Noor Abdi
Noor Abdi
  • Видео 26
  • Просмотров 96 063

Видео

Reer Khaatumo waxay Rabeen Inaan Muuse Iyo Isaaq Qabiil ahaan u Caayo - Shiine Culay.
Просмотров 6 тыс.Месяц назад
Waa Bogga Shaqsiga ah ee Noor Sh Mohamed Abdi ee kusoo dhawaada Gacmo Furan walaalaha qiimaha badan.
Boorama waxii Maanta ka dhacay waxuu Cashir Adag u ahaa Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.
Просмотров 1,6 тыс.Месяц назад
Waa Bogga Shaqsiga ah ee Noor Sh Mohamed Abdi ee kusoo dhawaada Gacmo Furan walaalaha qiimaha badan.
Maamulka DDS Iyo Maamulka Canfarta oo Heshiis ka Gaaray Colaaddii Galbeedka Gobolka Siti.
Просмотров 1,7 тыс.Месяц назад
Waa Bogga Shaqsiga ah ee Noor Sh Mohamed Abdi ee kusoo dhawaada Gacmo Furan walaalaha qiimaha badan.
Ethiopia Ugu Dambayn Dagaal ayay ku qaadi doontaa Badda Saylac Soomaaliduna.....Avv. Jamaal Diiriye.
Просмотров 7 тыс.Месяц назад
Waa Bogga Shaqsiga ah ee Noor Sh Mohamed Abdi ee kusoo dhawaada Gacmo Furan walaalaha qiimaha badan.
Maalin walba waxaad tahay Qof Ceebtiisu Banaanka Taalo Hadaad Social Media Caan ka tahay - Shiine Q1
Просмотров 1,5 тыс.Месяц назад
Waa Bogga Shaqsiga ah ee Noor Sh Mohamed Abdi ee kusoo dhawaada Gacmo Furan walaalaha qiimaha badan.
Avv Jamaal Diiriye - Anaga Soomaali Haddaan nahay waxaan Dagaalo Taariikhi ah la galnay Itoobiya...
Просмотров 2,2 тыс.Месяц назад
Waa Bogga Shaqsiga ah ee Noor Sh Mohamed Abdi ee kusoo dhawaada Gacmo Furan walaalaha qiimaha badan.
Maxaa Hakiyay Dagaalka Galbeedka Siti ee lagu Baacsanayay Maleeshiyaadka Qoomiyadda Canfarta ee?
Просмотров 2,8 тыс.Месяц назад
Waa Bogga Shaqsiga ah ee Noor Sh Mohamed Abdi ee kusoo dhawaada Gacmo Furan walaalaha qiimaha badan.
Maamulka Somaliland oo Ciidamo u diray Dalka Ethiopia Iyo Ujeedka Ciidankaas oo la Ogaaday.
Просмотров 1,1 тыс.Месяц назад
Waa Bogga Shaqsiga ah ee Noor Sh Mohamed Abdi ee kusoo dhawaada Gacmo Furan walaalaha qiimaha badan.
Haddii Qoomiyadda Canfarta Miyirku usoo Noqon waayo Soomaalidu sida loo Dagaalamo waa Taqaanaa.
Просмотров 1,3 тыс.Месяц назад
Waa Bogga Shaqsiga ah ee Noor Sh Mohamed Abdi ee kusoo dhawaada Gacmo Furan walaalaha qiimaha badan.
Dr Saadiq Xaajinuure oo ka Hadlay Xaqiiqada Dagaalka Canfarta Iyo Soomaalida ee Galbeedka Siti.
Просмотров 2,1 тыс.Месяц назад
Waa Bogga Shaqsiga ah ee Noor Sh Mohamed Abdi ee kusoo dhawaada Gacmo Furan walaalaha qiimaha badan.
Rw Abiy Ahmed waxuu gabi ahaan Iska Tuuray Dastuurki Ethiopia ee Soomaalidu aad Indhaha ha Ugu hayso
