Waa kuma hogaamiye | Sh Mustafe X Ismaaciil Haaruun | 2017

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 фев 2025
  • Fadlan hadaad nagu cusubtay SUBSCRIBE saar si aad u noqoto qofka u horreeya ee ka faaidaysta┇►www.youtube.co....

Комментарии • 187

  • @abdikarimali3144
    @abdikarimali3144 6 лет назад +25

    Sheikh Mustafe wa halka nin ee Somali ku jira Mashallah Ya Sheikhi ilahay SWT haku barakeeyo runtii Waa Scienceyahan ilahay SWT siiyay cilmi Bad ah unbelievable Sheikh weeye Allahu Akbar

  • @gulledyousefabdi3356
    @gulledyousefabdi3356 6 лет назад +32

    Waa shiikha ay dhalinyaradu ugu jeceshahay sababtoo ah aqoontisa maadi iyo diini. Waanad aragta Dadka fadhiya iyo kuwa taagan wa dhalinyaro

    • @mabruukaahmed3301
      @mabruukaahmed3301 4 года назад +1

      🏁🏁😍😍💙💙💚💚💛💛🧡🧡❤❤💔💔❣❣💟💟💕💕💞💞💓💓💗💗💖💖💝💝💘💘💌💌

  • @kimu24june
    @kimu24june 5 месяцев назад +1

    IQ +knowledge +intelligence nin iskuhelay waaye sheikh mustafe mashaalah

  • @abdirizakmohammed1024
    @abdirizakmohammed1024 Год назад +1

    Muxaadaradan waxa aan daawaday markii ay soo baxday 6 sano ka hor, maanta ayaan mar kale ku ceshaday waxaan tusaale u helay hogaamiye aan sifooyinkaas oo dhan ka helay waana maayarka magaalada Hargeisa Alle ha daaye mudane Abdikarim Ahmed Mooge. Runtii waa hogaamiye daacad ah, run sheeg ah oo karti shaqo leh. Ilaahay haka abaal mariyo sheekheena.

  • @Mucaawiye063
    @Mucaawiye063 11 месяцев назад +2

    Scw❤ scw❤ scw❤ scw❤ scw❤ scw❤ scw❤

  • @fadumamohamed7014
    @fadumamohamed7014 7 лет назад +29

    Masha allah ilaahay ha barakeeyo shiikheena mustafe

  • @safiyahassan9308
    @safiyahassan9308 6 лет назад +5

    Waaw maashaa alaah bal waxa dhalinyaro meeshaa fadhida fiiriya ilaahay wiilasha somaliyeed dhamaantood hogaamiye ka dhidh si ay u samata vixiyaan wadankooda sheekhana dhiiri galin bay u tahay

  • @ahmedabdi4842
    @ahmedabdi4842 6 лет назад +3

    Alle khayr hakaa siiyo Sheikh Mustafe Xaaji Ismail Sidad noogu Faaidaysay walahay Somali ban hore wax u fahmin Hadal iyo wax sheeg laydiin dhamee .

  • @ahmeds9351
    @ahmeds9351 5 лет назад +11

    Masha allaah alle sw
    Cilmiga ha usiyaadiyo
    Janada ha geeyo

  • @abdikarimali3144
    @abdikarimali3144 5 лет назад +5

    Waa Islamic Theologist fahmaya dhibka jira iyo sida loo Xalin karo. ilahay SWT Ajir iyo Xasanad haku siiyo Wacdigaagi qisa min Qisatu Yusuf AS wan ku hanuunay ilahay SWT Ha igu wado Ameen.

  • @ummosaara580
    @ummosaara580 3 года назад +2

    Maasha allah tabarakallah ilahayow no xafid dhalinyarada somaliyeed Maasha allah iyo shekhyadaba amin oo islanimo nagu dil amin wlhi wiilal somaliyeed oo wada yar yar oo diin iyo cilmi ba ku wada koray wa farxad iyo mahad alle alle hayno alhm ale hayno siyadiyo islamka oo hayno barakeyo

  • @geeleyasiinbuuni3413
    @geeleyasiinbuuni3413 7 лет назад +2

    Mashaa allaah wlhi waa sheekh ALE siiyay Cilmi iyo aqoon dhinac walba leh allaha kaa Abalalmariyo fadiilatul sh. MUSTAFE X.ISMACIIL HAARIN

  • @cabdirahmanmaxamed5842
    @cabdirahmanmaxamed5842 3 года назад +2

    Waa qirayaa inuu yahay shiikha kaliya ee dhalinyarada soomaaliyyed jeceshahay kuna kalsoontahay

  • @abdikariimbicirif3860
    @abdikariimbicirif3860 3 года назад +5

    Sh.mustafe x.ismaciL aw HaruuN phiLosopher 🙏❤

  • @mohadeek77mohaa73
    @mohadeek77mohaa73 6 лет назад +7

    Maasha allaah dhalinyarada soomaliyeed allaah hadaayo sheqana cimrigiisa allaah ha dheereyo

  • @awilarte4595
    @awilarte4595 4 года назад +1

    Kheyr Illahay ha ku siiyo shiikh mustafe haaruun. Allah ya khaliik.

