Markaan Qiyamka Ka Tanaasusho | Muxuu dalxiisaha Muslimka u Noqday sida kan galbeedka ?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 144

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 Год назад +47

    Suuqa ayaan u sii socday markaan arkay xalqadan eerfoonada ayaan hore u sii qaatay intaan dhexda sii socdo ayaan sii dhagaysanayaa insha allah mahadsanid cumar.

  • @younesmohamed6317
    @younesmohamed6317 Год назад +29

    His Voice like a lion 🦁

  • @NasraAbdiraxman
    @NasraAbdiraxman Год назад +6

    Alxdulilah illahy aya mahad leh naga dhigay muslimin dhaba illahow naga illaali xuman dhamanted

  • @KhaalidFahadKD
    @KhaalidFahadKD Год назад +16

    Ugu Danbeyn Saa Ku Sugaaye Waad So dhigtay ❤️😅
    Allah Ku Xafido 🫶❤️❤️😁

  • @mariamm.sheikhw1522
    @mariamm.sheikhw1522 Год назад +13

    الحمد لله على نعمة الإسلام ❤

  • @megapolisplayer790
    @megapolisplayer790 Год назад +6

    2021 iyo 2023 ayaan Soomaaliya ku soo noqday waxaan ka yaabay siday akhlaaqdu marba u soo yaraanayso

  • @CabdinuurHazan
    @CabdinuurHazan Год назад +10

    Walal omer inigu ma ihi qof wax kusoo gudbiyo RUclips Lkn waxaan ahay daawade waxaana kugu xidhanay wakhti fara badan
    Da,a ahaan waxaan 20/19 sanno
    Hooyo iyo aabe toona midna manoola way inaga hooseyan ilahay how naxariisto
    Markaa cabaayada aad sheegayso waxaan jeclaan lahaa inaad igu sharafto Sababto waxan jeclaan lahaa inaan ugu farxiyo walashay iga yar😢😢😢

    • @naimajama4396
      @naimajama4396 Год назад +4

      Wll saliga nabiga badso Alle wuu idinka farxin bi idmi Allah

  • @qanyaremohamed1397
    @qanyaremohamed1397 Год назад +4

    Wllky Allah ku sharfo wllhi yutber qiyam fiican batahay Allah dambigaada ha dhaafo

  • @hassanabdisamed6843
    @hassanabdisamed6843 Год назад

    Shukran Ustaad Omar inshaar Alle Hakaa ajir siiyo Dadaalkaga❤

  • @alsacadatv7294
    @alsacadatv7294 Год назад +4

    Masha allah Ustaad cumar Keep going

  • @yusufahmed6190
    @yusufahmed6190 Год назад +3

    Masha alah omar inshaar inbadan baan sugayay runtii mahadsanid احبك في الله wll

  • @giirgiirofficial3915
    @giirgiirofficial3915 Год назад +6

    ALLAH bless you brother 🙏

  • @OGSOOR
    @OGSOOR Год назад

    Thanks Omar inashar AllaH Ku xafido Wllhi Macalin isku Haleeyo Aa Tahay Shukran

  • @mariamm.sheikhw1522
    @mariamm.sheikhw1522 Год назад +2

    Shukran ustaad.

  • @munaali10
    @munaali10 Год назад +1

    Walal hada Somali wey siilumeysaa allaha nasoo hanuuniyo dunidan iskufurantay aad ayey noosiidhumineysaaa alllahayow nabad baadi yaarabi 😢

  • @Isse-Farah
    @Isse-Farah Год назад +7

    Omar waxaan kugula talinayaa inaad Podcastskaaga aad soogaliso Meelaha laga dhageysto sida Google podcast. Si sahlan ayaa loo dhegysan karaa.

