Maanta dhmaan wxn dhamaystay wxii page kaaga ku jiray oon aayamahan dhan daawanaayay hadana videogan cusubaa iga hor imaaday your'e my special youtuber❤❤❤❤❤🎉
@@Anasabdimuhudin 😂 adigu wax kama faa-idid lkn dad ba wax ka faa-ida hadaad la yaaban tahayna anaguna wan kula yabnahay nacsanimada tiktok ku dhex dhigaty> ugu yaraan Jahligaaga iyo caqli xumantada umada ka qarso
Galdambeyeed Kan malaha 10 jeer wax ka badan baan daayada English iyo Arabi sxb barteedaad dhigtay hore u soco, ereyga uu Thomas ka xanaaqay ,ee ay ku tidhi Jamie party hooyadii waxay ahayd:(Fulay baadtahay qoroga gadaashiina ku dhuunta oo aan rag u badheedhi karin) waaw waa halal xabbad kaga kululaaday Fulaygii Thomas
صل الله عليه وسلم🥰❤❤🥰صل الله عليه وسلم🥰❤❤🥰صل الله عليه وسلم🥰❤❤🥰صل الله عليه وسلم🥰❤❤🥰صل الله عليه وسلم🥰❤🥰صل الله عليه وسلم🥰❤❤🥰صل الله عليه وسلم🥰❤❤🥰صل الله عليه وسلم🥰❤❤🥰صل الله عليه وسلم🥰🥰❤❤❤
Wlhi inkkastoo an sheekooyinka noocana ka baqo hadana wan dhameystay indho adeeg ban iska baadhay dadweynaha waxa usoo dhigo inan daawado wan ki raaxaystaa❤🎉
Dadweynaha channel ugu yaraan shan Sano ka bdn ku xiranahy caawana iku horeyso oon comment kaso bixiyo marka like uun iska saara ❤
❤
Legand🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
20:28 20:36
Sixirbuu.ahaa
quruxey sthy
Team Dadweynaha 👍 saara si aan u ogaada inta qalpiga wanagsan
Wacalaykuma salaam abti mcn
Team DADWAYNAHA 👍Sara si aan ugado dadka Qalbiga wanagsan ❤
Ardayda imtixaanka dowlada GaleeYzo Alle ha ufududeeYo dhaamaan ardayga somalia 🇸🇴
amiin wll 😢❤❤
Amiin wllo ❤
Amiin🤲
Aamin
That's pro
Ninkaan 5 sano iyo dheeraad ayaan xiranahay markuu wax soo dhigo waxaan ugu farxaa sidii inaan hooyadey arkoo kle keep going walky❤🫡
Ayan ku xiranahy dheh waad iga nixise inaad 5 sanno xabsi ku jirtaan moday kk
😂@@SUHAYBJOKEF2021pk
😂😂😂@@SUHAYBJOKEF2021pk
😅❤😅😅@@SUHAYBJOKEF2021pk
😂😂@@SUHAYBJOKEF2021pk
Fadlan maka soo hadli kartaa qisada ku duugan hotel Amber court oo ku yaala maleysia oo lasheegay inay ku jiraan gabdho rooxan ah iyo jiman waana meel wada cabsiya oo xitaa Film dhan ayaa laga mataley jilagii film ayaa yidhi roxaan dhaba ayaa gurigeyga ii gu timid oo albaabka igu qaraacdey . Magaca filmka haunted hotel chines waxaan rajeynaa inaad arkidoontid commentigeyga IMSHA ALAAH
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
Salalahu calayhi wasalam
Salalaahu calayhi waslam
صلى الله عليه وسلم ❤❤
Salalahu caleyhi wasalam ❤
salalahu calayhi wasalam❤
Wiilka 1m kutuura dee🤴🏼🫶🏻
