Allow unaxariiso 40sano ka hor buu waxa maanta jooga arkayay Somali hogaanki bay ka araday meelay joogtaba, ilaahay bay nu leenahay cadow na inagaa isugu filan.
ALLYA RAXMA GAARIYE DADKA QABIILKA BEENTA UGA FANOW NIN ISAAQ AHAA OO DIIDAN IN SOMALI XABAD QABIIL ISGU DISHO QAAR BAA ODHAN SNM BU AHAAA SNM MA QABIIL BAAY LA DAGAALNATEY MISE NIN XUKUNKA BOOBEY OO XOOG SOMALI KU HAYSTA WAA SIYAD BARE
Allow Kuu naxariiso
Ilaahayow u naxariiso
Gaariye muu Dhiman wuu noolyahay alla qabriguu kadoo hadlayaa miyaa allow kuu naxariiso ax ax ax ax maantaa la joogaaa❤❤❤❤
waa rutii subxaanallaah😭😭😭😭😭‼️‼️‼️‼️‼️
Allow ku xifdhi😭😭😭😭‼️‼️‼️‼️‼️
Waar maxad tiri caadi maha waa waxa tagan somali iyada isdhamaysay waxma garato aya ukacday wax garadkii waa dhamaday illahow somali badbadi Aamiin Aamiin
Subxnalla waxda moda in imka u jogo alla haunaxaristo
Runtu waa sidaas

Pleure chinoi