Просмотров 1,1 тыс.Месяц назад
Waa Bogga Shaqsiga ah ee Noor Sh Mohamed Abdi ee kusoo dhawaada Gacmo Furan walaalaha qiimaha badan.
Dr Saadik Sayid - Anagu Hadaan Soomaali nahay Taariikhdeena Itoobiya nooma samayn karto ee Anaga aya
Просмотров 4,9 тыс.Месяц назад
Waa Bogga Shaqsiga ah ee Noor Sh Mohamed Abdi ee kusoo dhawaada Gacmo Furan walaalaha qiimaha badan.
Avv. Jamaal Diiriye oo ka Waramay Xaaladda Qasan ee Ethiopia Iyo Damaca Abiy Ahmed Ali ee Somalia Q1
Просмотров 2,1 тыс.2 месяца назад
Waa Bogga Shaqsiga ah ee Noor Sh Mohamed Abdi ee kusoo dhawaada Gacmo Furan walaalaha qiimaha badan.
Siyaasi Farah Macalim oo Qofka Noordin Haji yahay Ugu dhaartay Rigathi Gachagua Iyo Jawaab Kulul.
Просмотров 15 тыс.2 месяца назад
Waa Bogga Shaqsiga ah ee Noor Sh Mohamed Abdi ee kusoo dhawaada Gacmo Furan walaalaha qiimaha badan.
Buuraha lagu Dalxiiso ee Magaalada Addis Ababa ku Wareegsan Iyo Socdaal aan ku tagay.
Просмотров 7592 месяца назад
Buuraha lagu Dalxiiso ee Magaalada Addis Ababa ku Wareegsan Iyo Socdaal aan ku tagay.
Danbaa Xaasidkaaga Tiri ka Guur Dariskaaga Xune ma lihin Cadow Xamar Nooga daran - Falanqayn Cajiiba
Просмотров 10 тыс.2 месяца назад
Danbaa Xaasidkaaga Tiri ka Guur Dariskaaga Xune ma lihin Cadow Xamar Nooga daran - Falanqayn Cajiiba
Halyeeyada Liyuu Boolis DIfaaca DDS oo Maanta Baacsaday Ciidankii Canfarta ee Soo duulay.
Просмотров 11 тыс.2 месяца назад
Halyeeyada Liyuu Boolis DIfaaca DDS oo Maanta Baacsaday Ciidankii Canfarta ee Soo duulay.
Waxaan kusoo Arkay Beerta Madaxtooyada Ethiopia Booqashadaydii Dhowr Sano ka Hor Iyo Taalooyinka...
Просмотров 1,1 тыс.2 месяца назад
Waxaan kusoo Arkay Beerta Madaxtooyada Ethiopia Booqashadaydii Dhowr Sano ka Hor Iyo Taalooyinka...
Xildhibaan Faarax Macalim
Просмотров 1,6 тыс.2 месяца назад
Xildhibaan Faarax Macalim
Madaxweyne Ahmed Madoobe waxuu ka Faa'iidaystay Ciidankii uu Madaxweyne Mustafa Cagjar Dayacay....
Просмотров 18 тыс.2 месяца назад
Madaxweyne Ahmed Madoobe waxuu ka Faa'iidaystay Ciidankii uu Madaxweyne Mustafa Cagjar Dayacay....
Waligay Gabar waan ku Jeclahay kuma odhanin waana Ceeb wayn - waa 40 Jir Geel Jirre ah🤣🤣🤣
Просмотров 1,7 тыс.2 месяца назад
Waligay Gabar waan ku Jeclahay kuma odhanin waana Ceeb wayn - waa 40 Jir Geel Jirre ah🤣🤣🤣
AQOONYAHAN DACAR OO SHEEGAY IN MADAXWEYNE HASSAN SHEIKH INQILAAB KU QABSADAY AWOODDA SOMALIA.
Просмотров 4972 месяца назад
AQOONYAHAN DACAR OO SHEEGAY IN MADAXWEYNE HASSAN SHEIKH INQILAAB KU QABSADAY AWOODDA SOMALIA.

