SHEEKOOYIN QOSOL BADAN XILDHIBAAN DALXA IYO MADAXDII MAANTA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • KALSAN TV

Комментарии • 126

  • @shaywaal12
    @shaywaal12 4 года назад +9

    From Hargeisa
    Aad baan u jecelahay Pro Dalha waa aqoonyahan suugaanyahan aad wax u bartay.
    Somaliyeed waxbarta.

  • @AJYahye
    @AJYahye 5 лет назад +8

    Masha allah, Prof. Dalxa, waa mufakir istaahila mudan ixtiraam...He must be a Culture President. .in Afro Arab. Shukran

  • @nouryarechannel4579
    @nouryarechannel4579 5 лет назад +5

    proff dalxa alle haku barakeeyo waa xildhibaanka kaliya ee koonfur ka soo.jeedda ee khudbadihiisa maaahmaahyada iyo gabadu ku jiraan adban lu slamayaa xildhibaanka from Somaliland

  • @boqorkatogdheer5051
    @boqorkatogdheer5051 5 лет назад +11

    Dalxa waa nazap kaamila dar illahay u jecelahay 👏👏👏👏👏👏 waa farxaani calool xaadhan

  • @abdulqadir4454
    @abdulqadir4454 5 лет назад +9

    Wlhi waa qof qalbi wanagsan pro dalxa allaha xafido

  • @mohamedkooshin8333
    @mohamedkooshin8333 5 лет назад +8

    Dalxa waa dun xariira Xaqiiqdii Ilaahay ha ku sharfo labada daaroodba

  • @ahmedmohammed8811
    @ahmedmohammed8811 5 лет назад +8

    Si khaasa ayaan utaageeraa xildhinaan dalxa shaqsiyan kal iyo laab buu iga qosliyey ❤️

  • @khaliilkhaliil8231
    @khaliilkhaliil8231 5 лет назад +9

    Wlhy wantageeraa dalxa keep going

  • @hilowhaykal9399
    @hilowhaykal9399 5 лет назад +5

    Mn sha allah professor. Dhalxa

  • @Aliabdikarem
    @Aliabdikarem 5 лет назад +5

    Cajiib wlhy Dr dalxa aad buu iiga qosliyay masha Allah waa hadal maad iyo murti miidhan🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Quoteclips24
    @Quoteclips24 6 лет назад +69

    Qof walba plz like
    PRO Dalxa noolow

    • @cabdiraxmaanxamaadi6554
      @cabdiraxmaanxamaadi6554 5 лет назад +1

      Zhb mcn waxa aan ahay walaalka ku cusub utubka waxa aan si walaaltinimo leh kaaga codsan in aad share iisamaysid mahadsanid bowe

    • @DaadaChannelOfficial
      @DaadaChannelOfficial 5 лет назад +1

      sxb subscribe ii dheh

  • @Bil521
    @Bil521 6 лет назад +24

    Maasha allaah pro dalxa wadaniga dhabta ah

  • @waalamahuraanciidanqaranab7471
    @waalamahuraanciidanqaranab7471 6 лет назад +8

    masha Allah aftahan aqoonyahay wadani noolaow nadad iyo nolal

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 6 лет назад +46

    I love somali language,, waan jeclahay afka somaliga

    • @abdiaziz8036
      @abdiaziz8036 6 лет назад +1

      OSMAN ISSE may jeceli waayo Afkaaga ayaad ku horeysiin lahayd qoraalka

    • @Somfox1
      @Somfox1 6 лет назад

      are you not somali .. osman kkk

    • @DaadaChannelOfficial
      @DaadaChannelOfficial 5 лет назад

      sxb subscribe ii dheh

  • @abdullahsheikhhassan2766
    @abdullahsheikhhassan2766 4 года назад +3

    Mansha Allah 👌👌👌👌👌👏👏👌👌👌
    Alle haku xafido cimrigagana Allaha dheereyo🤲🤲🤲🤲🤲

  • @axmadeycumar8291
    @axmadeycumar8291 5 лет назад +3

    Ex Xildhipan Dalxah Aqoon Tada Alaha Barakeyo

  • @abdikani8998
    @abdikani8998 5 лет назад +10

    aqoonyahan weye prof dalxa. #qabyaalad nama deeqdo ee waxbarta dadow.

