😭safiyo tusmo😭 xanuunkeeda aniga waa dareemaya waayo hal sano ayan soshiyal midiyaha ka ooynayay somali i fahmi wayeen in dhaawaca iga sii damqasiyaan moye dad igu soo jees jeesay sey rabaan igu daniyay😭😭waxay i gaarsiiyeen in yutbka usoo fariisto kitaab usoo qaato aan u dhaarto si aay ii aaminan😭😭😭wlhi waa xanun marka tahay qof la dulmiyay hadana dadka aay ku daremeynin😭😭😭
Aniga xitaa kula mid ayaan ahay arintan wan ku wareray gabadhan walashey ah allaha u dhib yareeyo.wan ka xumahy wlh anigu ayada ayaan iska racay si kle an yelo garan waaye wlh😭😭😭😭😭😭
Dumar badan oo dhiban baa jiro Aan la ogeyn hoyo tusmo Wax walbo ee tiri waa macquul Wayna dhacdaa inta badan balsi lama ogaado. Waxaan rajenayaaaa gabdhaha inee ku cimri qataan 😭😭
Baqiilka ha iska maqnaado waxa iga badan adigo walalkeyga/walasheyda ah qalbiga iyo gacmaha furan ee qoralkeyga aqrinaayo hal subscribe isiiya. Thnks walaalahyga.
Kk kolka aan arko cajuun oo dulman isagan liketa usaara wana la cadhooda kolka an arko tusmo oo dulman ayadan like usaara wana la cadhoda inay na waalan bay ugu talo galeen☹☹😎
3:56. Dhaar waxaa la dhaha oo KALIYA wlhy bilhy talahy bas wax kale adiga oo shaqci caadiyaha kuma dharan martid. In dhirta cida waxaa ku dharan kara Alle oo KALIYA
Fadlan subscribe saar channelkan 👇🏾
ruclips.net/video/aRW66aXnELU/видео.html
Qofkii uh horeeyay ee reply kaasoo gala ee +251942225186 isoo qabo zxp 5 sano ku dhawaad ayaan fiidiyoyashaada daawanayaa uune🥰🥰❤💔
Dirislow durag maxa kufashay
ruclips.net/video/S4dg5x08m6g/видео.html
Dirisle lee wall qali shire igu same Instagram keyga awilyule
#subscribe isaar zxp drisle bas cid kale marabno
Inta safiyo tusmo ku taageersan iney hooyo soomaaliyeed oo dhiban ismuujiya love 💘 ♥ ❤ 💖 💕
Dirisle gabdhaha uu xushmeeya 💔 aniguna la mid baan ahay like iyo subscribe isaar adiguna Hadad ila mid tahay....❤👇💔Somalinimo
Ninkasta oo aqli ilahay siyayba uu xushmeeyaa wll Allaha ini xafidho intiina wangsanba
Intii kanaxday safiya tusmo😪 like saara
Wlal Subscribes ee saar 2k ee garsii
inta iyakoo kabo la'aan Ku dawanaysa ismujiya 💔 Ha idhaafina iso boqda brother/sister ❤🙏💔 xushmad idin haya wlh...
😆😂😂
Safiyo ale ha garab galo wllsheen way dulman thy😭😭😭🥺
ILAHAY DARTI SUBSCRIBE IGU SAR WALL 😪😪
Inta Ka Xumatay Sida Lala Dhaqmay safiyo Tusmo Like saar😰
Wlal Subscribes ee saar 2k ee garsi
Walaahy aad iyo aadban uga xumahay wax ku dhacay 🥺😰😰
Nolosha hada jirto waaba xanuun socoto😭kalinimada aya ka fiican xaqiiqdi😢
Wlhi markii la so galiyayba wn dawady ila labo jeer ayan ku ceshady balse wlhi wn ka xumahay hooyo illlhy xaqaga ha ku so fiyo aamiin yarab
Ilahy ceebteena ha asturo😭😭😭
Wlal Subscribes ee saar 2k ee garsii
Aniga waan aaminay safiyo tusmo waayo qof is habaaray oo dhaartay hadalkiisa waa sax illahey ayaa la jiro😭😭😭😭
Wlal Subscribes ee saar 2k ee garsii
waaan aaminay safiyo tismo
Safiya Tusmo Allow Dhipka Ka Qaad Aaminta U Raciya Zhpyal❤✊
Safiya tusmo wlhi cadaalad haday jirto way heli lahayd lkn aad ban uga naxay masiiban ay ku dhex jirto 😭😭😭😭
Triste avec toi Safiyo tusmo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Allh zharafta hablaha somalida ceebtooda ha azturo
😭safiyo tusmo😭 xanuunkeeda aniga waa dareemaya waayo hal sano ayan soshiyal midiyaha ka ooynayay somali i fahmi wayeen in dhaawaca iga sii damqasiyaan moye dad igu soo jees jeesay sey rabaan igu daniyay😭😭waxay i gaarsiiyeen in yutbka usoo fariisto kitaab usoo qaato aan u dhaarto si aay ii aaminan😭😭😭wlhi waa xanun marka tahay qof la dulmiyay hadana dadka aay ku daremeynin😭😭😭
Allaha Qlbiga uqaboojiyo.
