Xog Halis Itobiya oo QM warqad Sir ah u dirtay& in DFS Cunaqabatentii Hubka LaguCeliyo, Turki oo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Комментарии • 13

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew Месяц назад

    madaxda toobiya iyagaa hubka ka ganacsada

  • @user-qq9dz2ex5z
    @user-qq9dz2ex5z Месяц назад +2

    Caqligu-waafoororaa-

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 Месяц назад

    Beenta badan sumcaddina ayay wax u dhimeeysaa ; Ethiopia ma aha Somalia , mana ku dhacdo iney warqad u diraan QM. si Somalia cunna qabateen hub dib loo saaro .

  • @ayanelmi7218
    @ayanelmi7218 Месяц назад

    Itobiya ma ayadaa waxaas dhihi karto war orod beenaale yahow block baa lagu wada saari

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Месяц назад

    war waxaasi waa been turki haduu xeebaha inoo ilaalinayo itoobiya wada hadla madhaheen ee waa sheeko adeer turki inuu khaayraadka soomaaliya boobaan baay rabaan soomalita hadaan hada laga qaban xasan xabaalo qote walaahay bilaahay tolaahay soomaliya gumaaysi baay ugacan galaaysaa ee hawiyoow waxaan dalka ka bad baadiya waa iga talee

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Месяц назад

    beena waas itoobiya khaatumo ma taageerin adeer

  • @abduulabdirizak895
    @abduulabdirizak895 Месяц назад

    Allah ka baq beenta jooji cadaab baa jira aakharo wax ureebo !!??

  • @mohamedgurey1487
    @mohamedgurey1487 Месяц назад

    Halkaas ciidanka wacaysle ha noqdo mid qaran wadankana ha difaaco hadaan loogu talagwlin in soomaali dhexdeed la isku laaye, war hawiyow geedkaan caaqa ah ka wareejiya xafiiska oo wax dhaama Keena ama xasadka iska daayee umadaha kale u ogolaada xafiiska oo. Dictator ahayn.

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 Месяц назад

    Kkkkk maamul kasta oo soomaaliya ka mid ah ( Itoobiya ayaa Afka ku ridaneysa waa sababta loo kala jar jaray soomaaliya), Lkn hogaamiye kastaa ha ogaado sida muuse biixi in indhaha loo guduudinayo haduu amarka Itoobiya diido), su,aashu waxaa weeye maxaa soomaali la gudboon?

  • @idilahmed3570
    @idilahmed3570 Месяц назад

    😂😂😂Beenale hadii aad beenshegyso tu lagadhagysto sheeg Hawlkuu taala maha Tina lahadal iyo salada aan dhafin Filip wardhiigly iyo argagixisada iyo X-assen Xablo qote Somaliland guul Badded Cirka iyo Dhulka iyada kamasuul ee Tasha yaryso

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Месяц назад

    Hubka nayu miya lososaray iyada niyu ushaqeyan tuugsi kuraci karta xukun kuma raaci karto

  • @ayanelmi7218
    @ayanelmi7218 Месяц назад

    Adiga iimaan laawe beenaale ah baa tahay war alihii ku abuuray ka cabso 10 kii daqiiqaba been baad la soo taagan tahay