Комментарии

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu 24 дня назад

    SHIINE WAA CAQLI BADAN RAG WAAWEYN OO KAN WAREYSANAYO KA MID YAHAY AYUU JA CAQLI BADAN YAHAY SHIINE MADAXWEYNE U QALANTA QABÝAALIISTE HA DHACO

  • @MaxamedJama-hi6wg
    @MaxamedJama-hi6wg 29 дней назад

    ethiopia waxay rabta dhul iyo du leedahay taasina ma dhacay so oo dhulkayaga anga dufacayna

  • @user-cw8sr8vd2o
    @user-cw8sr8vd2o Месяц назад

    Shiine culay mardambe meesha haku soo casuumin waa in aad delete gareysa muuqaalkan ama video ga rali galina aad ka bixisa ninkan aflagaadada iyo hadalka qadafka ah ee uu beesha sharaf ta badan ee harti uu u geystay

  • @YaasiinmohamedFaarax
    @YaasiinmohamedFaarax Месяц назад

    Shine balibuslemaxaakabaxa 3:16

  • @mahomedgalaadi3603
    @mahomedgalaadi3603 Месяц назад

    Siyaasi Jamal diiriye khaliif

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he Месяц назад

    Ogadaaa

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he Месяц назад

    Kenya 🇰🇪 hade an lenahay minister hada kuma jirnoo so siden ku lenahay mida kle garissa mascar iyo wajir mascar wagala mascar ila hadaa wax magtodaa bixiyay malahaan so farax kma yelin ani Kenya marki ay dadka dileyse dul ayey rabte ee dad may rabin oagadaaa

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Месяц назад

    Qabyaalad ayay fikir ku dhisseen reer bahal !!!!!!!!! wale fikirka fasal robleh quraan maaha imana quseeyo cadaladinu dhinacbay ka rarantahat ! Ethiopia Diyaradihii siyaad bare oo ubadka laynaya ayay ka qabteen kolkaa maxaan ugu diddi bad inaan ugu abaal gudo ???????? Walee Daayerku ma daahiro... war ma wax aad leedahaa mise hooyadabaa dhaxal ku leh ??? somalinimo iyo been horaan u eeday meeyay calankaygiii walidkiin la wasyee from saylac somaliland republic

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Месяц назад

    Qabyaalad ayay fikir ku dhisseen reer bahal !!!!!!!!! wale fikirka fasal robleh quraan maaha imana quseeyo cadaladinu dhinacbay ka rarantahat ! Ethiopia Diyaradihii siyaad bare oo ubadka laynaya ayay ka qabteen kolkaa maxaan ugu diddi bad inaan ugu abaal gudo ???????? Walee Daayerku ma daahiro... war ma wax aad leedahaa mise hooyadabaa dhaxal ku leh ??? somalinimo iyo been horaan u eeday meeyay calankaygiii walidkiin la wasyee ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤from saylac somaliland republic

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Месяц назад

    daroodow tallo aad leedahay ka hadal lascanood qaran dhan ayaad ka goosay qabiil ahaan maantana dhul aanad lahaybaad doonaysa taladeeda sideen ku fahanaa ???? lugaha meel isugu duyo darood khaayinimada uma fiicna caqlina waanu leenahay xoolaha DDS inay cilmi noo sheegtaan maanta waa inaanti hoyadeed dhalmada bartay !!!!!!!! Besha cise wayne ee saylac❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Ismailmohamudabd
    @Ismailmohamudabd Месяц назад

    Shiine culay legend wax badan og

  • @Ismailmohamudabd
    @Ismailmohamudabd Месяц назад

    Shiine culay waa siyaasi caqli badan

  • @abdidegan8452
    @abdidegan8452 Месяц назад

    SHINEE beennaleh

  • @khadra27day12
    @khadra27day12 Месяц назад

    Shiine waa nin aragti dheer

  • @abdirahmanabdi7249
    @abdirahmanabdi7249 Месяц назад

    ragii halganku intuu socday iidoor lasocday waxa kamid ahaa shiine culay suldaan seeraar nuurkan waraysiga qaadaya iyo duqbilow intiinaasi meel baad ssc harti ugu qoran tihiin weligiinba hadalka qurxiya waala doogiye yaan la dacaroon

