DALKA CANADA IYO INTA GOBOL AY TAHAY IYO MAGAALA MADAXDOODA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 ноя 2024

Комментарии • 49

  • @abdifatahaadan5972
    @abdifatahaadan5972 5 лет назад +5

    Canada waa wadankan aduunka ugu jecelahay Masha Allah mama somaliyed illahay adigana hakugu dhawro ana hay fududeeyo inaan imaado dalkaa aadka u horemarey🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦

  • @fawziyaabdou5269
    @fawziyaabdou5269 4 года назад +2

    Maansha alaah aad baad umahadsantahay waxb badan baad naga fahahansiisay aniaga caruurteyda iyo xaajigeyga ayaa kunool windsor abaayo waa runtaa meeshaad rabtid in aad timaado wey fiicantahay inaad wax badan ka ogaato insha alaah anigana waan usoo socdaa

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 5 лет назад

    Maanshaa allaah mamo soomaali illaahay dhulkeena ha inoo barakeeyo inshaa allaah mar inaan dalxiis ku imaado waan jeclahay canada hadii alle qadaro

  • @hoodofaisal6709
    @hoodofaisal6709 5 лет назад +2

    Waxad noga shekaysa nolosha Canada shaqadeeda iyo fursadaha yaala iyo waliba hadad isku kaaya Barbara dhigo karto USA iyo Canada thanks mum somali

  • @runeyiskufilin4806
    @runeyiskufilin4806 5 лет назад +5

    abaayo in aan usoo guuro hadaan rabo sidee ugu sooguuri karaa nadaamkooda iiga soo sheekeey waxaan jogaa yurub waan kahele

    • @hodanahmed9185
      @hodanahmed9185 3 года назад

      Arinta An kul qab Canada Wan jecelahay inan ugur

  • @salmansomaliboy7799
    @salmansomaliboy7799 5 лет назад +3

    Nosoo ducee mama Somali jidkan soo haynaaa....

  • @habiboanshur9989
    @habiboanshur9989 2 года назад

    Mash Allah ❤️ habo shukran 🙏

  • @abdirashidbarre1602
    @abdirashidbarre1602 5 лет назад +3

    Calgary waxaa degan wiil aan adeer u ahay

  • @sahrocadaancali1680
    @sahrocadaancali1680 4 года назад

    Mma soomali inaa imaadaa rabaa sida ugu gudud lagu imaan karo isoo sheeg mama dhirigilintaada waa kahelaa Allha ku xafido

  • @farduussuufi343
    @farduussuufi343 5 лет назад +2

    Mansha allha waxan kugu jeclahay dhiri gelinta

  • @murtimaalshow
    @murtimaalshow 5 лет назад +1

    Mama soomaali respect

  • @hamzaaliahmed8962
    @hamzaaliahmed8962 4 года назад

    Mama waan soo socdaa insha alaah alle ha ii fududeeyo

  • @saleebanxussein9058
    @saleebanxussein9058 4 года назад

    Thnks hooyo soomaliyed

  • @somweelo9364
    @somweelo9364 5 лет назад +1

    Mashaa allah waan ku salaamay maamo subscribed ii dheh

  • @sn4271
    @sn4271 5 лет назад +1

    USA 🇺🇸 aku nolahay ani 😍thank you moma

    • @khaliifxirsi6668
      @khaliifxirsi6668 5 лет назад

      s n iga soo qabo lambarka Whatsapp imo viper+393511958824

  • @geenyoegal1635
    @geenyoegal1635 4 месяца назад

    Masha Allah 😘😘😘🎉🎉🎉🎉🎉

  • @feysalluuje1880
    @feysalluuje1880 5 лет назад

    Asc maamo somali maamo adoo mahadsan waxaan rabaa inaad iga caawisid sidii aan ku heli lahaa qaabka lagu soo galo Canada

  • @nagaadiidleyare7047
    @nagaadiidleyare7047 5 лет назад +1

    Mama soomaali Canada wan jeclhy oday iga soo raadi aan imade

    • @farxiyaahmed7116
      @farxiyaahmed7116 5 лет назад

      Ana ku hayo odey ila so xariir adeer xabiiibi o kale ku haya so dhawoow

  • @deeqaluul9499
    @deeqaluul9499 5 лет назад +1

    Thanks habo ottowa shaqooyinkeda ma kaso hadali Kartaa habo ina u guura rabaa warbixin buuxa kama heesto

