waliba Layaabaa
    Laga Qaadayaa Daahee.

  • @jamamohamed1302
    @jamamohamed1302 9 месяцев назад +3

    Inta dhimashadiisa ka dip daawanaysa🙌

  • @AbdisamadHassan12
    @AbdisamadHassan12 8 месяцев назад +3

    Monday 1-15-2024 ayaan markale dib u dhagaystay maansadan kaftanka iyo murtida isku jirta alle ha u naxaristo Hurre walanwal

  • @bilecadced9655
    @bilecadced9655 Год назад +9

    Waxaan daawanayaa 2023.
    Waa xikmad iyo xog muhim u ah nolosha kaftankeeeda iyo suugaanteeda.❤️

  • @mohedjigjigawi5581
    @mohedjigjigawi5581 2 месяца назад +1

    2024 yaa ila daawanaya❤

  • @abdilaah
    @abdilaah Год назад +3

    21 /04/2023
    Ciidul fidri
    Jimce
    11:13Am remember ❤❤

  • @user-py7yk9iq4j
    @user-py7yk9iq4j 9 месяцев назад +1

    Alle haow naxariisto hurre aamiin Aamiin yaa rabi

  • @mustapheahmedhirad113
    @mustapheahmedhirad113 2 года назад +7

    2022 Isoo Raaca Inta Daawanaysa🥰

  • @jayneindhayare6858
    @jayneindhayare6858 9 месяцев назад

    16kii - 12aad - 2k23. Ayuu Rabbi oofsaday hurre walan-wal Alle haw naxariisto.
    Cambaro-na alle caafimaad iyo cibaado suuban haku nooleeyo.
    U ducee labadaba hadaad muuqaalkan daawato.

  • @Nazariabdi186
    @Nazariabdi186 Год назад +4

    Allah maskaxda ha u barakeeyo yuusuf shacir 22/10/2022 habeen jamce sii baxayso sabtina soo galayso ayan daawanaya🫡

  • @NimcoJaamac-x6x
    @NimcoJaamac-x6x 6 месяцев назад

    Hees Murti Leh oo kaftan iyo shulansiba Leh ilahay here Allah haw naxariisto aamiin cabarana Allah cimiriga haw dhereeyo aamin

  • @khadab1220
    @khadab1220 3 года назад +6

    runtiii labadooduba waa gobtii soomaalida waa ree hawd iyo ree xeebeed amba ree guban waa hidiyo dhaqankii soomaalida asalka ahayd waana haasaawe siwayn taariikhda soomaalida ugalay oo bilaa naxli ah

  • @hassansheikh2496
    @hassansheikh2496 Год назад +3

    Sidedaba waxa xigmada leh lagama Darko runti ale xigmad usiye Masha alah

  • @faatixaxmed8105
    @faatixaxmed8105 4 года назад +24

    Waxaa layaabay da,da ay jireen iyo murtida harqisay maskaxdooda 18 iyo 20

    • @Qalafe
      @Qalafe 2 года назад

      20jirka Maanta joogo ka waran ?......

    • @ceynaanshexaajiabuukar9535
      @ceynaanshexaajiabuukar9535 2 года назад

      @@Qalafe war waa adoo kaloo miiran dee xaa isaga saaree

  • @hibomuuse2917
    @hibomuuse2917 3 года назад +6

    Maansha allah abwaan nagu qaaliya

  • @drridwanfaysal3671
    @drridwanfaysal3671 3 года назад +10

    1/9/2021 still watching from jjga somali galbeed

  • @Ax.Ahmed-iz2zl
    @Ax.Ahmed-iz2zl 2 месяца назад +1

    2024 dawanayaa

  • @maxamedsayid3922
    @maxamedsayid3922 3 года назад +13

    2021 yaa daawanaya

  • @abwaanseexiyeofficial9653
    @abwaanseexiyeofficial9653 2 года назад +6

    2022 yaa ila daawanaya ❤️👍

  • @aadansiciid1388
    @aadansiciid1388 Год назад +4

    2022 habeen axada oo ugu dambaysay waliba saacado ba ka hartay 2023 taarikhdii dhulbahante iyo halka uu maanta joogo caawa laascaano marayso baa icuntami waysay markaasan taariikhii hore iska dhex galay oo Tani ka mid tahay

  • @samiirbashiir6485
    @samiirbashiir6485 4 года назад +4

    Mnshalllah dadki hore murti uu daa

  • @yahyeboqol3300
    @yahyeboqol3300 Год назад +3

    27 apriil 2023 yaa ila dawanoyo. Sheeko aad umacaan❤

  • @haliimoadam1804
    @haliimoadam1804 9 месяцев назад +1

    Alle ha u naxariisto abwaan hire walan wal maanta ayuu aduun yadan ka faaruqay qabrigiisa alle how waasiyo

  • @hodanabdi7156
    @hodanabdi7156 Год назад +3

    Ila 2019 ila hado 2022 wlhi kama dalo dhagaysiga shekadan👊😖

  • @Zaamimohamed
    @Zaamimohamed Год назад +1

    Dadna waa dadki hore hadalna waa intay yidhahden 👍

  • @fatisait7576
    @fatisait7576 Год назад +3

    Canbaro Naag dhulbahante Eheed marka lagu leyahay gabdhaha dhulbahante geelay dhicin jireen Ama geelbaa laga bixinjiray tasa tusaale u Ah Naag Abwaanaday Ahayd

  • @ifraaxifraax7934
    @ifraaxifraax7934 9 месяцев назад +1

    Haben jimcaa 15 Dec 2023 alle Haku naxariisto😢😢

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire9915 2 года назад +4

    We thank you so much to the family 👪 ❤ 💜 🙏 💙 💕 👪.

  • @engmustafahassan3945
    @engmustafahassan3945 9 месяцев назад

    Naxariistii janno Allaha siiyo abwaan Hurre Walanwal.

  • @hamzeallitour4097
    @hamzeallitour4097 2 года назад +7

    😜❤️ Dhalintii caqligoodu Ahaa 💯k💯 2022 August Yaa ila daawanaya caqliga Alle Ha idiin Daayee

  • @miskimahamud9621
    @miskimahamud9621 Месяц назад +1

    Aug 4 2024 yaa ila daawanayah❤😂

  • @hamdaabdirahman2528
    @hamdaabdirahman2528 2 года назад +6

    2022kii ya like dawanaya ramdaan KariiM🕌🌙

  • @abdikariimmohamed1575
    @abdikariimmohamed1575 8 месяцев назад +1

    2024 January 15. Aniyo sxbky Burco Ayaa Kuwada Dhagaysanayna Edmonton wadanka 🇨🇦. Insha Allah. Xili Dambe oo wanaagsan oo
    Kale Ayaan Rajaynayaa