SIDAN AYAA LOO RARAY DADKA (4100)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 7

  • @deeqocabdisalanwarsame6444
    @deeqocabdisalanwarsame6444 2 месяца назад +1

    Tani dowlad mahan shacabkeda sas uladhaqmaysa sowku sow mawadinin mahan ma waqti lasiiyo subxanallaah 😢😢😢😢😢

  • @nboss8028
    @nboss8028 2 месяца назад +2

    Xamar ayey meelo badan ka dagi karaan abgaal iyo somalida kale dhib ma qabaan dadka soo duulay ma ahan abgaal laakiin hadii aad in aad dad xoogto isku dayeyso oo aad gurigaaga ka so carartay dadkan abaar in ay keentaa laga yaabaa

  • @sedson02
    @sedson02 2 месяца назад

    Shabeelada Hoose ma itiobiya inii xoreen doonta eelay wiiqow😂 .
    Arree xan u maleeha iin Congo lagugusoo sixray mise droogo lagu siiyey sidan si maahinee 😂 .

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 2 месяца назад

    Laakiin waxaan waa qiiq isku qarin uu Xasan ku raad gadanahayo si culayska haysta uu uga dhuunto. Intaasi waxba u tari mayso Xasan waa kashifanyahay
    LAAKIIN HALLAGA SAARO MOORYAANTA DHULKA AY KU HABSADEEN

  • @sedson02
    @sedson02 2 месяца назад +1

    Ceelasha biyaha isgusoo degdeg maaha eelaayow .
    Waxba ha isbarbar dhigin Abgaal iyo H.G , waxad rabta inaad qiil usameesid Laftagaren.

  • @sedson02
    @sedson02 2 месяца назад

    Shabeelada Hoose maaha caasimada cidina dhegeysan meeyso warqada raqiiska ay eelaaydu soo tuurtay 💥 .

    • @City-sr4iv
      @City-sr4iv 2 месяца назад

      Rag faaney rag mahan dee
      Abgaal iyo Hg ayaga ayaa dalka uliita dee
      Diinta islaamka ayey been ugu sheegeyn dee
      Alshabaab hawiyo waa Dhul boob wah natiijo maheysato
      Aduun gasaaro akhiro gasaaro
      Ninyahoow aruur batahey iska aamus ayaarta mafahmi kartid dee
      Eelay diin islaam wax ku booweyso ma arkin dee
      Run aad dooneyso
      U imaaw booto iskaa dee
      Waad fahantey aan filaa dee