CHALLENGE HEESAHA LIVE KA AH & DOORKA GABDHAHA : GABDHO AYAA MASRAXA LAGA SAARAY -DOOKHA WIILASHA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 фев 2025
  • CHALLENGE HEESAHA LIVE KA AH & DOORKA GABDHAHA : GABDHO AYAA MASRAXA LAGA SAARAY -DOOKHA WIILASHA

Комментарии • 159

  • @Captanbaaraofficial
    @Captanbaaraofficial  3 месяца назад +19

    ruclips.net/video/cU4ylbg92vY/видео.htmlsi=cfNz3GvLINJ-ZeMn❤❤❤

    • @AbdilaahiAbdirahmaan-i9g
      @AbdilaahiAbdirahmaan-i9g 3 месяца назад +1

      Kooko keen captan

    • @shagtaofficial-66
      @shagtaofficial-66 3 месяца назад +1

      Captan wxa sameysa
      Barnamijka markad duraysid
      Natijada Hore Ka sii arkanabe
      Ka Daa markas
      Caadi u fur lkn ha ku Balabin natijadi o la arkayo
      Keep going captain 💪🎉

    • @CabdirisaaqSuudi
      @CabdirisaaqSuudi 3 месяца назад +2

      Cabtan kooko keen

    • @CabdirisaaqSuudi
      @CabdirisaaqSuudi 3 месяца назад +2

      Inay heestaa larabaaa

  • @abdirahimhusseinnor6556
    @abdirahimhusseinnor6556 3 месяца назад +7

    Gbdha iiifadhiisaty waliba hees igu dartay oo juhdi aad u wayn bixisay wlhi ma bixin karo muuqa ahaan iyo cod ahaanba dhankee doonto ha u liiidateee madaxaa saran ❤🙏

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 месяца назад +25

    Walalayal an kuwada salino xabiibkena muxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤️

  • @Teamceyda-f7q
    @Teamceyda-f7q 3 месяца назад +7

    Manta waa jimce aan kuwada salino nabigen maxamed scw scw scw ❤❤❤🎉🎉🎉😢

  • @WallkaWeyn-x3e
    @WallkaWeyn-x3e 3 месяца назад +9

    Hees quraan cml loo xifdinayo subxanllah

  • @dadnimoproduction2284
    @dadnimoproduction2284 3 месяца назад +10

    Waanku Heystaa Barnaamishkaa Captan Noo balaari

  • @KhadijaAbdalla-i2s
    @KhadijaAbdalla-i2s 3 месяца назад +3

    Kabtan gabdhaha waqtiga ayay dhumiyaan ee ha joojiyaan suuraha iyo qosolka tirada badan

  • @Bare-z3l
    @Bare-z3l 3 месяца назад +6

    Bani Adam baa nahay gabadha qaaday lama xaqiri karo waa No 1

  • @AxmedCaabi-h9x
    @AxmedCaabi-h9x 3 месяца назад +10

    Weji ka weji baa fanaanad helay subxaanallah

  • @yusufsiyad7378
    @yusufsiyad7378 3 месяца назад +3

    ❤❤❤❤❤ Guul iyo Gubanimo Captain 🧑‍✈️ hore uu soco bro❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AxlaanMaxamed-g6b
    @AxlaanMaxamed-g6b 3 месяца назад +4

    COMING SOON 600k❤

  • @Wishowspeed291
    @Wishowspeed291 3 месяца назад +2

    Kabtan baara the legend the goat keep going bro 🐐👏👏 lkn dhalin yarta quranka jecel neh tartan koda wanka sugeyna insha Allah