  • @sufiyousufi993
    @sufiyousufi993 6 лет назад +13

    I miss you dalxa
    My professional hero

  • @awoshire9908
    @awoshire9908 5 лет назад +13

    Yaa allah dadkayga iyo dalkayga xafid he is very talented.

  • @aashagarad3559
    @aashagarad3559 4 года назад +2

    Ma Sha Allah prof dhalxa lagen

  • @abdalladeero8787
    @abdalladeero8787 6 лет назад +8

    Hdalo wA weyn DALXA NIN WRYN 👌👏

  • @issemohamud8591
    @issemohamud8591 5 лет назад +5

    Dalxa waa dadka soomaliyeed ee aqoonta leh ee wax laga kororsado waana qof aan wax ka barto hadkiisa

  • @qeysarsenal2701
    @qeysarsenal2701 5 лет назад +10

    Dalxa nin aan jeclahay sugaantiisa iyo shekadisa nolaaw

  • @Faafi-diinta-Islaamka.
    @Faafi-diinta-Islaamka. 5 лет назад +4

    Xil. Dalxa markasta meesha uu joogo ayuu cabiraa waana cajiib.

  • @filsanahmed116
    @filsanahmed116 5 лет назад +22

    Dalxa kama daalo walaahi sheekoyinkiisa😍

    • @DaadaChannelOfficial
      @DaadaChannelOfficial 5 лет назад

      sxbey waan ku jeclahay filsan waxaan ka codsanaa subscribe inaad ii dhahdo

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 6 лет назад +4

    as.masha allah.waa wax loo baahnaa in la baro dhalintii 20ka sano dowlalad la aanta ahaa. siiba in la sii balaariyo beeraleyda afkooda. wabilahi towfiiq.

  • @zakariyaahmed8673
    @zakariyaahmed8673 5 лет назад +32

    2019 yadawanyo prof dalxa

  • @malaakalhaaj8850
    @malaakalhaaj8850 6 лет назад +5

    ❤❤❤❤ mashallah professor mahadsanid

  • @cabduqaadirmajaajos6974
    @cabduqaadirmajaajos6974 6 лет назад +4

    Msha alaah brofesar dalxa

  • @cabdiraxmaanxamaadi6554
    @cabdiraxmaanxamaadi6554 5 лет назад +8

    Xillimaan dalxa xilimaan loo xiiso raganimaad leedahay

  • @mohamedkheyre7905
    @mohamedkheyre7905 5 лет назад +10

    Professor mohamed omar dalxa
    Masuul sare
    Waaye ku faana

  • @dal-xoreeye1030
    @dal-xoreeye1030 4 года назад +2

    Dalxa legend waaye

  • @jamaladem9945
    @jamaladem9945 6 лет назад +10

    Mansha allah

  • @mustafibrahim3868
    @mustafibrahim3868 4 года назад +2

    Waa Macalin buuxa Mashallah

  • @rizamohamed7542
    @rizamohamed7542 5 лет назад +4

    Wallhi qosolkiisa he remind me my ex. Noloow pro Dalxa

  • @mohamedalinur7381
    @mohamedalinur7381 5 лет назад +2

    Mashlh

  • @mohamedyare1923
    @mohamedyare1923 3 года назад +1

    Waxan ku noolahay somaliland gaar ahaan gobolka hawd casimadisa baligubadle prof dalxa waan taagera waanu mutaystay in somali o dhami taagerto

  • @ar0w025
    @ar0w025 6 лет назад +5

    Masa allah pro dalxa

  • @abdirisakomar7623
    @abdirisakomar7623 5 лет назад +10

    Professor Dhalxa 😍❤️😘

  • @jabalove8987
    @jabalove8987 4 года назад +1

    Yaa dawanyo 2019 up 2020 coming soon

  • @Degaliah
    @Degaliah 2 года назад

    2021 who still watching

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 6 лет назад +1

    Yaa sheekh alano maaha waa alamo jamacu alam oo ah wax sida khasabka u kala xirxiran ama riciro ee warka inta aan la aqoon ha ka qaadan

  • @idilliban9168
    @idilliban9168 6 лет назад +5

    Asc PR. Dalxa
    luqada Somaliga waxay ka soo askuntey Xolaley. Laakiin luqada magaalad waxaa ka buyxada laqada kale oo la soo deynsadey

  • @kamalkani5258
    @kamalkani5258 5 лет назад +3

    Waxaan is dhahayay Afsomali inbadan sifog ama camiiqa ugaran kartaaa ama ufahmi kartaaa lkn wax badan iga qarsoon, waaa IBAN jamaame Jilin iyo kamsuuma aaadaaa Si aan ubarto inta igamaqan ama aaan aqoon.

