QIYAANA QARAN IYO DAN QAASA, RASKAMBONI

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 дек 2024

Комментарии • 74

  • @MohamedAbdinuur-h3q
    @MohamedAbdinuur-h3q День назад +9

    Thanks Ustaad from Qoryooley Somalia 🇸🇴

  • @ayaninadee176
    @ayaninadee176 День назад +5

    Thanks 🇸🇴 👏🏽👏🏽 from Puntland Somalia

  • @mustafaasalaam7488
    @mustafaasalaam7488 День назад +8

    Waan ogaa inaad mowduucaan ka soo hadli doontid waana sugayay.

  • @Adoon-Alle490
    @Adoon-Alle490 День назад +3

    Ninkan oo kale ayaa mudan inuu NISA hogaamiyo oo lasiiyo chance at least 5 years iyo budget uu ku shaqeeyo. Love and Respect from Berdale

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv День назад +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤alahu akbar alahu akbar alahu akbar alahu akbar alahu akbar alahu

  • @qaasimZack
    @qaasimZack День назад +2

    Abdisalam guleed nin amniga qaranka wadanka wax badan ka fahamsan 🙌

  • @HanadMohammed-f1h
    @HanadMohammed-f1h День назад +2

    Jubalanad Waa Gob Gob Dhasay Walahi 🎉❤🎉🎉❤🎉❤❤🎉❤❤

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 День назад +2

    Walaalow waan fiirsada baogaraamka aad soo dayso runtu waxa ay tahay soomaali soomaali kale ayaa xasuuqaysa ummad ayadu is halageysa cidi ma badbaadin karto ciidankaana waxa gumaadayaa waa xassan shiiq iyo waxa uu dabada ku wato oo wada shabaabkaa xassan shiiq asagoo leh Somalia ciidan uma baahna ayuu yuutuubka ku jiraa ciidana ma rabee iyo dawlad sharafleh adinkuna xitaa si sax ah ugama hadlaysaan runtana uma sheegaysaane naga daa calool xumada iyo uur ku taalada spomaaliya rabi ha u naxariisto ogona ciidankaan
    cadow oo dhan baa hogan looga dhigay ayagazna wada dhidib tiraaya wanna xassan shiiq iyo kooxdiisa rabi ha ka qabto soomaali dhagartooda

  • @abdimohamedahmed-jb7mw
    @abdimohamedahmed-jb7mw День назад +2

    Soomaali dawladnimo qabiilbay kadoorteen ee hakudaalin

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq День назад +1

      Qabiil xitaa kartu leh ma aha waa kuwa amxaaro dhulkoodi ka soo bursatey

  • @Alqasaali77
    @Alqasaali77 День назад +3

    😢
    Haayada nabadsugida iyo sirdoonka qaranka waxaa haysta sanbalooshe oo aminsan in darood iyo hawiye lookala adkaado.

  • @HusseinabdiMahamed
    @HusseinabdiMahamed День назад +3

    Asc waan kusalaamay kadib waxaa qirayaa in aad tahay khabiir dhanka amaanka ah waxaa ku talin lahaa in aad kubiiriso barnaamijkaaga casharo aad somalidu siinayso

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 День назад +2

    Waa. Nasiib daro sanbalooshe oo kale inuu hayada Nisa noo hogaamiyo

  • @yasinmohamed1795
    @yasinmohamed1795 День назад

    Taliyihii ugu horeeyay oo RUclips bar noqda

  • @Abdulaahijava10
    @Abdulaahijava10 День назад +2

    Wadankan isbadal dhab ah ayuu ubahanyahay

  • @HarrisM-mz1vq
    @HarrisM-mz1vq День назад +3

    Inaadeer armaad dadka ku dhahdaa السلام عليكم
    Dadku waa muslimiin

  • @siyadkhalif8158
    @siyadkhalif8158 День назад

    Khabiir dhanka amnigaa waad ku mahadsatahay wararka tafatiran ee, aad noosoo gudbiso

  • @abdallamohamed7046
    @abdallamohamed7046 День назад +4

    Waxa xaqiiqo ah in dan gaar ah laga laha arinta

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv День назад +1

    Waa runta ee allow naga qabo xasan waa fashilmay ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi

    • @nuurgedi
      @nuurgedi День назад +1

      mucaraadka-waa-markasto-saas

  • @FarhanKeinan
    @FarhanKeinan День назад

    Waa runtaa maa shaa alaah mahadsenid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdinourgabsas
    @abdinourgabsas День назад +2

    Wlhi cidanka dalka wa nafhurayaal balse wadada saxda ah looma maro.

