Maasha allah ( XAYAAD XISHOOD) aan Wataa Sxb ku soo celi gabdhaha si toos ahna cod geli markaan Sxb dabo istaaga ka daa markaan shacabka ayaa kala saaraya so toos ah
Hothman jiil walbo we keeni karta 🔥🔥 Xayaat codka kuwii hore bee keeni kartaa🔥🔥 kuwa danbo weku fashilantahy 😢 Any way captan adi iyo teamkaga hormar wacan🙏🙏
Captain baara wan ku salaamay sxb waxan ka mid ahay dhalinyarta idinku xiran ee last two years Wana idin taageera sxb ninka sxbkaa idiriiska ka war hey oo ninkaa garab sii sxb
Maasha allah caused dis hood aan Wataa Sxb ku soo celi gabdhaha si toos ahna cod geli markaan Sxb dabo istaaga ka daa markaan shacabka ayaa kala saaraya so toos ah
ruclips.net/video/ZLuO8fFxh3Q/видео.htmlsi=gxyBR86xLD3-DmUY❤❤
Ku sali nabigeena suubana scw ❤
Scw
Scw scw scw scw scw ❤❤
Scw scw scw
Scw scw❤❤❤❤
Maasha'allah gabdhaha waxaan leeyahay quraanka xafida oo codkaa quruda badan illaahay idin siiyay ku aqriya quraan tajwiid ah, illaahay ha idin barakeeyo, aamiin. Mar 2,3,4,5, maasha'allah.
Captan Horta legend ayaad tahay hiil iyo hooba leh libaax Waxaad yeeshaa sxbkaa idiriska bal garab istaag ninkii uu niyo jabee from Hargeisa waan ku wataa legend❤
Mahadsanid Walaal Geesi Runtaa Weeyi
Mahadsanid Walaal Geesi Runtaa Weeyi
aan kuwada salino nabigen maxamed scw scw scw ❤❤❤🎉🎉🎉😢
Wlhi oo billahi oo tallahi labada gabdhod mid laga tago maleh cabtan aax yaa sowd kabayare oofadhido aad modaa m.a ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Aay gabadha xijaabka aan codkeyga siisay guulayso❤
hotman cumar is the bestryyyyy coodkii oo qof ah m.a❤
Hodman Best Talant Abayo Codka alle haku barakeyo❤❤
Wow Hodman ayaan wata shaki la aaan wallhi m.a allaah ha ubarakeyo codkeda❤❤❤
Mshallah, ma kala dhacaan gabdhuhu wan wataa ❤
🎉Mashallah ma kala dhacaan 2
Viva hodmaN cumaR wxy isoo xasuusisaY hoboladii soomaaliyeeD hore usico wll sido kle inanta kale kamo dhacdoH froM gopolkii ragga kasoo salamaya 🎉
Ku Sali Nabigeena The best person ever The most knowledge able and The most Shiine all created prophet Mohammed (ﷺﷺ)❤️🕋🤍
Wan taGeRa Gabdhau ma shall dhacan❤🎉
Hodon xijaab buluuga way u fadhsaaa from hargsa
Hayaad Waaw magool bay naxasuusisay Manshaallah ❤❤❤
Xayaat waa Farxiya Kabayare dhaxalkeeda waana mar la arag
Hodman na waa boqorada codka
Hodman ereyadeeda way saxanyihiin codkeeda wan ka helay ❤
I congratulate both of them captain 🎉🎉from Kenya 🇰🇪 Nairobi
Habluhu kalama dhacin wiilashu hadbo codkii danbeye raacayee ileen cododku waa wada dahabiyee😘
#HODMAN #HODMAN WAA I WADATAAA 🙏🏻🙏🏻🙏🏻
anaga xayaad aan wadanaa in ta wadato xayaa laksara juul juul juul👍
Xaasidnimada dhaaf likta saara wah ❤
Maasha allah ( XAYAAD XISHOOD) aan Wataa Sxb ku soo celi gabdhaha si toos ahna cod geli markaan Sxb dabo istaaga ka daa markaan shacabka ayaa kala saaraya so toos ah
Hodman cumar wllshey guulayso Cod dahab❤
Wlhi dad qarsoon baa soo bandhigtay sharaf iyo karamo
Asgggjo bcyui
Iifur buuga naxariista ayaan ahay ❤❤
Xayaat codkeda m.a Allah u barakeyo❤
Waaaaw mashallaah labadub waa fanaani iyo badh ❤❤❤❤
I am one of the your fans kabtan baara keep going from bydhabo
Masha allah cod qurux bdn hodman omar waxa isku cod tihiin hodan abdirahman 🫶😮
masha allah muuqaal qurux badan captan baar gabdhaha❤ masha allah wax malaga qaban karo labadooda waa seem captan baar horey usoco saaxib guul ayn ku rajeena ❤❤❤
Both of them ❤❤cod dahabi waya m.a captain keep forward 600k
Wow fantastic aya tahay kaptan baraa keep going ❤❤❤
