#Dawo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 дек 2024

Комментарии • 26

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 3 месяца назад +3

    Wiilashaas buurbuuran iska ilaali waa geesiyaal lkn qolof weyn iyo cod weyn waxaa ka mihiimsan wadnaa la rabaa Harti waa kuwii Daraawiish sayidka Alaha u naxariisto Aamiin la halgamay Harti uma kala Harti Majeerteen wey ka buuxeen oo taariikh da hadaa akhriso waad arkeysaa waagaas markuu sayidka noolaa Alaha u naxariisto Aamiin maxay ogaadeen u halgami waayeen oo ugu hiilin waayeen wadnaa diiday sow ma aha hada sayidkii wuu dhintay Alaha u naxariisto Aamiin halgam markuu noolaa ayey ahayd qof dhintay miyaa halfan u baahan duco ayuu u baahan yahay marka aqligiina ha shaqeeyo

    • @fatumaahmed4566
      @fatumaahmed4566 3 месяца назад

      Wlle sayidka mrki hore 11sano ee hore mj aya la jiray madam uu sayidku joogay dhul mj magalada Ayl wuu bawaqeysna kadib talex ayu u soo guuray xoolihi wy ka baaba'en Abaar aya ku dhacday Arinta guurista sayidka wx ka danbeyey lataliyhisa dhulbhante aya raacay meesha ogaden shaqo kuma lahayn wixi shirqoli jiray ogaden ayey ahayen siiba rerka rer cabdile marka dadan Aqon aya sheeganayo.

    • @MaleykaGabane
      @MaleykaGabane 3 месяца назад

      Sacdiya
      Beenaley baa tah tarikhda darawish iyo seydka . Waxad lka xuntihin seydka oo ka dhshy ogaden. Falaar gilgiladho kagama harto beena raad maleh.horta harti waxay ahaayen cadowga kowad ee seydka mj iyo warsan geri halmalinbu ka dilay 11kun oo nin.marku ka warheley inay soo dulayaan bu werarey. Halganka seydku wuxu ka bilaabey burco together lascanood kama bilabin iyo caro dhulbahante. Dhulbahante cidankey ka mid ahayen oo tasi warun lakin darawish oo dhami ma aheyn dhulbahante ee askar uu ku shaqesto oo xabada iskaga dhigo oo mushar siyo ayey ahayen.biladh kuma shaqryneynin .somali oo dhanba ku jirtey .xata isaq.hawiye madhiban darod walagu dhamaa.
      Mida kale dagalki seyka uu ku galey banbalayo ma dhulbahanta la socdey cidanku ogadenbu aha 2000 nin oo ogaden ah aya halkas kugaley dagal wana qabridahe halkasna galafi ingriska iyo xabashi lagu jabiyey. Seyd imisa Jersey dhulbahante shirqol u dhigey oou ka badbadey mataqanaa .cali dhuuxse mataqana inta jer isku deyey inu dilo.uu seyd ku ka so cararey caro dhulbahante.

    • @MaleykaGabane
      @MaleykaGabane 3 месяца назад

      Sacdiya
      Horta xiligi seydku bilabey halganku dadku sidan umma ilbaxsanen oo xoolo dhaqato ayey ahayen iyo rer miyi magalku wa yara xata xagga dintu aqon badani ma jirin .seydkana ninki ugu horeyey ee somali ee waxbarto ayuu aha waxna fahansana aqontisana diinbey ku salesned. Isku dhac badan baa jirey tas oo kentey is fahanla an. Dadki ka horyimid intusan caro ogden imanin waxay ahayen harti iyo isaq.dadka uu aad ulaayeyna wa harti iyo isaaq dadkas wuu xasuuqey oo tarikhda qoreyso wayo gumeysigey usoo raacen .kadib ogadenku mardambe ayu uyomid qar didey wey jiran qar badana wa soo raceyn rerka didey waxa ubadna rercabdule .reraha kale wey la socden .kadib dadki wacdi badankadib wey soo racen wati banbalayo uu saldhig ka subsadey ilaa iyo hadana daarbalayo wa dhisantahy iyadoo drug ah malinkaliya waxa dagal isku Haseley gumesigi iyo 2000kun oo cidanka darwish ee ogden halkad gumesi badan ba ku dhintey. Halkan kuma so kobi karo raadi tarikhda seyd kuli .