  • @leilamohamed7410
    @leilamohamed7410 7 лет назад +21

    MashaAllah MashaAllahhhh.

  • @mohamedahmedabdi7901
    @mohamedahmedabdi7901 4 года назад +3

    Masha Allah sheikh Mustafa Allah ku barakeyo

  • @addoonalle2763
    @addoonalle2763 7 лет назад +13

    *_mucha الله‍ yaa shiikhul balad mustaphe Haji ismail Haroun_*

  • @hamdimed2608
    @hamdimed2608 Год назад +1

    Ilahow diinta inagu sug😢🤲❤

  • @shamsamuuse2157
    @shamsamuuse2157 6 лет назад +2

    Masha allah shiikh mustafe alle hakaa abaal mariyo

  • @khalilmohamed7617
    @khalilmohamed7617 6 лет назад +3

    Masha alah ilahay haku xifdiyo sheekh mustafa xaji ismacil haruun

  • @abdihakimbishar1353
    @abdihakimbishar1353 7 лет назад +4

    mashaAllah wan shekh aan dar Allah jaclahay ilahay ha inoo dhowro

  • @rozegirl815
    @rozegirl815 4 года назад +4

    Alle cimriga , caafimaadka iyo caqligaba haku barakeeyo sheekh

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 4 года назад +3

    Maashallah Tabaariklah sheekh. Allaah haku xiftiyo 🤲🤲🤲yaarabi ❤️❤️💕💕💕💕👑👑👑🖐

  • @mustafecoddeyproduction891
    @mustafecoddeyproduction891 7 лет назад +5

    Hogaamiye
    Ku hamiyaa
    Allah hankaa
    Haiigaadhsiiyo
    Sh mustafe jazakallah

  • @khadarcabdilaahi4577
    @khadarcabdilaahi4577 5 лет назад +2

    Mansha Allah alle ha na fahansiiyo khayrka

  • @arday2695
    @arday2695 7 лет назад +63

    Haday taariikhdu ci xusayso waxay xusi sheekh mustafe

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 5 лет назад +1

    Sheekha ilaahay miisanka xasanaadka ha ugu daro muxaadiradaasi qiimaha leh

  • @zuldaanzaki4888
    @zuldaanzaki4888 7 лет назад +14

    alle ha ku barakeeyo sheekh mustafe xaji isamacil haaruun

  • @ummkulsum6478
    @ummkulsum6478 6 лет назад +2

    Maaashaa allah sheekh musataf (scw scw scw scw)

  • @abdiaxmed4607
    @abdiaxmed4607 7 лет назад +11

    man shalah jasa kalah

  • @axmadclahi8009
    @axmadclahi8009 6 лет назад +4

    Sheekh mustafe xaaji

  • @somaliboy708
    @somaliboy708 5 лет назад +2

    M.a Sheekh mustaf

  • @axmedzaki2732
    @axmedzaki2732 4 года назад +1

    Maasha Allaah allaah ka'ajarsiiyo sheekha

  • @abdikarimelmiabdulle237
    @abdikarimelmiabdulle237 3 года назад

    Masha Allah ilaah ha barakeyo shiikh mustafa

  • @abdifatahmohmoud5013
    @abdifatahmohmoud5013 6 лет назад +3

    Sheikh mustafa xaaji ismaciil ILLAHAY waxan kaga baryaya janatul fardousa ifkana nolol fiican ku noolow.... Anigana dar ILLAHAY igusoo ducee walal inuu ii dembe dhaafo culimada waa laga ducaystaaye. Thank you

    • @hdare4558
      @hdare4558 6 лет назад

      Asc. Mashallah Shikh Mustafa Allaha aduunyo iyo akhiro ha ku cafiyo , cimry dheer Allaha ku siiyo.