  • @Rayaan342
    @Rayaan342 Год назад +2

    Omar inshar allah kubarakeyo wlhi wax bdn Ayan kafaiiday 💯💯

  • @UsaameCade-m9n
    @UsaameCade-m9n Год назад +3

    MahaDsanid wll cumar inshaar ❤❤❤

  • @sulakagelax4781
    @sulakagelax4781 Год назад +12

    ❤wll omar 😊wax saxan ka hadashay badanaa marki dadkena lo fiirsado iyo kuwa kale ba waxy kuwada daydeen dhaqanka galbeed ka wxad arkesa gabdho kaligood wax raga lasocon o kudhahaya dalxiis iyo damaashad aadnay 😮 ayaan dhawed asxb scholka isla dhigano waliba isku class nahy igu dhaheen dalxiis usocona diyaar matahy my uma baahni Dhahy idinka iska baxa sawabto eh dad iga ajaanib ah wado aaku raaco nama dhaxtaalo hadana alxm intii fasax kujirnay meelna ma aadin guriga le kuqatay fasaxeyga 😊❤waxna iga haleesna inkastoo kasi jeclaan lahaa ina si family ahaan anago dhan ina la dalxiiso I.a ❤wana rajeenayaa 😊midaas 😊

  • @deqofarah3136
    @deqofarah3136 Год назад

    Walal waa mahadantay i wish in dad badan dhalinyaradaa la hadli lahaayeen

  • @ridwabilan9260
    @ridwabilan9260 Год назад +1

    Shukran wll omar inshaar

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M Год назад +2

    Summer vacation wadan waxaan ubooqan lahaa inaan dhulkiisa quruxda badan iyo dhaqanka wadankaasi soo arko.

  • @Wllsha_weeen
    @Wllsha_weeen Год назад

    فإن لم تكن تراه فإنه يراك . Iskahubi wll

  • @MiskiCumar-rc3gp
    @MiskiCumar-rc3gp Год назад +1

    Wcsm macalin cumar inashar 💯💯✅✅

  • @abdirahmanabdinur2892
    @abdirahmanabdinur2892 10 месяцев назад

    وعليكم السلام ورحمة الله تعالى وبركاته

  • @xafsaxayaati6950
    @xafsaxayaati6950 Год назад

    الحمد لله على نعمة الاسلام🤲🥰

  • @hamzenuur5877
    @hamzenuur5877 Год назад

    Waa qiso cajiiba runtii.
    nin aan nolosha dhibteeda soomarin in uu dheefteeda dhamadhamiyaa way adagtaahay.

  • @Barakodiin
    @Barakodiin Год назад

    Masha allah wadani cumar al mufakir cumar inshaar difaacaha diinta islaamka cumaroow guul iyo gobanimo aduunyo iyo aakhiro walaakeeyoow rabi haku xafido
    وَمَن يَتَّقِ اللَّهَ يَجْعَل لَّهُ مَخْرَجًا وَيَرْزُقْهُ مِنْ حَيْثُ لَا يَحْتَسِبُ

  • @XaliimoAbdi-ng4mr
    @XaliimoAbdi-ng4mr Год назад +4

    Comentiyaasha ayaan indhaha wada mariyay dad dhahayaan arkay khawarij khawarij aduunkii ayaaba maanta saas iska noqday qofkii runta sheega ama xaqa ka hadlaa waa argagaxiso ama waa khawarij ayaaba ladhahayaa yaab

  • @maxmedmuuse4653
    @maxmedmuuse4653 Год назад +3

    Omar inshar arrimihii dhalinyarada da'doodu ahayd 20 & wxii ka wayn dhiirigelin tii horumarkooda maad nagu yara nasisid beryahan qurbo joog baad dadbka nagaga riddeeee

  • @cabdiraxmaanidirismaxamed684
    @cabdiraxmaanidirismaxamed684 Год назад

    Ustaad mahadsanid ❤.

