Danbaa Xaasidkaaga Tiri ka Guur Dariskaaga Xune ma lihin Cadow Xamar Nooga daran - Falanqayn Cajiiba

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 июн 2024
  • Waa Bogga Shaqsiga ah ee Noor Sh Mohamed Abdi ee kusoo dhawaada Gacmo Furan walaalaha qiimaha badan.

Комментарии • 33

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 18 дней назад

    100/100 xabashi baa nooga roon somali👏🏾👏🏾👏🏾

  • @saeedisa9798
    @saeedisa9798 28 дней назад +4

    Somalidu waa inay fahmaan inay jiraan dad amxaaraa ah oo af somaliga bartay.
    Waa dhici karta kuwa somalida isku diraaya inay amxaaro yihiin af somali baratay.

  • @adarmohamed3709
    @adarmohamed3709 26 дней назад +1

    Waa run dee gudaafa aad tihiin daarood dhamuune and wwwarun

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r 25 дней назад +1

    Waa ruma.xamar cadowa ka xuna malihiin waa runa 1000 jeer xabashaa ka weyan xamar waa.xaasida nimadii oo dada

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 18 дней назад +1

    Siday tahay bay heestaasi u qaraxday welina jawaab looma hayo💪🦾💪🦾

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 19 дней назад

    Million jeer waxa naga xiga Ethiopia 🇪🇹 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 18 дней назад

    Waa run. Heestaasi😂😂

  • @bintusalah5449
    @bintusalah5449 27 дней назад +1

    Kkkkkkkkkk

  • @khadra27day12
    @khadra27day12 25 дней назад

    Reaction bay soomaalidii kaga soo hadhay

  • @ibarahincllahi-nd2td
    @ibarahincllahi-nd2td 20 дней назад

    War jamac waa benale mw xasan waabsharafta somaliyeed ee ninki itobiya ayi istcmalijirtayi wux aaha adeerka mw farmajo wanad ka dudayi wamaxy sababta ee xasan u magayisa waa cadifaad ee mw xasan guulayiso farm isaaq

  • @wavyali5768
    @wavyali5768 25 дней назад

    Iman lawe ayad tahay ilahay hanga kaa qabto

  • @user-ou4xj6gj3e
    @user-ou4xj6gj3e 24 дня назад

    Idinka sowdinka Dabadhilif ka u ah resin haystan😂😂😂

  • @dahirelmi4716
    @dahirelmi4716 28 дней назад +2

    Ninka heesta tiriyey ma Matalo dadka ree Hargeysa. Waa kuwii la dagaalankii xabashi ku bixiyey xoog iyo naf 1977-78.Waxaanu nahay Somali , is afharad uu Muuse sheegayo. Waxay ku egtahay isaga iyo inta la socota. Anagu Somali baanu nahay waa nala yaqaannaa waxaanu galo iyo waxaanu gudno.

    • @sahradhoolchannel8657
      @sahradhoolchannel8657 27 дней назад

      Akh inaader ceeb baynu aduunka uga baxnay nacalatulaah muuse jaahil iyo guruubkisa alle hana dhaafiyo inaalilaahu

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 18 дней назад

    Waa run somali waa cadawga isaaq waad na neceb tihiin taas true 😂😂

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 28 дней назад

    Wale kasa matala calool jileeca iska dhaaf warka warba ka danbeeye saas aya saal ah niin walawba ada oog saad uu nolaan

  • @dayroday8133
    @dayroday8133 24 дня назад

    OGAADEEN MAXOROOBAAYO NFD MAXOROOBEYSO XAMAR DOWLAD MANOQONAYSO JABUUTINA WEY UDHAMAATAY NUURKA QUDHA EE BAXAYA WAA KA SOMALILAND

  • @jowharshibrahimcadde7019
    @jowharshibrahimcadde7019 26 дней назад

    Maan gaab wax ma garato oo aragti cidhiidhi ah leh baa heesta sameeyey kooxda iyo dadka tirada yar ee goobta joogtay , kama turjumayaan aragtida dadka soomaaliland, isaaq cid ka soomalisan ma jirto, nin hees alifay iyo koox yaroo hees qaaday ha ku qiimaynina beel waynta isaaq ee ugu gobsan beelaha somalida

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 18 дней назад

    Eesh calas cees somali oo fhan qac baa ka yeedhay😂😂

  • @jibrilbuniabdle3010
    @jibrilbuniabdle3010 20 дней назад

    Maxaa. Ininkagalay wayaab. Kkkkkkkkkk

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 18 дней назад

    Heestaasi runtii oo qaawan weeyaane u qaata home work Wataa mashquul idinwada gelissy😂😂

  • @rashiidcumar8631
    @rashiidcumar8631 21 день назад

    😂😂😂HADA OGAADEEN KUMAANU DARINE LASOCO😂😂😂JUBALAND KUMA JIRTO

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 28 дней назад

    Agaah war ogadeen ka warama xaage adna Somali lala taagte somali is dhamayse

  • @fahimaahmed6126
    @fahimaahmed6126 25 дней назад

    Sababay sababay Somaliland ha ciyaane caynka awrta u giija

  • @Kingbashash892
    @Kingbashash892 27 дней назад

    Cadheerey cuqdada idinka idin hysa inta aad iska dhaaftan ma axmaarka naagihiina idinku dul wasta ma iska xoreysan naagyow

  • @user-jk4xo5yz4l
    @user-jk4xo5yz4l 23 дня назад

    Ninki Daarooda ah waxaa uu ku qasban yahay inuu Hassan caayo ma garanaayo waxa ku qasbayo waxaad u maleysaa Caabeynkooda ay rabaan inay Hassan kaga taqalusayaan ayeyba bilaabeen, Farmaajo oo ahaa Mwnaha ugu liita ee Somarey Somaali oo wax uu u qabtey aney jirin ayagoo wax ka sheegayo ma arkeysid ,Hassan waa Hawiye, waxan idin leeyahay xishooda ninka odeyga ah wax u kala reeba Xinka Somaaliland ay idinka sheegeysid waa run

  • @ibarahincllahi-nd2td
    @ibarahincllahi-nd2td 20 дней назад

    Waar ilahay ka daa markhatiga beenta mw farmajo wuxu ahaa cadawuga umada somaliyeed

  • @shukraabdi5106
    @shukraabdi5106 23 дня назад

    Nin wayn oo wax garanay ayaad u eegtahay isla yaab
    Hoostada la hel adur qumay waalan ayaad tahay wax hubso hayska ciyin

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 28 дней назад +2

    ma beenbaa ????????

  • @user-sg3bh7ib1d
    @user-sg3bh7ib1d 24 дня назад

    Guleedow guleedbansheekaya adeer jamac wa benaalee weeyn adiguu waxaan kuleeyahay maskaxtissa ha iistixmaliin dhgtan kaakaqatoo takalana kashuub benalee itaat raxatiid ha is haleeyniin jamac wabenaalee benalee iskudiree xiroo fuuduud weyaan

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 27 дней назад

    Soomali baanahay asal iyo fasal lkin nacadasha caado qaatayasha ahi ee etoobiya naf karaadinayaa nacalatulaah