"Muuse biixina in uu ku tukan waayo maydka Habar Jeclo ceeb ayey ku ahayd," Siyaasi Mustafe.......

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 авг 2024
  • "Muuse biixina in uu ku tukan waayo maydka Habar Jeclo ceeb ayey ku ahayd," Siyaasi Mustafe Xuseen Cali.
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Комментарии • 82

  • @moodyhype978
    @moodyhype978 Месяц назад +7

    Wallee inankan haber jeclo waa suldaan diiriye oo halkaa fadhiya alla haber jeclo Nin badanaa noolaw inaadeer.

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 26 дней назад

    Waxaa wanaagsanan lahay inaadan maydka xabaashiisa ka soo toosin.Hadaanu habarjeclo nahay taageero wax sheeg midna naga helimaysid ee wax lagaa dhegaysto keen.Marxuumiintaasna ilaahay how naxariisto aamiin aamiin yaarabi

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 Месяц назад +4

    ALA INAADEER. ❤ ODOYGU. MEYD KUU. UKALAHIILIYAA ❤ODOY MUUSE. ❤. KUWA. GERXAJIS BA. MATAGO. !

  • @gorgor3062
    @gorgor3062 Месяц назад +3

    MARXUUMKAAS NASIIB AYUU LAHAA MAR HADAANU KU TUKAN MUUSE JUUDAAN

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 Месяц назад +4

    Waa nin caqli badan oo wax badan og!!

  • @updifataaxxukun7371
    @updifataaxxukun7371 Месяц назад +1

    Maan arag beryahaa nin SNM ah oo sidaa fiican u kaftama guul

  • @abdirahmanjama1322
    @abdirahmanjama1322 Месяц назад

    Alle haw naxariisto marxuum Axmed xasan muuse nin wanaagsan oo Alle ka cabsi badan buu ahaa Alle haw naxariisto janadii fardowsana ha ka waraabiyo hana ka yeelo macii nebi maxamed scw scw janatul fardowsa ha casuumo Alle marxuumka
    AMIIN YAA RABBI❤

  • @user-ud6fs8ut7z
    @user-ud6fs8ut7z Месяц назад

    Geesi geesi dhalay afku kuma go’o run sheeg ❤🎉🎉👏👏👏

  • @studnteamisha3358
    @studnteamisha3358 Месяц назад

    In dhowayd waa hadalkii siyaasiga ahaa ee aan dhegaysto kii wnagsanaa ugu cadaalada badnaa ugu degenaa ugu aragti fiicnaa ugu indheer garadsanaa ugu anshaxa fiicnaa ugu cunfiga yaraa.
    Alla haku bareekeeyo indr anigiyo adigaba aaamiin

  • @ismaaciilmuuse6263
    @ismaaciilmuuse6263 Месяц назад +1

    Axmed Xasan Muuse nin qaaliya ayuu ahaa ilaahay ha u naxariise'e laakiin m/weynuhu hadduu yimid inuu salaada jinaasada dadka kula tukado ayey ahayd,waxase dhici karta inuu hawl adagi sugeysay.

  • @user-hs3uu1gy1f
    @user-hs3uu1gy1f Месяц назад +2

    Geesi habarjeclo ah iga dheh

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 Месяц назад +1

    ❤❤ MAANSHALAAH ❤ WAA NIN WAXGARADA ❤OO. WAXBADAN OG HORE USOCO GEESI❤.

  • @ZainaB-ve5gp
    @ZainaB-ve5gp Месяц назад

    MashaAllah waa genesis

  • @MohamedHassan-hl3pp
    @MohamedHassan-hl3pp Месяц назад +2

    Wallee Kani waa wada caqli geesi aragtidheer

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q Месяц назад

    Masha allaah fariid hadal yaqan

  • @matanxasan773
    @matanxasan773 Месяц назад

    Halyay 💪💪💪💪

  • @cige3636
    @cige3636 Месяц назад

    Ma janaduuu gayin lahaaa

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu Месяц назад +1

    Muuse iyo inta kuharereysani ee cidwalba lihi muuse wey ka hiiliyeen madaama ay odhan waayeen waar kadaa adaa fiican mooye muuse may odhan kadaa sidaa

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 Месяц назад

    Abti mahadsanid si wanaagsana ayaad hadalka u dhigtay wax.garadnimadana waa loo dhashaa thanks.