  • @budbaad6536
    @budbaad6536 Год назад

    Ustaad Omar inshaar waa runtaa bro. Xataa kaarar caafimaad aa loo sameeyey markii uu ka dhaco mid cusub la siina dowlada Holand canshuur kaqaadaa

  • @cabdiraxmaanidirismaxamed684
    @cabdiraxmaanidirismaxamed684 Год назад

    Ustaad mahadsanid

  • @AbdikadirMargan
    @AbdikadirMargan Год назад

    Mahadsanid ustaad

  • @deqofarah3136
    @deqofarah3136 Год назад +1

    Gabdho kaliya oo safraya they called girls trip subaxaanalh yaa rabi

  • @cabdcali6
    @cabdcali6 7 месяцев назад

    ❤wllkai comar inshar alaha kajasaid soyo

  • @amalmohamed928
    @amalmohamed928 Год назад +1

    ❤❤❤

  • @Waa_yaab
    @Waa_yaab Год назад

    Ya salaam codkaaga, ya salaam mashallah, runti ruuxiyan baa u raaxeysan.

  • @taharme
    @taharme Год назад

    Xiisad ka mida xiisada ha aan dhigto...

  • @WHOAMI-nq4nh
    @WHOAMI-nq4nh Год назад +1

    asc; omaroow wll kasoo hdal awoodda beesha caalamka ay leedahy ay soomaaliya ama dawldaha yar yar ku sameen karto

  • @maxamudburco-ys2ns
    @maxamudburco-ys2ns Год назад

    Asc wllky cumar inshaar

  • @sherineshakiibsherineshaki7233

    Adeero cumar waxan rabaa Inan wax isbaro hadana caajis iskaga taag la,ay

  • @hasniadesh1516
    @hasniadesh1516 Год назад

    Masha Allah sxb

  • @munaali10
    @munaali10 Год назад +1

    Wllhi been maaha galada cadaanka ah waa Kuwa ugubaqiilsan marki hore ma moodi jirin lkn aniga Nariob joogo ayan ogaaday school eydhigaan Ayaa kubiiray markaas arkay sida eey uxisaabtamayaan bisinka wan lafajacay wlhi

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 Год назад

    Mnsha Allah brother ❤

  • @mohamedabdi9563
    @mohamedabdi9563 Год назад

    Cumarow akhii maalin aniga meel ganacsi furaya arrowroot hore gawar khaleejka ka timadi oo xijawan mesha business ka aheed ayey moodi hotelki ay daganeed aad bey u cabsaneey . Aad ban ugu naxay runti

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 Год назад +2

    Madaxwene socially ❤🎉🎉🎉😊

  • @HamdimohamedAllale-nv7we
    @HamdimohamedAllale-nv7we Год назад

    Podcastiyada omer ishar midekee ugu jeceshahay👑
    Me: cisadu nafsi🧕
    Adigana?

  • @hassanriwax5161
    @hassanriwax5161 Год назад

    Geenyada madow kwrn arinteeda iyo daqliga kaso gala ma xaaran ba
    Koley aniga ahan wan taagera inkasto ayado dumar eh kaligeed safarto

  • @NajipAlfa755.
    @NajipAlfa755. Год назад

    Mashallh wll

  • @SuhaibAhmedabdirahmaan
    @SuhaibAhmedabdirahmaan Год назад

    Kasoohadal sxb Omar qaflada iyo baraha bulshada

  • @fatmaschannel7478
    @fatmaschannel7478 Год назад

    Ana Dagan Amsterdam sida coffee hada ubahato aad ugu lexanayso siaa coffee uso gadato bay lamid yihiin
    Amsterdam central cidii aragtay way aragay

  • @abdullaahimuuse4262
    @abdullaahimuuse4262 Год назад

    Melaha qar yaad ka hadleyso aniga markhadi kaga ah aduun io akhiro
    1 wey is qawiyan
    2 dhaqan xumada
    3 bakhelnimada
    4 maser la aanta
    5 damiir xumo
    6 sinada dhankoda wba ka fre xsbullaha
    Intas baa ilhy baan ka nagal galney wlhi

