MUXAADARO CUSUB 2019 | Waa kuma Hogaamiye ? - sh Mustafe xaaji ismaaciil

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 фев 2025
  • SUBSCRIBE CHANNELKA :: KALANA SOCO MUXAADRAADKII UGU DANBEEYEY EE SHEEKH MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL
    www.youtube.co...

Комментарии • 417

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 5 лет назад +25

    Sheekh mustafe xaaji ismaaciil Haaruun Markaan Seexanayo anoo daawan ma seexan karo
    Aadbaan codkiisa ugu raaxeystaa wlhi qof aan laga daalayn 10 saac oo xiriir ah ❤️❤️❤️❤️👑🙏🙏🙏

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 5 лет назад +8

    Ku saliya nabigeena mohamed scw ❤️👑

  • @enghamdiabdirisak4866
    @enghamdiabdirisak4866 5 лет назад +9

    Illahy dartii baan kuu jeclhy ilahy ha ku barakeeyo shiekh mustafe

  • @ayannaaragzan8020
    @ayannaaragzan8020 5 лет назад +6

    Sheikh mustafe illahey dartiis ban u jeclahay♥illahey janadiisa ha geeye Waa bulshaawi💞illahow culamada soomaliyeed noo xafid🙏🏻🙏🏻🙏🏻intii dhimatayna Naxarisyada aaqiro io Adduun ba sii😍aamiin

  • @abdurazack4u
    @abdurazack4u 6 лет назад +20

    Sh. Mustafe Jasakallah Sheykuna illaahey ajar iyo xasanaad hakaa siiyo Wlhi boos weyn baad ugu jirtaa ummadda soomaaliyeed🌷✨

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 5 лет назад +4

    Mashalah sh mustafe. Qiyaastii 10 sano kahor ayuu idhiiri galiyay...magalo aan markaas ku cusbaa ban imtixan rabay inan ka galo waxan is iri wuu adag yahee iska daaa. Meel umban ka dhagaystay awoodaha aan dayacnay muxadaradii ahayd. Hal mar umbay qab igu tiri wan baasay markiiba mashalah.jazakalah

  • @mustafmohamed8852
    @mustafmohamed8852 6 лет назад +7

    Masha Allah sheikh mustafa haji Ismaili haarun qof alle wax baray baa tahay qeer badan mar nagu soo booqo france aad baan ugu bahanhy muhadarada waan ku soo dhaweyn doona insha allah

  • @jaamacjiiqleey4939
    @jaamacjiiqleey4939 6 лет назад +5

    Masha Allah
    Jazakallahu kheyr sheikh mustafa
    Caafimaad iyo cumri dheer iyo cibaada suuban Alle haku siiyo
    Anagana Alle hanaga dhigo kuwii ka faaideysta aqoontaaada

  • @queenashita218
    @queenashita218 6 лет назад +18

    Ilaahow caafimaad iyo cimri dheeri sii Sheikh mustafe haji ismaaciil haaruun Illahy ha no xafido aqoonyahan caaqil ah weeye

  • @saadaqgashin7354
    @saadaqgashin7354 5 лет назад +2

    Masha allah muxaadaro aan wax badan ka faa iday sheakh mustafe allaha ku barakeyo wax wanagsan ayaan umadda soomaaliyeed iyo inta muslimta ah ee fahmeysa waxa aad ka hadleyso u haaysaa ustaad

  • @diintuwaanasteexo481
    @diintuwaanasteexo481 6 лет назад +36

    Jazaakalah khayr sheekh Mustafe aduun iyo akhiraba allaha ku xifdiyo
    1 saac kabadan ayuu taagnaa muxaadaradan
    Yaa rabi illahow caafimaad taam ah sii oo usiyaadi midka uu hada haysto
    Illahay dartii ayaan uwada jecelnahay sheekha aan kuligeen uwada ducayno xili walbo oo aad salaada tukataan kadib
    Jazaakalah dhamaantiinba

  • @radioquraan528
    @radioquraan528 5 лет назад +2

    Allaha ku sharfo aduun iyo aakhiro
    Sh mustafa xaaji ismacil

  • @Omersdad_.
    @Omersdad_. 3 года назад +1

    Jasaakalah waa mawduuc runtii aan u baahnaa , aadna aan ugu faaidey. Rabbi cimriga caqliga iyo caafimaadka ha u barakeeyo.