    • @mohamedalimohamed5828
      @mohamedalimohamed5828 Месяц назад

      Dadkan habar jacl amania ma habar yunis ba leef leef futo xun wax idin tari mayso. Cirro 70 hablood e.gibiley la gystey ee la kufsadey kuwa kale ma indha baleen cirro fadaxey wano dayus qarac anaga kule wa daus cirro hablahisi lagu hor wasey malin ma ka hsdley
      Hadano nahey besha rer canashe 1 cod siin mayno nika hablahisi lagu kufadey gibiley habsr yunis xalasha malinta codka iska qayila saxibyal..

  • @sultanc.kariim9366
    @sultanc.kariim9366 Месяц назад

    Waarnmyxuu ahaa libaxani maansha allah

  • @sahraaxmed5649
    @sahraaxmed5649 Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-cx5bb3lp4h
    @user-cx5bb3lp4h Месяц назад

    Ninkani was Xanuunsanayaa .
    Allah kariim .
    Miyaanu garanayn inu XILLWAYN U HAYA UMADA oo markasta WAR kaladueen oo qarkood u bahan in si deg deg ah looga jawaab.
    Allah Mahad leh.

  • @inacarab2353
    @inacarab2353 Месяц назад

    Tolkay habar jeclo wlhi wa labka isaaq ❤ anigo G36 ah ba idin salamaya tolkow bartaad naga xigtaan ragbaa naga xigee odeyga maxamed kaahina wxba u qaban mayno waayo siyaasad marka laga yimaado wa nin wngsn maxamed kaahin ninka libtiisa wa loo qiraaye

  • @Maxamedbilaal-qn3wy
    @Maxamedbilaal-qn3wy Месяц назад

    Maansha alla waa hadal runah

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Месяц назад

    Guuuuuuuuul guuuuuuuul somaliland❤❤❤

  • @1962yusuf
    @1962yusuf Месяц назад

    Afkaaga caana-geel lagu qabay. Asc

  • @suhaybsaleban5120
    @suhaybsaleban5120 Месяц назад

    Aduunyo , ninbaa laga hayay " gadhku gadhkaad mooday maaha" tolow siyaasadii ma waxay noqotay maanta meel nacsyada soo shaac saarta .

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz Месяц назад

    Alle ha unaxariisto somaliland nay muuse aaskiina diiday.

  • @sahalmohamed3477
    @sahalmohamed3477 Месяц назад +1

    Suldaan Maxamuud guuleed ayaa Jannaasadda tukunaayey, wuxuu u arkaa isaga iyo Hirriggooba ninkii Meeraysigii soo afjaray .......!!!!.

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 Месяц назад

    Waxaauu ku hadlayo ayey ku rsavsan yihiiin dhjuniqaatayaal idaga la midah waar orod dsgaalka gal oo juwan iyo fawasha dalka kaceli inta aad muuse ku waalateen ilaahay xirsi gaab iyo ciro jiir kursi ma siiyo insha alaa faqsha ilaa fsqasha

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m Месяц назад

      kkkkkkkk kaalay adigu dalka aad sheegayso ma hooyadaa baaleh dhulkaagii waad joogtaaye qudhmiseey baqti iyo maayf hanala soodoonan wax iskama celin taqaanaane hadhooe .arka indhaha laaydinku dhuftaad nasabkiinu khalkhalaa oo irir carab yuhuud oromo sheegataan bilaa nasab ah oromoo badayda qaado iyo dhulkaba oo kaalay dhulbahante iga celi oromaan ahaye

  • @AbdisamedMohamed-ts3qm
    @AbdisamedMohamed-ts3qm Месяц назад

    Adeer ninkaas haduusan kutukan nasiib but lahaa waayo waa namruud ninkuna muslin but ahaa ilaahay yaa ka ilaaliyey inuu kutukado

  • @Axmed-ly5mi
    @Axmed-ly5mi Месяц назад

    WaryA ord Burco tag soco

  • @YuusufHaybe-rt5nc
    @YuusufHaybe-rt5nc Месяц назад

    Siyaasi waan ku salaamayaa waxaanan kuugu hanbalyeynaya fekerka siyasiga ah ee toosan waxna anad dhafin waxna dhibin waana kugu taagersnahay fekerga togan ee waaqiciga ku qotoma

