Deg Deg Godadkii Daawooyinka iyo Hubka Daacish oo Loo Daatay Ciidanka Puntland Dharbaaxo kulul

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 фев 2025
  • si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube

Комментарии • 26

  • @ArashiidFaarax
    @ArashiidFaarax 12 дней назад +1

    Dhulkii boqortooyadii iyo dadkii boqortooyada caqli ito cilmi ayaa alle kuminaystey waa halyeeyo geesiyaal waa dad qableh oo aan ogolayn isooguurto dadkooda dhibaateeyaan siiba hartigu dad sahal ah maahin ogaada inaan ciidamadan istaagayn ilaa midka ugu danbeeyo lagasooafjarayo ❤

  • @AbdikaadirMahamud-mf5yx
    @AbdikaadirMahamud-mf5yx 12 дней назад +8

    Ilaahay baa la Jira ciidanka puntland ee geesiyada ah
    GUUL💪 PUNTLAND💪 GUUL

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 12 дней назад

    Masha Allah,Walalki wararka Xaqiqda ah Ee aad noo Soo gudbiso👍Jizakallah Kheyr.

  • @zaytum
    @zaytum 12 дней назад +1

    Manshaalaah waxa dagalamaya geesiyasha ciidanka barakeysan puntland republic🇸🇱🇸🇱🇸🇱💪💪💪❤❤❤ ee aanu ku hurudno meelwalba iyo goorwalba amin cadowgiina Jabi amin🙏

  • @MursalJaamac-z5g
    @MursalJaamac-z5g 12 дней назад

    Shacabka sharafta leh ee Soomaaliyeed waa inay iska dhigaan khilaafka dhexdooda ah oo dalkeena xoraynaa kana saaraa ajnabiga Khawaarijta ah.
    Ilaahay ha guulaysiiyo ciidamada xaq u dirirka ah ee Puntland, Soomaaliya.
    Aamin.
    Xaliye from Garoowe.

  • @AhmednurYahye
    @AhmednurYahye 12 дней назад

    Masha Allah, mahadsanid in badan ❤

  • @siciidocabdi-fm9qh
    @siciidocabdi-fm9qh 12 дней назад +2

    Ilaahow adigaa ku wakiilannaya naga badbaadi sharkooda iyo shaydaankmadooda xaasidkooda iyo xumaantooda guushana nasii yaa rabbi

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 12 дней назад

    GUUUUUULLLLL IYO GOBANIIMO BUTLAND ALLAH MACAAKUM INSHA ALLAH💪💪💪💪💪💪🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 12 дней назад +1

    Maashaaallaah guuuuul puntland special forces idankaallaah aammiin yaarabbi

  • @AbunawafAljabarty
    @AbunawafAljabarty 12 дней назад +2

    DAL XOREEYAHA SAXDA AH WAA
    MADAXWEYNE SICIID CABDULLAAHI DENI
    MADAXWEYNAHA DOWLADA PUNTLAND ❤❤❤

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 12 дней назад +1

    Guul mw dowlada puntland mudane siciid abdulahi dani isimada cuqashada waxgaradka shacabkada ciidankada difaca dowlada puntland guuleysta

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 12 дней назад +2

    Waad mahadsantahay xidigaha saxafiyiinta soomaaliyeed wadaniyad bay muujiyeen ciidanka halyeeyada ahna garab baad u noqoteen

    • @SamiiroCumar-d6b
      @SamiiroCumar-d6b 12 дней назад

      Waa saxafad wanagsan dadkeena wali kama dhamaan kuwii wadaniyinta ah

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 12 дней назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 guuuuuuuul puntland

  • @nimcoali3237
    @nimcoali3237 12 дней назад

    Guul ciidanka geesiyaasha puntland

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 12 дней назад

    Deni 🐐🔥🇺🇿👀💪🏽

  • @KaltunAbdirahman-m1p
    @KaltunAbdirahman-m1p 12 дней назад

    Absolutely

  • @AliHassan-sy5dc
    @AliHassan-sy5dc 12 дней назад

    Guul MW Deni

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 12 дней назад

    Alaahu akbar Allaahu akbar Allaahu, absolutely ajnabiga joogah puntland waa inlagasaaroh dhamaan waayo waxaa larabah in puntland ka abuuran amidaro,qaraxyo unaguban buuraha marka please please please ajnabiga joogah puntland waa inlagasaaroh dhamaan absolutely,please please please wake up now young People of puntland all foreigners out out out out absolutely 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @fathiyashire5418
    @fathiyashire5418 12 дней назад

  • @Abdullahi-y5r
    @Abdullahi-y5r 12 дней назад

    Aniga ayaa kuleh dowlad majirto waa koox maafiya ah anigaa reer muqdisho ah oo kuleh

  • @SamiiroCumar-d6b
    @SamiiroCumar-d6b 12 дней назад

    Guul dadkaygiiyow

  • @wamuajani54
    @wamuajani54 12 дней назад

    waxaa laga yaabaa godadkaasi waa dhulkii ay macdanta kala bexeen‼️

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 12 дней назад +1

    Adeer. Dowlad somaliyeed ma jirto kooxda Xasan Dhiiqo ee. Hawiye Action group waa alshabaab. Ha ku kadsoomina. Waa. Koox beeleed. Alshabaab ah. oo. Ku ururtay. VillaQabyaala. XAMAR

  • @JamaMuhiyadin
    @JamaMuhiyadin 12 дней назад

    Gobolka Bari waa gobolka ugu wayn gobolada somalida

  • @AliMohammed-d2j
    @AliMohammed-d2j 12 дней назад

    Saxiiwow weyku dhacatay tolkaaga bosaso lagama tarxilayo beeshada jarerweyne