  • @AliMohamed-v4z
    @AliMohamed-v4z День назад +2

    Talo xumada xasan sheikh iyo xamze ayey ku dhacday

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 День назад +2

    mucaaradka marwalba waxaa u muuqdo kursiga ee dan somalia uma muuqdo!

  • @Dalle_africa
    @Dalle_africa День назад +4

    Markan waa ku wataa sxp sirdoon majirto sidee cidab inta mel la dajiyay cirka iyo bad oo u dhowdahay lo ilalin wayay mid kle cidan dhulkas loma sahmin shit yaa xooga dalka i dhiibo

  • @MaxamedAxmed-t9s
    @MaxamedAxmed-t9s День назад +2

    Anu waxaan kutalinlahaa barlamanka somaliya haday awoodaan in ay xasan iyo xames talabo kaqadaan ooo wadan ku badbaaduu ubaahanyahay eee wadanka labada nin inladhafiyo

  • @ShineHaajir
    @ShineHaajir День назад +3

    Taliye waxan ku weydiinaya ,sababta cidamada maamulka jubbaland eey dagaalada oga firfircoonyihiin cidamada kale ka jiro dalka waxan ogeen buulo xaaji maxa sabab u ah jubbaland u rabin iney aboodooda alshabab u adeegsanin...

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 День назад

      Buula Xaaji yaa lagu laayay?

    • @maxamadcusman6171
      @maxamadcusman6171 День назад

      Jubaland dhul ahaan wey ooga halisbadan thy alshawaab gobolada kle shawab waa meesha saldhiga u ah waana dhul howd ah saasoythy garab iyo takuleen hub iyo saanad kama helaan dowlada sida ey hub usiiso gobolada kle

  • @abdikfilabile270
    @abdikfilabile270 День назад +2

    Hasan sheikh waa cayrul mas,uul

  • @MunocabdirashiidMunocabdirashi
    @MunocabdirashiidMunocabdirashi День назад +2

    Xasan wuxuu raba in uu dumiyo ciidankii lagu dhisay siduu alle ogaa 😢

  • @xamarey8143
    @xamarey8143 День назад +2

    waxaad tiraahdaa dagaalkii u dhaxeyey xasan sheekh iyo axmed madoobe ciidanka soomazliya xasan iyo inta la og waxaa lagu amrey in ay dhameeyaan oo ciidan jnabi ah loogu badalo oo kursiga ku haya ee gobalkii loo diro waa iney hayso aysan xasan ku soo celin in soomaali iska soo aruuriyaan banaan iyo gudaba mushaarkooda iyo dajintooda iyo farmaajo oo masuul ka ah isagaa soo tababaray xasana ku wareejiyey inuu khadar iyo dowladah kale u weydiisto mushaarkooda iyo dajintooda

  • @DaaudXAAYOW
    @DaaudXAAYOW День назад

    Guuleyso

  • @AsanAfro
    @AsanAfro День назад +2

    Aslamba waxaa qalad ah in melatariga siyaasada dhexgalo ,

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc День назад +2

    War waxaan dawlad maaha waXayawaan waxaa larabaa waxaa larabaa in loo midoobo oo dad ka waxgaradka ah eemuqdishojooga may iska cayriyan

  • @hassanabdi3502
    @hassanabdi3502 День назад +2

    Dan khaasa but not qaas .

  • @MariamSiidi-ff4wn
    @MariamSiidi-ff4wn День назад +2

    WIILKA FUNAANADA JAALADA WAATA WAA YARYAHAY SUBX

  • @KuromiStarz-kx8rz
    @KuromiStarz-kx8rz День назад +2

    Beeloogii qarnigii tegay iyo kan hadda socda saw adiga laguuma aqoonsan.

  • @etsHappyTIME
    @etsHappyTIME День назад +2

    Marka ay Muqdisho tagaan amaa la laayaaa, ama la xidh xidhaa.