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 Месяц назад

    Cirro so muwaadin maha

  • @user-ng9sb8hz1n
    @user-ng9sb8hz1n Месяц назад

    Nasiib daro wax ah xabaalah joy aroosyada in la siyaasadeyo maaha ilaahay ayaa kursiga haya habar jacko maaha kosovar xabaal tala maaha

  • @user-oz1bc9uv7h
    @user-oz1bc9uv7h Месяц назад

    Hhhhhh mustafe saaxibul caqli

  • @ashanor8035
    @ashanor8035 Месяц назад

    Kkkkkkkkk libaax libaax dhalay waaruntaa waaruntaa waaruntaa

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Месяц назад

    Ninkan meelfiican buu dhigey Garxajis iyo h/yoonis waxey ahaayeen lixlayaashii wadanka udhintey waxa harey oo nool waa fule sida inakaahin iyo ina cabdidameer saraakiisha h/YOONIS ee nool sida ina Mire waa niman xishooda wadankana usoo halgamey

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 Месяц назад

    Habar jelo banaan cad bay iztasgtY cidna uma bahnailaahay bay u baahan tahsy waxaa se na dilay jaanuus u shaqeeya xirsigaab suldaan guuleed ina xaashi kulu huwanta ayey u shaqeeyaan xirsi fitcoon iho suldaan guuleed ilaahayow habarneclo ka qabo huwan ilaahuwan fawash ilaa fawasha

  • @beerkaaicadaaday2057
    @beerkaaicadaaday2057 Месяц назад

    Marka qabyaaladu xargaha goosato waa iska caynkaan dee.

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 Месяц назад

    Sxbow maydka ha siyaasadaynin ee wax lagaa dhegeysto noo sheeg

    • @xaqudirir244
      @xaqudirir244 Месяц назад

      Siyaasadeyn ma aha laakiin in uu geed ka hoos galay markii lagu tukunayey anana markhati ka aha

  • @cabdiraxiinkhadar4433
    @cabdiraxiinkhadar4433 Месяц назад

    Ninku raganimo hadalkiisa ayaaba cajiib ah.

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 Месяц назад

    Afku Kuma go waa nin miyir qaba maaha habar jeclad waalatay oo muuse ku shubto waar toosa dacawo

  • @Miicaadyare
    @Miicaadyare Месяц назад

    Isaaqii way waasheen qabiil bay ku waasheen.

  • @nugaal012
    @nugaal012 Месяц назад

    Wadani oo qabuurihii iyo maydkii siyaasadaynaya.

  • @abdirahmansalah3643
    @abdirahmansalah3643 Месяц назад

    kani waa nacas duli hana sheegan anaga habarjeclo ah oo taageera madaxwaynaha qaranka somliland ee codka xalaasha ah ku yimid muj madaxwayne mudane muuse biixi cabdi from burco togdheer somaliland habarjeclo.

  • @aliabdi8873
    @aliabdi8873 Месяц назад

    Magacii hj nuux diihaal ayaa dilay

    • @Waayoarag98
      @Waayoarag98 Месяц назад

      Rag waxa u liita ninka tolkii u xiniinya weyn. Adeer ma imikaad miyi ka timi. Madanigu waa yaqaan waxay yihiin Nuuxe.

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy Месяц назад

    Habar jeclo wa kabaqaadka habar awal midakale muse bixi boqolala shacab ah dilay saladiisa ya wax kufali

  • @jamacali3545
    @jamacali3545 Месяц назад

    Iska hadlow ina igare

  • @hayaan8591
    @hayaan8591 Месяц назад

    WAXAAN LA YAABAY QAABKA AQOONAYSAN IYO DEGANASHAHA UU WAX U SHARAXAY ISAGA OO AAN CIDNA CAAYIN , WAAR DADKAASOO KALE UMADA HA LA HADLAAN , KUWA CAYDA MICIINSADAY EE ITAAL MOODAYNA HA OGAADAAN INAY GELINGEL CIDLO AH TAAGANYIHIIN AFXUMO IYO GODOBINA U DHEERTAHAY WAAN KU SALAAMAY INADER.

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu Месяц назад

    Kani inuu iska aamuso ayaa u wanaagsanayd ilayn talo iskuma kaa sheegto ahx iyo caku shir khashif Ilaahaaw ha na joojin baa lagu ducaystaa !

