Su'aalo ayan wataa 1.Sida caadiga school ma jiro qof dhigto 12 sano aniga 9 sano ayan dhiganayey hadhow Hadi la i weydiyo shime bilowday goorme ayana dhameysay sow dhib maha 2. Anigoo yar ayan qatay talal mana xasusto wuxu ahay hadan dhaho wan qatay caden ayey rabta hadan sheegine talal an qatay hadi la isiiyo mar kale dhib maku tahay caafimadka
Asalaamu calaykum j'espère que tu vas bien from Djibouti 🇩🇯 je suis parmi dv lottery sélectionné donc je sais pas quoi faire je même pas passeport le pire je déjà décourager parce que j'ai case number 64 mille 😢 pouvez vous m'aidez
Wall waxa iska firisaa tusale ah I2 hada 12 ayad umalesaa qoralkii hore balse maha I aay waye xarafkas number maha marka iska firi xarfaha iyo number numberada wala isku qaldaa marwalbo
Waxan lotteryga yahay mid family ah , dhaman xogtii caruurta ma hayo aan u qoray , anigana bishii iyo malintii aan dhashay baa iga ma qan , wilina dhaman passorkii ma samaysan , marka maxaa xal ah ? Fadlan isoo jawab wlal
Next year inshallah guul rajena hadu alle idmo Inshallah
Maku guuleysan insha allah maalinkeygaa imaaneyso
Mhadsanid walaal
Uztaad shaado primary ayaan ku xareesatyy
Thank you bro waan ku fahanay
Sxb waxan xareystay ano somalia jogo
Wuxuna iso baxay anoo south africa joogo maxaa leyga rabaa
Zxp kwrn aniga wxan buxiyay without passport wana samiit karey kwrn kadib ayn hely passport
Su'aalo ayan wataa
1.Sida caadiga school ma jiro qof dhigto 12 sano aniga 9 sano ayan dhiganayey hadhow Hadi la i weydiyo shime bilowday goorme ayana dhameysay sow dhib maha
2. Anigoo yar ayan qatay talal mana xasusto wuxu ahay hadan dhaho wan qatay caden ayey rabta hadan sheegine talal an qatay hadi la isiiyo mar kale dhib maku tahay caafimadka
Safarada bangladesh 🇧🇩 kwrn sxp malu mari karaa
Anoo ku guuleysan ayaan daawanayaa 😭💔
Wll hadan ilowo malintii iyo bishii aan ku xareystay sidee ku heli kara
Asalaamu calaykum j'espère que tu vas bien from Djibouti 🇩🇯 je suis parmi dv lottery sélectionné donc je sais pas quoi faire je même pas passeport le pire je déjà décourager parce que j'ai case number 64 mille 😢 pouvez vous m'aidez
Aniga i ciila i haayo ma guuleysan😭Alxm meel ka kheyr badan dadka Guuleystana waxa leeyahay Hambalyo Allah idiin fududeeyo
Caafiya wall
Amii
Sanadkan ayuu iso baxay sxp bangaladesh ina ku maraa rabaa interview kwrn sxp maficantahay
Bowe iso jwb waxn kuweydin raba he
High cas numb kwrn 68k
moha sxb wan helay fariina waxa kugu rebay instegram fariin pleas igaso jawab
Saaxiib xgee kaala soo xiriiraa?
wll confirmation number kii ay isiiyeen wan copy garaystey xata gacan ta kuman qorin hadana waxay dhaheen wax bakaqaldan
Screeenshot maaka qaaday?
Wall waxa iska firisaa tusale ah I2 hada 12 ayad umalesaa qoralkii hore balse maha I aay waye xarafkas number maha marka iska firi xarfaha iyo number numberada wala isku qaldaa marwalbo
Wllo aad baad umahadsantahay ee ds260 video ka soo sameee sida loo buuxinaayo
Masul waxa ku weydiinaa markii aan xareynaayo ds260 qaab qoys ah xaaska iyo caruurta pasport maaa ku xareynaa mase passporkeyga aya masuul ka ah jwb
Qof walba passport kiisa ayaa ku xareyneysa
Sxp dadka lamaanahaa kasoo hadal please
Sxbow aniga Dadka la doortey ayaan kamid ahay Case Number-keyga waa 72 kun.
Maku hagagty wll
Please wall isoo qabo waan ku guulaystay
Xogtaydii aan ku buuxiyyna qayb baa iga maqan
Instagram profile saaran igala so xirir
Markan ku dhufto link intrgram imaba shaqaynayo wll
Fariin baan kaga soo diray
Xog aan magacaaga iyo waxbarashadaada aheyn iyo dhalashadaada miyaa awalba la buuxinayay...
Intaasna kama been sheegi kartid.
Wll Ana waan hely Group Ma haysa dadkale oo guulaystay Si aan isula socono wll
Zxb adiga ma usoo sameyn krta ds-260 vedio-giisa asigo dhameystiran sifcn ugu sharaxeysid dadka dhan wada fahmi kraan
Gabar ila dhalatay Ku Guulaystay
Waxan lotteryga yahay mid family ah , dhaman xogtii caruurta ma hayo aan u qoray , anigana bishii iyo malintii aan dhashay baa iga ma qan , wilina dhaman passorkii ma samaysan , marka maxaa xal ah ?
Fadlan isoo jawab wlal
Habartood ha usheegaan shubaa dhashay😂
Xagee kala so xirira wllo
Sxb Anaa helay sanadkaan inte kalasoo xariiraa?
Ma baxdy wll
hadad ds260 ku cadayso in aanay ku raacay qoyskaaga wax dhibaato ah ma kaaga imanaysaa marka interviewga ?
82k noqday hada rajo ma lihi miyaa 😢
Walahi sxb 8 iyo dhoor kun noqday maxa xal no ah 😢
@@asadyare1516 ma 8k mise 80k iyo wax la jira