imaam Jacfar Saadiq iyo imam Shaafici.

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 18

  • @abdulhakimsamater7309
    @abdulhakimsamater7309 6 дней назад +1

    Mashaallah .. axsanta..🌺

  • @cebloguuled6800
    @cebloguuled6800 7 дней назад

    Jaceelka ahlubadka min lacaaya xasaski iyo saxabti nabiga scw

  • @user-cw6er6nm2q
    @user-cw6er6nm2q 7 дней назад

    Jacfar saadiq waan hecalah ay imaamu shaafanina waxaan u aaminsanahay sheekh wanaasan ilahay labadaba raali haka ahaado

  • @shiasomalitv47
    @shiasomalitv47 7 дней назад +1

    Wallaa hay c/ Fataah waa fircon jaahilah diina waxba kama ya qaano waxaan dhihi lahaa waxbaro c Fataah ow hadii kale waad jabi sidii damée raha

    • @fantastic9536
      @fantastic9536 День назад

      Ina, adeerow sh cabdifataax jaahil ma ahan, waa caalim, suufi ah oo xaqqa jecel lkn wuxu u baahanyaha, in lafahansiiyo ahalu beydka, difaacooda,iyo wanaagooda, iyo dulmigii loo geystey, Taariikhda ,islaamka wax badan baa laqariye, shiicada,lafteydu mawadan saxna waalgu dhexjiraa sida, ahlusunada, wahaabiyo ugu dhexdhuumato,, Sabatuna, Waa siyaasada, looga Faa iideystey Diinta,,

  • @assadafrica4807
    @assadafrica4807 7 дней назад

    Ninkaan doqonkaa waxaa lasoo baray sida nabiga xaasaskiisa iyo saxaabada loo caayo oo ay ugu horeeyaan Abubakar iyo Cumar illaahay haka realise noqdee

  • @qardho7720
    @qardho7720 4 дня назад

    Wa Ninkaanooow ha ku khaamarin naftaada
    Somaliya kama soconeyso shiico shiico waxay dadka ku so galaan aalubeyt hadhowna waxay ku dhamataa cey iyo nacalad asaxabta iyo zowjad ki rasulka scw

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 7 дней назад +2

    Somali wey isku wareerty runtii... Naceyb diineed iyo kooxeysi baa hodey bdankood... Bal maxaa u diidey iney muslim Ilaahy noqdaan... Ileyn sheekhyada Mad/habaha alifey iyo anagu Ilaahy wn u simanahaye.. Yacni cidina kuma khasbana iney mad/had gaara raacdo.

  • @fantastic9536
    @fantastic9536 День назад

    Horey usoco lkn ha xad gubin, aalu beydu madaxey noo saaranayihiin,,hadaan siifiyo nahay,