Damiirkenu ma qaadankaro wxaas wlhi😥💔
Intii xun Allaha so hagaajiyo💔🤲
Anigu waxaan aaminsany in safiyo dhibtaas oo dhami ayku dhacday ilahy samirka haw badiyoo xaqeeda hawga soo Qaado musiibadaa heshay kaas nin laguma Tilmaami karee waa shaydaan 🤨😭
idirsle bahsha madaxa waad ku qurux badantee soo xidho markasta famouse
Aniga xitaa kula mid ayaan ahay arintan wan ku wareray gabadhan walashey ah allaha u dhib yareeyo.wan ka xumahy wlh anigu ayada ayaan iska racay si kle an yelo garan waaye wlh😭😭😭😭😭😭
Wlal Subscribes ee saar 2k ee garsii
Dirisle legend man si caqliyaysan ayaad uga hadashay bro
Waaar ku salaamay dirislaw zhp from burco
Ramadan Mubarak scw scw 🌙🇸🇴💖
Team darisle tarawixda tukada
Wlal Subscribes ee saar 2k ee garsii
Dirisle legend waan kutaageeraa keep going 👏🔥💪
Wlal Subscribes ee saar 2k ee garsii
Ilhaye ha.nawada asturo gabdho ilhaye kabaaqa oo hijaabta oo allah Talsaarta oo nimankan ada u shekesaneysaan asago maher kugu xidhineen iska daayaa alllah kabaqa
Wlal Subscribes ee saar 2k ee garsii
Dirisle waan kuwataa sxbb sre
Wlal Subscribes ee saar 2k ee garsi
Yeez ani ugu so horeeyay salama dirisle cabdi .
Waa bil ramadane Alah qof walba ceebtisa ha Asturo
Wlal Subscribes ee saar 2k ee garsii
Aamiin yarabi Ale ceebteen ha asturo dhamanten
Mnsha Allah ♥️run ayay ka hadlaysaa waan aaminay iyada saxsan ✔️
Ninku waa nin shiki badan oo aad u xun😡
Ilaahay ha ina asturo dhamantenba🤲
Wlal Subscribes ee saar 2k ee garsii
@@Huskajr1 Hye Wllo adna ii saar
@@ayaanahmedofficial1456 oky apayo
Dumar badan oo dhiban baa jiro
Aan la ogeyn hoyo tusmo
Wax walbo ee tiri waa macquul
Wayna dhacdaa inta badan balsi lama ogaado.
Waxaan rajenayaaaa gabdhaha inee ku cimri qataan 😭😭
ana ugu horeyah dirislow love ii sar fans kagah ahay🥰😍
Wlal Subscribes ee saar 2k ee garsi
Wlhi ha nimankenii iney San no galan wa laga quruxbadna sorry😢😭
ILAHAY DARTI SUBSCRIBE IGU SAR WALL 😪
Nimanka dhan haisku wadha qaban faraha illahi muu simin 😏
I am the first one love isaar dirisloow
Darisle abdi wllhi safiyo waxii kudhacy aadpan uga xunahy adiganah wnkusalmy🥰💯
Team dirisle ismuujiya
😪😪😪safiyo tusm wlhi mrkay maanta sheekayneysay wan ka naxay 😭😭
Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah o igarsiiya Ramadan kan meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak
ILAHAY DARTI SUBSCRIBE IGU SAR WALL 😪
Baqiilka ha iska maqnaado waxa iga badan adigo walalkeyga/walasheyda ah qalbiga iyo gacmaha furan ee qoralkeyga aqrinaayo hal subscribe isiiya. Thnks walaalahyga.