  • @hossainechaji6158
    @hossainechaji6158 Месяц назад

    Ka weriyaha sheeganaya waa cagdheer oo waa dadkii amxaaro fuushantahay weli waxana kamuuqda isaaq nacayb lkn shiine runti waa warsengeli gii saxda ahaa maqabo cudurkaas isaaq nacayb ka ah daaroodna waa yahay

  • @diiriyeali1073
    @diiriyeali1073 Месяц назад

    WAXAASAA LAGU LEEYAHAY WAA DAL. TOLOW MA DHAGAYSANAYAAN QASHINKAAS HOGAAMIYAAASHA AH? ISAGAA IDIN CAAYEY INAAD QASHIN TIHIIN IDIN SHEEGEY AQOON MA LIHI BUU YIDHI LAAKIIN JAGO KAMA WAAYAYO AYUU IDIN YIDHI.

  • @khadarsuleiman6741
    @khadarsuleiman6741 Месяц назад

    Kaftankii waxaa kaa qarribey koob laguu shubay!!

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 Месяц назад

    Kan Waa xoolo xayawaan ah adigu adigu miyaadan daarood ahayn waadiga intaa idoor kabaha u sidee. Shiine baahane doqon

    • @brbynulolilumu
      @brbynulolilumu Месяц назад

      Shiine ma ahan qabiileeyte dadku waa u siman yahiin waa nin ilbax ah jaahil ma ahan

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 Месяц назад

    OO MIYAANAD MAQAL WUXUU KU HALAY MUUSE JUUDAAN IN UU YIRI DAAROOD AWOOWA YAASHOID BAANU. DHIRBAAI JIREY ADIGU. DAAROOD MA SHEEGATAAT KU TAHAY MIYAANAD KA MID AHAYN WAXAAN KU LEEYAHAY DAAROOD KUUMA BAAHNA HARTINA KUUMA BAAHNA. DHULBAHANTE KUUMA BAAHNA. EE SHIINOOW SHEEG MEESHA BOOGTU KAAGA TAALO WAXANI CIDINA KAAYEELI MAYSO. EE INAADEER SHAXAAD KAAGA ISKA QAADO OO OO. OO?

  • @MakoFarax
    @MakoFarax Месяц назад

    WAXANU JECLANLAHAA KAN OGADEN EE KU WARAYSANA SIDII UU ISAGU UGA QAYBQATAY DAGALKII LASCANOD QAAB QABIIL OO FOOLXUN AYEY UGA QAYBQATEN IYAGA IYO SXB TIISU JAMAC DUUFLE

  • @AarkaSomaliland
    @AarkaSomaliland Месяц назад

    Nuurow Zxp aduu wariye somalida udhexa ayaa tahay laakiin raga sstv kula wada waa dad aad uxun jaamac Galad ha ugu horeeyee adiga subscribeta waan kuusoo saarey laakiin sstv waanu kala noqoney hore usoco wll❤

  • @MakoFarax
    @MakoFarax Месяц назад

    SAX AQLI REER MAGALNIMO IYO XADARAD INATAASI AAD GARATAY DHULBAHANTE 100SANO EE SO SOVDA GARANMAYAN

    • @RahmaLala-yp4so
      @RahmaLala-yp4so Месяц назад

      😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @zeinabosman7241
    @zeinabosman7241 Месяц назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-fi8xv5tw3n
    @user-fi8xv5tw3n Месяц назад

    Waraye waxaad noqote qabyaladalayal

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Месяц назад

    XOOLO GUDAYA WAAR KANI WATSANGELINA CEEBAY HARTINA CEEBAY DAAROOD OO DHANNA HADALKIIBA DAA,REERKA UU JA DHASHAY WAXAY AHAAYEEN QUN YAR SOCOD AQOON LEH LAAKIIN NINKAN CAD KALE AYAA KU YAAL WAA BADHAX SIDAA DARTEED SHIINE BAAHANE WAA ROOBLE BAAHANE WALAALKII CIDNA MAAHA WAA CIDDII WAX KU SHUBATA WAANA FULAY MARKIIBA CARARA❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hassanyussuf-kh5dg
    @hassanyussuf-kh5dg Месяц назад

    Been buu sheegaya munaafaqan Farah Maalim.xaafada Islii iyo Nairobi guud ahaan waxa ugu horeeyey oo iska Reer Sheikh Isaxaaq.Somali kale maaha."It is on record. "wad inoo qablaa deisan.wanu iska kiin dhicin.kusiguu Yusuf Hassan sii xaaraan ah ugu fadhiyo qof kii lahaa baa sheegan oo dib ula noqon.