Mouktar fami or Mo fami I am from Djibouti I like your video and your history really is good for us
Bismilahi turbati ardina birqati bacadina yushfa saqimuna bi idni rabina
Shalay baan daawaday maantana in aan fiidyowga like saaray baan iswaydiiyey hadaan saaray inta ilowday like hada halagu sharfo odayga
Mahadsanid walal 🫶🫡
Wll amper court hotel qisadiisa nooso gali adoo mahad san ❤@@DADWEYNAHA
@DADWEYNAH😊A
22.22@@DADWEYNAHA
2021>>>2024🎉 waan kuxirnaaa chanal DADWAYNAHA❤
Waaw waa qiso aad u macaan kuwa cabsiida ah noso badi fadlan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😢😢😢allow balaaayo hANA TUSIN WAXAAN NAHY DACIIIIIF😢😢😢
Ana isleh armaad sida sameesa
@@Mohamedbaana272shaydanku yanu ku qurxin wlO
Sameey 😂😢nio ga cabsan caan noqon@@Mohamedbaana272
Luuq luuq maroow laasim laamiga uu imana @@Mohamedbaana272
😂😂@@Mohamedbaana272
Waa idin sohormary maanta 😂😂😂😂 waa igakaftan Asc zxp ku xeran Dadwenaha❤
Wcs
Wcs
Wcs
Wcz 😂❤
Asc
Team😂❤ Dadweynah😮 saara siaan u ogaada inta qalpig Nolosheydii🥰😱😱😱😱
❤😂🎉😅😂Aee
Inta marke youtubka sogalan qofka uhoreyo oo ay firiyan inu wax so dhigay dadwenaha wani salame❤😂
Wallahi bentada ma ahan 😂😂😂
Dadwaynaha iyo ogaansho la antod abaar
Walaalyaal ninkaan 1M aan gaarsiino ee xasidnimada aan iska daafno❤
Guuleyso zxp mo faami 🤴✊👍
Mahadsanid wllken mofami si heer Sarah bad no fahansisa ❤❤
Waa anaa uhoreeyay sheeko cajib ah😂😂
Waliga farxad kunoolow zxp mcn Cimri dheer iyo cibaado suuban kunoolow zxp mcn my brother ❤
Caruur badan baa maalinkasta labaafiya mana lahelo waxa caruurta yaryar afduubto yey yahay ilmaha laweynaayo waa iney wax kaqabataa amniga dadka kushaqo leh in xalane lageeyo ayaa looga shakisan yahay arintan intey goori goor tahay wax hala qabto qofkasta oo codkiisu meel fog gaarayo haka hadlo arintan ma ahan mid loo dulqaadano karo 😭😭😭
Asc Wll murad ban leyee iso duceeya ina alle i fududeyo
Imikan niyada wlhi ku hayayey oon lahaa muxu malmahan dadweyne wax noogu so dhigi waayey 😂❤
Kula mid baan ahay
Kula mid 😎
Niyad ana ku xayeye
From dadwreynaha one ❤❤❤ waaku salaamay mukhtaar
RUclipsrka k!liyah oo aan ku caajisin 😊😊😊wllhi ❤❤
Asxabta garsiya :1M🎉
Dadwenaha Abti kasohadal hotelka kuya maleysia ee jiniyasha daganyihin Oo ladoho Amba court bal kas sofiri i.a Asxabta 1m garsiya❤
From team 27
Dadweynaha shaqo culus hausaa zxp keep going until you get your dream 💥
Chenel kaan
1M gaarsiiya sheergareeya❤😊
Masha allllh guulo zhp so badi muuqalada dhaa dher❤❤
Mo faami waad laso dahday muqalkan almost 2days ayan sugayay anyway welcome back lengend.
Best RUclipsr 😎😎.