  • @fm2008_2
    @fm2008_2 7 дней назад +1

    الامام جعفر الصادق هو حفيد الامام الحسين عليه سلام الله.
    ****************
    إن كان رَفْضاً حبُّ آلِ محمدٍ ... فَلْيَشْهَدِ الثقلانِ أني رافضي (١)
    قال الامام الشافعي هذه الأبيات حين نسبته الخوارج إلى الرفض حسداً وبَغْياً.
    (مناقب الشافعي للبيهقي)
    Xaqiiqada jirta maanta, misna masaa'ibta ay wadaan kooxaha keligood muslimka ah ee aan naceyb mooyaane aan jecleen in ay fahmaan diintani xaq tahay!
    Diinteena Islaamka yaa si sax ah udifaacaya maanta?
    -Yemen 'Ansaarullaah' waa shiico, Zeydi.
    -Ciraaq Shiico ithnaa Cashariyah,
    -Xizbullaah, Shiico ithnaa cashariyah
    -Dowladda Islaamiga ah Iraan,
    Shiico Ithnaa cashariyah.
    Yey garab taagan yihiin Falastiin Sunni ah. Yaa dilaya Yahuud, iyo gaalo oo dhan, yaa ku taageeraya dilkooda:👇🏾
    Urdun, Imaaraad, Sacuudi, Masar, Morooko, Bahrain, Turki!! Waa ayo kuwaa? waa sunniyiin!!
    Ma isweydiisay Suuradda 47aad aayadda 38aad waxa uu ka yiri Rasuulkeennii suubanaa
    صل الله عليه وآله؟👇🏾
    قوله تعالى: "ها أَنْتُمْ هؤُلاءِ تُدْعَوْنَ" أي هأنتم هؤلاء أيها المؤمنون تُدْعَوْنَ "لِتُنْفِقُوا فِي سَبِيلِ اللَّهِ" أَيْ فِي الْجِهَادِ وَطَرِيقِ الْخَيْرِ. "فَمِنْكُمْ مَنْ يَبْخَلُ وَمَنْ يَبْخَلْ فَإِنَّما يَبْخَلُ عَنْ نَفْسِهِ" أَيْ عَلَى نَفْسِهِ، أَيْ يَمْنَعُهَا الْأَجْرَ وَالثَّوَابَ. "وَاللَّهُ الْغَنِيُّ" أَيْ إِنَّهُ لَيْسَ بِمُحْتَاجٍ إِلَى أَمْوَالِكُمْ. "وَأَنْتُمُ الْفُقَراءُ" إِلَيْهَا . "وَإِنْ تَتَوَلَّوْا يَسْتَبْدِلْ قَوْماً غَيْرَكُمْ" أَيْ أَطْوَعَ لِلَّهِ مِنْكُمْ. رَوَى التِّرْمِذِيُّ عَنْ أَبَى هُرَيْرَةَ قَالَ: تَلَا رَسُولُ اللَّهِ ﷺ هَذِهِ الْآيَةُ "وَإِنْ تَتَوَلَّوْا يَسْتَبْدِلْ قَوْماً غَيْرَكُمْ ثُمَّ لَا يَكُونُوا أَمْثالَكُمْ" قَالُوا: وَمَنْ يُسْتَبْدَلُ بِنَا؟ قَالَ: فَضَرَبَ رَسُولُ اللَّهِ ﷺ عَلَى مَنْكِبِ سَلْمَانَ ثُمَّ قَالَ:] هَذَا وَقَوْمُهُ. هَذَا وَقَوْمُهُ [قَالَ: حَدِيثٌ غَرِيبٌ فِي إِسْنَادِهِ مَقَالٌ. وَقَدْ رَوَى عَبْدُ اللَّهِ بْنُ جَعْفَرِ بْنِ نَجِيحٍ وَالِدُ عَلِيِّ بْنِ الْمَدِينِيِّ أَيْضًا هَذَا الْحَدِيثَ عَنِ الْعَلَاءِ بْنِ عَبْدِ الرَّحْمَنِ عَنْ أَبِيهِ عَنْ أبي هريرة قال: قال أناس مِنْ أَصْحَابِ رَسُولِ اللَّهِ ﷺ يَا رَسُولَ اللَّهِ، مَنْ هَؤُلَاءِ الَّذِينَ ذَكَرَ اللَّهُ إِنْ تَوَلَّيْنَا اسْتُبْدِلُوا ثُمَّ لَا يَكُونُوا أَمْثَالَنَا؟ قَالَ: وَكَانَ سَلْمَانُ جَنْبِ رَسُولِ اللَّهِ ﷺ قَالَ: فَضَرَبَ رَسُولُ اللَّهِ ﷺ فَخِذَ سَلْمَانَ، قَالَ:] هَذَا وَأَصْحَابُهُ. وَالَّذِي نَفْسِي بِيَدِهِ لَوْ كَانَ الْإِيمَانُ مَنُوطًا بِالثُّرَيَّا لَتَنَاوَلَهُ رِجَالٌ مِنْ فَارِسَ.
    Tafsiirkani waa Qurdhubi, oo Ummawayiinta culimadii waqtigood noolaa!
    Tafsiir walba fiiri aayadda micnaheeda?

  • @Af-Ashmo
    @Af-Ashmo 7 дней назад

    Sxb hadaad shiico dhaba tahay waaban kugu haystaaye iga sheekee arimahaan shaqaaqooyinka ah
    1 afarta safiir ee mahdiga
    2 mahdiga qudhiis
    3 masjidka jamkaraan
    4 xaram lasiyaarto ee Abuu lulu almajuusi
    5 Cismada imaamyada
    Intaas igu billow horta

  • @canjeeljeenyoar5707
    @canjeeljeenyoar5707 6 дней назад

    Xaqiiqadu waxay tahay in yaqiinsantahay in aad gaalowday runtu waa saas shiicona wax ma taraysid gaalana wax ma taraysid

  • @user-pj8rr4hz6c
    @user-pj8rr4hz6c 6 дней назад

    Al tawxiid awalan.
    Lawa jahiil waye. War fiqika iskadafe tawxiidka ka hadhla.
    Sufi iyo tawxiid wa dameer iyo lawathis dagot

  • @imamabdi224
    @imamabdi224 7 дней назад

    Shiicanimadu waa nuur nin ilaahay jecelyahay u nuuriyo ogaada

    • @Af-Ashmo
      @Af-Ashmo 7 дней назад

      @@imamabdi224 shiico nimada waa mugdi aduun iyo aakhiro

  • @Af-Ashmo
    @Af-Ashmo 7 дней назад

    Jacfaru saadiq waa victim for shia way ku been abuurtaan

    • @user-mg6yi7fs1f
      @user-mg6yi7fs1f 7 дней назад

      субханаЛлахь чё за чушь ты несёшь!? Ты даже не знаешь кто такой имам Джафар Ас Садык