# HODMAN wey u Fadhisaa Keep going Kaptan baara
First comment 😀
Kabtan baara waa ku wata muuqaladuna ima dhaafan noo soo badi❤
Asturnaan iyo Cod Macaani Bey isku Darsatay inantaa 🎉❤
Hodman m.a gabadhaa waa wataa xijaab buluuga codkeeda wuu fadhiyaa❤
Gadhaha makaladhacan ✌🏾
Wow gabadha xijabka wadato wllhi waa top m.a❤
Hothman jiil walbo we keeni karta 🔥🔥
Xayaat codka kuwii hore bee keeni kartaa🔥🔥 kuwa danbo weku fashilantahy 😢
Any way captan adi iyo teamkaga hormar wacan🙏🙏
xaqiiqdii meshan waxaan ku arkay hablo soomaliyeey oo mar la arag ah 🎉
Team captan hore mar wacan 👊👊👊
Waxan tartan lama odhankaro wuu dhafay
Miss xijaaban ma arag qof la cod ah ❤
Kabtan garabkaaga baanahay guulayso marwalpa bro❤❤❤
Waaw waah waah waxaas heeso shidan
Ii fur Buuga Naxariista ahay Xayat ❤
labada gbdhood kalama dhacan xqqtan midna waa kabayare midna sootu raxma mrka Xayat codkeyga siiyy 🔥
Gbdh shalmada wadata codka dadki hore ku jiraa wllhi ❤🎉
Xayaat ❤❤❤❤
Kabayare junior aa cod qurxoon🎉🎉🎉 Ms Xayaad🎉
Hodman cumar wataa❤
Codka gabadha xijaaban alla yaa Qur'aan noogu Akhriya
Labada gabdhoodba ma kala dhacaan codkooda waa wax kale🎉
Hodman iyo xayaat❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Labaduba waa wataaa i.a❤❤❤
Hodman cod dahableey ❤❤
Gabdhaha kalama dhacan maasha allaah
Gabadha xijaabka xidhan 👏👏🎉👍
Www labadaba ma kala dhacan lkn xayad wa top
Cabtan wagan wad na waloysa❤
❤ Captan baara legend wankuwataa ❤
Hodan...... mashaa alllaaaaah🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Walee kabtanow shaqo fiican ayaad heesaa guuuL zxip❤
Wwwwwwaw masha allh ❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha allah captan hore mar wacan
Hada kadib program eysan hodman cumar kujirin heynala hor imaan ❤
Kabtan wan kuwata horay usoco guul iyo gobanimo
Kabtan waaydi wiilasha siday latahay ❤
Gabadha tarxada
Xayaat keep going ❤❤❤
Wankuwata sxb cabtaan bara from eldoret kenya
kabtan xayaad youtube ufur heeso bilaa musug ah hanoo soo desee😊
Hayaat 💥🚀
Gabadha xijaabka wadata
Captan bro labada gabdhood codkooda caadi maha weyna waaleen masha allah sotul raxma 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤ noosoo badi sxb
Mashaa allaah kabtan ma kala dhacaan
Captain baara wan ku salaamay sxb waxan ka mid ahay dhalinyarta idinku xiran ee last two years Wana idin taageera sxb ninka sxbkaa idiriiska ka war hey oo ninkaa garab sii sxb
Mansha allh labd gabdho ma kal dhacay
Hotman cumar is the best 👍💯👍💯👍💯....
Guuleyso kabtan 🤴 king of king
Hodon waa fanaanad buuxda100 💯
Waaaw lawadooda Maka ladhacaan wlhi m.a 🎉🎉🎉
Hodman cumar guul wllshy
❤❤😊
Maasha allah caused dis hood aan Wataa Sxb ku soo celi gabdhaha si toos ahna cod geli markaan Sxb dabo istaaga ka daa markaan shacabka ayaa kala saaraya so toos ah
❤❤❤❤❤❤❤Abayo
Masha allh❤❤❤❤❤❤
Captain islaaamihiii hore qashin ay noqdeeen eee iska daaaadi😢😢sida indho buldhuq io dhaxyar
Xayaat xayaat kaftan xayaad
Waaaaw hayat masha allah 🎉
Gabadha xijabka salan salan iga garsii sowtu raxma❤
Hamblyo abyabaayooyin codkiin ilaahay uhadiin barakeeyo labdiinaba❤
Labadaba makala dhacan lakis waxa siyey xayat farxiyo kaba yare codkeyd oo yar cod keyda ❤❤❤
Hodman ❤ wa fanand cadi ah
kapta makala dhacaan wlhi M.💪💪💪
M.a gabdhaheena allaha idin sharfo❤
Xayaad Xishood Ayaa ku jira waana wax loo baahan yahay xishoodka 🎉codkeeda hadii lasii fasaxa Fanaanintii hore booskooda so gali
Wee xishoonee sax waaye balse labis ahaan xiahood majiro.
Hodman Omar ❤❤❤❤❤
Both are talent❤❤❤❤
Xijab buluuga ❤❤❤❤