  • @AbdichakourIbrahim-cn4sf
    @AbdichakourIbrahim-cn4sf 3 месяца назад +2

    Deey daalabkaaa captain 🎉

  • @SiciidSulub-j2t
    @SiciidSulub-j2t 3 месяца назад +1

    Ninka kaliyee reer Hargeisa jecelyahiin al capitano big respect ❤

  • @MudeMusaMymohamed
    @MudeMusaMymohamed 3 месяца назад +4

    Waji cariri Qofatas waykufaditha ♥️

  • @apdirashidcabdi6151
    @apdirashidcabdi6151 3 месяца назад +2

    Tartsnkii got talent part 2 Please 🙏 😢

  • @iqraabdullahi2900
    @iqraabdullahi2900 3 месяца назад +2

    Cabtan waan ku wadnaaa ❤🎉

  • @FaadumoCabdulqaadir-j2r
    @FaadumoCabdulqaadir-j2r 3 месяца назад +1

    Kabtan baara guulayso bro waan iska jeclahy muuqaaladaa oodhan lkn waxaa kasii jeclahy markii marwo buldhuq io nasteexo indho io afka cali io yuusuf ramber kusoodar muuqaalka xiga ❤❤❤❤❤

  • @RidwaanAbd
    @RidwaanAbd 3 месяца назад +2

    Noso badi gabadha❤❤❤😢😢😢😢

  • @BilanMuuse-u4f
    @BilanMuuse-u4f 2 месяца назад

    Gabadha calanka somaliland sidata uun Gabadh is hobta ah Hargaysey ka soo jeedaa baan umaleeyaa keep going qali

  • @HamzeDjama-m8q
    @HamzeDjama-m8q 3 месяца назад +1

    Captan jecel ba igu bermay wlhi sxb markan dawaday vidéo ga from Djibouti 🇩🇯

  • @MohamathKatashade
    @MohamathKatashade 3 месяца назад

    Gabadha ugu horaysa iyo wiilka ay doratay wax aa ka dhexeeyo mar kasta iyaga way is doortan inta Ila aragtay one like❤❤❤

  • @---Hatif__0mr---
    @---Hatif__0mr--- 3 месяца назад

    Wiilasha habeen-kooda channel ka waa ay Shidan.
    se Hablaha mesha waxba kuma hayaan.
    Waji cidhidh aa si wacan logu heesay
    Hore u soco Captan 🤎

  • @NahiiBaabaa
    @NahiiBaabaa 3 месяца назад +5

    Gabadhaa soomalilander ka ah baa cod mcn Wllh

  • @diishitaar9235
    @diishitaar9235 3 месяца назад +1

    Kabtan gabdhaha caadi ma aha jwbteydu sug berito iinsha allaah shaqo aya KU jiraa saas ulla soco

  • @suheepyare-ts3vl
    @suheepyare-ts3vl 3 месяца назад +1

    Captain wad mahad San thy nin weyn waya arag thy Marka kale Quran inoga dhig tar tanka

  • @khaalid713
    @khaalid713 3 месяца назад +2

    hal inan ayaa ku jirta waana inanta qaday aragiisa kaan ku ildoog sadoow kolay inan taas waa duriyada

  • @SulthanaMoo
    @SulthanaMoo 3 месяца назад +1

    From tiktok🙋‍♀️😂😂

  • @apdirahmaanmeysar166
    @apdirahmaanmeysar166 3 месяца назад +1

    Kabtan baara legend sidaan ku soco ha fadhiisan kuleyahay hana caajisin ku sugoono shrf io krmo 🫡

  • @MOWLIDABDIGUHAD
    @MOWLIDABDIGUHAD 3 месяца назад +1

    Captan Baraaaaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤ welcome

  • @herropoi7017
    @herropoi7017 3 месяца назад +2

    Hesihi oo la kufsaday😂😂😂kuwan marke dhagesayan inte ku maqan yihin 😂😂erayada mid sixi,karo waku,yar yahy 😡😡weji cariri tan u hestay waa 🔥🔥an other level cod iyo erayaba wa u fadhida wa fanand kaliya mesha kujirto 🔥🔥🔥🔥qoft 2aad macqul wye la dhihi karo wa dhuuubo dhaxyar🙏🙏nastexo hestas maka dhmato miyaa😂😂😂labac labac dhiig be ka kenty😂😂😂😂