    • @wildanimals1823
      @wildanimals1823 5 лет назад

      Rooga cas kamsuuma waan sii fidinaya geesi geesi dhalay

    • @abdimohamed1088
      @abdimohamed1088 4 года назад

      Kusoo dhowow sami Kkkkkkkkkkk

  • @omarabdulahi3661
    @omarabdulahi3661 4 года назад

    Ilahay ayaa mahad iska leh oo Somali iga dhaliye

  • @abshiroha2072
    @abshiroha2072 Год назад

    Legend 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤣🤣❤️💯

  • @moolcaliyow
    @moolcaliyow 5 месяцев назад

    DALXA waa LAGEND!

  • @ahmedsomali7259
    @ahmedsomali7259 5 лет назад +3

    Kkkkkkkkk hhhhhhh caadi ma ahan wlhi

  • @abdirahmansheekh5525
    @abdirahmansheekh5525 6 лет назад +2

    Fanan soomaaliyeed

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 Год назад

    ANIGOO AH REER NUGAALEED DEGAN GAROWE WALIGEEY MA ARAG DALXA LAAKIIN MA ISTAAHILO MIYAA WASIIR. RUNTII WAA AQOONYAHAN ISTAAHILA MADAXWEYNE ..!!!!!!!!!!!!!!!!!..

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 6 лет назад +17

    wa hadal aqoonyahan ma aha hadal jaahil waxa anan waligeey aqbaleen o somali badan aamin sanyihiin waxa weye ana ka lahjad fiican ana ka qabiil fiican ana ka qurxoon walh inana yeelin waxana hadaladas ii yihiin aqoon la aan iyo jahilnimo

    • @shafaarmoha9479
      @shafaarmoha9479 6 лет назад

      cabdi raxman pro ma LA is dhihi karaa fikirkaga jaahilnimo kusaleysan WYO in lakala horeyo ama lakala raayo waa hormarka lahjada ama deegaanka kan lagaraayeyna wuu dadali kan Ramayana wuu ski dadaalayaa guusha ogolow

    • @akn7640
      @akn7640 6 лет назад +2

      Waan kugu raacsanahay wanaag waalagu kala horeeyn karaa waa qof iyo kartidii lkn sheegadhada qaliga waa been.

    • @jimcaaleabdi9222
      @jimcaaleabdi9222 3 года назад

      Waankugu raacsanahay

  • @avdibaashe7608
    @avdibaashe7608 5 лет назад +2

    Gabadhu markay bislaato cunis bay ubashsntay kkkkkkkkmmkkk

  • @mahdidaysane9039
    @mahdidaysane9039 6 лет назад +1

    Kkk kii dhinteey dhul uheleen arkii dhaqnaana xaaad dhahdeen

  • @mustafmustty3035
    @mustafmustty3035 6 лет назад +1

    great

  • @ubahkahie
    @ubahkahie 4 года назад

    Professor Dalxa,,, nooloooow.... walee nooloow

  • @ahmedmohamedmohamud7187
    @ahmedmohamedmohamud7187 6 лет назад +1

    WELL SAID!
    PROF DALXA

  • @maxamuudodabahaal2377
    @maxamuudodabahaal2377 5 лет назад +1

    Kkkkkkkkkkk dalxa keep going

  • @abdishakursheikh1400
    @abdishakursheikh1400 6 лет назад +6

    Alla yaa cizak proff dalxa waad mathishey beeralleeytha 4.5

  • @cabdiwelicalidhimbilabwaan8341
    @cabdiwelicalidhimbilabwaan8341 4 года назад