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  5 лет назад

      Gabadey daa degen waan soo weydiinayaa

    • @deeqaluul9499
      @deeqaluul9499 5 лет назад

      Wadanka hal sano aa joogaa waxaa daganahay tuulo alberta ka tirsan oo brooks la dhaho

    • @khaliifxirsi6668
      @khaliifxirsi6668 5 лет назад

      Deeqa Luul asc wll deeqa Luul waxn joga Italia waxn rabay inaad iga caawiso baafin hooyady oo jogta canada iga soo qabo lambarka Whatsapp imo viper intaba diyaar ah+393511958824

  • @CABDIJIBAAR811
    @CABDIJIBAAR811 2 года назад

    I love you Mama

  • @runeyiskufilin4806
    @runeyiskufilin4806 5 лет назад +1

    fad lan adigoo raali ah faa faahin iiga sii xabiibti

  • @xidiigtareersool2729
    @xidiigtareersool2729 5 лет назад

    Mansha allaah mamo kaso hadal shaqoyiinkeda canada ani waxan joga America inan uso guran rajeynayaa canada

    • @khaliifxirsi6668
      @khaliifxirsi6668 5 лет назад

      Sagal cali waa ok wll anoo joga iga soo qabo lambarka Whatsapp imo viper hadda waxn joga Italia oo hooyo booqday wll +393511958824

    • @abdimalikakofficial1289
      @abdimalikakofficial1289 Год назад

      War zxb ado sharci marekan ado wadato canada 🇨🇦 ma uso guuri kartaa inta noloshada kadhiman maku nolan kartaa zxb iso sheg plz ani canada waan jeclahy mar ina dago lkn hda marekan ayaa usosocda marka sharciga qato makaso guuri karaa plz iso sheeg common tigeyga hadaa aragto 🙏🙏🙏

  • @abdirashidbarre1602
    @abdirashidbarre1602 5 лет назад

    Maashaa allaah

  • @ikranahmed9908
    @ikranahmed9908 4 года назад +1

    Waxan jogaa espien sidee ku iman

  • @husseinabdirahman7081
    @husseinabdirahman7081 5 лет назад

    mashallaha mama

  • @salmansomaliboy7799
    @salmansomaliboy7799 5 лет назад

    Chana waa Anglican Countries

  • @gacalkaxaajixaaji1001
    @gacalkaxaajixaaji1001 5 лет назад

    Maama..qaali

  • @marwochannel3
    @marwochannel3 5 лет назад

    Aac maama canab

  • @khadromohamedali7469
    @khadromohamedali7469 5 лет назад

    WAWAXA ANLOSOGALIKARIN ADUUNKIKALE QAXOOTI GI BA BAD IYO BIRI KASOBUUXSHAY AYAGA WAXA MARAYKAN KAMEELWAYEY IYO WAXAY SODHOOFSADAN MOYE SAASAY HADA KUYIHIIN WADANKA KELIYEE QAXOOTI HADA RABA WAWADAN ISKACIDLA KUQABSO KUQADIMAYSIDE AAWAY SOOMAALIDENI TAABSIGA TAQAANAY HALKAAS FURSAD BAKAJIRTE

    • @sacdiyohirsi367
      @sacdiyohirsi367 5 лет назад

      Habo muradkaga aqiro iyo aduun ilhay ha siiyo habo aniga wa ku cusbahay canada ilmo yar yar ban wataa malin hore raqamkayga wan ku so qoray waxan rabay in aan kula so xariiro o aada maclumad iga siiso madama an cusbahay fadln iso jawaab raqamkayga waa kan 6476745521 ilhay damigaga adiga iyo walidkaga ilhay ha dhaafo

  • @abdikariinosmaan7636
    @abdikariinosmaan7636 5 лет назад

    huno wa dalkan ugu jcly aduunka marka ......

  • @edenmehta7917
    @edenmehta7917 5 лет назад +1

    masha allah hooyo ma igacaawin kartaa sidaan ku soogali karo canada my whats up is 0907478953

  • @runeyiskufilin4806
    @runeyiskufilin4806 5 лет назад +1

    kasohsdal

  • @salmansomaliboy7799
    @salmansomaliboy7799 5 лет назад

    Chana waa Anglican Countries