Waxd moda dadkuba inaysan ka hadalayn mawduca wax ku sabsan Lkn waxan ka baratay qisadan cidna haka haybaysn hadii lagug khldamo Ha u tanaasulin qofka kaa khaldan ee iska difaac iyo sido kle cidna ha dulmin agagaarkag waxa ka dhacayana dan haka galin ee ka dhac 👀
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
❤❤❤❤❤❤
SALALAAHU CALAYHI WASALAM❤❤❤❤❤
Sallalaahucaleyhiwasalan ❤❤❤❤
Allahu masali calaa muxamed
😊
Channelkan only waawaynka unba ku xidhan🔥👍 faami fans🐐✨️👑
Dadweynaha dheh faami ayaa danbeyee
waa isku mid zhp iska ninkaan ba leh labada ciwaanba@@Umumustafe-th4ep
Eey ey wasay
Aad io Aad🤟😁
@@Umumustafe-th4ep Faami waa magacisa dadwaynaha channelka la dhaha😂👍
Wllhi waa qisadii ugu wacnayd aan arko. Geesinnimo+ adadayg+ dulmi nacayb buu isku darsaday, dhiirinaantaasina u horseeday mirahan macaan ee uu gurtay❤.
Sxb Mo faami waad ku mahadsantahay sida wacan ee aad qisadan inoola wadaagtay❤
Kani wàa dadwenaha
Caajis ayaaba i hayee wad iga fujisay runtii ❤❤❤
😂
Nabigeena muxammed kusalin wll
Salallahu caleyhi wasallam ❤
Salahu calyhi waselam
Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️
Salalaahu calayhi waslam
Mo fami wallahi waxaan odhan karaa waa qisadii ugu macanayd sxp
Aboo ADoo Mahadzan mo fahmi iitaabo like. inchaallah.( 1M🥮🥮)
Sxp waxa uqalnta 1m
Waad uqalantaa
❤
ADOO MAHADZAN LIKE IITAABO
Bro mxa ka qaldan video maad so nigidhinee 😂😂😂
😂😂@@RingerMaame-cz2ze
Wll faidada kugu jirto mexee thy bisinka
Haddaan diido kwrn
Mxaa ka faaidee
Mo fami Cajiska naga dhaaf sxp noo soo badi muqaa lada si aan u gaarno 1m
Sheekadaan waxaa ugu weyn aa ka fahmay waxaa waaye weligaa ragonimo ku noolaaw hada ninkan shalay hadoo is dhiibi lahaay kwrn mxaa ku dhici lahaay
way kufsan lahayen dhamaan maxaabiista odhami 😁
Wx walan waa ruunta 😅@@faisalmohamed4342
Legend wllhy sxb waan ka helaa muuqaaladaa sxb
Malinki igu horeysay an comment uqoro mofaami😂😂❤
Yareey Ana lnbrkda iisoo qor😊
😂😂@@KabgimerOnly
Wilka reply kuso galay numberkaga uqor waxas iskadaaye 😂
😂😂😂😂😂😊@@S0MAALI__KING
@@S0MAALI__KINGineysan arki karin Umaleenaya😂😂
Inyaro hanjabaadna kudhex daa daadi😭😭😂
Masha alllh waN jecllhy muuqaaladada wlllhy zxb soo dhaqso😢😢😢
Sharafey lambarkaaga send ii soo dheh 😊
😂😂😂😂@@XusenXuska-lp2vs
Oo cadaa
THANKS BRO waxay aheed 40min aan lagu caajisin
Cajiib waa qisa aad u xamaasad iyo xiiso badan ...
Welcome back walalkey ❤
Love you from garissa
No😂
No😂maxaya
No reply dheh😂😂😂@@NajmaMahad-ro6ne
Hadan saarey 👍 ka yar ka wayn intuba waa shayaadiin acudubillah 😂🏃♀️➡️🏃♀️➡️ allow naga badbaadi 😂😂😂😂😂
6
😊😊0😊9😊😊😊😊
😊😊
Aamiin
Atooraha Qisadena manta magaciisu waa mr Rif Rif Cali😅😅😅😅
😂😂
Mo fami Qalbigeega wax Hantiideeday 100/65❤😂
❤️❤️❤️❤️ one love wallkeena malmahaan waxanba umaleynaa inaa kadhex qeyliyo saan kuudhageysanaayey 😂❤️❤️❤️😫😫
Beryahan update bad tahay mo ! Best youtuber ever I subscribed bad tahay 😊
Dadwenaya top of yutubers
my fav youtuper dadweynaha channel
Qisada manta xamasadeda wadatay wllh🔥
😂😂
War manta wan kufaraxsanhay inan Ayadon kasowaregan 24 hours inan dawado 😂😮
Isaga oo 1 hour yalo aa u imade malinwarba waan firsada malinkiiba xogaban kafiirsada😂😂
Goat mo faami ❤🐐💚
Keep going my brother is not easy
Go’aan fiican buu qaatay reeji gesinimo iyo sharaf kudhimo intaad dulinimo kudhiman lahayd
Muuqalkan Horaan Udaawaday Dib Ayaad ugu soo celisay Akhi❤😊
MashaAllah ❤😊
Bro am big fan of
اللهم صل وسلم على نبينا محمد
😂😂😂😂😂😂 Wa is Diyarinayey kulaha Si Jeedso Si Jeesto 😂😂😂😂😂
😂
Garacw
Kusaliya rasuulkeena sallalaahu calayhi wasalam❤
Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️
I love you indhahaygi mo fami❤
Waxay muujinaysaa in geesinimadu ay tahay sharaf ama dhimo ama guulayso ma laha waji sadexaad geesinimadu.