  • @sadaamahmedismail7076
    @sadaamahmedismail7076 Месяц назад

    Ninkan waa xogxogaalka dhabta ee DDS iyo siyaasada geeskaba 🎉

  • @makoosmanfatouma6932
    @makoosmanfatouma6932 Месяц назад

    Hôtels proches 😊

  • @floose2
    @floose2 Месяц назад

    niic😂😂😂daarood talo kale mahayan somaliland iyo isaq aaya dhiiga idinka kale.😂😂mida kale dal idinku ma lihidin miya. 😅😅awdal haku qaldamina waa dad ssomaliland oo an meel loo sooco lahayn oo dalkodi joga

  • @m.khadarhassan8637
    @m.khadarhassan8637 Месяц назад

    Adoomihii ethiopiaanka oo is waraysanaya,waxay yidhaahdeen arinta reer awdal iyo tii Laascaanood ayaa isku eg horta dhinac way iskaga ekaayeenoo waxa laga abaabulay dadka xaga soshal midhiyaha colaad iyo nacaybna waa la abuurayay laakiin meesheedii ayay dhigeen oo waxay dhaheen Somaliland ha moolaato Muusana ha dhaco waa mucaaradad halkeedii taagan , aqoontaa hagtay halka kuwii Laascaanood jahligu hagay

  • @zahrasaed791
    @zahrasaed791 Месяц назад

    LABADAN TUKE BAKHTI CUNAYAASHA WEY BARAKO DHACEEN OO SHUBMEEN WAANA CALOOSHOOD HELE.WAXAAN LEEYAHAY XEJISTA XAARKA LKN SOMALILANERS IYO SOMALILAND WAA U GUUL💚🤍❤️🫡🦁💚🤍❤️🦁💚🤍❤️🦁🫡👆👆👆👆👆✊✊✊✊✊🎉🎉🎉🎉💯💯💯💯💯💯💯lululululuuuuuuuuuuCADAWOOW 🦶🦶🦶🦶CAGTA HOOSTEEDA OO NAFTA WAAYA

  • @zahrasaed791
    @zahrasaed791 Месяц назад

    CALOOSHIINA HELA CADAWOOW MUNAAFIQIINTII SOOL YAA DILAYEY MARKII HOREBA WAA IYAGAUN BAA ISDILAYEY KUNA MASABIDAYEY SOMALILAND.SABABTUNA AHEYD ADAWGA KAMIDKA AHAA ISIR AHAAN EE KUISTICMALAYEY DANTOODA KUNA BURBURIYEY SOOL .AWDAL IDINKA CAQLIBADAN DHULBAHANTOOW OO MARABAAN WIXII KUDHACAT MAATADIINII INEY KUDHACDO. WAXA UDHEER TAAS INEY SOMALILAND HANOOLAATO KUWADA DHAWAAQEEN. CALANKII JAAHILIINTANA LAGANA ARAG BOORAME OO NAXDIN BEY KUWADA DHACEEN. GUUL GUUL SOMALILAND IYO SOMALILANDERS 💚🤍❤️🫡💚🤍❤️🫡💚🤍❤️🫡💚🤍❤️🫡💚🤍❤️🫡💚🤍❤️🫡🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 Месяц назад

    You are so evildoers, what is happening in lascaanood right who is killing peoples tonight 😢

  • @AAAbdi-eb2of
    @AAAbdi-eb2of Месяц назад

    Waa. Labadii. Doqon. Ee. Cagdheerta. Ugu. Liitay Gumaysigaa. Iskaga. Jira

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 Месяц назад

    Share share everyone please

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 Месяц назад

    Welkom 🤗 Nuur iyo Guuleed

  • @caliphabdoe708
    @caliphabdoe708 Месяц назад

    Waa maliin Iyo Mantah

  • @ahmedibrahim2749
    @ahmedibrahim2749 Месяц назад

    How is somalian it's different people don't tooking about ethiopian you are not understand about ethiopian layer

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay Месяц назад

    Haqabsato Wayo Umad Waxgaran La baanu nahay!