    • @MaleykaGabane
      @MaleykaGabane 3 месяца назад

      Sacdiya
      Hadii dhulbahante geesiyal yihin seyd maxed .looma bahden oo wiil dhulbahnte ah baa soo bixilaha oo gesiya lakin ma jirin.nin gesi ah oo dhulbahante ah gumesiga ingriskana kama aaysan horiman wey u shaqeyn jiren.muxuuse usoo bixi wayey .mida kale hadad geesiyal tihin muxuu idoor idin gumeysanayey 17sano oo idin xasuuqayey awey gesiyashi dhulos.
      Hada waxa idin xoreyey hiil harti oo gushan keney ma ahan mid aad kensaten wad dhaqajinweydene.marka ffanka joojiya waxa tihin soomali wa ogtahy qoraxmuqato sacab lagumo qarinkaro adkarbaad aheyden mushar qadato xabadana lo dhigo 5 qof ee darawish ugu sareysana ogaden bey ahaayen walibo qoyska seydka.

    • @MaleykaGabane
      @MaleykaGabane 3 месяца назад

      ​@fatumaahmed4566
      Seydka iyo mj mabo is arki karin warabo iyo riyo ayey isku ahaayen xaged ka kentey shekafan khaldan jebkagad kale soo baxdey. Seydka mj iyo idoor wa dafka kaliya uu xasuuqey oo uu sifa xun ulaayey wayo gumesigey usoo raceyn oo askar u ahaayen unna jaajusi jiren.
      Hada mj sheko cusub iyo tarikh cusub noo kenen wa sheko ugub ah mj ba daraeish aheyd wa wax lagu qoslo koley aniga wan ku arkee dadka kale yey kugu qoslin.

  • @AbdirahmanSiraat400
    @AbdirahmanSiraat400 3 месяца назад

    🎉🎉🎉🎉

  • @munasar10001
    @munasar10001 3 месяца назад +1

    NINKAAN AADBUU U XAYEYSIIYAY WAANA UU KU QANACSANYAHAY EE MAKOOXDUU U CIYAARAA TALOW

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 3 месяца назад +1

    Waxa wanaagsan ood ku faantan illahay waydiista tani ceeb bay adduun iyo akhiro idiin tahay ,waxbaan dilay reer hebel baan ahay .laxawla walaj wuwatah illah billah .fadku horumar bay ka hadlan nin ama gabar somaliyeed oo nolol ka dhigtay dil dhac iyo in xun oo dhan tv somali intaas baa inta badan somali laga arka illahay u nowda oo ceebtan cidwalba arkayso tv kala baxa.

  • @Qarsoon
    @Qarsoon 3 месяца назад +1

    Nin feeraweyn wadno malaha

  • @osmandhiblaawe739
    @osmandhiblaawe739 3 месяца назад

    Kkkkkkkkk Wariyaha Team Kazow waan ku baranay waxaa iman doonta maalin aad ka shaleyso shar taageeridda iyo buun buuninta dulmiga balse qabyaaladdu waxay mareysaa heer laga yaxyaxo

  • @zeinab-o6r
    @zeinab-o6r 3 месяца назад

    Waa odey weyn oon caaqibo lahayn

  • @MedLilka
    @MedLilka 3 месяца назад +2

    Lajan horay usoco libax ilkacase

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 3 месяца назад +1

    Adiga hiiladaada wey cadahay marka halkaas waxaa ka cad in ogaadeen wixii laidinku caayi jiray run tahay walaahu aclam

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 3 месяца назад +1

    Ogaadeen waa dad gadaal gadaal u fakara kkkkkk aqli iyo wadne ayey hayaan kuwaas lkn qawmaluud team cazow lagu xantaa oo idinkaaba u badan