    waxaanu dalbanaynaa dadka ku shaqeeya runta iyo cadaalada in lasoo badalo xaafada islii si oo yareeyo ama looga hor tago dadka ehelkooda loo adeegsado ama dadka wax walba oo nolosha dadka ah raba been iyo dhaqaale iyo qosol aay ku badashaan taas oo aay wadaan qeybo bulshada ka mid ah sida urur dhaliinyaro oo raba inuu ku shaqeeyo qabiil iyo nidaam musuqmaasuq iyo dhaliinyaro laga dhigay dhakhaatiir oo raba inaay taleefon u isticmalaan sidii aay qof ugu dili lahayeen iyo konbiyuutar si loo yareeyo tacadiyada lugu hayo qeyb bulshada ka mid ah waa in nolosha xaafada islii lugu soo celiyaa run iyo cadaalad si nolsha aaysan gacanta ugu hayn xal koox oo dad naceb waana in la helaa qeybo dumar ah oo nidaamka runta ah ku shaqeeya kuwaas oo si taas ah ula shaqaynaya xildhibaanada xaafada ama dalka si loo yareeyo isir nacaybka qeyb bulshada ka mid ah lugu hayo iyo midab kala sooca socda iyo waxyaalada ka jira guryaha islii guryaha la seexdo taas oo aay wadaan rag iyo dumar noocaas isku qanciya iyo dumar ganacsato ah oo raga qaar adeegsada arintas oo aan ka jirin dunida inteeda kale mar labaad waxaanu codanaynaa in la kala saaro nolosha dadka iyo ganacsiga iyo siyaasada si dib loogu soo celiyo xasiloonidii iyo wada noolaanta bulshada iyo dariska from ccd nairobi kenya 1/12/ 8/10/2019

  • @kadrakarie9866
    @kadrakarie9866 6 лет назад +3

    Dalxa waa nin wanaagsan oo shactiro badan waloow uu xoogaa gobolada koofur uu u leexdo kana leexdo kabilow beledweyn ilaa kor

  • @shabanifp8711
    @shabanifp8711 3 года назад

    Yaa dawanaya 2020?

  • @rasheedmohamed9635
    @rasheedmohamed9635 5 лет назад +1

    Pro Ku takhasusay sida dumarka loo xodxoto

  • @yaxyesakariye9158
    @yaxyesakariye9158 4 года назад

    Xildhimban xikmad badn mma

  • @toodhachannel817
    @toodhachannel817 4 года назад

    Xildhibaan dalxa nintagy

  • @mudalibabdi895
    @mudalibabdi895 6 лет назад +1

    dalha

  • @alisuldan235
    @alisuldan235 6 лет назад +3

    gab dhihi wu xuu kusooqaatay sidii cuntadii lacunaa yay waxuu kashiikeenayaa gabdhaha cadhadooda wacuuna leeyahay aqoon yahay af carabiga caqoon ma ahan

    • @ilyasyare3479
      @ilyasyare3479 6 лет назад

      Ali Suldan - Wax bdn ayaadan fahansaneen wllky, Gabayga Af-Carabiga uu tirinaayo ee Imri'u Qays Masaajidda ayaa lagu sharxaa, fusaaxadda ku jirto darteed.

  • @mrj2526
    @mrj2526 6 лет назад

    Aftahan waaya arag ah

  • @anasabd9602
    @anasabd9602 6 лет назад +1

    Hhhh

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 6 лет назад +3

    Prof dalxa waa nin fiican balse hal ama faras iyo bocar ama canbo haduu dhahay bocor ayaa guulestay wuu qabiileeyay jileec iyo jareer ayuu ukala hiiliyay qabiillisa jareer u hiiliyay dhaxdhaxaad hadalkisa ma ahan balse waa nin qaaliya somali ahaan u jeclahay

    • @abdisalaanmohamedomar4938
      @abdisalaanmohamedomar4938 6 лет назад +2

      waa jareer taariikh leh kaana taariikh dheer nacas maxaa tahay adiga adoon carbeed ayaa tahay liita ka dhamaan laa etoobiya iyo kenya nacas yahow bantu farac uma kalo dalxa

    • @abdallamohamedjeilani4525
      @abdallamohamedjeilani4525 6 лет назад +1

      sxb waaa sheeko Dod Marki Yara Dhaxmartay Beraleyda iyo geleda jamacada Umada waagi ay ciyalka ahaayen Bal Sificn u Dhageso intaa Ninka Ku dambaawin

