Daawo;-Odayaasha Somaliland Oo Saaka Afka Furtay Kana Hadalay Arimo Xasaasi ah Iyo Somalaland Cadow
HTML-код
- Опубликовано: 13 янв 2025
- Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
Subscribe Like Comment Share
Kan habar awal oo maxad muuse ugu shegiwayday inuu la kulmin xasan sheekh
Snm.awr.bay cano.kalisyaa
Xataa somaliland sulladiitedda
Cuqaasha cadeqatayasha xukumad ayan
Kulegiin wexba idiinma kordhaan an aheyn
Qebyaal iyo dulinimo'
Thanks
WADAHALO HADAY XUKUMADANI HADAY BILAWDO WALAAHI WAANU KA HOR IMANAYNAA MANA SII JOOGI DOONAAN
WAAYO MAJIRTO SABAB AYNU MAANTA KU WADA HADALAA HADAANAY IYADU AHAYN KOOX RABTA INAY INA HOOS GEEYAAN SIDII HOREBA XIRSI IYO GURUUBKIISU INOO HOOS GEEYEEN TAAS MAANTA WAANU SOO JEEDNAA
Somaalilaan ragbadn oo soo jeeda oo ninkan hadlaya ku jiro ayaa nool markaa khiyaamo lama hoos marinkaro oo dadka liita u jabimaayaan reer somaalilaan
Sultan Diriye baal nacaaskan Cirro Baal lataliiya xamar iyo jabuuti wadahadal kodda macna nomaale waa wakhtigi Lumiis
maa doonayan inay goo an.hafirinina kuwa idinlajoga maa matalan SSC iyo AWDAL midna waa siida idinka aad udhahdan dadka dawlada soomaaliya ku jira nama matalan kuwa idin laa jooga ee ka soo jeeda SSC iyo AWDAL maa matalan.marka maskaxdinu hashaqayso please soomaaliya maa ogolidina inaay dhahan waynaga tirsan yihin anagana siidas oo kale ayaanahay maa ogoli inaad naa sheegatan s/l maa aminsanin.
Rer nolasha adunka adenmuhu ku nolyihin gareen wayeey ciid ba la heeshinmino ciidba maqlimayno somalie loqonmayno jibouti marabno ethiopia marabno somalie marabno ayaa afgarenaya rer sheick cissaq waa yaab
Dee waa run waa gobol ka mida gobolada dalka somaliyeed.
In si adag loo xisaabtamo oo lala fadhiisto xaqa waqooyi leeyahana gorgortan laga gelin. Waase goorma waa markay mid noqdaan iyagu .
isbarbaryaaci wadhamaaday dalku dowlad buuyeshay, dowladi soomaaliyeed weysolaabatay. war weysoo odantay runta aan isku sheegno.
Maxaa. Muuse. Biixi. Iyo. Taani. Loola. Xisaabtamiwaayay. Sacad. Muusoow. Walee. Waar. Kirteen
Ciro iyo xisbiga wadani mamaantaad ku baraarugten waayo xisbigani wuxuu ahaa xisbigii dagaalka kula jiray nabad galyada horumarkiisa syaasadeed dibad iyo gudaba &horumarka dhaqaale gudo &dibadba mashruuca kusooqaatay duminta qaranimada jamhuriyada somali land mabdi iisuna ahaa dib umidaynta somaaliya manta oo xukunkii qabateena mabda a xisbiga wadani iyo md ciro waa midaynta somaaliya
Mashaa alhaa Walhi waa Arin fiicaan hadu cirro nagu darayo somalia somaliweyn somaliya dhamtey land welcome somaliweyn alhu akbar
Waar. Waxa. Jira. Isaaqow. Indho. La aan. Dadka. Waxa. Kujira. Dad. Soomaali. Raba. Qofwalooba. Naftaada. Katali. Balkan. Yuu. Metelaa. Reer. Kaa. Daayeerka. Ah. Ha. Utaliyo
Waar. Anugu.
Suldaamadan ka sheekaynaya maxa ka khuseeya waxa hawshodu tahay in ay qabaailka heshiisiyan oo magta u kala qaadan lkn siyaasada meel kuma laha
Madaxdu dawladu hadday dalka wadi kari waydo waajibkedna gudan waydo reer walba 0daygooda ayey ku daba faylidoonaan.