Heestaan ma Muuse Biixi ayaa Sameeyay hhhhhhh

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 273

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 Месяц назад +20

    VIVA 5 Somaliyed waa lamtabtan❤
    Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 💯💙🤲🏾🤲🏾🤲🏾👍👍🙏🏼🙏🏼

  • @user-pq8rw1uz7m
    @user-pq8rw1uz7m Месяц назад +23

    Xamar iyo somaliya
    Waa walaaladay siyaasad uun baa Naga dhaxaysa waana laga heshiin Kara
    Lkn Ethiopia waa cadaw anoo hargaysa ayaa leh
    Yaan laysku dhufan bulshada iyo siyaasada bro

    • @kaaha1233
      @kaaha1233 Месяц назад

      😂😂😂😂

    • @najaxnajax4656
      @najaxnajax4656 Месяц назад +1

      ❤❤❤❤👍👍👍

    • @princesshawd6859
      @princesshawd6859 Месяц назад +1

      Viva Ethiopia 🇪🇹 ❤ nago HARGEISA leh ba leh lakin adigu tuladada fuul ader

    • @Ladanabdii
      @Ladanabdii 26 дней назад

      ❤❤❤❤

    • @Ladanabdii
      @Ladanabdii 26 дней назад

      ​@@princesshawd6859ethopian hda rabto adis dag 2bil kaliya bila somali

  • @user-tt3ew9mb4l
    @user-tt3ew9mb4l Месяц назад +12

    Somaliya anaka waa walaleheen waa dhigaya ayaa somali ah from Djibouti 🇩🇯

    • @ahmad6967
      @ahmad6967 Месяц назад +1

      hadaay walalahaa yihiin maxaad uu la midobi waayday يا منافقadigu ma ilka qorn baa tahay mis kaba shaagle😂😂😂😂

    • @Ouzen7
      @Ouzen7 Месяц назад +1

      Somalia weyne🇸🇴🇸🇴from jabuti

    • @ahmad6967
      @ahmad6967 Месяц назад +1

      ​@@Ouzen7korankii iyo biyihe ma so noqdeen idinkoo bilaa biyaa ah oo bilaa koran ah baa idin ogaaye😂😂😂😂

    • @Ladanabdii
      @Ladanabdii 26 дней назад

      ​@@ahmad6967bahi ugu wayn amxaar nin dad moday hesa 🇩🇯🇩🇯 dad nool🫡🫡🫡

  • @MariamaAhmed-ye1vt
    @MariamaAhmed-ye1vt Месяц назад +7

    Djibouti ❤❤❤❤❤ somalia. Viva Djibouti and somalie weyn

  • @Abwaanqooreyofficial
    @Abwaanqooreyofficial Месяц назад +8

    Djibouti 🇩🇯 iyo soomaalia❤️🇸🇴

  • @aiicharoble1507
    @aiicharoble1507 Месяц назад +6

    Samalia🇸🇴iyo Djibouti 🇩🇯 wa miid❤

  • @Yaxyeibraahim-t2e
    @Yaxyeibraahim-t2e Месяц назад +54

    Anagu hadaan dhalinyarada soomaaliland nahay ee mustaqbalka anagaa soo celin soomaali weyn iinshaallah 2030

    • @user-vx8wo2cd7c
      @user-vx8wo2cd7c Месяц назад +8

      hoyada iyo somaliba was khanis

    • @najaxnajax4656
      @najaxnajax4656 Месяц назад +2

      Inshaa Allah guuleyso oo cimrigaaga allaha dheereeyo

    • @princesshawd6859
      @princesshawd6859 Месяц назад +3

      So celi solid qumbe iyo qurjile shego rerkaga 😅

    • @amoudmahdi9937
      @amoudmahdi9937 Месяц назад

      Yes from Djibouti 🙏🙏🙏 5 tii somaliyeed ha wartoo

    • @Hannah_fatima
      @Hannah_fatima Месяц назад

      Thanks. Waa. Kugu. Raacay. Sax❤

  • @FardosodiiriyeJamac
    @FardosodiiriyeJamac Месяц назад +15

    Dhibkaas dhan madaxdaa kadambaysaaa ee dadka shacabkaa walalo

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 Месяц назад +1

      WALAALO?.MAXAAD II XAQIRTAA??.MAXAAD II XAASIDAA????.26 JUNE ANIGAA, LAHAA@@@@.AXMAARKA AYAA KAA DHOW!!@@@!.

