DEG DEG Dagaalkii Dowlow O La'soo Afjaray Su Wax Udhacay iyo Kulbiyow Dagaalka Kadhacay Xaalku ma Fi

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 дек 2024

Комментарии •

  • @OmarWaberi
    @OmarWaberi 6 часов назад +2

    Guul jubaland from jabuti 🇩🇯

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 8 часов назад +3

    Guul guul ciidamada juballan guul guul iyo gobanimo❤️❤️💪

  • @istahilYusuf-e2d
    @istahilYusuf-e2d 3 часа назад

    Mansha Allaha guulaysta

  • @Maxamed-p9e
    @Maxamed-p9e 7 часов назад +1

    Jubland guul .reer gedo guleysta cadowgana iska celiyo

  • @FadumoMaxamed-o9x
    @FadumoMaxamed-o9x 6 часов назад

    reer jubalaand israacawadajira guuul guuul gobanimoo🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @warisnur6540
    @warisnur6540 6 часов назад

    Maad iska qabataan qof aan dan idiin hayn oo calooshi u shaqayste ah.

  • @AHMEDAbdi-sl9mm
    @AHMEDAbdi-sl9mm 8 часов назад +1

    Guul jubaland ❤❤❤ reer gado ❤❤❤❤

  • @MaxamedshinoShinomaxamed
    @MaxamedshinoShinomaxamed 9 часов назад +2

    Wasiir fataag haduu ku sugan yahay magalada soo qabta

  • @هاجر-ظ9ج
    @هاجر-ظ9ج 9 часов назад +1

    سأعود بعد ⑤ ساعات وأرى كم عدد محبي الرسول صلّى الله عليه وسلم 🌺🌺🌺🌺🌺😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @moh-l5e8c
    @moh-l5e8c 7 часов назад

    Ethiopia oo dad ku xasuuqday doolow warkaas ayaan haynaa

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 7 часов назад

    Bravo waad ku sugteen ciidan ku sheega shurunshuurku wato... Iska celiya waa ciidan qabiileysane.

  • @mohamedhassan3937
    @mohamedhassan3937 8 часов назад

    Xassan Dhiiqo waa Horjoogaha Argagixisada Soomaaliya. TAAS WAA HUBAAL. ROOBOW, TIKTOK, IYO WASIIRADA IIDOOR EE BUU'ALLE KU QUUDA ARGAGISADA.

  • @abdiazizogled2412
    @abdiazizogled2412 7 часов назад

    Guul guul jubalaan

  • @ZamzamHashi-x1n
    @ZamzamHashi-x1n 7 часов назад

    Xasan maxamud
    Wa ho gan ka shabab
    Mar khati bey ledahay
    Waxa ku cadey naya
    Kuwi u xamar waxay ugalen shabab
    Wa wax cad ola wada
    Oga yahay

  • @AbdishakurYusuf-e7t
    @AbdishakurYusuf-e7t 9 часов назад +1

    Aaad iyo aad waxgaradka gobolka gedo ee jubaland waa inaad difaacdaan jiritaanka maamulka jubaland iyo nabad gelyada waa waajib

  • @TahirHussen-m5p
    @TahirHussen-m5p 8 часов назад +1

    Bernal dawlad did

  • @abdirashiddirie3522
    @abdirashiddirie3522 7 часов назад

    Jajabland waa waxaa heysta warlord kii haray ashahaada la dirirka.wuxuu adeegsanayaa Marna qabiil marna itopia marna al shababaab

  • @AadanmaxamedCabdi-q4o
    @AadanmaxamedCabdi-q4o 7 часов назад

    Adaa lagusooqabanaayaa nijaas weeynaaday

  • @Yarkawanaagajecel
    @Yarkawanaagajecel 7 часов назад +1

    Dad waal waalan soomaali

    • @nawaladam114
      @nawaladam114 6 часов назад

      😂😂😂😂waa run wey isrifayan

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo 6 часов назад

    Adeerkeen hmed Madoobe waa in Ogadeen iyo Jubaland laga qabtaa. Meesha maaha dukaan uu isaga leeyahay. Mareexaan iyaga waa masaakiin. Ahmed Madoobe oo reerkiisi nacay ayey wali daba socdaan.