Lakin cabsi ayan kaa qaday waayo meel cidla cidla ah ayan deganahay welina asar kaa dhib ayan jimicsi aada
Maasha alaah qisada aad ka sheekeeyso aad iyo aad ayaan ooga heley walaal guul ayaan hawada kusoo mariyey saaxiib
Mahadsanid bwe❤
inta dadwaynaha aan ku caajisin sheekadiisa ❤
Dadweyne chanel sheekooyinkisa waa jeclahay❤
Mhd sanid pro mo fami lkn malmo kuma arag so amurta cadi mani iyo dhamn familkaga familkaga waa familkeyga herkan herkasareyso aya kurajeyna wllkeyga fami ❤
100% true story ohio ka dhacday aakhirka iskoo qamri ka soo iibssaday dukaan baa la qabanayaa .. iskoo full decomentrey baa daawaday ..
Aakhira war yaal 💯
Subxanallaah nin maskixiyan waalan buu ahaaa
Maalin walpo you tube dartaa uso gali si aan u arko inaad wax soo galisay hadana mahayo nio san wax ka badl wax uun noso raadi oo soo dhig taliye😊
Film sheeko loo badalo dhagaysigiisa macan weye +stylka aad u soo gudbisay keep up bro i like it❤😊
Wxd nogasoo shekaysaa qisada laga mataly filmka
(Under the bridge)😊
Keep going pro 🎉👏🏾
Lakiin Taliye Waad Lasoo daahdee 🕰
Maanta dhmaan wxn dhamaystay wxii page kaaga ku jiray oon aayamahan dhan daawanaayay hadana videogan cusubaa iga hor imaaday your'e my special youtuber❤❤❤❤❤🎉
Kkk yahu yahu tan maxy ahed talow wxn ka baqa inaad qof cunto wadigan dil iyo dhac iyo balayo soo daawady kkk
Wllky wanku Tager hore uu soco
Wlhi shekooyinkaada ay iigu baxaan pro❤🎉❤🎉 ❤🎉❤🎉❤🎉❤
Soo badi wll❤
😅 waa sheeko cajiiba waad mahadsanthy wan ka helay qisada sheekadan waxan ku rajaynayaa inaad 1 million dhaqso ugaartid😅
Channelka waaweenka 🥰🤚
Dadweynaha Channel 1,200000
The best RUclipsr ever ❤
Zhp so badi video nocan ah FULL RESPECT ❤
Soo badi sheekooyinka dambiyada
Mahadsanid
Mo famiyow Ka soo hadal qisada lady jane plz🙏🏼
Dadka tiktok dawade madawankaraan muqaalkan 44 daqiiqo ah
Hadawaan hadaba
Yaa ku qasbaayo😊
Yaa u diidey qisooyinka youtube ka dhan waan dhameyney dhageysigiisa ani iyo teamkeyga tiktok na Waa deganahay mxaad ka leedahay 😂😂
Ana ka mid ah qiso maxa ka faida ma aqon baa waba layabanhy ninkan qofka dawa waqti kulumiya @@Amuula
@@Anasabdimuhudin 😂 adigu wax kama faa-idid lkn dad ba wax ka faa-ida hadaad la yaaban tahayna anaguna wan kula yabnahay nacsanimada tiktok ku dhex dhigaty> ugu yaraan Jahligaaga iyo caqli xumantada umada ka qarso
Oo hadaana inta wax kafaa idin ma naahgaha tiktok furada kuruxa baa faa iido u aragtaa? Walee waa yaab😂 ku qosla halmar doqonkaam@@Anasabdimuhudin
I love your stories😊
حسبنـا الله ونعـم الــوكيــل❤
لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين
Goldan voice thanks❤
Hotelka amber court qisadiisa ka soo sheegee pls👏
Ana ugu horeyey
Waakugu cunteeyaa thanks 😊😊❤
Sidokle 😂
Same
Ayy saa usugo muuqaaladaada ❤