  • @AmranAbshir-fp7kn
    @AmranAbshir-fp7kn 3 месяца назад +2

    Captab baara koko noo keen ❤❤

  • @shagtaofficial-66
    @shagtaofficial-66 3 месяца назад +1

    Captan Bara waxad sameysa
    Barnamujka xagiisa Hore ha so galin
    Natijada wa inad barnamijka Caadi u furta
    Lkn xga hora laga si wada arkaya sasna ma ficna🎉
    Intas same sxp keep going captain intas same

  • @abdifatahshalle9917
    @abdifatahshalle9917 3 месяца назад +1

    Captain baraa 🎉zxp inoo soo badi❤

  • @Niemaayana
    @Niemaayana 3 месяца назад +1

    Wawarey Barnamishakan wan Ku haysta wlhi Captan sobadi plz 6k'is camin ❤❤

  • @ZuperTieryhenry14
    @ZuperTieryhenry14 3 месяца назад +1

    Kaptan afka Cali maxaa uga soo tagty ku soo dar kulan dambe❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 3 месяца назад +1

    DHUUBO. WAA. KUHAASATAA. JAKAARTA
    ISKUYAACA. CABTAN. ISKU AROISI❤❤❤

  • @farhanbashi-et5hw
    @farhanbashi-et5hw 3 месяца назад +1

    Caga istaji wil iyo gabadaha dil iyyo dawac nososamey please 😮🎉❤

  • @JimcaaleFaarax-le7wk
    @JimcaaleFaarax-le7wk 3 месяца назад +5

    Inanta waji cidhiidhi waa isaaq codkeeday ka muuqataa❤

  • @AbdullahiIsmail-u7q
    @AbdullahiIsmail-u7q 3 месяца назад +10

    Nestaho cod humaa😅😅

  • @cabdallacabdirisaq2565
    @cabdallacabdirisaq2565 3 месяца назад +1

    Gabadha waji ka waji ba ugu cod macaan ,
    boraman kaso slmya cabtan

  • @Janagale143
    @Janagale143 3 месяца назад +3

    Team shuluq cabsi cabsi wye 😂😂

  • @CanabJimcaale-qb9in
    @CanabJimcaale-qb9in 3 месяца назад +1

    Captan horey usoco ❤

  • @diishitaar9235
    @diishitaar9235 3 месяца назад +1

    Kabtan gabdhaha xishoot aya ka muuqdo kolna aniga waa qiimeen waaye

  • @AbdullahiJibaar
    @AbdullahiJibaar 3 месяца назад +1

    Captain Video-gii hore camal soo sameee 😊

  • @Mahamuudhagaajiye
    @Mahamuudhagaajiye 3 месяца назад +1

    I can't wait 1m 🎉🎉🎉🎉 if allah say

  • @AyubYacqub
    @AyubYacqub 3 месяца назад

    Captain baara brother keep ❤❤

  • @ahmaddahirbareguleed5110
    @ahmaddahirbareguleed5110 3 месяца назад +1

    Keep going captan

  • @RadwanHousseinAhmed
    @RadwanHousseinAhmed 3 месяца назад +1

    Macha allah captain ❤😊

  • @Maxamedaxmedcabdi-dy3qc
    @Maxamedaxmedcabdi-dy3qc 3 месяца назад +2

    Is good very vani kaptan wan kahaya

  • @HamzeDjama-m8q
    @HamzeDjama-m8q 3 месяца назад +1

    Replay captan from Djibouti 🇩🇯

  • @QadiijaAmow
    @QadiijaAmow 3 месяца назад

    Ilahey ka cabsada fasahaadka iska daaya umuda Ilahey markaat lohortaktaan maxaa dhihi

  • @HassanMohammed-l2r
    @HassanMohammed-l2r 3 месяца назад

    Mashaalah captain,wasnamathadalisay,, asante

  • @Mahamuudhagaajiye
    @Mahamuudhagaajiye 3 месяца назад +1

    Keep going 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @FarxaanCabdi-f6w
    @FarxaanCabdi-f6w 3 месяца назад +1