Sheekoyinka kaliya ee aan kucaajisin❤❤❤🎉🎉
Bal eeg faaidada ay geesinimada iyo kudhacu leeyahay ugu horayn koox ayuu ku helay iyo ixtiraam markuu ninkii ugu horeeyay ee xooga waynaa iska dhiciyay
Marlabaadkii uu ninkii kibirka badnaa dilayna waxay sabab u noqotay inuu cadaalad helo oo isagoo xabsi daain ku xukunaa uu xor noqdo kadibna malaayiin dollar oo magdhow ah la siiyo
halka Fuleygii jeelka lagu waxayn jiray ee aan waxba iska celin jirin laga yaabo inuu jeelka cudur ugu dhintay
Khabiiirka meeshan waa aniga😂😂
Khabiirka naagtiisu waa ani 😅😅
@@MawaYoniz naagtaydiiih🥹🤣
In kastoo baryahan nagu soo dahday sheeko qatar ah aa noo keenty😮🤣🤣
Qisadan filimlaga sameyay waa dawaday lkn magacisa ilaway igu cawiyA😢
Qurbo nude😂😂😂😂😂
Wll mahamed comming soon 1million
Oo ilaa hda 1m magarin sorry waa uqalantay inta iyo in kabsn sxp ✌️
Wow 👌 ani ma u horeya😮
Haa hppi 😅
Waa mrkii 4aad een daawado qisadan🫀legendsana ka yari😩💃
Jawiga Adoo Vidio Soodhigay Oh My Waa tu Taageeraa💕
Waar wuxu fariid sanaye ma Anaa dhalay😅
Wow shekada manta aad bay u shed nayd❤
Channelka waaweenka 🥰🤚
Welcome back Our Legendary mo faami 🙌💫
Walahi waa geesi waligaa liidnimo ha qadan
Noo soo badi xabiibkeena ku sali😂❤
Moo faamiyoow after one day noo soo dhig wllow waad na cii ciishay😢😢😢
Moo familyow 2021 dawa daan 2021 dawa dhay
Malin walbo hadii aa wax sogalin laheed 1m aya galilaheed ee adiga dib isku dhigaayo
Mo faami legend kusoco sxp
Geesinimada waa inyaro cagaha dhulka ku hayso😂
Waa ku tagera ❤😊
Ana adan ku tagera❤
@@SayliciAhmeth Ala qlpiga 😭
Sanadii 2009 baa Lasoo daayey iLaa 2017 puu xaquuqdiisa u doodayay duLqaad pUu Laha wLhie😂
Aad iyo aad ayaa umahsantahay wll igu qaali ah akteete❤❤❤❤
Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤❤❤❤
Mahadsanid❤❤❤
wadku mahasan thy sidaad utaxlilisay lkn waxeey aad ugu fcnayd inaad taqaan kaas yaree gaalka ah oo aad uguyeedho diinta islaamka siuu ubadbaado aaqiriyo aduunba qisooyinaka kale ee diiniga ahna kusoodar barnamishyadaada mhsnd markale
The big legend dadweynaha
Mahdsnid sxb muuqalo noocan ah noo soo badi❤
Dadwaynaha legend of legends
2019 ilaa hadda waan daawada wiilkaan wlhi sxb keep going
Very interesting ❤thanks bro❤
Mo fami qisada
Rihhana work
Chrish brown
NoGa so sheke
Wallahi shekadan dhiri galin aye ii thy
Thank pro
Mahadsanid sxb
Ohh gold voice ❤😮
Salalahu calayhi wasalam
Mo faami zxp keep going horey usoco ❤
Sheekoyinkaaga waan ka helaa wllhi ❤❤
I just got goosebumps at the end wllhi😭💕
my favorite channel🌻🥰
First comment. One love ❤
Waxd moda dadkuba inaysan ka hadalayn mawduca wax ku sabsan
Lkn waxan ka baratay qisadan cidna haka haybaysn hadii lagug khldamo
Ha u tanaasulin qofka kaa khaldan ee iska difaac iyo sido kle cidna ha dulmin agagaarkag waxa ka dhacayana dan haka galin ee ka dhac 👀
Inta malin tadalo ah dawaneso wa idin salamey😂
Ala xabsiyadeena waxaa kujiro hooyooyin badan oo iyo caruur dulman😢
Paul walker kasoo hadal please 🙏
Xaqu waa wax cajiib ah
Mo faami idhihiisa xanun ka arkaaa😢❤❤
Geesini madu waa inyaroo cagaha dhulka lagu hayo hadii kale waa lagu kufsan😂😂
RUclips soomaalid iyag isku xasad ah RUclips somali ah baa xaquqada muqalkan 😊
1M coming soo 🎉
Best editor mo fami
Golden voice mo faami❤
Xamar boqolal qof oo dulman baa xabsiyada ku jira😢😢
War sxbayal wlh ninkan 8boqol oo kun uma qalmo ee aan garab galno❤❤❤
Walal sheekada reesateesa war bixin nogaso sameey adigo mahadsan please 🙏
Warwankutagera 2017
49k views 6.8k like waba daawateene ma like saartaan
Adigoo mahadsan like iitabo wallaal
Nosoo badi cajis nogu dishaa adi weeki labo mar sadax mar lagu arka😢
Isoo raaca hadad xiiseso calamka casriga
Thecnologyada