    • @Fast.money86
      @Fast.money86 Месяц назад

      Hadhowdii maad tirahdaan somaliyey amhaarta iigahoreeya

  • @maxamudaxmed4676
    @maxamudaxmed4676 Месяц назад +7

    Jawaabtii waan kaa sugaynaa abwaan

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 Месяц назад +6

    Dadku waa sadex, MAANGAAB, MUNAAFUQ, iyo MUWAADIN ama WADANI dhab ah oo sinjigiisa garanaya

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 29 дней назад +2

    Somali waa walaalo ,somalinimadaa naga badan dhamaanteen somaliya guul

  • @sharmaanbeek4696
    @sharmaanbeek4696 9 дней назад

    Umadu ha midowdo ha dhacaan hogaamiyo kooxedyada mamula somalida. 🇸🇴from somaligalbeed

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 Месяц назад +3

    Bariiskiisa maa itoobiya jecel galey. Allahamuma mana janaa.

  • @hawoali120
    @hawoali120 Месяц назад +4

    Mashaa Allah abwaan sharawey dhiigaba ikicirabay sidan u jecelnahay reer somaliend iyo sidey uheesen waka qoday nacebkii

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq Месяц назад +1

      Wll inaan saa u heesno iyo inaan Amxaar xuun garaab ka dayo yaa igu kelifay somalinimo ciid naga jeecel ma jiirto xornimada markii la qaatay kuwii lacararayay xornimadoodi ee walal somiliyeed radinayay ee hadana lagu xasuuqay waxaad aragte dhiibana la mariyay waa reer somaliland welina waanu jecelnahay somli oo dhaan lkn dhiibka marka laga dayn waayo waad radinaysaa saad uga bixi lahayd dhiibka siyaasi naguma hayo somaliland lkn shaacabka haysta somaliland mardanbe inanu diib u noqonana waanu ka baqayna iinya sidii horokale nagu dhaacdo marka maxaa diidaya inaynu wllo isgarab yala noqono inta shantii somali laysla helaayo

  • @AbdullMohammed-pq9zj
    @AbdullMohammed-pq9zj Месяц назад +2

    Muse bixi iyo xasan shiiq maxamud aya laga haya Ethiopia waa cadow iyo waa walaaleheen