  • @gdvggdsg9983
    @gdvggdsg9983 Год назад

    Alaha ku dhowro

  • @XafsoAbdiqadar-rv9qz
    @XafsoAbdiqadar-rv9qz 10 месяцев назад

    CODSI
    SXB MANOO BILAABIKARTAA
    BUUGA WABAR THANKS

  • @galad-tube4480
    @galad-tube4480 Год назад

    Omar inshaar sxbw dad waa hore islaamki ka tagay ayad islaam. Ka daba wadaa lkn xaqiqada waa in laga tagay diintan lagu abtirsanaya muslimna waxaa lagu noqdaa in diinta la dhaqan galiya
    Meel an kalaso xirirana inad i shegta waan jeclan lahaa waayo waxad ila egtahay qof haba yarate jecel dhowrsanan

  • @ismaaciilhazzan1571
    @ismaaciilhazzan1571 Год назад +2

    Mafhuum maxaa laga wadaa afsoomali ma ahee?

  • @faysalmohamed5002
    @faysalmohamed5002 Год назад

    🎉🎉🎉thanks for you

  • @Suu02
    @Suu02 Год назад +1

    Wcs

  • @giirgiirofficial3915
    @giirgiirofficial3915 Год назад +1

    Omar inshaar wlhi bilaahi been madan sheegin because Aniga xitaa dhalan yara i weydiisay meel lagu tunto Oo culp eh

  • @uniqueperson6294
    @uniqueperson6294 Год назад

    Alx calaa nicmatil islaam

  • @khadarhi6589
    @khadarhi6589 Год назад

    "if u want to destroy any Nation without war make adultery or Nudity common in the young Generation,,
    salahutin alayubii

  • @XamdaCali-q4d
    @XamdaCali-q4d Год назад

    Alah hyn ka qabto

  • @Khalidyare2
    @Khalidyare2 Год назад

    First 🥇

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 Год назад

    Ri camal is ka sowado walahi wa wax lala yabo lkn dadkan ayay kuso socota😅😅😅😅😅

  • @daadirmuxudin1828
    @daadirmuxudin1828 Год назад

    Dadkaas waa kuwo wadankooda nabad ka dhigtay dambigoda rabi kula xisaabtamaye khawaarijta islaamka dhiigooda wada xalaaleystay kaso hadal

  • @a.laahiyemohamed4515
    @a.laahiyemohamed4515 Год назад

    Wlhi arinkan waxa ugu badan reer hargaysa waxaad arkaysaa iyagoo dumar wata oo wadooyinka dhexdhooda ku baashaalaya borama aragtdayda

  • @mohamedyusufmohamed-fm6sc
    @mohamedyusufmohamed-fm6sc Год назад

    Ibrahim sarhan

  • @mustafmascuud7583
    @mustafmascuud7583 Год назад

    ❤❤🎉

  • @sahroomar8428
    @sahroomar8428 Год назад

    Dalxiska rer galbedka wa isku jira dad isqabo iyo kuwan is qabin lakin raga muslima hada jiran xaskoda iyo caurtoda intey guri kuso xiran bey iyaga tumadho ubaxan marka gabadha hadey sharud ka dhigato wa abalkis isba tumashu jira Muxu iyada ugu didi

  • @ismailmohamed2002
    @ismailmohamed2002 Год назад

    Qaawanaan waa mida indhaha naga dhibtayee saacad walba na hortaagane dalxiis wadankeni iyo dadkeenii asturnaa ayaa u baahan inaan u dalxiisno

  • @mohamedabdirahman4514
    @mohamedabdirahman4514 Год назад

    Maka soo hadli kartaa barnaamijka economic hitman.

  • @lunibark9978
    @lunibark9978 Год назад

    nin soo shaqo tagay iga dheh warkaan iguma socdo

  • @nourabdiwarsame6640
    @nourabdiwarsame6640 Год назад +5

    Dadka cadan ah oo galada ah wa xoolo camal ah.
    Mid aan wada shaqaynaynay oo meshas maamulay baa arkay anoo tukanayey kulaha:
    Hello ,Nour are you ok?
    What are you doing?
    Mid kalena wuxu igu yiri murqahas waxa iga soo saray Hilib doofaar hoos ka irir awalba doofaar ahayd😂😂😂😂

    • @mohamedfarah2561
      @mohamedfarah2561 Год назад

      😂😂😂 kaaskudhahay ma ok baa tahay usharax inad muslim tahay ahaa awoodo kan kalena nin hilib geel iyo canihiisa soocabay buu dofar uga sheekeen kalab dhen

    • @nourabdiwarsame6640
      @nourabdiwarsame6640 Год назад +1

      @@mohamedfarah2561 Haa wll waan u sharaxay diinta su’alana wan uga jawabay uu iwaydiyey.
      Xoolaha oo kale weye sida quranka lagu shegay.
      Lkn marki ay diinta qaataan wlhi way ku dhaqmaan.