  • @ابنعبدالرحمنحسن
    @ابنعبدالرحمنحسن 6 лет назад +17

    جزاك الله خيرا
    Sh mustafa alle cilmiga hakubarakeeyo anagana haynaga dhigo kuwii ku camalfala aamiin yaaraxmaan

  • @abdirizakjama6152
    @abdirizakjama6152 6 лет назад +3

    1 saac ayuu u taagna alle darti alle khyr badan hasiiyo sh.mustafe xaaji ismacil haruun

  • @HurreJunior
    @HurreJunior 6 лет назад +14

    May Allah bless you Sh Mustafa, Love you so much, You are my role model.

    • @2669pink
      @2669pink 5 лет назад

      May Alhah bless you ❤❤ you are my role model..

  • @mucjisadaciyarahaqrngnmosa985
    @mucjisadaciyarahaqrngnmosa985 6 лет назад +4

    Mncha Allah sheikhuna waa xaqiiq waa la Bari Kara qofka muslimka hogamiinta

  • @kadardirie6905
    @kadardirie6905 4 года назад

    Sheekh mustafoow Adaa Hogaamiye ruuxi ah ! Alle gacanta somalia ha isoo geliyo anaa soomaalida jiheynayee ⚽️🇸🇴🚶🏾‍♂️!

  • @KhalidHassan-wb8te
    @KhalidHassan-wb8te 6 лет назад +35

    ILAAHEY XIGMAD WANAGSAN IYO CILMI FICAN IYO CAQLI WAX KU OOL AH WAA U KU SIIYEY ILAHEY HAKU BARAKEEYO HANA KAA YEELO MID DHAXAL WANAGSAN REEBA KUMAANAAN KULA MID AHNA ILLAAHEY HA INA SIIYO ANIGANA WAAN KU JECELNAHEY ILLAAHEY DARTIIS WALAHI WANA KU DUCEYSTA INAAN NOQDO MID WANAGA LOGA DAYDO INAAN NOQDO ILLAAHAY SIDADA OO KALE HA IGA DHIGO AMIIN ISO DUCEEYA SHUKRAN
    MASHA ALLAAH

  • @Abdirahman767
    @Abdirahman767 6 лет назад +18

    شيخنا الفاضل مصطفى حاج إسماعيل هارون أنا أحبك في الله حبا جما اللهم احفظه وبارك له علمه وعمله واجعلنا مثله واغفر له ولوالديه وللمؤمنين والمؤمنات والمسلمين والمسلمات الاحياء منهم والاموات اللهم برحمتك يا ارحم الراحمين 🤲🤲🤲

  • @osamayare7636
    @osamayare7636 6 лет назад +13

    Masha allh sheq mustafa xaaji ismaciil alle hakuxafido sheequna alle dartiisa ayaa ujclhy sheeq mustafa

  • @idilqalanjo2035
    @idilqalanjo2035 5 лет назад +2

    Allah haku barakeeyo sh. Mustafa. Allah kujeclinaa. Allow familkaga iyo adigaba aduun iyo aqira kugubarakee

  • @dr-sihaam1041
    @dr-sihaam1041 5 лет назад +10

    Mashaa Allah abaalkaada janada allah kadhigo sheikh ✋

  • @ahmedsomaliland4878
    @ahmedsomaliland4878 5 лет назад +3

    Masha Allah mistafe Allah ha abaalsiiyo khayrkaa akhiro adinba

  • @yoonisibraahim7447
    @yoonisibraahim7447 2 года назад

    ilaahow cimriga cilmiga iyo cibaadada noo suubi shiiqeyga iyo anigaba aamin yaa rabi.