Best you tuber keep going🎉❤
I just finishd the whole video and didn’t get bored walhi love this channel and i wait ur videos daily😍🫶
how good is your appreciation, ❤❤
Mmmmmm🎉
U deserve 1M BRO🎉🎉
Alx inta sanadkaaan noqonesa form 3😊
Shp muqaalka wasoo dahisey❤🎉
Mahadsanid❤
Galdambeyeed Kan malaha 10 jeer wax ka badan baan daayada English iyo Arabi sxb barteedaad dhigtay hore u soco, ereyga uu Thomas ka xanaaqay ,ee ay ku tidhi Jamie party hooyadii waxay ahayd:(Fulay baadtahay qoroga gadaashiina ku dhuunta oo aan rag u badheedhi karin) waaw waa halal xabbad kaga kululaaday Fulaygii Thomas
Zxp mo faami qisooyinka cabsida noo soo badi 😊😊
Moha xppi qisoyinka jinka noosoday pls❤❤
Walhi waa sxa wan kula qabaa😂❤😊
Xppi aaa😭😂
@@Faatima-m3i xxbi waa carabi soomaalida wax kale ka aaminsan waa wllo ookale😂
@@Faatima-m3i 😂crush kyga waa💕
Xbb du hakuu danbysee ninkaan mukhtar baa ladhaha moha layne😂😂
Soo badi pro mala soo dhak satid soo badi mrka❤
Waxaan ahay qofka 1004 alhamdu lillah
Runti meshan In badan baa ku xiranhy cawana igu horeyso comment ❤war bal like 👍 ta isaraa😂🎉
صل الله عليه وسلم🥰❤❤🥰صل الله عليه وسلم🥰❤❤🥰صل الله عليه وسلم🥰❤❤🥰صل الله عليه وسلم🥰❤❤🥰صل الله عليه وسلم🥰❤🥰صل الله عليه وسلم🥰❤❤🥰صل الله عليه وسلم🥰❤❤🥰صل الله عليه وسلم🥰❤❤🥰صل الله عليه وسلم🥰🥰❤❤❤
Intaat naga soo daahday video video u qalmo baaa inoo keyntay ❤🎉
mo faami cajiska iskadhaaf qayr allaha akusiiye❤😢😂
Cajiske kahadlaysa
Malaha dhagahaga cusladay😊😊
😂😂😅
Like isar inta nabi ga jecal
waxaan kusobiray ,2024/bishii(1)waad waxaan ismoda in eysan quf igaso horenin😄waxaan sodawaday video gi uguhoreyay elasodhigo chanal ka 2017 malintaan argay ilaa iyo imikan waad dawadaa mofami nakamareemna 😂😂
wllo chanaal kaga carabtana halke ayaanka helikaraa isheek wllo hadad fariin teda aad aragto
Ani 2016 ku soo biray
Ana ku xigay
Wlhi inkkastoo an sheekooyinka noocana ka baqo hadana wan dhameystay indho adeeg ban iska baadhay dadweynaha waxa usoo dhigo inan daawado wan ki raaxaystaa❤🎉
Dad waynaha waa ku taageeraaa legend
Asc azxaabta i love you ❤
Wan farxay m.a nolow mofami ❤
Team Channelka Dadwaynaha Like❤😂😂
Golden voice ❤
Thanks wll❤
Dadweynaha ❤
Golden voice 🎉🎉
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😮😅😮😅😅😮😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
wanku salamay ustaad
Wka qady❤😂
Thank you 😊
Zxp waxaan kaa codsaneyaa inaa noo soo gudbiso qisooyinka dhadheer mahadsanid
Gadhiga Cas ka carar meshaad ku aragtid intad cafimad qabto😂😂😅
Kkkk😂🛻
🚗
Afarta qof uu dilay 3 waa satbti midana arbaca
muktaroow hno codkaga wanku raxaysta wlhi shaqada guriga dhan ban ku qabta intan tv ka daro hno aad ban ku tageera 😢❤
ana ugu horeeyay
Shekoyin cabsi cabsi Ah noso Gali ❤
Welcome back Legendary Mo Faami 🙌