Ninka ay gabadha hore u kala tageen ayaan shaki ka muujin lahaa, sababtoo ah aad buu u warwarsanaa, gabadhana aad buu ugu dhowaa hadana caruurtii buu ka kaxaystay
Videoyada malinba mid so dhig ma sugi kare All wn dawane codkga mid Anan aheynba iguma baxdo xita hda isku dayo ma dhageysan karo qofa adiga aheyn ina ii tixgelin donta rajeyna codsi keyga full respect 😊
Mo faamii sxp farintan hadi add aragto sxp fadlan hadhafin ee sxp Allan kugu dharshe Inta Ramadaanka. Muuqaallada nosobadii waliba kuwa dilka iyo kuwa jin ka iyo sidookale kuwa cabsi cabsida. Thank you mo faamii...😂😅😊...
Wallky mo faami wan Ku tagera balse inan youtuber noqdo Ayan raba mana awoodo inan kaligay kaa dalbado inaad nio faahfahiso sida youtuber fiican lo noqdo
Ramadaanka waxyar ayaa ka haray alle caafimaad qab hanagu gaarsiiyo aamiin 😢😢
Amiin amiin wll
Aamin I.a❤
Aamiin Aamiin ❤❤😊
Amiin
Amiiin amiin❤❤
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
Salallahu caleyhi wasalam
😊
صل الله عليه وسلم
Waxa fiican inaan ku saline nabi muxamed salallaahu calay walam
Ramadaanta ayaa soo dhow
Asc muqtaar walal ramadaanka ha naga joo ji nin qisoo yinka❤❤😢😢
🎉
❤❤❤❤❤
alle qabrigena beer beeraha janada kamida hanoga dhigo ameen yaa rabi 🤲🤲🤲
Aamiin wlo
Kanaaal aayaha kadaawaday qisadan aad Bay uxanuun badneyd
Amiin 🤲
Waa diin la'aanta iyo dhibatoyinka dibadda taalla dal-shisheeye waxasa ka sii horeya dhabtii.
WELCOME BACK LEGENDARY WHERE WE YOU WE REALLY MISS YOU 😢 ❤
اللهم رحمة لكل ميت، وشفاء لكل مريض، وتفريج لكل هم، وغفران لكل ذنب، ورزق لكل محتاج، واستجابة لكل دعاء 🤍
Muqtaarow bowe sheekoyin badan diyaarso ramadaanka aan saxuurta kugu karsanee😂😢
Welcome back golden voice ❤🥺
igu soo biir quruxeyyy
Abwe waa ku mahdsan tahay saa nagu soo gudbisay qisadan Lakin abwe ramadanka waxba kama dhino ee noso badi ❤
0:06 Fadlan Qisooyin jinka wax badan ayaan u baahanahay🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤
😮
Jinka maad wakiil ka tahay qofkaanow 😅😂
Sidoo kle wllahi waxan ka jeclhay malahan😊
Habeenki ani in jin laiku sheeko majecli habeenki dhan Masexa Kari lakiin Malini haa
Ramadan kream day 6
❤❤❤
Ramadaan mubaarik🎉
Golden voice aynta wad nga so dahdeyy♥️😊
hhh aniga igu soo biir quruxeyy😂
If you want Ramadan like❤
Qisadaan marhora ayaan dageysti lkn waan iskaga cishanaa ❤ dadweynaha darti
Legends Mo Faami baryahaan wajiyadeeba wa ku yaryaraate xagee ka dhacday noo soo dhaqso ina adeeer dee❤
Ana ugu horeyay wan farxayy marku video gu iso dhacay🎉😂❤
Waxaankuu ahay taageero 100kiiba boqol ah walal qali waxan kuu rajaynayaa guul iyo inad qayrkaa dhaafto 😊
Sane❤😮
Team dadaweynaha is mujiye ❤
War maanta anaa uhoreeye 🎉kaga daran muqtaar ama mo faami wax yar kahor niyada kuhaaye inuu wax soodhigaayo🎉❤
Anaa kaahoreyee😫😂😊
Waa naga soo daahisay bowe❤enawy mahadsanid❤
Wad lasoo raagtay vidoiga kan iyo kii hore 11 Days ayaa udhaxaysee vidoiga lasooyara dhakhso plz👍👍👍👍👍
Taliye qiso badn soo dhig Ramadan aa bilawdeYy❤❤😊
❤❤❤ay waxa noqday qofkii ugu horeye oo dawaday mahadsanid walalka❤❤
اللهم بلغنا رمضان
آمين يارب
Gold voice ❤
800k 🎉 coming soon pro mo faami
The only one legend somali hatake fami✌
Golden voice😍💕🤴🏽
Isku day wlloh qisoyinka islamka inad noso gudbiso fadn
Perfect history ❤thank dadwayne 🎉🎉
Saaxiib kasoo Hadal Arinta Danbiile Sayid Ali Iyo Marxuumad Luul😢
ma somali lga hdlaa ygii opposite wda ah
DAWAYNAHA Chanel IS part of best Chanels
Codkaga m.a
Wallka 😂 siqaas ayaan kuu tagayraa😮
800k coming soon golden voice 🎉
Ilaahban kugu dhaarshe sxb mo fami noso celi barnaamij yadii dilka fanaaniinta marekanka 😭😭😭🙏
Commentiyo badan baan kugu arkey wll maad adiguba raadsatid mise luuqadaha kale baad aqaan
@@HERO_MALIMxᴀ ᴋᴀ ɢᴀʟᴀʏ ᴀᴅɪ😂
@@ZakariyeCabdiwali-g8o adiga laftaada maxaa kaa galay mid baaj lahadle🤓😂
Golden voice 🎉❤
7:51 ha isku tbn😅
welcome back bro ❤
the lion is come back
Gabadhi zoe laodhanayey hadey tidhaahdo wajigan ayuu ahaa ninki iso daba galay waa isaga..hadanay odhana gabadhani nin kalaa dilay😢.