  • @roobowadan9205
    @roobowadan9205 5 лет назад +3

    Kuwii fahma alle hanaga dhigo muxaadaradan qiimiga badan

  • @bukhariibnuhussein2374
    @bukhariibnuhussein2374 6 лет назад +20

    Maash alh Sh Mustafe ilaahay
    Abaalmarintada
    Jano
    Haka dhigo

    • @aishadaahir5
      @aishadaahir5 5 лет назад

      Aaamiin aamiiin

    • @abdohobos3401
      @abdohobos3401 5 лет назад

      maad fahantey wuxuu sheegey...mise waad iskaducayneysaa uun

  • @abdirahmanhassan1220
    @abdirahmanhassan1220 5 лет назад +2

    mansha allah shiikh mustafe shiikh haaruun Alle ha dhowro

  • @aishabashiir4849
    @aishabashiir4849 6 лет назад +14

    Mansha Allah Sheikh Mustafe Alle haku Xafido waan kujecelyahay Allah dartiis

  • @sumiaali6285
    @sumiaali6285 5 лет назад +3

    ASC Sheekh. Mustafe qayr illaah ha ku siiyo ❤️

  • @apdirashiidali8453
    @apdirashiidali8453 5 лет назад +7

    mansha allah sheekh sifacan wx ku fahan siinyo wn u xararodaaa hadalkiiss

  • @Absalan04
    @Absalan04 6 лет назад +8

    Masha allah, waa Shiikh aan maqalkiisa iyo muuqiisaba jeclahay allha dhowro.
    Muxaadaradaana aad bey noogu muhiim santahay hadaa soomaali nahay.

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 5 лет назад +2

    Maasha Allah Shiikh Mustafe xaaji oo afsomaliga Si wacan Aan ka Fahano

  • @fadumosahal9288
    @fadumosahal9288 5 лет назад +2

    Maaansha allh alle haku dhawro shiikh mustafe xaaji ismaaaciil haaaruun alle habo macaaan aduun iyo aaakhiraba hakubarakeeyo

  • @fadumoabdulaahi3215
    @fadumoabdulaahi3215 6 лет назад +5

    Masha allaah sheekh mustafe xaaji ismaaciil mahadsanid ilaah hakaa abaal mariyo

  • @salmanmuhumed7917
    @salmanmuhumed7917 6 лет назад +155

    First comment please like Illahay dartii

  • @zamzamali7105
    @zamzamali7105 6 лет назад +5

    Maasha shiiq mustafe ajar iyo xasanaad Allah kaa siiyo umada kuwii Ku cibriqaato Allah ka dhigo

  • @abdihodandiriye1694
    @abdihodandiriye1694 2 года назад

    Jizaaka Allah hu kher sh mustafa Allah ha ku jeclaado ha na ku xafido amiin yaarabi

  • @abdalleyuuzuf6151
    @abdalleyuuzuf6151 6 лет назад +8

    Shekh mustafe xaaji ismaa ciil haaruun legend aan ku daydo wllhi

  • @mohamedmawliid9434
    @mohamedmawliid9434 5 лет назад

    Maasha alaah sheikhu wlwhy waan kahelay ilahaw rabiyaw cimrigagaga dheeray sheikh mustafe xaaji ismaaciil

  • @mohamedtakar7886
    @mohamedtakar7886 5 лет назад +1

    Msha Allh .. Cimriga Allh hku dheereeyo.Sh..Mustaf

  • @haldoorhrb4984
    @haldoorhrb4984 5 лет назад +3

    watching third time 2019
    mshallah alle haku barakeeyo somalida nal mugdiga kasaara u tahay sheekh mustafe

  • @ahmedisse2516
    @ahmedisse2516 6 лет назад +9

    Sh Mustafa Ismail harun
    Allaha kubarakeeyo ❤❤❤❤❤
    Culimada Allah dhowro

  • @suhuurcarey
    @suhuurcarey 6 лет назад +153

    Farxad 💯 markaa arko notification muxaadaro cusub sheekhu leee yahay 🙏🏻

  • @abdisalatweloveyouerdokan9744
    @abdisalatweloveyouerdokan9744 5 лет назад +2

    MASHA ALLAH. JAZAKALLAH KHEIR SHEIKH.