Illahy aqliygaa ha ku daayo wllo.qali dirsle
5:02 amiin yaa rabi
Waaaa xanun Wlhi 😪
Fav human dirisle🤴🖤
Safiya waa gabadh sharaf leh wllhi❤✨
Safiya tusmo wllhi dhibata haysate illahay haka dulqaado🙏😥😥😥😥
Somaliyo dhan idirisle aya run shegay😥
Ilahi SW Ayaa Naga Ogaal Badan, Ceebteena Allaha SW ha Asturo ❣️Gabdha Is Asturi Weysi Balse Iyadaa Qaldan
Kk kolka aan arko cajuun oo dulman isagan liketa usaara wana la cadhooda kolka an arko tusmo oo dulman ayadan like usaara wana la cadhoda inay na waalan bay ugu talo galeen☹☹😎
ILAHAY DARTI SUBSCRIBE IGU SAR WALL 😪
Legend Dirisle
Wlal Subscribes ee saar 2k ee garsii
9:25Truth 💯
Dirisle bro this is like a movie 🎥
First
Videokan Dirisle 8min 1.2kviews wayoo ani 2yrs ee manta 2k #Subscribes ee garsiya Somaliyee
First view nd comments 👀legend dirisle✋
Wlal Subscribes ee saar 2k ee garsi
Your fan from Djibouti 💜✨💜✨💜✨
BTS 🌹
Amiin yaa Allaha
Dirisle maal mahaan waxaay waxa madaxa ku xiratay mr9 miyaa bidaartii kugu daartay ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌✌
Amiin 🤲
wwwwwwwwwww walakay idirlsle abdi maya maya wan qaldamay waxaan ujeedaa abdi risaaq abdi waxaaan kaaacodsanaynaa inaad noosoo qabto barnaaamujka rabadaanka raga waayo waxaaan garan waayay sababta aad usoo badiso haweenka
4 months 147k 👏🔥
Amiin
Insha.Allah 200k subscribe ciida kahor💔💔❤🥰
First love you wll qali 🥺🥰
ILAHAY DARTI SUBSCRIBE IGU SAR WALL 😪😪😪😪
Thanks wll.qali Horay usoco
Waa bil ramadaan aakhiradiina u tudha, labaduba maaha kuwo iimaan leh, xumaanta ay wateena ilaahay ayaa kashifay
M.allah wlal mahadsanid waa tala fiican sheekadana mid kheyr kusoo gabagabowdo alle haka dhigo
Dirisle😍
Derisloooo yaaabay maantaan arkay😇😇😇😇
mamo tusmo sorry ninkas wa cadow wlh😢 somaliyey a garab istagno
Wlal Subscribes ee saar 2k ee garsii
Kumandoska danab hadaa taqaan ❤ii saar
Keep going pro dirislow
Wlal Subscribes ee saar 2k ee garsii
Abdirisaaq apdi Ramadan mubarik
Barnamijka ramadaanta abdiqani isku filan so qabo plz plz plz
Walaalkay horu mar wacan
SafiYa tusmo 😩💔
ILAHAY DARTI SUBSCRIBE IGU SAR WALL 😪
Wlal Subscribes ee saar 2k ee garsii
Aamiin Aamiin Aamiin
Dirisle cabdi qof qliya🥰
Waa sammal dhagna 22ka dirisle halkaa baa ka salaamayaq
Ilahay ayaa garanaya ciddii qaldan lkn ninkaasi waa aamini mayno marnaba sababta aana u aaminayn ilahayga uu ku dhaaran lahaa ee muslimiintu isku dhaariyaan ninkii caayaayay weeye marka aamini mayno haduu kun dhaarood noo sameeyo
intaas ka dib waxaan leeyahay ilahay calaamo ha ku rido haduu isaga yahay qofka dulmiyay maamada hadii ay iyada dulmisayna iyadaaba is habaartay
Amiin walalkey
Aamiin walaal qaali
Kofiadha dumashidhen Soo dhibte inta Ila arakti liketa iisara🤣🤣
Wlal Subscribes ee saar 2k ee garsii
@@Huskajr1 waanku saare
Legend of RUclips peace ✌
Legend Dirisle Abdi
Dirisle abdi
Inta dirisle kuxiran like ta❤✌
Wlal Subscribes ee saar 2k ee garsi
3:56. Dhaar waxaa la dhaha oo KALIYA wlhy bilhy talahy bas wax kale adiga oo shaqci caadiyaha kuma dharan martid. In dhirta cida waxaa ku dharan kara Alle oo KALIYA
Wlal Subscribes ee saar 2k ee garsii
Derisle our legend
Safiyo waa dhaaratay, balse waxay qarinaysaa waxyaabo badan oo qalad ku lahayd iyadu.
Alle ayaa naga og wax walba
Wlal Subscribes ee saar 2k ee garsii
WALAAL IGA FARXI
👉SUBSCRBE🔔👈
🙏ALLAH HA KAA FARXIYEE🥰🙏
MAHAD SANID🙏🥰🙏
Aamiin
Dirisle soo daawo fathia absie
Iyo kabayare dhinac bayka noqden
Keep going legend
#dirisle abdi
Mashalah pro
Waa maskiinee Illaahay ha caawiyo
Inta ABDIRISAQ ABDI Ku Xiran, Aboowe iyo Abaayo SOOMAALINIMO Darteed Subscribe iigu Saara, #1K Lee igaar Siiya Inta RAMADAN Ka Lagu Jiro 🇸🇴💙💙☪️☪️🙏🙏
Ani xitaa aad ban uga naxay maamo safiyo alle qalbigeda ha u qaboojiyo😥
m.allah dirisle
Hadaa daacad u Aragto comment wll mcn hal subscriber igu caawi ok Thanks YOU❤❤🥰👈
Walasheen safiya ale qalbiga ha uqaboojiyo xayawaan baa helay
Waa bil ramadan safiya dhibka alle haka dulqaado
DIRISLE✊❤💯