    Kaftan barmaamijku waa shidan yahay lkn hadaan fikir kugu darsado waxaa ka dhigtaa 3 nin iyo 3 gabdho ah intaa team intaaase waa kuwa qiimayta
    intaa 3 nin iyo 3 gabdho kuwa tartanka

  • @MariaMarus-x5r
    @MariaMarus-x5r 3 месяца назад

    Ce bon mon frr❤❤❤❤

  • @MohamedHassan-y9b
    @MohamedHassan-y9b 3 месяца назад +1

    Keep going ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farxaanaadan9418
    @farxaanaadan9418 3 месяца назад +3

    Nasteexo Fanka shaqo kuma lihide iska daa wll😂

  • @kassimMuhumed-l1r
    @kassimMuhumed-l1r 3 месяца назад +2

    Qofta an codketha kuhasto wa Nasteho lee m.a wxl

  • @AbdullaahiAbdi-h3m
    @AbdullaahiAbdi-h3m 3 месяца назад +1

    Keep going Legend

  • @zahrayussuf6187
    @zahrayussuf6187 3 месяца назад +1

    Asc alla gabdhuhu Cod xumaa bisinka wiilasha ayaa dhaama 100%

  • @hassanawaleh8426
    @hassanawaleh8426 3 месяца назад +1

    fait sortir Nasteexo 😅😅😅😅 se ma première fois que je l'entends Chante

  • @HassanNour-i2i
    @HassanNour-i2i 3 месяца назад

    Kabtan hore u soco djibouti

  • @Anfacabdulwaaxid
    @Anfacabdulwaaxid 3 месяца назад +1

    Captan gabdhaha Haloo heeso

  • @Xanafixaaji1257
    @Xanafixaaji1257 3 месяца назад +1

    Captain nin wayn somali dhan jaceshahay bro pls cagii soceli between Girls And boys... marwada cadi ma Ahan caaga sifican u taqana mise Academiyada Captain Baara Ayay ka sobaxday

  • @SakariyeCabdicabdulaahi
    @SakariyeCabdicabdulaahi 2 месяца назад

    Kabtan keep going howlqaran ayaa wadaa

  • @Kabtankab.x
    @Kabtankab.x 3 месяца назад +2

    Heestan nastexo indho halaga xareyo sida funanada number 3 maldini loogu xareye cml 😂

  • @Zulubo-yar90
    @Zulubo-yar90 3 месяца назад +2

    Iqro waa funny wlhi😂❤

  • @rahma-q4q
    @rahma-q4q 3 месяца назад +1

    Waji kawaji hesba kudhacdy wn kaxumahy😂😂😂😂😂

  • @MedNasteho-bx6gn
    @MedNasteho-bx6gn 3 месяца назад +1

    M.a❤❤

  • @AyanleAbdulqadir
    @AyanleAbdulqadir 3 месяца назад +1

    Tii shalay dhaheysay laxanka kaa qaldan codkeyda ceejo lagu hayaa sida la iskaga qatay ee wilkii shalay cod malihid iska joog bee dhahay kaas dhaamay xaqiiq

  • @BashkaAdan-ju5ss
    @BashkaAdan-ju5ss 3 месяца назад +2

    Keep going bro

  • @AbdikaNi2
    @AbdikaNi2 3 месяца назад +2

    waji kawaji qofta markii eey heestay wuuba sii qurxanaaday hhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @mansorabdirahman3338
    @mansorabdirahman3338 3 месяца назад

    kabtan baara ✦✦ walahi waa qosla wuxuu tagan yahay hesata meshee ka goday sharooteey wad kulahaa🤣🤣🤣

