Daliilka Tacziyada imam Hussein CSW 💔😭😭

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 14

  • @AbdislalaaSh.ismaaciil
    @AbdislalaaSh.ismaaciil 3 месяца назад +1

    Alaahu
    Masale calaa muxamed wacalaa alaa mumaxame

  • @FathiaalidembilAlidembilaptido
    @FathiaalidembilAlidembilaptido 3 месяца назад +2

    Walahi labayka ya iman xusen

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 3 месяца назад +2

    Sax qof kastoo islaama waa inuu ka ooyaa dilkii imam Xuseen iyo dulmigii weynaa ee loo geystey eheladii Nabiga scw... Hda wxn is dhahaa duliga iyo daciifnimada muslimiinta heysataa waa inkaartii berigaas ku dhacdey.😢😢😢

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix 2 дня назад

    SOOMAALIYEEY MA MA DIINBAA CAYDA HOOYADEEN CAAISHA IYO SAXAABADA NABIGEENA SUUBANAA SCW RAGII UGU MUHIIMSANAA WAR ISKA QABTA SHAYAADIINTAAN AWAL BAAN QAWAARIJ LA ILDARNEYNE

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix 2 дня назад

    SHIICI RASUULKEENII SUUBANA SCW REED MAR INAAD CAAISHA ABUUBAKAR CUSMAAN CUMAR NACLADAAN MA DIINBAA WAAN IDIN OGNAHAY INAAD KUFAAR TIHIIN

  • @shafi-aljafari
    @shafi-aljafari 3 месяца назад +2

    Labayka yaa xuseen😢

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix 2 дня назад

      waryaa jaahil miyaad tahay shiicadu waxay si cad u nacladaa saxaabada nabigeena suubanaa scw ee ka noqo waxaad tiri

  • @faydefay2591
    @faydefay2591 3 месяца назад

    سبحان الله العظيم ؟ آخر زمان

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix 2 дня назад

    WAA WAREEY SOOMAALIYEEY WAA NALA SOO GALEY EE DIINTA BARTA NIMANKAAN IIRAAN KA SOO BARTAY CAYDA SAXAABADA ISKA JIRA

  • @salmanosman3966
    @salmanosman3966 9 дней назад

    Shiicadaan dulligaa xagee joogaan?

  • @HG-os8dl
    @HG-os8dl 3 месяца назад +1

    Xariif weynaadaa tahay. cod baahiyaad agta iska dhigee markaasaad rabtaaa inaad nootusido sidii ayadoo dad badan kudhegeysanayaan.
    qoladii xoolaha kusoo siisoo kutiri soomaali shiico kadhig usheeg inaan diidnay shiiconimo iyo diin xumadeeda

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix 2 дня назад

      Jasaakalaahu qayran wll meeshay galaan halooga dabo galo waa nijaas culumada suufiyada ayeey ku daba gambadaan oo ku been abuutaan iyagoo iska dhigaaya inay wahaabiyo necebyihiin

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix 2 дня назад

      ​@@Abdukadiryusuf313
      Wall xaq na waxaa ah cayda xaaskii iyo saxaabada ragii ugu muhiimsanaa caydooda ma diinbaa ii soo jawaab