  • @beard0np0intsoso87
    @beard0np0intsoso87 6 лет назад +5

    This sheik is truly amazing Allahu Akbar

  • @abdifathahmed
    @abdifathahmed Год назад

    Masha Allah sh mustafe Alle ha kaa jazaa'i mariyo wacdigaaga Aamiin

  • @abdirisakqaddaafi5546
    @abdirisakqaddaafi5546 6 лет назад +5

    Manshalaah Sheekh Musdafe alle ha kaa jasaa isiiyo

  • @abdiqadirabdimatan1129
    @abdiqadirabdimatan1129 5 лет назад +3

    Danbigaga alle ha dhafo sheekh

  • @yasirhussein7126
    @yasirhussein7126 6 лет назад +15

    Manshallah Alle ha barakeyo sheikh mustafe x ismacil harun

  • @buraale134
    @buraale134 5 лет назад +1

    Ilahow cilmiga aqliga iyo cafimadkaba ku barake maxan wa badan bilaash aan kaga bartay mashallah

  • @nasteehocaday7717
    @nasteehocaday7717 5 лет назад +1

    mansha allah shrikh kheiyr allaha ku siyo adun iyo aqiroba

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan4104 5 лет назад +3

    Asc mashaallaah Allaah habarakeeyo isagookalana habadiyo halyeye somaliyeed weeye isaga iyo cilimada lamidka ah.

  • @sadebashir1165
    @sadebashir1165 6 лет назад +2

    Manshallah. Allow kubarakee shiekh mustafe.

  • @AhmedAbdiH
    @AhmedAbdiH 6 лет назад +2

    Sheik Mustafe Madaxaga Alla Ha raajiyo.

  • @hibaaqsaakin9790
    @hibaaqsaakin9790 6 лет назад +3

    sheekhu miyuu caafimaday alxamdulilah ilaahy ha caafiyo wuu xanuunsaday baa la yidhi runtii aad baan uga naxay ilaahy cimri dheer ha siiyo

    • @maymunaawil40
      @maymunaawil40 6 лет назад

      Wllo miyuu xanuusaday maan maqal allah haxafido sheekhunaa mustafa

    • @hibaaqsaakin9790
      @hibaaqsaakin9790 6 лет назад

      @@maymunaawil40 wllo maalin dhawayd baa Facebook ga looga ducaynayey isaga iyo wallkii aaamin

    • @yahyefaroole560
      @yahyefaroole560 6 лет назад

      Walaal may ma u xanuunsan wuu caafimad qaba. Beenta aya ku baddan facebookg

    • @muuselaba-gole8790
      @muuselaba-gole8790 6 лет назад

      Wiiggii inna dhaafey salaasadiiisii ayuu masjid cali mataan ku qabanayey muxaadaro, intaas ka dib markii la yimi ayaa loo sheegey bulshadii joogtey inuu xanuunsadey sidaas bulshada loo ogeysiiyo ka dib waxa galey muaxadaradii sheikh yaxye almis, waxaana ay yidhaahdeen culumadii masjidku, waa inooyo sheikh mustaffe iyo sabtida., waana sabtadii, wiiggani ku bilaabmey, aynu ku jirno maanta oo khamiisa 14ka ...