  • @fluxyackerman7487
    @fluxyackerman7487 Месяц назад

    Dameerahan qaylinaya edeb yeesha munaafiqiinyahay ururtay

  • @Apdifatah_TaaxO
    @Apdifatah_TaaxO Месяц назад

    😂😂😂 nio mxaa nacas inagusoo badanaya

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu Месяц назад

    Habarjeclo sidii ay awal iyo garxajis isugu dirayeen ayey ceeb dhexfadhiyan waayo marka nin garxajis uu hadlo afarta habarjeclo oo wasiiro ah ayaa lacag kuqaata

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Месяц назад

      Dofaar habar awale munafaqdiin

  • @user-fh3vd8bm7x
    @user-fh3vd8bm7x Месяц назад

    Dhoylaawe habjeclo ninkafekereyhiilkaagailaawey

  • @AbdiqaniArtan
    @AbdiqaniArtan Месяц назад

    Muuse Biixi waxaa ka degi la' jeegaanta cusub ee HJ iyo HY
    Wuxuu diidanaa in Ahmed Xasan Muuse lagu aaso xabaalaha Haleeya ee Garxajis. Wax fahma

  • @amounnoor3585
    @amounnoor3585 Месяц назад

    Dhusa wayne waar iska amus

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 Месяц назад

    Waar ninwayn baad tahay waxaa miidiye ha soo fafhiisan dadku yey kula yaabin waar aamus frmo caynaba

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu Месяц назад

    Maxa dhacay idinkaaba jeegane xabaalina jeegaan ayaa laga dhigey war Magee loo socdaa

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Месяц назад

    Muuse fircoon diintiisii may ahayn furqaani
    Ee diin kale ayuu oromo otodhogiska ayuu qaatay eaynu wada arkaynay
    Sidaa ayuu jinaasada uga tegay

  • @djamasaid6839
    @djamasaid6839 Месяц назад

    Salatu janaaza inay fardi kifaaya tahay ma oga miyaa inankani

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 Месяц назад

    Waar iidoorku waa waashen muuse waa waalanyahay miyuu dhanyahay dhulbahantaa waalay waana doqon Isla weyn oo biilaa oqoona kkkkkkkkkk

  • @soomaalilandxassan8084
    @soomaalilandxassan8084 Месяц назад

    Af nooli waa kan oo kale waxad amanaysa safiirki ruushka ,iyo xisbiga ujeedo badan,.adigu shaqsi ayaad tahay codkaguna waa adigo kaliya.

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 Месяц назад

    Waar iidoor hadaa miyir qabtaan ciro doorta oo nimakaa waashay oo dhiigu waalay tuura hadaa mustaqbal rabaan maanta ciro doorta yyyyyyyyyyyy

  • @MohamuudNour-lm8qe
    @MohamuudNour-lm8qe Месяц назад

    Waaryaa nacas shirqoolpaameesha jiray

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 Месяц назад

    Maanta ayaad habarjeclo cirou jahaysay walee habeen maad jirn dhuuni qaate ayaad tahay habar neclo ayaad tahay baan umalaynyaa waar huwan faqash naanuus khaain waxba daafimayaan malaa xirsigaab baa ku soo kiraysTay huwan ilaahuwan

  • @maxamedcabdi3351
    @maxamedcabdi3351 Месяц назад

    Lama mahadin lagumana badhaadhin ee waa la eeday xukunkii iyo xilkii iyo maamulkii iyo hogaankii dalka ee loo dhiibay muuse biixi xukuumadiisa iyo xisbiga kulmiye

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 Месяц назад

    habar jeclo habar jeclo magaciii waad dishen qudhun kudafqd qudhun kugabanaya

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827 Месяц назад

    Kan Doqonka ah isma ma Aniguna waa ikanbaa

    • @sahalmohamed3477
      @sahalmohamed3477 Месяц назад

      Wallaahay ninkii Hirriggoo runta ayuu sheegay...iska aamus ayuu kuyidhi aamusnaanta ayaa kuu dhaantee.....!!!!.

  • @kaysenur1592
    @kaysenur1592 Месяц назад

    Kan waa maallaayacni siyaasi sheeganaya.

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 Месяц назад

    waxba ku hadli maysid iska aamus