    • @bardehanad4919
      @bardehanad4919 День назад +1

      Xamar xitaa sidaa ayaa loogu xasuuqaa, 100 Ka badan ayaa lagu dilay inta la yiri tababar ayaa soo qaadaneysaan. Ilaa hadda lama hayo siday Ku dhacay sida qarax lagu soo geliyey Xero Ciidan iyo cidii suuro gelisay. Sababta Ciidan ha jufo u badan meel la isugu keenay.

  • @Dayib-t8x
    @Dayib-t8x День назад +2

    Ninyahaw warbixintaada dadku waxay ku naceen wadan waxaa heysta
    h shiikh Laakin video yaashada hadalkastaa oo warbixintaada kabixiso dowlada
    h shiikh
    Farmajo u baad ka heysaa Farmajo waa tagay Mar hore

  • @Taliye-7
    @Taliye-7 День назад +2

    Su'aasha is waydiinta leh waxaa weye mudane qofkasta oo madax dalka ka noqda ma qof xun baa oo aan arkay dhibka wadanka ka jira oo ciidanka iyo madax banaanida dalka aan waxba ka galin ?!!
    ani waxaan aaminsanahay in madaxda dalka qofkii ka noqonaaya ay wadamo shisheeye marka horaba soo carbiyaan oo ayagu meesha keensadaan si uu danahooda ufuliyo

    • @AbdirahmanMahad-hh3yf
      @AbdirahmanMahad-hh3yf День назад

      Madaxdu shacab la xisaabtama oo ay ka cabaadaan ma lahaan marka wax walba ayay samaynayaan

  • @xamarey8143
    @xamarey8143 День назад +2

    inaad soo celisaan ma aheyn waa laidinlahaynayaa dajintooda iyo mushaarkooda soomaali oo dhan ayaa bil walba waxey hel karaan soo diraya iyo farmaajo inuu fadhiga ka kaco asagaa soo tababarey masuulna ka aha waxii ku dhaca khadar iyo dowladaha kale uu xiriirka la leeyahay mushaarkooda meel saaro bil walba uusan xasan mardambe ku haleyn

  • @hassanabdi3502
    @hassanabdi3502 День назад +2

    Afsomaali ma qori taqaanid,nin waxbartayna waad sheegataa.
    Khiyaano qaran not qiyaano .
    وبالله التوفيق

  • @AbdinasirabdiwahidNasoo
    @AbdinasirabdiwahidNasoo День назад +2

    Afgambi malugu qabsankara somalia ustaad

    • @shaaciyecadawe4810
      @shaaciyecadawe4810 День назад +1

      Maya wayoo Somalia ciidan meysan ma qabto ciidanku qabiil ayuu ku dhisan yaha 😢

  • @MOHANHAYBE
    @MOHANHAYBE День назад +2

    Dowlada fadaraalka iyo Hassan sheikh wali ma quusanin eee Jubbaland ayay hadane dhanka Gado Kasoo weerari rabaan war oday xassan siyaasad xumaaaaa

  • @AxmadMuuuseaxmad
    @AxmadMuuuseaxmad День назад +2

    Umada benta ka da cidanka mar horay dawladu mar horay so celisay

    • @AbdirahmanMahad-hh3yf
      @AbdirahmanMahad-hh3yf День назад

      Maxad ku cadayn kartaa in lasoo celiyay

    • @AxmadMuuuseaxmad
      @AxmadMuuuseaxmad День назад

      @AbdirahmanMahad-hh3yf hada iyan shah wada cabayna nin ka mid aha ragi laso celiyay Mida kale nimanka midiyaha ka hadle somalia ah 100 90 waxa ay shegan mid an xaqiqo ahayn jaceyl kogay dadka u shegan

  • @libankhalif5610
    @libankhalif5610 День назад +3

    Waxaa cajiib ah maanta dhan waxaa neef neef sanee inaad dawladda eeda saarto balse ragii ciidanka qaranka weeraray oo qaar dilay, qaar dhaawacay qaarna qafaashay waxba kama dhaheysid
    Huuhaahda ah ceeb qaran waaye in kenya la galaa
    Oo hadaa ma nin kusoo weeraray oo aaxaabtaada qaar dilay miyaa isku aamineysa!