    • @HamdimohamedAllale-nv7we
      @HamdimohamedAllale-nv7we Год назад

      Kan ku yidhi ma ok ba tahay 😁
      Ku dheh haha kadibna islaamka sharaxaadisa karbash UGA dhig
      Kan klana ku dheh murqahaas kartida Io geesinimada caano geel Io hilibkisa IGA Soo saartey😏

  • @naimajama4396
    @naimajama4396 Год назад

    Asc wll omer inshar kasoo hadal shaqada iyo dumarka waayo dumarkii oodhan saamayn waynbay ku yeelatay oo waxay noqotay cadaadis bulshada kaga imanaya sababtuna Amanta la amanayo gabdha shaqaysata oo la leeyahay wa fariid dumarki guryaa joogy aad bay u saamaysay oo caruurihi dayacay shaqo darteed
    Xata hablihii oo raba markay shaqaystaan gursadan tasina wakhtibay qadanaysa
    Kaso hadal insha Allah
    Xata hablihi

  • @xiyock2419
    @xiyock2419 Год назад

    599 like before iam like 600

  • @baraasuraj
    @baraasuraj Год назад

    Omaroow podcast kaaga iskuma toosno Number ka aan ubahanahay iima soobaxaayo
    dhib ayaan ku qapaa plz Tags ka Ku qor ki kasto Number kiisa ama isku Toosi
    Waayo Maalin walbo 1 video dawada pilaw ah

  • @abdiali3923
    @abdiali3923 Год назад

    Dalxiisku waa in aad wax kabarato Tariikh iyo ku xibro qaadasho
    Lkn dadka qaar waa xoolo xera ku xaraysan oo la foofiyay

  • @65nuuryare
    @65nuuryare Год назад

    Qaliijka sida sacuudiga iyo qadar iyo imarat hadey reer galbeet imaadaan bes tumasho ley u inaadan wah kale uma inaadan ragoda melaha muslimiinta lagu arkay ayaga oo radinayo cunto la dhaho mindi hadey helaan horey kalab ka Adan dumarka maba arkeysid ayada o dhar wadata Sacuudi aa roon afka ay dabosha hoosna wa fedaa waha ku sii Dheer luuqad ma yaqanaan anaganana kuweyna xun OO tumasho radiska ah somali ayey Adan xumaanti ayey wadanka geynayan Ilaahey ha no gargaaro

  • @amiirmaxamed2149
    @amiirmaxamed2149 Год назад +1

    Sorry

    • @XaliimoAbdi-ng4mr
      @XaliimoAbdi-ng4mr Год назад

      Astaqfurulah hooyadiis wey kaa hoseysaaye ilaahey kacabso aflagaado mafiicno walahi hadaa is leedahay dadka kuma arkaan alihii ku abuuray kuu jeedo comentigan malin aan maanta ehen lagaala xisaabtamaa

    • @amiirmaxamed2149
      @amiirmaxamed2149 Год назад

      @@XaliimoAbdi-ng4mr ok

  • @megapolisplayer790
    @megapolisplayer790 Год назад +1

    10 sano ayaan joogay US xitaa garanmaayo meel u disco ku yaal

  • @migo2444
    @migo2444 Год назад

    Ka daa ragga soomaaliyeed a ku dambaabin

  • @megapolisplayer790
    @megapolisplayer790 Год назад

    Waxaan maqlay qaali khaalijiyintu laatin America u tumasho tagaan

  • @muxammad2777
    @muxammad2777 Год назад

    Dalxiisku dhib ma leh، keliya xuduudda hala ilaaliyo. Safarka waxaa ku sugan cibar