  • @AbdiFaraah
    @AbdiFaraah 24 дня назад

    Absolutely 👍 you right abwaan xaqiiqdii waad haleeshey

  • @abassyoussouf
    @abassyoussouf Месяц назад +13

    Free Palestine 🇵🇸❤🇩🇯🇸🇴

  • @famns-gv3ck3pd8m
    @famns-gv3ck3pd8m Месяц назад +21

    Farid viva 🇩🇯 djibouti ❤somalia 🇸🇴 ♥️ ❤️ 👌 ✨️ 😍

  • @user-st7sc4dx3i
    @user-st7sc4dx3i Месяц назад +1

    Wallahiy saxib abwan aqill aya ayatahai mansha allah

  • @Abdifatah-vv2wd
    @Abdifatah-vv2wd Месяц назад +2

    Somalia soomaliba leh from dire

  • @user-ns1gg8wl7t
    @user-ns1gg8wl7t Месяц назад +3

    Masha alah geesi qaran run sheeg

  • @Abwaanqooreyofficial
    @Abwaanqooreyofficial Месяц назад +2

    Somaaliya soomaaliyaa leh 🇸🇴❤️

  • @siciidsayidcali-ly3nv
    @siciidsayidcali-ly3nv Месяц назад +4

    Itoobiya #ooni mayno sababtooah somalia waa walaalaheena

  • @HogolMuhumed
    @HogolMuhumed Месяц назад

    Mashaa Allah abwaan. Sharawey

  • @Beru700
    @Beru700 Месяц назад

    Waad saxan tahay .Pro.
    Si fiican ayaad u hadashay

  • @haloyelomaxamed362
    @haloyelomaxamed362 24 дня назад

    Somaliland ama is wala ama is.kadhafa waaxa tihiin soomaali 😂😂😂😂 guuuuuuuul iyo power

  • @hamdajama3809
    @hamdajama3809 Месяц назад +1

    Oday walan o aad u calool xun aya nahayste rali ahada wllyaal Etobiya ayu gacal noga dhigaya wa aad rogmatan😂

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw Месяц назад +1

    Somaaliland guul iyo itoobiya loov guul 🎉🎉🎉🎉🎉loov

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 23 дня назад

    Qadiyada somalidu anagay ahayd idinkala tagnay🇹🇯

  • @MouktarOmar
    @MouktarOmar Месяц назад +2

    Djibouti ❤❤❤❤❤ Somalie

  • @ShaxdaiyoShaax
    @ShaxdaiyoShaax Месяц назад

    Mansha Allah waa saas abwaan sharaf iyo karaamo somali hanolato

  • @Khalid-dc4dh
    @Khalid-dc4dh 29 дней назад

    Aqoon yahan ayaad tahay oo aragti dheer❤❤❤❤

  • @user-bv7yt7oj8g
    @user-bv7yt7oj8g 24 дня назад

    Jabuuti waa beenaalayaal munaafaqiina cadaw soomaaliyeed aan jabuuti ahayn majirto laakiin anaga hargaysaa naxikta doqonow somaalidu waxay kumaahmaahdaa doqontu hadii la ficitami inla kala tagi bay moodaa doqonyow soomaali jabuuti waxyeelo ayuunbay utahay jabuuti hay amaanin munaafaqada nagadaa from muqdisho

  • @NafissasouleimanNafissasouleim
    @NafissasouleimanNafissasouleim Месяц назад

    Nolow hn from Djibouti ❤

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 Месяц назад

    ❤❤❤❤ Abwaan waxatahay oday soomaaliyeed

  • @kaltunwarsame3072
    @kaltunwarsame3072 Месяц назад +1

    Reer jabuuti hadaay heesatani ka timiid maxay malin ayaay Heleen xor nimada walaalo u noqan wayadeen Soest ii jabuuti ku diiday marakay hor noqotay lakiin hora la yidhi abaal nin galaha waa la araka lakiin nin gudaha lama arag jabuuti sifiican ayeey yeshow waxay ku waano qadaatay reer somalilaan wanaagay ula taageen musatafe balakodiy farat ka sareen sidiiy lagu abaal gudaay cidaad donataana so qaado anaga adeer SONOQASHO MAJIRTO 🗣️🫏🫏🫏

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 Месяц назад

    Abwaan Soomaali ah baatahay😊😊😊

  • @ilwadahmed3303
    @ilwadahmed3303 Месяц назад +1

    Shacabku wey is jecelyiin

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq Месяц назад +1

    Somalinimo waax naga jeecel ma jiiro lkn hadaanu nahay reer somaliland halkayagasan joogayna nabaad baanu rabna iyo inay naga daystaan dhiibtooda somaliya iyo xasiidnimadooda hadiikale raag ciil cadaab ka dooraye dee Amxaar iyo waxkastaa waanu keeni shaanti somali hadii lahelo diyaar bila hadal baanu nahay hadiikale waar yaynaan isku daaline aaynu walalo isgaraab yaala oo is garabsada nooqono

  • @mohamedmoham7197
    @mohamedmoham7197 Месяц назад +2

    Viva Somaliland ❤❤😂

  • @abshirhasan4580
    @abshirhasan4580 29 дней назад

    Heesta Xidigaha geeska qaadayaan, SSC ayay isku dayayaan inay Somaliland kuso celiyaan. Ee Somaliya iyo Xamar kamawadaan.

