Abiy Ahmed oo mar kale ka hadlay arrinta badda | Qubanaha VOA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 окт 2024

Комментарии • 80

  • @HaredDuale
    @HaredDuale 9 часов назад +16

    ADIGA IYO CARUURTAADABA WAXAANU BADA CAS IDIINKA OGOLNAHAY BOGCAD BAKHTIGIINA LAGU AASO ABIIYOW INSHA ALLAAH

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 6 часов назад +1

    Mahadsant walaalkey 💕 👌 💕 VOA

  • @hanafarxaan4309
    @hanafarxaan4309 9 часов назад +3

    ILAAHAY kama rajaynayno maalin maanta aanu ka itaal xunay oy caruurtaya ay caruurta yuhuuda madmadoobi badooda ka qaadan karaan anuu waxan aamin sanahay inay maanta tahay maalintii aanu ugu itaal xumayn ay tahay maantana naga qaadan mayso insha ALLAAH

  • @xasanjaamac8872
    @xasanjaamac8872 Час назад

    🇸🇴 somalia guul ilove you madaxweyne xasan sheekh guul cadowga allow nagaqabo

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 5 часов назад

    Masha Allaha 💌💕🎉🤝👍👍👍

  • @SudaniDfjfjfdj
    @SudaniDfjfjfdj 3 часа назад

    Guull mar walba I asomaaliya

  • @ahmedyussuf8643
    @ahmedyussuf8643 Час назад

    Abiy Ahmed Ali King 👑 of Africa

  • @Bambelmo
    @Bambelmo 3 часа назад

    We support "DOORASHO QOF IYO COD AH"

  • @abdulhakimosman
    @abdulhakimosman 2 часа назад

    Mudane madaxweyne guulayso Somalia hanolato

  • @AdanIdow-sy4hv
    @AdanIdow-sy4hv 5 часов назад

    Inkasta oo laleeyahay yuhuuda Africa waye. Alahu akbar alahu akbar alhu akbar❤❤❤

  • @Usfftte
    @Usfftte 9 часов назад

    Masha allah somalia guuuuuuuul

  • @barkhadmahamud7869
    @barkhadmahamud7869 8 часов назад +1

    Difaaca ciidan qaran somaali wa miduun
    Bada cas xabashi waka xaaran
    Guuuuuuuuul somaali

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 8 часов назад +1

    Xabashow bad aad heshaan mac madhihin

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 4 часа назад

    Maya Teendho,horay ha loo socdo.

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu 3 часа назад +1

    😂😂😂 VOA. JAAJUUS KA AMERICA
    VBC. JAAJUUS KA. UK.
    XAFIISKI. SOMALIYA LAGU BIR BURINAAYAY 35. SANO.
    ❤❤❤❤
    VIVA TURKISH

  • @moh-l5e8c
    @moh-l5e8c 8 часов назад

    Abiy walax Dagan ayuu arkaa

  • @AbdikaadirMahamud-mf5yx
    @AbdikaadirMahamud-mf5yx 9 часов назад

    Insha allaah waligiin bad Somali heli meysaan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Usfftte
    @Usfftte 9 часов назад +1

    Voa marka waxaad waraysataan mucaaradka fadlan waraysta dadka dhexdhexaadka ah

  • @mahamadsanyara6134
    @mahamadsanyara6134 9 часов назад +1

    Waa qoti waalan dabaduu ka hadlayaa afka kama hadlayo

  • @Lulu-ie3jb
    @Lulu-ie3jb 5 часов назад

    RW Xabashida marba hadal kala duwan buu ku hadlaa sidi in uu saqraansan yahay oo kale. Afkiisa iyo dhagahiisa isma maqlaan. Ha leeyska jiro ninkaan. Was khaain oo khatar ku ah Geeska Afrika oo dhan.

  • @Atoosh55
    @Atoosh55 7 часов назад +1

    Viva qof & cod

  • @AdanIdow-sy4hv
    @AdanIdow-sy4hv 5 часов назад

    Lkn maar badan ayd umari ❤

  • @143-k1d
    @143-k1d 6 часов назад

    odaygaan dowladnimo shaqo kuma laha sababtoo ah t eendhadii afisyooni uu rabaa in lagu laabto asagoo h/g ahaan aga soo horjeeda dalxureeye

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 2 часа назад

    Dr Abiye Ahmed sfcn ayuu karbaashay maamulka failer state ee muqdisho Somaliland Ethiopia iyaa kala saxeday mou cudi kle ma khuseeyaba dee

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 9 часов назад

    Abiy maxuduudihii afrika ayuu bedeli waa yaab ethiopia badd malahaan jirin taasi waa cilmi😊

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u 23 минуты назад

    Somaliya guul cadawgeda maree ahataba wey ka adkan dhulkeda iyo baddeda ayado intan ka tabaryar ilahey u ilaaliyay aby Ahmad riyo sojeda ayuu ku jirah indhah biyo ha logu shubo

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu 4 часа назад +2

    😂😂😂 ALSHABABUL SHEYDAN. IYO. BUNLTAND. SOMALILAND. JUBALAND. OO. IMAARAAD. ITOBIA. U SHAQQEYO. MA OGOLO HONUMARKA SOMALIIYA.