  • @HawaHusein-s8u
    @HawaHusein-s8u 3 месяца назад +1

    Afka cali maxaa ubixisay aboowe faleebo ha u bixiweesay u bixiweesay 😅😅

  • @shuaeybcabdirahmaan1923
    @shuaeybcabdirahmaan1923 3 месяца назад +1

    @Captain baara Legend of the best player in Somalia 🇸🇴

  • @HaalandGoat-f2x
    @HaalandGoat-f2x 3 месяца назад

    Kabtan baara waan ku wataaa

  • @Saabo607
    @Saabo607 3 месяца назад +1

    Waaw dumarland keep going

  • @liibaancadde2731
    @liibaancadde2731 3 месяца назад +1

    Captain hadan somali imaado barnamijkan wa igu so dhaweene so mahan 😂

  • @Sudaysiidiris-o3b
    @Sudaysiidiris-o3b 3 месяца назад

    Ok ana codsigaygu waa halgabadh iyo iyo 4wiil bacloos kusoodar

  • @yahyemohamed5525
    @yahyemohamed5525 3 месяца назад +1

    captain gabdhaha waxoodu qosol waaye is adkeeya dheh😂

  • @ciiseahmed-x4u
    @ciiseahmed-x4u 3 месяца назад +1

    Woow very good

  • @IbraahimmaxamuudnuurNuur
    @IbraahimmaxamuudnuurNuur 3 месяца назад +1

    Faleembo fowdo waye cabtan 😂😂😊

  • @CUMEERMOHAMED-y5l
    @CUMEERMOHAMED-y5l 3 месяца назад +3

    Manta waji cariiri boqoradisa number 1 bosteyo number 2 number 3 Jakarta boqoradisa inta kle jw lkn CPT waxaa qalad kugu ah inaad marwo buldhuq kaso tagto

  • @LiibanCali-kt5yz
    @LiibanCali-kt5yz 3 месяца назад +1

    Kabtan horay usoco zxb zre

  • @HamzeDjama-m8q
    @HamzeDjama-m8q 3 месяца назад +1

    Fans captan 🇩🇯

  • @ZezoAli-uf1rk
    @ZezoAli-uf1rk 3 месяца назад +2

    Xasbunallah Waxaan cod ma ahan

  • @MariyaKamiri
    @MariyaKamiri 3 месяца назад

    Walahi baranam8jka dhuboiyo jakarto ku daawada

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp 3 месяца назад +2

    Dhuubo dhex yarey waad naka waa leysaaa😅😅

  • @khaalid713
    @khaalid713 3 месяца назад +1

    kkkkkk ha odhan challenge ee dheh barnaamijka oohinta iyo hadalka oo hada ma sidaas ayay la shir yimaadeen 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @HalganAwale
    @HalganAwale 3 месяца назад +1

    Koko bulle ayan rabnaa captan

  • @khalidmohammad5261
    @khalidmohammad5261 3 месяца назад +1

    Here we go kulh lgend😂😂

  • @ahmedmohamed-br7id
    @ahmedmohamed-br7id 3 месяца назад +1

    Captain wankuwata ❤❤

  • @AxmedMaxamuud-lt4yc
    @AxmedMaxamuud-lt4yc 3 месяца назад +1

    Wanku salaamay kabtaN

  • @Boidoa_moves_4_5
    @Boidoa_moves_4_5 3 месяца назад +1

    keep going cabtan

  • @CaashoCabdulahi-ro2hx
    @CaashoCabdulahi-ro2hx 3 месяца назад +1

    Kabtan barnamijka shalay part 2 kaso samey

  • @feisaliman1879
    @feisaliman1879 3 месяца назад +1

    Captan baraaaaaa😂😂😂

  • @AbdiAziz-q7f
    @AbdiAziz-q7f 3 месяца назад

    Nasteexo heestii nimcaan hilaaac dhiig ayee kakeente 😢😂😂😂

  • @AbshiromoalinMadey
    @AbshiromoalinMadey 3 месяца назад

    M,a❤❤❤❤😢😢😢 nasteexo

  • @Marwaanjowhar
    @Marwaanjowhar 3 месяца назад +1

    Labada kuus kuusan iyaga Lee ciyaaroyo