Wxan ahay askari ka tirsan ciidanka COMANDOS ka Jamuuriyada barakaysan E somaliland heestan wxn ku dhagaynaya furimaha horre e wadankayga 28/10/ 2024 ma jirto wxn ka jeclahay inay dadkaygu nabad ku seexdaan calankayga towxiidka alle ku Qoran yahayna kOr u ahaado aniga wx baahi ah o I gaar ahi ma jirto wlhie hadafkayga iyo mowqifkaygu waa difaaca dalkayga maanta dalkaygu codow aad u badan buu yeeshayy Wanna dadkii an isku diinta iyo afkaba ahayn wxay la dagaalamayana waa calankayga towxiidka ALLE ku Xusan yahay ALLE ayaa garab no ah cid aan ka hibaysanaynaa ma jirto wxan ahay naftii hurre🙏💯
Naakhuuda yaashiyo
Nacabkaan ilaashaa
Hadii nabad la waayana
Dhankastaba ha noqotee
Nacas igama libin helo
Naxariisna uma galo
ALH cabdi kaamil 29/8/2023 halkay maanta soomali marayso
Hadii aad dabaday daawato love iisaar
❤ 1:14 😢😅
Ilaahay ha u naxariisto
Waxan kaxumahay manta 2023 wali rer habalaa leh wadanka layirahdo anika hadan ika hadlo walhi inadan difaceyn wadanka cadow dow mid fokaba waya rer gar ah wadankii islaheysiyaya wana dhalanyaro badan qabaan
Wxan ahay askari ka tirsan ciidanka COMANDOS ka Jamuuriyada barakaysan E somaliland heestan wxn ku dhagaynaya furimaha horre e wadankayga 28/10/ 2024 ma jirto wxn ka jeclahay inay dadkaygu nabad ku seexdaan calankayga towxiidka alle ku Qoran yahayna kOr u ahaado aniga wx baahi ah o I gaar ahi ma jirto wlhie hadafkayga iyo mowqifkaygu waa difaaca dalkayga maanta dalkaygu codow aad u badan buu yeeshayy
Wanna dadkii an isku diinta iyo afkaba ahayn wxay la dagaalamayana waa calankayga towxiidka ALLE ku Xusan yahay ALLE ayaa garab no ah cid aan ka hibaysanaynaa ma jirto wxan ahay naftii hurre🙏💯
Wll hadal taariikhda galay ayaad nagula hadashay guul aan duugoobayn ban kuu rajeynayaa adiga iyo ciidankayga sharafta lehba garabkiinaan nahay hiil iyo hooba wan idinla garab taaganahay zhp kor ahow waligaa libaax qaran
Gulayso cidankayga qaramka Somalilaan guul insha Allaah markasta gushu waa garabkina Rabi haydiin xafido
Waywayway haddana nacamleyn
Mashallh
❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤
😪😪😪😪😪😪😭🤲🤲🤲🤙
hhhhhhhhhhhhh
❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