  • @abdul-azizog7454
    @abdul-azizog7454 6 лет назад +1

    Waligay ma arag sheekh mustafe oo kale

  • @abdullahiabdirisak7476
    @abdullahiabdirisak7476 6 лет назад +2

    masha allaah sheekha allaha ilaaliyo barakallaaahu fiik

  • @عبدالمجيدالثالث-ت2خ

    اللهم. طول عمرك

  • @abdixamidabdiqadir4493
    @abdixamidabdiqadir4493 5 лет назад +2

    Mansha allah alle hagu xafido

  • @ahmedbulshaawi2200
    @ahmedbulshaawi2200 2 года назад

    My rule model sheekh mustafe allaha ku xifdiyo❤❤❤❤❤

  • @mustaphaabdirizak742
    @mustaphaabdirizak742 6 лет назад +6

    Mshalh sheekh jazakalah wax badan wa ka faaidnay casharadada❤

  • @axmadclahi8009
    @axmadclahi8009 6 лет назад +4

    Sheekh mustafe

  • @abdiwahabmohamud1639
    @abdiwahabmohamud1639 7 лет назад +2

    Sheekh mustafe ifka iyo aakhiraba rabbi hakudhawro cilmigagana ilaahay ha,nagu anfaco

  • @khaldirdulqarnayn8230
    @khaldirdulqarnayn8230 5 лет назад +1

    Ilaahayaw cimrigaaga raaji

  • @shinaali8375
    @shinaali8375 7 лет назад +3

    Masha Allah jazakallah sheekh aduun aqiro alle haku xafido dhalinta somaliyed kuwa dhaqanka rer galbedka galda aminsan xaqa alle ha culimda daciiga ajar alle ha tusiyo

  • @kadardirie6905
    @kadardirie6905 4 года назад

    Mansha Allah hogaamiye'yaashu
    Dadka aan la aqoon bay ku dhexjiraan anaa kaaga marag ah mustafoow hogaamiye nimadu iney u dhalasho tahay( NEBI MOHAMED N.N.K.H) Cilmi muu lahayn hadana waa hogaamiyaha Abid!

  • @zakariyeabdishire491
    @zakariyeabdishire491 3 года назад

    Only sheikh the youth of somalia loves them

  • @kasimsamaan1941
    @kasimsamaan1941 7 лет назад +6

    Masha allah ilahey ajar iyo xasanad haka siiyo sheikh mustafa xaji...

  • @mahamuudmohamed1661
    @mahamuudmohamed1661 6 лет назад +1

    alaa yabaarak sh.mustafe

  • @aderowyare1080
    @aderowyare1080 6 лет назад

    Alle ha barakeyo sh.kustafe ad ayaa ula dhacay xikmadiisa

  • @abdiwahabmohamud1639
    @abdiwahabmohamud1639 6 лет назад +1

    Khayr allah hakusiiyo sheekh mustafe

  • @mohamuudahmed4898
    @mohamuudahmed4898 2 года назад

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @fatboy5253
    @fatboy5253 7 лет назад +3

    Allh hakaa jasaid siyo dadkan allh hagaransiyo

  • @shaybeshow7672
    @shaybeshow7672 7 лет назад +18

    maxadiro aad uqiima badan

    • @mabruukaahmed3301
      @mabruukaahmed3301 4 года назад +1

      💘💝💖💗💓💞💕💟❣💔❤🧡💛💚💙😍🏁🌛🔥♥️😀💫💯🥰😂♥️⚡🤍🖤🤎💜💙💚💛🧡❤💔❣💟💕💞💓💗💖💝💘💌

  • @beerlulaahmed7110
    @beerlulaahmed7110 6 лет назад +7

    masha allah Akhii Mustafa💖👈

  • @mohamedbashiir2667
    @mohamedbashiir2667 2 года назад

    maan sha allh ale habara keeyo sh

  • @nimcocumar8357
    @nimcocumar8357 7 лет назад +2

    Mnshallaah ilaahay hakubarakeeyo sheikheena quimaha iyo qaayaha leh

  • @ahmeddahirjimcale1283
    @ahmeddahirjimcale1283 4 года назад

    SHEEKH DAACI AH DHIIRA GELIYE AH

  • @abdirahmanabdihakiimshire1693
    @abdirahmanabdihakiimshire1693 7 лет назад +8

    Masha allah

  • @engmaxamedfaaraxphysics6682
    @engmaxamedfaaraxphysics6682 7 лет назад +1

    Halkii roon alle hakudaayo

  • @zeituunadan8128
    @zeituunadan8128 7 лет назад +2

    Mashaallah jazakalahu kheir sheikh musdufa

  • @mohamedhassan5590
    @mohamedhassan5590 6 лет назад +2

    الحَمْدُ ِلله جزاك اللهُ‎ ماشاءاللہ

  • @mukhataardiiriye8020
    @mukhataardiiriye8020 7 лет назад +10

    Mashalaah alle hakaa abaal mariyo

  • @MAHIIGAANCALI
    @MAHIIGAANCALI 2 года назад +1

    Shiikh mustafe 🌳

  • @engmaxamedfaaraxphysics6682
    @engmaxamedfaaraxphysics6682 7 лет назад +3

    Weligaana jir oo jooga

  • @zaharcumar7642
    @zaharcumar7642 5 лет назад +2

    mashaalh sheekhena

  • @amenzacid8479
    @amenzacid8479 3 года назад +1

    Msha allah sheekh mustafe

  • @cxuseen8
    @cxuseen8 7 лет назад +2

    Hoggaanku waa meesha ay Soomaalidu ka hoogtay.