    • @elif-dq3vu
      @elif-dq3vu День назад +1

      Mid koowaad dowlada hadey eed leedahy maha inloo qariyo waa in eedeeda lasaaraa
      Mida labaad raga dagaalka lalagaly iyagu weerarku waa lagu soo qaadayee iyagu intee diyaarad kusoo safreen ma weerarin ciidan dawladeed
      Mida kale "Huuhaada" waxa dhacay hadaad fahansantahy ereygaas ma isticmaali laheen
      Dowalada soomalia oo si cad hadii loo hadlo xasan oo shaqsi ah kaligiis hogaanka hayo wxay aheyd in taliyaasha xooga dalka kala tashto way iska cadeed askarteena in dhibaatada in taa la eg gaari doonto

    • @elif-dq3vu
      @elif-dq3vu День назад +1

      Sax inaa isku aamin wey adagtahy ciidan aad dagaalka kula jirto lakin askari qaran soomaliyeed sharafdarada dalkiisa asagoo kacararaya yaa laraby in jubaland isku dhiibo habo umuuqatee geeri taladana rabbigii saarto , sida kuwa hadda isa soo dhiibay cid qafaalaty majirto .

    • @zakyflaq
      @zakyflaq День назад +1

      Qarankee kahadlaysa war qaran meesha kama jiro yaan lagu qaldin mooryaan hal qabiil ah oo jaakat dawlad loosoo galiyey baa jubaland kusoo duulay waana lajabiyey ilaa kenya ay orod kugalaan ilaa hadana qoxoti kuyihin kenya mufo mataalo kenya ugali bay cunayaan

  • @IdirisAhmedIsmail
    @IdirisAhmedIsmail День назад +2

    Cidkastoo caqli leh way ogeed

  • @AbdiShakur-f1s
    @AbdiShakur-f1s День назад

    saxb sida wax loo sheego ma taqaanid😂

  • @AbshirMohamed-r6u
    @AbshirMohamed-r6u День назад +2

    Cadaow kala malaha miyaa somalidu aan ka heen alshabaab kenya cadow ma aha miya amxaarku cadow ma aha alshabaab ku somali ma aha miyaa axmad madoobe oo kaara ku keen tay kenya waa akh yaar waa cadaalada siyaa siga somaliga

  • @yusufmaxamed7366
    @yusufmaxamed7366 День назад

    Absolument waa khalad weyn oo lagula kacay dhalin yarada ciidanka Qaranka oo Hogaan faashila Alle Ka Adeejiyay marka kuwan in lala xisaabtamo ayay runtii mudan tahay Tariikh madow ayay aheed midtaas..

  • @NorIbrahim-s3p
    @NorIbrahim-s3p День назад

    Cabdisalaan guuleed waxan kuu sheegayaa in ciidanku iska dhiibo keenaya waxaa iska laha hamza iyo sanbalooshe

  • @caddeshaare3980
    @caddeshaare3980 День назад

    Agaasime kasoo hadal qaabka ay ciidanka axmed madoobe kubyimiaadeen raskambooni ilaayo hada lama fahmin

  • @saidabdi136
    @saidabdi136 День назад

    Khiyaano Qaran wey ka weyntahaye magac kale haloo bixiyo.

  • @zakyflaq
    @zakyflaq День назад +1

    Waan kufaraxsanahay ciidankaasu inuu jabo oo kenya isku soo dhiibo saa maxaa iga galay kkkkk

  • @mohamedfarah1281
    @mohamedfarah1281 День назад

    Raadi xogta Askari kasta Jubaland 200dollar by monilka ugu shubtay intaysan Muqdishu loo qaadin

  • @simplecarrier2925
    @simplecarrier2925 День назад +1

    Ciidanki qaran ka si ku tala gal ah baa loo fashiliyay

  • @CabdifataaxCaydiid-w9n
    @CabdifataaxCaydiid-w9n День назад

    Aqoonyahan Kamahadashid Ogaadeniya maxaaa

  • @abshirali1510
    @abshirali1510 День назад

    Iibkii iyobiya ee bada kahadal

  • @shaafimuhudin6004
    @shaafimuhudin6004 4 часа назад

    Lkn marki adiga xil laguu dhiibo dowlada waa sax soow maaha wax kasta aysameyso dowladnimadii waxaan ka dhigne ka daba qeyli inta aad wax ka heleyso lkn ahdaaf iyo aragti aad aminsantahay ee waxaan aad ku diideyso majiraan ilaa waxaas laga badalana aadan dowladaas ku biireen calashaan wax xil ah aadan ka qabaneen.

  • @abdimohammed6068
    @abdimohammed6068 День назад +2

    Failed state