  • @hussein1800
    @hussein1800 4 года назад

    Maasha Allah SHEEKH MUSTAFA XAAJI Rabi abaalkaaga haguddo Cirmigana hakuu barakeeyo

  • @sayidcismaan5892
    @sayidcismaan5892 5 лет назад +2

    Mzha allh mzha allh
    Sh baladiiii jazaaka laahu khyr jazaaa

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf8881 6 лет назад +4

    Masha alah sheekh allaha ha kaa xafido jeegaanta amiin

  • @alixashi1952
    @alixashi1952 6 лет назад +3

    masha allah sheikh mustafa fasaaxad iyo balaaqo ayuu allah ku siiyey

  • @inamohamud3677
    @inamohamud3677 6 лет назад +3

    sheikha culumada soomalida aan ugu dawashada/ dhageysiga badnahey. Alle haku dhawro.🤲

  • @cawilsudaysi
    @cawilsudaysi 6 лет назад +8

    Ilaahay Janada Haynagu kulmiyo Ustaadi

  • @yaxyecawil2851
    @yaxyecawil2851 6 лет назад +7

    mzha alah shiikhmustafe alle habku barakeyo akhiro iyo aduunkaba wxn rabaa inan daaci noqdo isoo duceeee

  • @nanatochannelofficial7883
    @nanatochannelofficial7883 6 лет назад +2

    Masha allh alle hanaga dhigo kuwi ku wana qaata adne alle haka awalmariyo amiin amiin

  • @asiyaahmed9944
    @asiyaahmed9944 5 лет назад +2

    mashallh sheikh mustafe illahy haku xfido😍

  • @jimcaleosman1997
    @jimcaleosman1997 6 лет назад +1

    Masha allah sheekh farxadeyda muxaadiro cusub markaan arko oo sheekh mustafe ah

  • @mahaddalnurshe9769
    @mahaddalnurshe9769 6 лет назад +3

    Msh allh Shekh mustafa allha Abalkada kaga dhigo Janada waxa thy Shekh marnaba aan codkiisa ka caajiseen allha Ku barakeeyo

  • @maxamedaadam3354
    @maxamedaadam3354 5 лет назад +2

    MASHA ALAH SHEIKH MUSTAPHA KARAAMALAAH

  • @munaistahil9985
    @munaistahil9985 6 лет назад +7

    Jizakallah khyr
    sheikh mustafe

  • @abdinasiraadan5378
    @abdinasiraadan5378 6 лет назад +2

    alle cimriga hakuu dheereeyo sh mustafe xaaji ismaaciil akkhirana haku guuleeyo

  • @Najiib_Farhan
    @Najiib_Farhan 5 лет назад +2

    sh mustaphe ilahay haku xafida

  • @asadismail1529
    @asadismail1529 6 лет назад +2

    Mnzha Allah sheekh mustafe x.ismaaciil haaruun
    Alle cimriga haku dheereyo dhiirigaliyaha nolosha weeyan walahi

  • @maxamedodowaa703
    @maxamedodowaa703 6 лет назад +17

    Alle haku barakeeyo sheikh mustafe

  • @maxamedtonih8883
    @maxamedtonih8883 6 лет назад +3

    sheikh Alle haku barakeeyo labada daaroodba wax badan baan baraney

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 5 лет назад +2

    We love you guys because of sheekh mustaf 🌿💚🌿💚🌿🌹🌿🌹🌿💚🌿💚🌿💚🌿🌹🌿🌹🌿🌹🌿🌿💕

  • @suldaansiciid1899
    @suldaansiciid1899 6 лет назад +5

    Waa. Kuu ducaynay sheekh mustafe haaruun ilahay if iyo akhiraba hakuu naxriisto
    Hadaad caaawa dhimato dhaxalbaad nooga tagtay anagana alle hanaga yeelo kuwii kucamal fala diiniyan iyo maadiyanba