    • @xukunfx7091
      @xukunfx7091 6 лет назад

      OSMAN ISSE hhhh

    • @kamalkani5258
      @kamalkani5258 5 лет назад

      Sxb sheekada waad dhuuxday lkn kor ugu bax

    • @sharmaabdi1344
      @sharmaabdi1344 5 лет назад

      Runta ayuu sheegay ee adigaaba cuqdadeysanee soco doctor tag

  • @fatimaabdi9275
    @fatimaabdi9275 5 лет назад

    M.a balaaqa wooyaqaan hhhh

  • @saadaqsaadaq7738
    @saadaqsaadaq7738 2 года назад

    Adiga ma xildhibaan baatahay ama shactiroole? Kuwii kasooyduulay gobolada dhexe eenacay adigana kudhacay naboobay dadkaaga boogay afgooyo kuaoodagay xoog intaa kujabhadeey laheed adaaba kaqoaolaiinaayo miyaa?

  • @feedhodeeman2091
    @feedhodeeman2091 6 лет назад

    Libaax

  • @cawaalechannel
    @cawaalechannel 4 года назад

    Subscribe saar saxibayaal cawaale channel soona booqo

  • @Somfox1
    @Somfox1 6 лет назад

    Wiil reer waqooyi ah oo somaliland ah . .. OO AH geesiyadii sheekh bashir iyo indho dero , barkahd cas ka dhashay oo hada fahmay Nacaybka ay oromo u qabto somali .. iyo hamiga oromo .. bal nala daawo walaal .. KU FAAN QOOMIYADA SOMALI ruclips.net/video/JdKnJk6o2LI/видео.html

  • @fadarkamoha9160
    @fadarkamoha9160 5 лет назад

    Noolow

  • @osmanhaashi6419
    @osmanhaashi6419 3 года назад

    Hhhhhhhhh

  • @Burcaawi2471
    @Burcaawi2471 5 лет назад

    Balalow kolay bacaroor ku sheegayo ma garan laken adeer horaa looyidhi “akhirow niman geel lahayn lama amaanayn “ ee naga daa adeer. Geelow waa waxa kali ah ee qof la dilay ka dhaqaajiyaa bal orodo nin aad walaalki aad deshay bacaroor ku dhaqaji

  • @hanimohammed4720
    @hanimohammed4720 5 лет назад

    War NINYAHOW heest Naga dhaaf

  • @rasheedmohamed9635
    @rasheedmohamed9635 5 лет назад

    Xigmadaadu Dumar way dhaafiwayday naagiiste man rag lamaad dhaqmin weligaa

    • @caishacuud9403
      @caishacuud9403 5 лет назад +1

      Jeceel waliga Madan arg duqa.
      Allaha na tuso wanaag iyo qeerka.
      Aduunka iyo aaqirobo jecel wansan baa waxka tara

    • @saidojama1170
      @saidojama1170 5 лет назад

      Inaad jidka dheer ka imaatay waad isa sheegtay

  • @laqanyojacayl9580
    @laqanyojacayl9580 6 лет назад +2

    Prof. Dalxa wuxu ku xiiqay ama geed dheer iyo geed gaaban ufuulay inu jareerta iyo beelaha la yasoo dhanba uhalgamo oo soo caan bixiyo kkkk

    • @bashiirdheere1098
      @bashiirdheere1098 6 лет назад +4

      caan uma baahno dadkaasi iyagaa dhulka leh waa kuwa nabaddu ku hartay ee aanan dhiig muslim qabin...

    • @saidojama1170
      @saidojama1170 5 лет назад +1

      Sow ma'ahan wuxuu xaqq u leeyahay inuu u hadlo dadka uu mathalo?? Misse wali dacwaa ka qabtaa in dadkaas cadaalad helaan dalka iyo dadka nabadooda ku saleysan sad bursi halkaneey na dhigtay sxb

  • @Wayeelaa
    @Wayeelaa 6 лет назад +1

    Adeer Bantu iyo af Soomaali ha isku qal'din Soomaaliya waa lagu wada nool yahay un - Xoolo dhaqato iyo beeralay isku dhaqan ma aha ee ha is dul saarin!

    • @abdisalaanmohamedomar4938
      @abdisalaanmohamedomar4938 6 лет назад

      adiga sidii habrihii iskaga hadal sida dad wax dadka dheer camal doqonyahow xaywanta isku heebtihiin kuyaalee sidii dad camal idinkana uhadashaan

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 6 лет назад

    Kan maahmaahda inta qaldan buu ka bartay