  • @sayfudiinqudus5767
    @sayfudiinqudus5767 4 года назад

    Sheekha waanu jecelnahay

  • @faysaljaaliyada3551
    @faysaljaaliyada3551 4 года назад

    Sheekha in istaadiyoomka maxaadarada loo geeyo ayay ahyd, waayo dad meeshuna way qaadi wayday. Maanshaaa llaaah

  • @IsmacAxmed
    @IsmacAxmed 2 года назад

    Walaal nagu soo biir => ruclips.net/user/IsmacAxmed

  • @axmedgambool9856
    @axmedgambool9856 6 лет назад +1

    Alle haku xifdiyo amin

  • @hamdasiciid9550
    @hamdasiciid9550 4 года назад

    Sh.mustafe alle haku dhawro

  • @xasanaadansheikh7410
    @xasanaadansheikh7410 7 лет назад

    masha allah sh mustafa allaha danbigaga ha dhafa wanaga ad sameyneysid dartis

  • @ducodaarayncali1618
    @ducodaarayncali1618 5 лет назад +2

    Maansha Alaah

  • @bashir871
    @bashir871 4 года назад

    Alle janada haynagu kulmiyo wllha musliminta

  • @abwaangodaalo1488
    @abwaangodaalo1488 5 лет назад +2

    بارك الله فيك

  • @abdikahiye3781
    @abdikahiye3781 Месяц назад

    Truth telling xasan sheikh Mahamud wax laga sugaayo ma ahan ,therefore he can't lead😢

  • @zakariecaafaa9026
    @zakariecaafaa9026 7 лет назад +1

    Mansha alaaah jasaaka alaaah walal
    Ilaah haxifdiyo sheikh Mustafe baaraka aallaahu lak

  • @axmedgambool9856
    @axmedgambool9856 6 лет назад +1

    Mnsha alh shiikheena

  • @abdullahialiulusow5833
    @abdullahialiulusow5833 4 года назад

    Mashaa alaah shekha dhalinyarada

  • @khaalidqandac8328
    @khaalidqandac8328 6 лет назад +3

    jazakallaaaah kheyra

  • @deeqmaxamed6674
    @deeqmaxamed6674 5 лет назад +1

    mashaa allah shekh alle haku xifdiyo

  • @mahamedibro892
    @mahamedibro892 5 лет назад

    Adeerky ilaahy adoo kale ha iga dhigo

  • @akaniismail3477
    @akaniismail3477 5 лет назад +1

    Mansha ALLAH thanks

  • @xamsetimirmashaallah9404
    @xamsetimirmashaallah9404 6 лет назад +1

    Masha allh jasakallah

  • @xuseencali4023
    @xuseencali4023 2 года назад

    Maansha Alaah sh.

  • @xamsetimirmashaallah9404
    @xamsetimirmashaallah9404 6 лет назад +3

    alla yaa madaxwayne nooga dhiga

  • @mukhtaarjamac5985
    @mukhtaarjamac5985 5 лет назад +3

    lamabarka laga soo xidhiidho magtabada please

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 7 лет назад +7

    Quraan cod macaan. Ajar iyo xasanaat: ruclips.net/video/sfAD85oiv8g/видео.html

  • @engmaxamedfaaraxphysics6682
    @engmaxamedfaaraxphysics6682 7 лет назад +2

    Aakhiro

  • @shinaali8375
    @shinaali8375 7 лет назад +2

    Muxadaro qima leh

  • @hodanomer9414
    @hodanomer9414 6 лет назад

    Masha allah calayk yaa sheekh

  • @hibodahir4380
    @hibodahir4380 7 лет назад +2

    Manshaa allah

  • @ismaacilcabdilaahi4723
    @ismaacilcabdilaahi4723 4 года назад

    mansha Allaah.

  • @hamdaugaas9673
    @hamdaugaas9673 3 года назад +3

    Zʜᴇᴋʜ ᴍᴜsᴛᴀᴠᴇ ʜᴀʀᴜᴜɴ ɪʟᴀʜᴀʏ ʜᴀᴋᴜ ᴏᴀʀᴀᴋᴇᴇʏᴏ❤️

  • @what-fv2vf
    @what-fv2vf 3 года назад

    Ilahey madax dena wacdigaan kusoo hanuni iney dhageystan oona kucamal falaan

  • @dacwachanel8686
    @dacwachanel8686 5 лет назад +4

    Manshalah sheikh mustafe ❤️