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin 8 часов назад

    Cabdu madobe haddu qumanyahay maxaa u dhibay airporka itobiyaan .

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 8 часов назад +1

    Afka itoobiya yaad ku hadleysaa aakhiro meel malihid

  • @dekoowabdullahi3028
    @dekoowabdullahi3028 7 часов назад

    Cuull jubaland

  • @ahmedgoosh2621
    @ahmedgoosh2621 7 часов назад

    Waxatahay dabadalif etopian ah sajuda AYANA lagacalamadeyni inshallah benlow ayatahay Tani wajihad in Ethiopia liskaciliyo.

    • @ER-qw6fh
      @ER-qw6fh 7 часов назад

      jaahil Reer badiyo, Diina ma taqaanid mooryaan dadka dhiigiisa ku nool adaa lagu toogaanaa

  • @mohamedmoalim3363
    @mohamedmoalim3363 8 часов назад

    Waxma garatada Adaa ugu horeeyo iyo odayga xabuushkaa iyadoon sujuuda lagaa calaameen Nabad noqomeyso Doolow ilma Xabasho waa LA yaqaan

    • @ER-qw6fh
      @ER-qw6fh 7 часов назад

      bal kaalay mooryaanoow
      Dolow hadaa wax qaadi kartid daanyeer yahow

    • @ER-qw6fh
      @ER-qw6fh 6 часов назад

      mooryaan adigaa lagu toogaanaa jaahil yahow

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 8 часов назад

    💪💪💪💪💪💪💪💪💪🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 6 часов назад

    Xasan dhiiqo dhul nabada ayuu colaad ka ababulayaa

  • @MM-tw7pu
    @MM-tw7pu 8 часов назад +1

    Hawada Somalia dowlada dhexaa maamusha. See diyaarad aan dowlada fasex kaheysan usoodegaysaa iyadoo aysan dowlada lasocon waxey wado?

    • @HamdkI
      @HamdkI 7 часов назад

      Meeday dowlada dadkeeda ku duulaysa miyaa dowlad ah

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 7 часов назад

      Dowladee soomaaliya waxaa ku shaqaysta boqol dowladood!!!!!!!!

    • @shaafiabdi8273
      @shaafiabdi8273 4 часа назад

      Dawlad miya jirto

    • @rashkaarow45
      @rashkaarow45 4 часа назад +1

      Dawladda xagey ka talisaa . Dawladnimoy xaal qaada .

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 8 часов назад

    Xasan dhiiqo meesha waxabo uma hayee hugurigii baa kaweenade markuu muqudisho soo llaqaya waxa dana uu kalleyaha majirite MD maahee gacan bira iskaga qabata tuugada👁️

  • @AbdiFaatax-ph8ly
    @AbdiFaatax-ph8ly 5 часов назад

    Ciidan qudha shacbi qudha somaliya

  • @shaafiabdi8273
    @shaafiabdi8273 4 часа назад

    Xassan ciidanki laga cabsoon jiray waqtigii farmaajo ayu bahdilay

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 8 часов назад

    MARKU NIIYIMID MAHA QORTA UGA GOYWEYSEN MUNAFAQA

  • @AbdiraxmaanMed
    @AbdiraxmaanMed 8 часов назад

    Guuuul daarood

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 8 часов назад

    MD maaha kana waa qaada wale tuuga oo qabayo dhamaseyetiraya waa madhere saaka shabaaba baaxallaya shacab duleedeka muqudho ku llaaye meesha saasa buu marba magaaloyin nabad qaba weeraya👁️

  • @JuufeMaxamed
    @JuufeMaxamed 9 часов назад

    Waala arki ninka duqoobay idnkaa ah ciyaal iskahadlay ninkaani waa abwaan soomaliyeed