Golden voice welcome back pro❤❤
RAMADAN IS A LITTLE BIT LEFT 😢☝🏽
Thanks ustad
Muqtaar guuuul boowe❤🎉 soonka nosssoo. Badi qisooyiiinka😢😢
Gobalka Ragga Burco🔥🔥
Rag baad isku sheegaysaan nio waxaa raga kala tag rag waa ka rag awow
@@Gaaldille2adeer anagu caan baan kunahay waxaase wax kale kuhadal
@@carfihaybe3092 caan baan kunahay bay kaahaysaaye yanan kukufsan qrxey
Allaa wiilkan maan hal milyan gaadhsiino🎉🎉🎉
Waa isaga uun waayo qofbaa meel lacag idhigay sheeko maha deee
Welcome back dadweynaha channel ❤😊
Love you qisooyinka jinka io dilaayada ummmmc❤😅😢😮 mo faami hi🖐️💋
Please ka soo hadl qisada clarke family 😢
This channel and I got a love bound like no other 😭
Maxaa kugu dhacay sxp 7 days 1 video 😢😢😢😢😢
Ana sheekadeeda nooga soo gudbi wll
Perfect history 👌
Soo badi ramdaanta plz 😢 gaajada hana gu daynee😂😅
Ninka ay gabadha hore u kala tageen ayaan shaki ka muujin lahaa, sababtoo ah aad buu u warwarsanaa, gabadhana aad buu ugu dhowaa hadana caruurtii buu ka kaxaystay
😂😂😂😂
Nio muuqaalada noo soo badi
Maal mahan xgee jirty wa laguu xisee🫶🏼😂💕
Codkaagu waa cajiib❤🎉🎉🎉
Aduunyada waxa ugu daran qofka amusan looma dhawaado qofka amusan 😢
Mo faamiyow . Muuqaaladaad soo galinayso
Ciwaanadooda ayaa ka kac ah ee ciwaanka shaashada saarayso iska soo hagaaji
Wan ku salamay wllkay❤😊
❤❤❤❤❤
Aboowe waxa kaso hadasha 5ta nin e bada galay ee tiktok wareegaya please guul brother ❤
Zxp mo fami sheko aaad u xamasad badan ayan rabaa inan kula wadago handay macqul tagay marka xgen kasoo qabtaa
Instagram ka noh
𝘙𝘢𝘢𝘢𝘥𝘪 𝘰 𝘭𝘢 𝘸𝘢𝘥𝘢𝘨 𝘴𝘩𝘦𝘬𝘥𝘢
saa kug xisay lee xage kumaqned aymahan❤😢
Xhdeeduu joogay😢😂😂😂
0:49 😂hataaban fadlan tirada
Iga tag wan tabtay😂maxase iga racay 😂
Ramadaan mubaarik ❤😊
❤❤❤❤
Woowe ku soco wllo mcn ❤❤❤
Abowe ramadanka sheeko badan noso gali
Videoyada malinba mid so dhig ma sugi kare All wn dawane codkga mid Anan aheynba iguma baxdo xita hda isku dayo ma dhageysan karo qofa adiga aheyn ina ii tixgelin donta rajeyna codsi keyga full respect 😊
Wll soo dhig sheeko kale 🥰
Mukhtaarow baryahan muuqalada dib ayad Ugu dhacdaye noso dadaji wll😮 please
Like saara team dadweynaha
Zxp Ramadan ayaa soo dhow mxa noo heysaaa ...... qisooyin
Facebook ka soo hadal legend
Saxiib wiil kan 1m gaarsiiya❤
Ramadan karim
Ramadan kariim
Ramadaanta sheekooyin badan baa rabaa anu😊
Ramadan mubaarik
Burcawiyiin 🎉❤❤❤🎉🎉
Golden voice
Inta,AAYAHA KADAAWATAY LIKE 👍
Anaaa kula mid ah
800k coming soon I.a🎉🎉
Waqtiyada nasanayo qisoyin kan xiseya thanks ❤🎉
Mo faamii sxp farintan hadi add aragto sxp fadlan hadhafin ee sxp Allan kugu dharshe Inta Ramadaanka. Muuqaallada nosobadii waliba kuwa dilka iyo kuwa jin ka iyo sidookale kuwa cabsi cabsida. Thank you mo faamii...😂😅😊...
wadhawnahye ❤ yariso
Tnx❤
Congratulations huuno 800k
Man shallaah ❤❤❤
I.a
Keep going bro ❤😊
Ramad Mubarak mo faami❤😊
Gold Voice❤🎉
Inan kaygiii ❤
Clrixmaan Axmad
Asc
❤
Wallky mo faami wan Ku tagera balse inan youtuber noqdo Ayan raba mana awoodo inan kaligay kaa dalbado inaad nio faahfahiso sida youtuber fiican lo noqdo