  • @user-bf1vw3eq2x
    @user-bf1vw3eq2x Месяц назад +1

    Somaalibaa. Walaleheen ah subxanallah

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 Месяц назад

    Haye abawan iwad sheekada ana an dhageeste 😮

  • @aygyoutube
    @aygyoutube Месяц назад

    Haa Muuse Sameeyay. Do you get problem with that?
    😢😢 Ha Ciyaane Weligood ha Ciyaane Caynka Awrka u Giiji. 😂😂

  • @kurlibaaxmcc3695
    @kurlibaaxmcc3695 Месяц назад +1

    zxp ma maqashay gabaygii ahaa haddii uu islaanimo kugu dhaqi waayo gaal aad maxadsataa ku dhaama

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 Месяц назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂Somaliland is not easy 😂😂😂😂😂

  • @user-vn5vp6rt8k
    @user-vn5vp6rt8k Месяц назад +1

    ADDER ADAA UGU AQLI FIICAN KOONFUR DAD XUN HADAAN WAX SAMAYNO SOMALILAND MAXAY SOMALI U QAYLISAA ANUU FIKIRKA INAY SOMALI MIDAWDAY AYAAN AAMINSANAA LAAKIN DADKAYGA IN LA CAAYO MA OGALI

  • @ruqia-yl1pk
    @ruqia-yl1pk Месяц назад

    Dhawaaq meel dheer dhaxax meel dhow waa baahanahay baqti looma cuuno yaahuu yaahuu

  • @user-st2qs8oy9d
    @user-st2qs8oy9d 22 дня назад

    Somali ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯

  • @MahamedAhmed-ih5ru
    @MahamedAhmed-ih5ru Месяц назад +1

    Muuuse waa Ugadanty balse shacabka waa iska sheko😂

  • @HassanAli-qg4tg
    @HassanAli-qg4tg 29 дней назад

    Heestani wax jira ayay taabatay ee Somalida Somaliyay yaan ladhibsan.

  • @user-mu5lh5yv8m
    @user-mu5lh5yv8m Месяц назад +1

    Hn ilahy caqligaago kale somalida dhan hasiyo siba muse bixi stress ki udanbeyey ku jira maanta wxn ahy gabadh 20 jir ah lkn stress lanool 😢

  • @nuuriinahmed459
    @nuuriinahmed459 Месяц назад

    Shaaftadaaan soo diraynaaa abwaan ee hees ah waalaydin aqoonsanayaa soosameee hhhhh

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq Месяц назад

    Somalia italiya kuwii ma ayaa ku soo heesee ka soo waran iyaga❤

  • @hibougas
    @hibougas 24 дня назад

    Waraki hose warasodhaf waxa kofurata dilaka kawada waba somalilada fananinatodaa aniga fikirakeyaga waxawaye waa inala aminina qofawalaba oo somalilaan aha sibaa fananinataa dhibaka hadusobaxayaa

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 Месяц назад +1

    Maxaa qaadi kartaa.

  • @walgo-media
    @walgo-media Месяц назад

    Labaduba waa sax waayo dantaa walaaleysa intii isku danaa walaala bye Somalia

  • @user-nm3fl6ps4v
    @user-nm3fl6ps4v 23 дня назад

    Waqooyi waa ka mabnuuc halabuurada inay dawlad raacan afkeedana ku hadlaan iyagoo aduun raba waxa taas ka markhaatiya gaariye iyo hadraawi.