  • @steel181callous7
    @steel181callous7 Год назад

    Taas been ma ahan cutadoda wey qatan waxan kunolahay wadan kamid ah galbedka wey sixisabiyaan meqa ayan joga meshas meqa igu filan cunto dawo iyo wixi lamid ah xita wax yabaha ay umaleyan inay ubaha karaan lkin aysan hubin wey siqataan waxlaga fa idayo maleh marki laga rebo aqlaq xumo

  • @sharifoali5503
    @sharifoali5503 Год назад

    Markaa iska dhaadhiciso ina kaliga saxan thy

  • @ibraahimmaxamed9125
    @ibraahimmaxamed9125 Год назад +1

    Chanel kan niman khawarij ah baa iskala

    • @humbawa2002
      @humbawa2002 Год назад

      See lagu ogaana

    • @KhaalidAbdirahmaan-u5q
      @KhaalidAbdirahmaan-u5q Год назад

      Maxaad ku cadayn ood ku sababayn ha iska hadline

    • @XaliimoAbdi-ng4mr
      @XaliimoAbdi-ng4mr Год назад +3

      Is ka dhaadhicin dumar lee wadaa war ninkan runtuu ka hadlay maku xanuujisay orodoo chanelkiisa uga bax adaa soo doontaye

  • @sharifoali5503
    @sharifoali5503 Год назад

    Ninkaan Dumarka waxba ka ma yaqaan Subxaanallah.Dumarka ha Ugafin si wanagsan uwaani teedakale reergalbeedka maxa naga galay .Remember

  • @ibraahimmaxamed9125
    @ibraahimmaxamed9125 Год назад +2

    Khawaarij channel

    • @yusufahmed6190
      @yusufahmed6190 Год назад +1

      Hhhhh iskadaa dee maxaad la daawanaysaa isaga iyo inta raacsanba waa khawaarijee

    • @ayuubpoi9571
      @ayuubpoi9571 Год назад +1

      Maxaa ka soo doontay marka?

    • @marwaanmohamed8119
      @marwaanmohamed8119 Год назад +1

      xqqda jirto hdii u sheego xuriyda kso horjeda mia mise waa argagaxiso?

    • @ahlaamnorosman8686
      @ahlaamnorosman8686 Год назад +1

      Mxa adu kaso doontay hadu khawarij yhy orod channelkisa amaan usii

    • @xikmaawi2326
      @xikmaawi2326 Год назад +1

      Xaa ka wadaa khawaarij😂😂

  • @iskahubi3264
    @iskahubi3264 Год назад

    Marka aad isku maleyso inaad aadanaha kale oo dhan ka akhlaaq sarreyso waa iska sidan (Moral superiority)! Diintan khayaaliga ah ee aad dadka iskaga dhigtaan inaad kaga sarreysaan waa diinta iyadoo inta saxaabada ka xishoodeen inay galmo la sameeyaan naago ay ragooda la dagaalameen oo ay ka dhigeen qaar ay dileen iyo qaar ay ceyrsadeen ayaa ilaahiina soo jawaabay oo wuxuu yiri war waxba xishood iyo dambi ha dareemina ee kufsada naagaha aad soo qafaalateen! Cabdullaahi bin Cumar bin Khadaab marka uu naag adoon ah soo gadanayo kubkeeda iyo naasaheeda ayuu iska fiirin jiray! Fuqahada islaamka waxay qabaan in naagta adoonta ah cowradeedu tahay xudunta iyo jilbaha inta u dhaxeysa waxaasaa diintiina aad ku faanayso ka buuxa akhlaaq iyo qiyam lagu faano ma lahan diimaha oo dhan! Aniga ma taageerayo dhilaysi wadamo Europe ku yaala way jiraan meelo Naago jirkooda ka ganacsada oo dowladana canshuur ka qaado halka wadamo muslimiin ah ay ka jiraan isla naago jirkooda ka ganacsa oo suuq madow ah

    • @yoonis2232
      @yoonis2232 Год назад +2

      Naag adoonta ah waa ka hoseesaa gabadha xorta ah
      Marka hadaa islaamkii lagugu soo ku riyay ka laabatay imow soomaaliya isna soo muuji
      Murtad xukunkiisu waa dil

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 Год назад

      @@yoonis2232 sababta ay ugu hooseyso ma ii sheegi kartaa? Naagta adoonta ah soo qof caadi ah ma ahan?

