Asc walashey mcn Amaal marka hore wan ku salamay marka xigtan waxa ahay dadka mar walib an firsado m.a abaayo waxa jeclestay codsi adi iyo asxabtada murad ayaan leyahay ino alle isahlo isoo duceyo insha allaha abaayo
Wad mahad san tahay abyo lkn aniga xamar aya joga marka kow uk aya sin jiray qof aya igu dhahay turkiga aya ficn marka had turkiga aya ku wada lkn kuwag wa aptimil waye aya u maleya ❤
Abayo cunuga naska u badi .... ila 6 bilod....biyo hasinin kiliyahisa wali wey yaryihin ..... xanun bey ka qadayan 6 bilod ka yar hadi siso...biyo wax u digmo naska ka helaya

Maasha'allah cfmd ku cuna Ansalaatada iyo yaanyada jarjar e isku dhex qas sidaas be qurux ku tahay
Nashiidaas ku heystaa ani xitaa hada meel kle ka maqlo adaa igu si dhacayo 😂❤❤
Masha Allah quruxey 👍❤❤❤
Masha Allah walaa shayda meeshan kawad❤
Masha Allah abayo
Masha alh abayo keep going
Amal samayn kuma yelanayso miya naas nuujinta
Appale vinegar cider with mother is ticmaal kaas xata canaha naaska wax mayelayo
Wad mahad san tahay abyo lkn aniga xamar aya joga marka kow uk aya sin jiray qof aya igu dhahay turkiga aya ficn marka had turkiga aya ku wada lkn kuwag wa aptimil waye aya u maleya ❤
Waaaaaaaaw😊
Mansha allaah abaayo ❤❤
Danka ka badisay 😂😂😂😂
Hda meqa kg thy
Manshalah 😍amaal baqare ninkaga waa hadli jiray is cateska way ka muqata 😂😅sorry
MashaAllah
Amaley aniga 49 wana iscateeya mxa iga leedhy😮
Xbbti meeqa ka dhacay 1week
Nafaqada timaha aad marsaty oo snapka aad soo galisay iyo shanbada doubi shompoga iyo salida isticmaasho mideeda kale dharka ciida Ma haysaa mise wee kaa dhamaden isoo jwb quruxey
Amaley caawana bilabay insha Allah
abyo amaaley waxa ii sheegtaa caloosha wax iskaga jaro ii sheek naag uur leh aa lee maleya
Abyo chia seeds ka caba wuxu ficn yahay subaxi aya kob kacabe
Asc amaley ani wax heysataa bby yar oh 8 bil ah naas siiye ma isa catenaa kara iso jawab abyo
Abayo teda kale biyo miya sin jirtay marko yara aniga cunugeg 2 bil aya had uu dhamatay wali neh biyo ma sin
Abyo nunaha biyaha sii qofkii kudhaho biyo ilmo lama siiyo wa cadaw oo illhy qur.aankiisa kusheegay hooyada cunugeda alasey biya siiso janada kabaha logama siibo maanta dhan naaskada oo kulul ayuu jiqaya side biyo la.aan lo dhigi karaa
Nas iyo cano aya siya abayo
Abayo cunuga naska u badi .... ila 6 bilod....biyo hasinin kiliyahisa wali wey yaryihin ..... xanun bey ka qadayan 6 bilod ka yar hadi siso...biyo wax u digmo naska ka helaya
Caano iyo naaska ogudadaal masaad yar oo ugooniyana usoogad oo biyo yar ogushub sidas kukorso babyga xabadsodada salida ah umari jirka adiga oo kudaliigenin micnaha haku massage garenin.
Olive oil oogu daliig jirka
Baby Kaalay iska arag ah oo MashaALLAH ukunoqona ❤❤❤
Caatada qurxoon ee ilaa mudo sidiina kuwada kadibna is ilaaliya
Amaal luuqadii ma bilawday
açs
Abaayo caato iyo baruur jidh dhisan Baka quruxbadan wadan qurbena waad joogtaa marka cunto dheelitiran cun galleyda badso murqolay ayaad noqonaysa