  • @Cabdullaahiali
    @Cabdullaahiali 9 часов назад

    Duqa allaah ka baq waa dhimanee

    • @abdiazziz8663
      @abdiazziz8663 8 часов назад

      xassan munafiq usheeg waxas asaga dalka qalqal galiye

  • @YurubAli-q7v
    @YurubAli-q7v 7 часов назад

    toogta aabihiis wasah cadawga anaga noosoo garab saday cayrsho tuuga

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 8 часов назад

    Waar gadaw iska celiya mooryaanta sumaysan ee xamar laga soodiray oo fartaag ugu weyn yahay

  • @fartundahir4910
    @fartundahir4910 5 часов назад

    Reer gado iyo reer junbqland

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 8 часов назад

    reer gedo iskadifaaca mooryaanta lagaso diray xamar ee xasan wuxu wado surto gal maaha boqortoyo abgaal lagadhisto juband

  • @cadiraxmandaahir1756
    @cadiraxmandaahir1756 7 часов назад

    Adiga itoobiyaanka biyah udhaamiyo
    Gedo maxaad ka ogtahay
    Waligaa itoobiyaan ayaad qamriga la cabi jirtay
    Afka weeyn in xabda lagaa galiyo ayaa fiicneeyd

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 7 часов назад

    Daaroodoow iyo dadka Ilaahay Dejiyay Goboladaas waa inaad iska difaacdaan Jahbad UNC oo rabata inay Ciidanka Soomaaliya intii hadhay dhamaystirto una diraysa meel lagu laayo Hassan wuxuu go,aansaday inuu dalka iyo dadkaba xaaqo waayo waa Amarka Ismaaciil Hassan siiyay marka hore Daarood ku duul waad ogaydeen Khaatumo Hassan lacagtii dalka taal ayuu Isaaq ku taageeray si hayna Lascaanol gacantooda uga bixin Ismaaciila hubkii dalkiisa yaalay ayuu siiyay laakiin Gacantii Alle ayaa saraysay.
    (2) Puntlaand ayuu misjidka dhexdiisa uga soo dhaartay 24 sano ayay dhisnayd 24 saacadood ayaan ku burburini.
    (3) Waa Jubland oo Ahmed madoobe haw ku taageeray markii haw Ina Adeerkii ka soo hor jeeday maantan wuxuu leeyahay Ima diidi kartid.

  • @SheikhRagow
    @SheikhRagow 9 часов назад

    War beennalee.batahay😅😅

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 9 часов назад +1

    Jajuus axmar a tahay

  • @AbdiFaatax-ph8ly
    @AbdiFaatax-ph8ly 5 часов назад

    Waardawlada u hungaansama

  • @maxamuudisxaaq709
    @maxamuudisxaaq709 8 часов назад

    Ittoobiyaan ayaa jubaland lawareegay waana arin xanuun badan

  • @Cabdullaahiali
    @Cabdullaahiali 9 часов назад

    Duqa adiga madax maatahay

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 9 часов назад

    Dhuumalaw adiga iyo Ina seeyd majogtan xili aad dabaqoodhi unoqotan Ahmed madobe iyo etopia.
    Adinkoo dadan jogo waa dulinimo.
    Ha istic Malin maga ceena ee rer gedo.dhaba dhilifyo how.wala idin Soo qaban maxkamada ayaa laidin keni doonaa jifadad kadhalatay ayaan mareexan dhib ku hayo waxadna noqoteen caloshod ushaqeystayal bad tihiin

  • @BoonkaSaney
    @BoonkaSaney 9 часов назад

    Oday waad duqowday ee nooda waqtiga ayaga

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 9 часов назад

      Adeerkaa Culusoow u sheeg isba waa duqe! Jubaland guul. From Baardheere

    • @Zeina-w8d
      @Zeina-w8d 8 часов назад

      @Madaxey-r2fXasan Sheekh Wuxuu Rabaa Inuu Daarood Isku Jabiyo
      Ina Culusoow Asagaa Jabaaya Inshaa Allaah

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 8 часов назад

    wadankan iney doowlad soomaaliyed kataliso iyo iney qawaarija kataliso ayey kala noqon