Ma dastuur ayaa jiro marka hore mar hadii sidii la rabo leysugu cabiraayo oo waqtigii la raban siday rabaan ubadalayo .axmed wuu badshay oo wuxuu ka dhigtay inuu isa soo sharxi karo markii sadaxaad xasan waa loo jeedaa wax uu barlamaanka ka wado ..hogaanka wanaagsan umadna alle ha siiyo..siyaasi danley ahna alle ha ka qabto
4 qufood miyaa rafaad kii hore hadaad rabto diyaar hada dagaalka dhicidoono ood somaali kudiideyn intii goor goor that. Soo noqda 5 qof nama haysankaraan soomaali dhiiqo Gali Kara arintaas halaga fiirsado ciidamo Fara badan ayaa diyaar ah magaaladii ubaahan in la burburiyo waa laburburinaa waxa kismaayo kasocdo horaa loo ogàa waane la qaboojinaa
Doqon xamasa mar walab dadkaga ba lagu so adeegasada mar putland hada waxa lagu so adeesana jubbaland haku cebobin xamasa hurdayow xassan shiikh hadad warkiisa qadato wu ku halaagin a wiilkeyagiiw joga dhiiqo bad ku dhexe jirata qeyr allah ka dhigo
Ninkani layiraahdo Ahmed Islaam Ma aha qof xishoonaya Halmar baa si caadi ah baa loo doortey Markii labaad wuu isku caano shubey Markii sedexaad wuu isku caano shubey Calaamatul su aal ?????????? Hada markii afaraad Ahmed Islaam wuxuu doonayaa inuu isu caano shubo Tani waa tii uu ku dhiman lahaa Jananka SHUBE loo yaqaano Wuxuu yiri hadaad mar wax ku cuntid FAATAXADA marka labaad Suurad kale baa la aqriyaa Hadii mar aad wax ku cuntid FAATAXADA Marka labaad waa mida aad ku dhiman laheeyd Saadaasha wexeey u egtahay Ahmed lIslaam waa tii uu ku dhiman lahaa Ahmed Islam ma aha qof xishoonaya Rasuulkeeni wuxuu yiri عن أبي مسعودٍ عقبة بن عمرٍو الأنصاري البدري رضي الله عنه قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: ((إن مما أدرك الناس من كلام النبوة الأولى: إذا لم تستحِ، فاصنع ما شئت
Axmed madoobe wax fiican ma uu sameyn oo jidad bmabixin cafimad dadkii ma heystan iyo waxbarasho hase ahaatee wax ka siidaran nin uu wato xasan tuug oo wax dan ah usan uhaynin kismayo iyo darood ee axmed hada hala taageero
Abii Axmad waa 1
Shaikh Sharif, Saciid Dani, Ccshakun iyo xasan cali kheeyre
Hamza Waa guulaysanayaa waa Amiirimu,miniinka Somalia
Madaxwene deni ayuu noqon doona insha,sllah sida ay ilatahay
Farmajo ❤
AXmedowe waa lajan soomaliya waa yo anaga aya doraneyno oo jubbaland ah
Axmed geesi ninan lama
Simay no guuul insha allah
❤❤❤❤❤❤
Shacabka budlaan iinshaa allaahu
Waa kenaya wafdiga ugu horeeya ee u kusoo fhaweynayo Axmed hadi la doorto uku nabad galo
Guel guel guel Axmed madobe
Sheeq shariif
Cida ugu horaysa oo kismanyo imaandoontaa waa Siciid Deni iyo Kenya
Ninka Madaxweynaha noqana waa Warsame hasan bulxan💫 Axmed Tuug halaga qabta magalkan wan so socda
Siciid dani lagu soo dhawayhaa
Ma dastuur ayaa jiro marka hore mar hadii sidii la rabo leysugu cabiraayo oo waqtigii la raban siday rabaan ubadalayo .axmed wuu badshay oo wuxuu ka dhigtay inuu isa soo sharxi karo markii sadaxaad xasan waa loo jeedaa wax uu barlamaanka ka wado ..hogaanka wanaagsan umadna alle ha siiyo..siyaasi danley ahna alle ha ka qabto
Asc
fadlan waxaan ka codsanaynaa xasan dalxaraashe in uu aqoonsado ninkuu dirsaday ee gaboose .axmad na markuu isku caanashubo hasoo xiro madaxwaynaha xasan . sheekadana hakusoogaba gaboowda talo walaaq iyo ciyaala suuqnimo.