    • @ibrahimmaxamedsaid5742
      @ibrahimmaxamedsaid5742 Год назад

      Adiga diinta soobaro

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 Год назад

      @@ibrahimmaxamedsaid5742 hagaag Sxb aayadan sababu nuzuulkeeda ma garanaysaa?
      وَالْمُحْصَنَاتُ مِنَ النِّسَاءِ إِلَّا مَا مَلَكَتْ أَيْمَانُكُمْ

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 Год назад

      @@yoonis2232 Diintu ma diin maafiyaa Maxaa loo dilayaa qofka ka baxa? Ugu horeyn Anniga maba dooran inaan Muslim noqdo sida aad adigaba u dooran waa nalagu soo barbaariyey wixii nalagu soo barbaariyey ayaan iska sii wadanaa inteena badan dadka qaar ayaa su’aal ka keena diinta lagu soo barbaariyey oo caqli ku miizaama. Aniga kolay way ii cuntami wayday in Ilaaha kownkan baaxada weyn abuuray inuu noo soo diro sharciyo casrul jaahili ahaa oo weliba isku waaqac aan ku nooleyn! Isla ilaahaasna uu noo sii qoray inaan jano iyo naar midkood gali doono weliba qoraalkiisa ma gafaysid isla ilaahaasna uu kugu haysto maxaad ugu baxsan wayday waxaan kuu qoray?! Waa sida adigoo Robot intaad Programisay oo aad Roobotkaas ka sugayo inuu khilaafo Programka aad adiga ku shubtay? Dad baa jira aan diin la’aan noolaan karin ha haystaan diimahooda lkn waa inaysan dadka ku qasbin diinta islaamka waxay noqotay wax la isku qasbo sida koox maafiya ah oo aadan ka bixi karin haddii aad ka baxdana lagu dilayo!

  • @abdirahmanabdinur2892
    @abdirahmanabdinur2892 10 месяцев назад

    وعليكم السلام ورحمة الله تعالى وبركاته

  • @WHOAMI-nq4nh
    @WHOAMI-nq4nh Год назад

    asc; omaroow wll kasoo hdal awoodda beesha caalamka ay leedahy ay soomaaliya ama dawldaha yar yar ku sameen karto

  • @King_ilyaas1
    @King_ilyaas1 Год назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @WHOAMI-nq4nh
    @WHOAMI-nq4nh Год назад

    asc; omaroow wll kasoo hdal awoodda beesha caalamka ay leedahy ay soomaaliya ama dawldaha yar yar ku sameen karto

  • @WHOAMI-nq4nh
    @WHOAMI-nq4nh Год назад

    asc; omaroow wll kasoo hdal awoodda beesha caalamka ay leedahy ay soomaaliya ama dawldaha yar yar ku sameen karto

  • @WHOAMI-nq4nh
    @WHOAMI-nq4nh Год назад

    asc; omaroow wll kasoo hdal awoodda beesha caalamka ay leedahy ay soomaaliya ama dawldaha yar yar ku sameen karto

  • @WHOAMI-nq4nh
    @WHOAMI-nq4nh Год назад

    asc; omaroow wll kasoo hdal awoodda beesha caalamka ay leedahy ay soomaaliya ama dawldaha yar yar ku sameen karto

  • @WHOAMI-nq4nh
    @WHOAMI-nq4nh Год назад

    asc; omaroow wll kasoo hdal awoodda beesha caalamka ay leedahy ay soomaaliya ama dawldaha yar yar ku sameen karto