  • @2669pink
    @2669pink 5 лет назад +4

    May Alhah bless you ❤ you are my role model ❤❤

  • @jamiilanuux2118
    @jamiilanuux2118 6 лет назад +2

    masha alah ilaahay cimriga haku dheereeyo kheekh❤

  • @mid5094
    @mid5094 5 лет назад +1

    Manshaa alaah ilahay habarakeeyo sheekh mustafe Xji ismaaciil

  • @dambarsamemedia
    @dambarsamemedia 6 лет назад +3

    Alla hakaa Abaal mariyo sheek mustafe xaaji ismacil

  • @alihassanali7655
    @alihassanali7655 5 лет назад

    Allow Cimri dherer iyo cafimad badan sii Sh mustafe walahi Intaa isaga ku jirtaa ayaa ka qiimo badan waxyaabaha aynu hada wakhtiga ku lumino

  • @abdiqanibershia1084
    @abdiqanibershia1084 5 лет назад +1

    shiikh mustafeH ilaahoow barakeeH

  • @updwahidabib3301
    @updwahidabib3301 6 лет назад +3

    mansha allah illhow ku xafid

  • @omerozil4337
    @omerozil4337 6 лет назад +4

    Mashaa Allah sheekh aan dar ilahay ujeclahay wlhi

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 6 лет назад +8

    *Maansha allah sheikh mustafe alla ku dhowro*

  • @mr.bluekom7945
    @mr.bluekom7945 5 лет назад

    Sheekh mustafe ilahay cimriga haku dheereyo

  • @malyunshirwa1407
    @malyunshirwa1407 5 лет назад

    ASC Sheekh Mustafe Ismaaciil illaahay cimri dheeer iyo cafimaat jizaakalah

  • @mm.qadar7757
    @mm.qadar7757 5 лет назад

    Masha Allah sh Mustafa ilahay aa Ku xafido aduun it aaqiro

  • @nimajirde1173
    @nimajirde1173 5 лет назад +1

    walaahi waa muxaadaro aad iyo aad umacaan oo qalbiga kaa taabsanaysa

  • @raabimajiid9709
    @raabimajiid9709 6 лет назад +1

    Mansha allah sheikh mustafe allah haku barakeeyo

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 6 лет назад +7

    Jecliyaa sh.mustafe allow dhowr

  • @hiboabdilahi1212
    @hiboabdilahi1212 6 лет назад +4

    Mnsha Allaah Allah haxifdiyo

  • @fahmaah9447
    @fahmaah9447 5 лет назад +1

    she muatafe waxatahay culumadeni anjecelnahay anadkaudawadho allaha nokaxifdiyo tum wa majority leader.

  • @officialabdiramanywarsame2061
    @officialabdiramanywarsame2061 2 года назад

    Jazzakumulahu Kheyran
    Alle ha inaga dhigo kuwo Ku camal falo adna alle ha ku xafido sheikh mustafe
    Watching 31/10/2022

  • @alooscade1342
    @alooscade1342 6 лет назад +1

    masha.alaha shiqa.alaha ha ino xafido from muqdisho

  • @munaistahil9985
    @munaistahil9985 6 лет назад +2

    Salallahu caleyhi wasallam❤
    Salallahu caleyhi wasallam❤
    Salallahu caleyhi wasallam❤

  • @mukhtarissakequal.9164
    @mukhtarissakequal.9164 5 лет назад

    sh. mustafa waxaan Allah kaaga baryaynaa inuu kaa abaal mariyo kheerka & dacwada aad habeen iyo maalinba aad u taagan tahay, waxaan kaa codsanayaa inaad Allah ii soo barido inuu rabbi SWT igu hanuuniyo wadada saxda ah ee toosan.

  • @farukwacane9425
    @farukwacane9425 5 лет назад

    Alle ha ka abaalmariyo. Ilaahay dartii ayaan u jecelahay.

  • @khadarsalan6126
    @khadarsalan6126 6 лет назад +3

    Like inta Ku xidhan sheekha

  • @kawsaaxmed9220
    @kawsaaxmed9220 6 лет назад +7

    mancha alah jazaaka laahu khyr sheikh mustafe