Xasan Madherge iyo Xamse Dhaadhaan bal hadeey awood leeyihiin Doorashada Axmed Madoobe ee berri oo isniin ah eey dhici doonto car ha joojiyaan
Kursiga ma asagaa iska leh mise Reer jubaland ayuu Ka dhexeeyaa kkkkk
Adiga yaad u shaqaysaa
axmadow jiro joog waligaabo malabaad waxaan kulenahay kusoonaqo kursigaaga
Shacabka budlaan
Saciid dani
Adan duale of kenya
Jubbaland Dastuurkeeda ayey ku dhaqmaysaa
Hayaaay ,,,Geedo Naar , Gaboose , Gurguurte Gembaroole , Gendi wade , ayaa lagu wadaa iney Somalia Gubi doonaan .
Gusigiisa doonaya KKKKKK
War beenta kadaa daka
War yaa jooji beenta uu Xassan dhiiqo oo Ayax ah kuu Soo dhiibey Viva Sheekh Axmed Madoobe
7
Xasan iyo xamse
deni baa ugu horeyn
Hala kala adkaado si nabad loo helo!
Daniayatagaya
Waa dani iyo wafdi ay kiniya iyo Ethiopian iyo imaaradka
Waxad sheygeysid hal eray run Ah maku jiro dadka ha mrin hawawinin qeer beele
4 qufood miyaa rafaad kii hore hadaad rabto diyaar hada dagaalka dhicidoono ood somaali kudiideyn intii goor goor that. Soo noqda 5 qof nama haysankaraan soomaali dhiiqo Gali Kara arintaas halaga fiirsado ciidamo Fara badan ayaa diyaar ah magaaladii ubaahan in la burburiyo waa laburburinaa waxa kismaayo kasocdo horaa loo ogàa waane la qaboojinaa
Doqon xamasa mar walab dadkaga ba lagu so adeegasada mar putland hada waxa lagu so adeesana jubbaland haku cebobin xamasa hurdayow xassan shiikh hadad warkiisa qadato wu ku halaagin a wiilkeyagiiw joga dhiiqo bad ku dhexe jirata qeyr allah ka dhigo
Deni
Sacid danii
Ninkani layiraahdo Ahmed Islaam
Ma aha qof xishoonaya
Halmar baa si caadi ah baa loo doortey
Markii labaad wuu isku caano shubey
Markii sedexaad wuu isku caano shubey
Calaamatul su aal ??????????
Hada markii afaraad Ahmed Islaam wuxuu doonayaa inuu isu caano shubo
Tani waa tii uu ku dhiman lahaa
Jananka SHUBE loo yaqaano
Wuxuu yiri hadaad mar wax ku cuntid FAATAXADA
marka labaad Suurad kale baa la aqriyaa
Hadii mar aad wax ku cuntid FAATAXADA
Marka labaad waa mida aad ku dhiman laheeyd
Saadaasha wexeey u egtahay Ahmed lIslaam waa tii uu ku dhiman lahaa
Ahmed Islam ma aha qof xishoonaya
Rasuulkeeni wuxuu yiri
عن أبي مسعودٍ عقبة بن عمرٍو الأنصاري البدري رضي الله عنه قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: ((إن مما أدرك الناس من كلام النبوة الأولى: إذا لم تستحِ، فاصنع ما شئت
Qofka ooguhoreh wadani
War dadka Beenta dadka daaa
Beenaale
Xasan 1⁹1kowdii aad sheegtay baa loo noqdaye waxba daarood haysku dirine miyaad baqaysaa meeyey ciidankaagii sow adigii lahaa daarood waa wax yar jale kaalay lays deyn maayo
Lafa daarood dhiiqo ma maqashay
Axmed madoobe wax fiican ma uu sameyn oo jidad bmabixin cafimad dadkii ma heystan iyo waxbarasho hase ahaatee wax ka siidaran nin uu wato xasan tuug oo wax dan ah usan uhaynin kismayo iyo darood ee axmed hada hala taageero
.arxuumka lagu aaso xamar waa halkuu ku dhintay
Meydad ka daarood oo xamar daadsan1991