  • @faaiza3726
    @faaiza3726 Месяц назад +1

    uqdadu waala fokaadey ma istiri😮😮

  • @user-uf1ih4uf5z
    @user-uf1ih4uf5z Месяц назад +1

    Insha allah marwalba guushu wadankeena somaliland bayraaci cadawga kaxun horumarka iyo jiritanka somaliland ilaahay ha jabiyo gude iyo dabadba guul wadankeena somaliland wllnimada aad sheegaysan ma shaqaynase iska amu sharlaawe somaliland hawlaheeda

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf Месяц назад

    Maa shaaAllah

  • @abdihakimjaamac7910
    @abdihakimjaamac7910 28 дней назад

    midi waa abwaan somaliyed midna waa abwaan mijintu hagto, oo kadaadso ku jira

  • @naswarcabdi3968
    @naswarcabdi3968 23 дня назад

    War ana ka shishiya jigjiga; diridhabe ayan joga

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Месяц назад +1

    Xabada isaaq kulilaah kkkkkk somalilnd is not easy kkkkkkkk

  • @fadumoabdillahi9616
    @fadumoabdillahi9616 Месяц назад

    Asc caqliga allaah ha kuu daayo waasidaaa

  • @user-ne3cq5ux7w
    @user-ne3cq5ux7w 24 дня назад

    Allah qalbigoda isgudubo amiin

  • @malaboa591
    @malaboa591 Месяц назад

    Reer waqooyi ayagaaba Qarax Xamar ku xaquuqay oo Qawaariijta argagixisada u soo adeegsadeen. Reer waqooyi Dowladii kaligiis taliye Siyaad bare ayaa dhibaato u geeystay maahine dadka Xamar ku nool dhibaato uma geeysanin

  • @hayatquruxomar3305
    @hayatquruxomar3305 Месяц назад

    27 jun 🎉jubuti❤❤❤

  • @sabirabdi2913
    @sabirabdi2913 Месяц назад

    Wlhi waa yaab😂😂

  • @kheyrjecel58
    @kheyrjecel58 Месяц назад

    Ha u qiil definitely reerku waa amxaaro illaa inti alle u naxariistay mooyee

  • @SahraSahraxuseen
    @SahraSahraxuseen Месяц назад

    Kada ha cadho hadline😂😂

  • @user-xs7of2js7t
    @user-xs7of2js7t Месяц назад

    W ax way ka dhimibkaraan abwaane wayo dowaldeeni hore kacankii waxa burburiyy waa fanan iyo abwaan sixun hadii u adeegsadan fankana wax waa burburiyaa abwane ee Somalia waa mid cid kala goyn kartana majiro

  • @mariamhassan4415
    @mariamhassan4415 Месяц назад

    Wa run guessi

  • @faadumoelmi7439
    @faadumoelmi7439 Месяц назад

    Fariid waad u ceeb asturtay waanad fiiro iyo fikir dheertahay oo noloshu waa challenge ee dadka inooga reeba dadka waashay
    Soomaalilander baanu nahay hadana waanu ka xunahay kala dilka dadka

  • @awalcabdi5143
    @awalcabdi5143 Месяц назад

    D D S ayaa garanaya wll tinimada somalia

  • @amaalhasan2735
    @amaalhasan2735 Месяц назад

    26 jun iyo 18 may ba anagaa leh soomaliyana ka gonay maxaad naga bedelaysaa

  • @abokaraadan2506
    @abokaraadan2506 Месяц назад +1

    Isku xeji yaanu ku dhaafin kaagan yari waad niicbadatee

  • @MahadoQalimahado
    @MahadoQalimahado 25 дней назад

    Masha alh

  • @maxamedyuusuf9380
    @maxamedyuusuf9380 24 дня назад

    Ninka Isku dantiheen ayaa walaalkaaya niow 😅

  • @user-hf3vb3pi2y
    @user-hf3vb3pi2y Месяц назад

    Hargeysa waa taa sxp

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 Месяц назад

    Xamar. Waa. Tii. Ceejiisay. Oo. Suun. Ku. Diilay. Inamadayadii. Milaawi. Doono. Siida. Dariqayaada. Loogu. Feedho. Maxaa. Noo. Haadhay. Caadoow. Gaamuuray