  • @AxmadMaxamef
    @AxmadMaxamef 7 часов назад

    Axmad maxamed wxa Leyhay max casement

  • @Awale99
    @Awale99 8 часов назад

    WALAHANNAD BADDA GAADHEYN, ADO DHUL SOOMAALIYEED RABBAH.
    ERATERIA KA DOONO BADD.

  • @boondheeretvchannel
    @boondheeretvchannel 8 часов назад

    Sorry waxaan mucaraddka ah miyaa wareesaneysa duli horumar ka somalia diidan aqoon yahay nacas ah waaye

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 9 часов назад

    Doorashadi dadbaneeyd ee buntland miyaa lagu labanayaa ?

  • @calicabdulahi3929
    @calicabdulahi3929 6 часов назад +1

    Ethiopia land locked forever

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge 9 часов назад

    Itoobiya nabaf halagulafgzqmo waxaa jujitsu fanaherna inaan sibabaf ah kuwafsnoolaanano wazlada eynjzraa😊

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 9 часов назад

    Khilaaf siyaasadeed majiree lug is jiid iyo islugooyn siyaasadeed ayaa jirta dhamaantoodna waxeey ku aruurayaan xukun jeceeyl heer gobol illaa heer federaal ah😊

  • @Strasbourg.france
    @Strasbourg.france Час назад

    ID dhalashada dadka ma heystan horta amni ma heystan horta qof iyo cod maxumee

  • @XasancabdiMahamed
    @XasancabdiMahamed 6 часов назад

    Abdiyow riyadkujirta

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 9 часов назад

    Meey sidaas si la mid ah usoo bandhigaan dadka eey laayaan askarta reer israa,iil ?

  • @yussufismael6314
    @yussufismael6314 8 часов назад

    Caruur uhirgali aa 😅 dowladeena ka keenty dowladeena mahadsanit

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 9 часов назад

    Qoftaan waalan oo indhaha buur buurani bad soomaaliyeed arki meeysee na dhaaf dheh

  • @younge252
    @younge252 7 часов назад

    Qof iyo cod wa la aada qofke ku nixi laga iyo kee ku farxi laha ina adeerayaal dastuurka na waa la dhamestira qabilka iyo qurunka lago so duurto xildhiban aqoon leheen waa laso af jara 😅😅

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu 4 часа назад +1

    😂😂😂 BUNTLAND.HOOYADA DAACISH. 1940. KII. TALYANIGA BEEY. HUB. UGAA SO DIJISAY.
    .
    IYO SOMALILAND. HOOYADA ALSHABA UK SHEYDAN.
    AHMED MADOOME ILA HADA WA ALSHABAB. LOOMA JOOJINAAYO. CADOWGA

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 6 часов назад

    Ishii bugtaay ku bikaacso
    Abiye yare haduu baraarugay hhhh

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 8 часов назад

    Caruurtaada aan aragno badeena in eey qaataan tuug ❌

  • @cabdixakiinmaxamed3503
    @cabdixakiinmaxamed3503 3 часа назад

    Culusow run ayuu sheegay

  • @rocky4066
    @rocky4066 4 часа назад

    Ku adkeeyso waad aari soomaalida waa LA qasbaa

  • @بدلعامر
    @بدلعامر 9 часов назад

    Ader oramka abay Ahmed ader waad rayoonsa ader somaliwaan waay madbobsa ader ormao waa lakuu yaqna markay somali ay abaya dhar baxaw orama waxa uucaday markala aguu dhafo afka oramda kata nadhaba

  • @AbdulaahiAli-w1n
    @AbdulaahiAli-w1n 8 часов назад

    Bismillaahi.arramaani.arraxiimi.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.ajmaciina.mina.mina.rusuli.bi.idnillaahi.aammiin.yaa.allaah..toobo.toobo.toobo.roob.iyo.nabad

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 9 часов назад

    Tram cidina dooran meeyso waayo waa dagteeytar aan xukunka laga qaadi karin

  • @AdanIdow-sy4hv
    @AdanIdow-sy4hv 5 часов назад

    Abi axmad uma eka nin isku kalson ama siyaasi ah wayo jabhaada faano ayaba adisababa ku siisocda tblf aygna wa gooni Bada isga shikhsi ah biyaha Bada daawo ahaan miyuu ucabi rabaa kkkk

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 8 часов назад

    Ethiopia waxay isu diyaarisay dagaal wayna heleysaa January 1 haka bixi wayan somaliya.

