Hadaan loo Sinaan haynin Saamiga Siyaasaded ee Jijiga waa In Caasimada laga Raro - MP Ahmed Shahaado

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.
    Don't forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood
    FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.
    QarriJiqood

Комментарии • 25

  • @frank77w
    @frank77w 3 дня назад +4

    Mar meeqaamka caasimada iyo awood qaybsi buu ka hadli marna haba la bedeluu leeyahay. Ninkan warkiisa far ba ku godan. In ay oromo soo amartay ban u malayn

  • @hassanhussein4269
    @hassanhussein4269 3 дня назад

    100% waan ku raacsanahay Xildhibaanka waana Sax Hadalkiisu,

  • @abdirisakhassan-w6o
    @abdirisakhassan-w6o 3 дня назад +2

    War kor haloo fikiro jigjiga iyo godeyba somali umba leh balse marna isma waydinayaan wakhitiga iyo waaqiciga lagu jiro war anu waxan dhihi dire daba haloo raro waa fikirkaga

  • @qawdhanahmed4895
    @qawdhanahmed4895 3 дня назад +3

    Nuurow bal waydii Jigjiga waxaad ka wayday ma kehelaysaa godey

  • @MubaarigCabdixayi
    @MubaarigCabdixayi День назад +1

    ᴊɪᴅᴡᴀᴀǫ ɪs ɴᴏᴛ ᴇᴀsʏ😮😂😂😂😂

  • @abdiahmed1
    @abdiahmed1 3 дня назад +2

    What a childish argument coupled with complete ignorance of how the system works. 😩

  • @MubaarigCabdixayi
    @MubaarigCabdixayi День назад +1

    Qᴀʙʀɪ ᴅᴀʜᴀʀᴇ ᴡᴀᴀ ɪɴᴜᴜ ᴋᴀ ɴᴏǫᴅᴀᴀ ɴɪɴ ᴊɪᴅᴡᴀᴀǫ ᴀʜ

  • @frank77w
    @frank77w 3 дня назад +1

    Nin dalkiisa iibinaaya somaali ba laga helaa. Wax dood micna ah ma sheegin derbiyo cidla ah buu garaacaayaa. Sidii dirir dhaba loo bixiyay buu rabaa in uu jigjigana oromo u siiyo. Caqliyada waan fahmi waayay. Oromona say u soo sikanayso gode iyo qabri dahare bay iman doontaa ninkaa iyo noociisa hadaan la iska qaban

  • @mohamedabshir4478
    @mohamedabshir4478 3 дня назад

    Xildhibaanadu waxay u taagan yohiin xuquuqda bulshada inay ilaaliyaan.
    Waa waajibka xildhibaanada inay dadweynaha iyo xukuumadaba ku baraarujiyaan saamiqaybsiga khayraadka Caasimadda.

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 3 дня назад +1

    Khaaimiinta igu liita somalida waa reer Qabridahare? Balmuxuu jigjga iyo Goday kukala doorsnayaa?

  • @mahamedmuse5718
    @mahamedmuse5718 2 дня назад

    War sow la qaadan maayo hadii laga guuro

  • @mahamedmuse5718
    @mahamedmuse5718 2 дня назад

    War kani waa doqon muxuu k keenay arintaa

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 3 дня назад +1

    Wuxuu fulinayaa aby amarkiisa in jigjiga Oromo qaadato somalina u guurto godey

  • @Abdilahi-xb4ic
    @Abdilahi-xb4ic 3 дня назад

    Hodhodho

  • @MohamedHassRashid
    @MohamedHassRashid 3 дня назад

    Kkkkkk

  • @sayidmohamed3908
    @sayidmohamed3908 2 дня назад

    Jijiga halaga raro wa oromo ha qadato

  • @AbdilmuxsinDayr
    @AbdilmuxsinDayr 3 дня назад

    Waa fikrad khaldan sabatuna waa ( waxaa la.inasoodhaafiyay dirdhaba iyo harar waxaana lawareegay itoobiyan iminkana waxaa lagu socdaa sidii jig-jiga loola wareegi lahaa )
    Ninkan iyo kuwa lamidka ah waxay fulinayaan rabitaanka oromada

  • @Abdilahi-xb4ic
    @Abdilahi-xb4ic 3 дня назад

    Hagag qabri daharana xaq ma uyelankara inanka kudhashay ee lagaga badanyahay hadalkaga ah lama wada dagana yaa ushegaysa ader

  • @qawdhanahmed4895
    @qawdhanahmed4895 3 дня назад

    Ugaaska waxaa kamaqan in ay godey kuqulqulqyaan wixiinciidan itobitaan ah
    Aadna ogtahay go aanka deegaanku kaqaatay arintaas
    Mise xilbay caruurtaadu kawayday
    Makaheli doontaa godey

  • @mahamedmuse5718
    @mahamedmuse5718 2 дня назад

    War kani waa bacaak

  • @fe8445
    @fe8445 День назад

    "Soomaali dhooylaay, hore maw soconaa, mise xumaan & silic baad ku noolaan" Oromadii baa iyagoo ciidan federaal iska dhigaya iska soo buuxshay DDS kursi baa lagu murmayaa. Dhulkaba hadii Oromo la wareegto maxaad ku murmi? Soomaali meel kasta jidkii Alandalus bay ku socotaa hadaan ragan madaxtinimada ku dawaqay caqligoodu soo noqon.

  • @NimcoFf
    @NimcoFf 3 дня назад

    Ninkasta oo guri dhisnayow tuuladada ama magaalada gaar ah ka dhiso nin dhulkiissa ha udhisin

  • @KingisharariBahrdahar
    @KingisharariBahrdahar 3 дня назад

    Filiman taan sifican uma fahmin what hapin

  • @Bashi85
    @Bashi85 3 дня назад

    😂