  • @MedHoussein-i7z
    @MedHoussein-i7z 17 дней назад

    Vivre 5 Somalie🇩🇯🇸🇴🇸🇴🤲

  • @user-zm5zd4rl3z
    @user-zm5zd4rl3z Месяц назад

    Ma qaldame waa illahy

  • @user-mu5lh5yv8m
    @user-mu5lh5yv8m Месяц назад

    Wll anigu I m from Djibouti but original Somaliland wan jecelhy midowka somalida aniga kaligay mahin ee wa reer somaliland oo dhan marka laka rebo bixi lkn sorry

  • @xuskaissa7003
    @xuskaissa7003 Месяц назад +1

    Ma gafe ayaa heysto HARGEYSA hala badbaadiyo

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis Месяц назад

    War ileen abwaan sharlaawe yuutuub buu lahaa oo hadaanahy reer Facebook noo ma sheegin miyaa

  • @user-oz9sx1jz9b
    @user-oz9sx1jz9b Месяц назад

    hisDaldaLinaa😂🇮🇹🇮🇹👍🏻

  • @Asanbile
    @Asanbile Месяц назад

    Adiga jabuuti wali dan makaa gashay saqajaan nimada xasid nimada iyo isirxumaanta eey kula smdhaqmaan somaalida

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw Месяц назад

    Somaaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤guul❤❤❤❤❤loov

  • @user-xt7qo5hr4i
    @user-xt7qo5hr4i Месяц назад

    🎉🎉🎉🎉🎉guul guuĺ guul somaalilaand cadawgeedu hajabo

  • @queency7943
    @queency7943 Месяц назад

    Waxaa iga xiga axmaar 😂😂😂😂 maxaad ka badali kartaan

  • @queency7943
    @queency7943 Месяц назад

    Ooya ooya dadka aan kala dhimanay waa reer Somaliland oo intaa aad halgan ugu jirtaan inaad kala gaysaan qadaadweyn ileen wax ma fahanto ooya taasaad ku fiican tihiine Somaliland idiin soo socotaa ma jirtee caaaaaaaac😂😂

  • @mahaddahiromar4894
    @mahaddahiromar4894 Месяц назад

    runti waxay kuarken dhuulbahante wasano kale bagay uga tagen kkkkk

  • @mahadkhayr7322
    @mahadkhayr7322 20 дней назад

    Sharlawe❤

  • @user-cc2mk7ex1m
    @user-cc2mk7ex1m Месяц назад

    Abwaane waad fahantey

  • @abdurahmanjareere4582
    @abdurahmanjareere4582 Месяц назад

    Cuqdadii qofah were dhaha gads
    Horaan uaragney hada iyo hestani
    Ma ahan wllgii wuu shegi jirey
    Soomali nacebka muse bixi asaa kadaran muse kursi jcley katahy
    Lkn abwnku dhaha gas ah hano shegin waxas

  • @BashiirAxmed-bu4dh
    @BashiirAxmed-bu4dh 23 дня назад

    Waan kugu raacsanay aanoo jooga soomaalilaan

  • @user-mu5lh5yv8m
    @user-mu5lh5yv8m Месяц назад

    Abwan groupe Harbi maha ee waa groupe Gurmad ee poliska qaranka Dj

  • @ApdyOmar53
    @ApdyOmar53 Месяц назад

    Somalinimo ma sinjibaa mise waa dawlad
    Waa somaali aan weydiiyey ?

  • @amranapdilaahi4228
    @amranapdilaahi4228 Месяц назад

    Kuwan bariis marabin miyaa is kunoqobal sxb ma kuwa hargaysa uunba Barriiis raba DJabuti