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 9 часов назад

    “Sedex dowlad goboleed oo u afduuban dowlada federalka.” Nin xanuunsan ayaad wareysaneysaa

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 9 часов назад

    Heshiiska wixii ku qornaa waad khaladey. Warkaaguna sidaasuu u khaldan yahay. La soo safashadaada Somaliya waxyeelo uma aha Somaluland. Live baa lagu helaa wax walba. Wax qarsoon oo aad ka warameysaa ma jiro. VoA became member of Somalia and opposition of Somaliland. We will report USA that yuo arent real repirters.

  • @Latara297
    @Latara297 7 часов назад

    Oday ayuutu qaaatay kanoo kale oo xamar tagay baa adaaso

  • @halimoabdi6336
    @halimoabdi6336 8 часов назад

    Culusow aqoon laawe

  • @Lulu-ie3jb
    @Lulu-ie3jb 5 часов назад

    Allah doorasho dadban nooma celiyo. Somalia waa in eey horay u socotaa eey dadka soo doortaan qofki eey iyaga rabaan oo eey la xisaabtami karaan. Naac naacda mucaradka iyo kuwa daba socdo danahooda gaarka ah cidna hadalkooda ma dhageeysaneeyso. Somalia waa in eey horay u socotaa oo gadal aanan loo celin.

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 6 часов назад

    Libérer la Somalie land 😂

  • @mahamadsanyara6134
    @mahamadsanyara6134 9 часов назад

    Xasan huguri si indhala aanuu usocdaa heshiisbaa ka horeeya

  • @omaribrahim5564
    @omaribrahim5564 7 часов назад

    Xaji xasan gurgutee ma joojin karo ethiopia iyo somaliland wa waax dhacaya insha allah somalia waxay burbutay 1991 it is over mike

  • @saladomar8670
    @saladomar8670 7 часов назад

    Maya dagal ku radiya

  • @cabdirahmanmoumin6234
    @cabdirahmanmoumin6234 8 часов назад

    Doorasho qof iyo cod ah oo soomaaliya ka dhacda waa arrin aan dhawayn

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g 9 часов назад

    Abiy bad iyo bari ee Somali qaado HAWIYE DAROOD IYO ISAAQ aan XUROWNO.
    Point 5 like saaara ITOBIYA sosocoto na xurenayso

  • @Hansotraveller
    @Hansotraveller 9 часов назад

    Badda somalilnd wad helysaan mr aby ictiraafka aynu ka dhabayno i.a allh

    • @zakihussein9591
      @zakihussein9591 8 часов назад

      Hooyada ma siineyso😂 Somalia somali ba leh

    • @dajiscom463
      @dajiscom463 8 часов назад

      Xabashida af somaliga baratay uma xumid

    • @zakihussein9591
      @zakihussein9591 8 часов назад

      @@dajiscom463 ada oromo af somali baratay ah oo doonayo somalia qeyb kamid ah inuu itoobiyaan siiyo somali dhalad ah hadalkaas kuma hadlo kumase fakaro

    • @dajiscom463
      @dajiscom463 8 часов назад

      @@zakihussein9591 Malaha midkaas kale igu khaldeysa

  • @بدلعامر
    @بدلعامر 9 часов назад

    Ader abaya somaliwaan ma isaaq muu moodaya

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 8 часов назад

    Marka madaxweyne farmaajo maxaa ugu diidey marka mudo kororsi iska rabtaa

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 6 часов назад

    Xasan shekh malintii la dortay ayuu bilabay in mudu korarsii marka maxaa loo dortay dalka wax loqabto mise in uu kashaqeeyo mudo korarsi cajiib

  • @AbdulaahiAli-w1n
    @AbdulaahiAli-w1n 8 часов назад

    Taasu.waa.runwey 1llllllllllllllllllllll😅😅😅😅😅😅😊tiis.soomaaliduba.adis.ababa.

  • @JaajumawJuujaa
    @JaajumawJuujaa 8 часов назад

    Qarankii Somaliyeed Ma Hawiye kaliya ayuu noqday meeyay Somalia intii kale

  • @da8660
    @da8660 8 часов назад

    Dalba gacantaada kuma jiree maxaad hal qof iyo hal cod qaban kartaa....Sheeko xariir ayaa wadaa

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 8 часов назад

    Doorosho qof iyo cod dhici meysee dadka hawalin🥷🏿

  • @XasancabdiMahamed
    @XasancabdiMahamed 6 часов назад

    Abdiyow riyadkujirta