    • @MaleykaGabane
      @MaleykaGabane 3 месяца назад

      Sacdiya
      Wad caytamikarta iska nafis wayo ciil iyo callolxumaa ka buxdo iska nafis hadad rabto ooy .aqli haduu mj leyahy gumesi kalkal ma noqden
      Seyd maxedna ma xaduqeyn.mida kale aqli aad ogden dhertihin ood wax ku qabsaten manan arrag. Ee faan beena .fuleeynimo.xasidnimo.
      Hungurixumo.dhaqn xumi.iyo jilerc uunban idinku aragney somalina idinku taqanaa.lakin iska faan fanka bilaa milixda wad ledihin. Waxwalbo tarikhda qorta .baltarikh mj leyahy ii sheg an akhristee.

  • @abdurahmanmohamoud7280
    @abdurahmanmohamoud7280 3 месяца назад

    Saaxiib hadeey sas u dhisan yihiin maxeey maskiin yaroo majeerteen ah eey 10qof ugu qaraacayaan

    • @MaleykaGabane
      @MaleykaGabane 3 месяца назад

      Abduraxmanmaxamud
      Wilka wilyar baa garacey ma hadey 10nin dili laheyd bu noolan laha see wax ka yihin. Maxeyse shacabki garoowe oo dhan wiilyar oo 14 jir ah u ceyrsaden oo xabadaha ulla dhaceyn soo dadnimo xumi ma ahan iyo xoolonimo iyoguntii aad aheyden ee la idinku shegijirey.

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 3 месяца назад +1

    Ogaadeen hadeey geesi yihiin maxay sayidkii markuu noolaa ugu hiilin waayeen kuwaan macasha bixiyey oo buurbuuan awooweyaashood waa ku Daraawiish ka mid ahaa ee halgamay marka maxaa ku faani karaan kkkkkkkkk dirgax Kiya ka adagtihiin

  • @fatumaahmed4566
    @fatumaahmed4566 3 месяца назад

    Team kasow mxy taren umada iney dadka wx u qabtan iska daaye wy dilan, fulaynimo wxy ka qaban way isugu tagan dadka sidi naagihi naagaha qaar aya dhaama oo is balansada hal hal ugu soo baxa qofka kuwani waa naago fuliyiin ah qofka hal hal aya logu soo baxa Adomeyda ayey Adegsadan wxasi ma rag baa balaqyada oo codka dameraha leh is cadeeya sida naagaha uf nusqan weeye calaamadihi naagaha ayey leyhin ninka raga sida uma dhaqmo

  • @fatumaahmed4566
    @fatumaahmed4566 3 месяца назад

    Anagad noo faanin Teamka naagaha dibiyada codka dameeraha leh ee darogada cuna xagey sayidka ku barten ogden siib rer cabdile sow maha kuwi shirqoli jiray sayidka Ader tarikhdu wy qoranthy.

    • @MaleykaGabane
      @MaleykaGabane 3 месяца назад

      Fatumomaxamed
      Ya kugu yiri re cabdulaa shirqooley
      Wa war xumidi iyo dacayadi mj oil
      Rerka gumesiga usoo racey wa harti marka laga rebo dhulbahante harti umma kale harin iyaga dhibey ka horyimd isna waa xasuuqey kumayaal buu nafta dhaafiyey oo akhiro u direy.soo akhri tarikhda dadka waxa aay shegayaan iska dhaafe wey qorantahy

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 3 месяца назад +1

    Doqomo waaye cod weyn iyo jir weyn wax ma taro wadnaa wax Tara nin bir qaaday lkn fulay ah maxay three kkkk wuu burn burning waa group fulayo ah oo hal hal uma dagaalamaan fuleynimo darteed 30 nin ayey hal nin ku koobtaan kkkkkkkkkk Alaahu Akbar faan wax ma taro wadnaa wax tara walaalow booco laga hadlo iyo murqo la dhiso wax ma taro wadnaa wax tara

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 3 месяца назад

    Waar beenta iska daa anaga oo reer Somaliland ayaa og inuu gariiraaye xidhanyahay oo uu tagay dhulbahante