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Месяц назад

    Ethiopia bari hadii ay inasoo dhex dagto kuwa ay ugu hor dilayso waa muuse biixi iyo ina Kaahin, mas ninkii soo gashaday gurigiisa isagaa ku dhib qaba, Ethiopia haloo midoobo oo Oromo halaga saaro Somalia waaayo iyagaa dhabarka inaga toogan doona

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Месяц назад

    Very interesting interview thanks ❤ from hargeysa

  • @Halgame334
    @Halgame334 Месяц назад

    EMARAT BA DHISAYEE XAASID NIMADA MEEL LAFADHIISO SL WA STRATIGIC EREA

  • @Halgame334
    @Halgame334 Месяц назад

    WAR SL WAY TASHATAY ITHIOPIANA WAY TASHATAY HESHIISKA IYO XOOGU WA KALA JAAD DAD INDHO LA.A UMA WARAMAYSIDE XAAASIDYOW BEENTA ISKU SHEEGAYA X SHEEKH ITOPIA IGA QABTU YIDHI SL BAY HESHIYENBA LA DHAHAY

  • @user-zr1kg8sq8s
    @user-zr1kg8sq8s Месяц назад

    Viva Western Soomaali Liberation Front 🇸🇴🌍✍️🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟 United Soomaali Lands is the Key to African Unity 🌍🇸🇴🇱🇺

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 Месяц назад

    Ninkani waa nin qalbi wanagsan from somaliland 🫡

  • @SH-bw5fx
    @SH-bw5fx Месяц назад

    Not BLUE NAVY say BLUE WATERS NAVY

  • @awralamohamed4093
    @awralamohamed4093 Месяц назад

    Ragga isu waramaya gobaladii ay ka soo jeedeen Ethiopian bilaa hub dhex meereysanaya, Somaliland oo aan askari Ethiopian ahi jooginna way ka faaloonayaan.. caqligaad somaliland uga hadleysaan xoriyad iyo dawlad ku hela

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 Месяц назад

    Nacas walba codkii ci Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Haday nacayaan miyay ka hoos baxaan ethiopia kkkkkkkkkkkkkkkk Maxaa ku dhejiyay kkkkkkkkkkkkk

  • @siciidibrahim3511
    @siciidibrahim3511 Месяц назад

    Waxa halkaa na gaadhsiiyayba waa xaasidnimada somalida dhinac kasta ha joogaan mid run sheegaya m arkaysid Bal xornimadaan ku midownay somalia ha qirtaan tan labaad inaanu ku khasaarnay oo dhiigayaga ay cabeen ha qirtaan bal kan ogaden miyaanu ahayn kii naloogu keenay sabacad hargeisa ee laba cisho isagoo qaxoonti ku yimid sarkaal isagoo ah dadkayaga loo isticmaalay ee xasuuqa ka qayb qaatay miyaanu ahayn Sideedaba somali intay been ku hadlayso isna xaqirayso guulaysan mayso anagu qadiyada somaliland way ka xoog weyn tahay Bangladesh sababtoo ah waxaanu la midownay wakhti la yaqaano wixii ka dhacayna la ogaa 40 sanadood ayay dWlad dhisi kari la,yihiin waa cuqubadii ay galeen imikana haddad somalinimo u damqanayso aqoonsiga miyaad ku dhimanaysaa dee uguba horee oo ethiopia kaga horee maxaa kaa xumaanaya garan maayaan anigaa ku leh mooyee arin kale ma leh labada reer ee xukunka somalia isu bedbedelaa may ka fikirin masiirka intay ku tartamaan let alone Somaliland markaa oohinta yaraysta ogaada idinkaa sabab u ah inaanu u debecsanaano ethiopia haddaad caqli leedihiin waad aqoonsan lahayd somaliland lkn kuguma ogi caqligaa aniguna intaa in ka badan u dul.qaadan maayo inaan caalamka ka xidhnaado because of you