Qosol iyo shacticro DALXA VS FAYSAL CALI WARAABE | HADAAD QOSLIWEYDO WAA CELIS LACAGTAADA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 авг 2020
  • Qosol iyo qaraaxo xildhibaan dalxa vs faysal cali waraabe qosol kuku harimaa xaqiiqdii

Комментарии • 79

  • @qalbidaryeele
    @qalbidaryeele 3 года назад +18

    shactiro leh xigmad iyo daganaan iyo shactiro foodo ah baan ukala qaaday dalxa baana siiyay mida,daganaanta iyo xigmada

  • @maxamudsayid7564
    @maxamudsayid7564 3 года назад +5

    Dalxa Like

  • @ahmednuur4606
    @ahmednuur4606 3 года назад +6

    Prof dalxa waa nin qalbi furan xigmad bdn somali jcl wlhi wn iska jclhy

  • @cashawarsame6213
    @cashawarsame6213 3 года назад +2

    Faysal cumaamada lagama haysan karo👑

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 года назад +5

    Madax weyne xildhibaan dalxa magnifico🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤

  • @hothanhothman910
    @hothanhothman910 3 года назад

    Maansha Allah

  • @cabdulahiciise4346
    @cabdulahiciise4346 4 года назад +1

    Wa mahdsanthy

  • @Bin_hazan
    @Bin_hazan 3 года назад +1

    Dalxa🙏🙏🙏🙏🙏

  • @cabdulahiciise4346
    @cabdulahiciise4346 4 года назад +1

    Walaalo

  • @hersimoallin6546
    @hersimoallin6546 3 года назад +3

    Dalxa caadi maaha laskiin Faysalna waa qatar.

  • @laacibsoojabay5466
    @laacibsoojabay5466 3 года назад +2

    Faysal waa libaax wllhy fiiquluubinaa ayatulaah faysal cali xuseen

    • @jomar1509
      @jomar1509 3 года назад

      feysal waa faaruq,teneg maran ,

  • @cabdulahiciise4346
    @cabdulahiciise4346 4 года назад

    Geb going

  • @ahmedali-cf1tg
    @ahmedali-cf1tg 3 года назад

    Manshallah dalxa i love you brother

  • @shukrideeq3244
    @shukrideeq3244 3 года назад +1

    Faysal waxan ku xasuusta insha allhu tacaalaa

  • @khadardayib317
    @khadardayib317 3 года назад

    Walaba majajilayste

  • @mohamedrazapoi4392
    @mohamedrazapoi4392 2 года назад

    Dalxa legend sare

  • @mohamedaliabdi3286
    @mohamedaliabdi3286 3 года назад +2

    Professor Dhalxa cajiib nin faneed waaye wlhi!

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 3 года назад

    Odeygii waalnaa Subxaanalaa, dotage man

    • @munahassan8131
      @munahassan8131 3 года назад

      wasakh ma odayga dhididka badan uf faqash

  • @kulucaxmed1611
    @kulucaxmed1611 3 года назад +2

    Kala sheeko wacan raagani

  • @libaxatogdher996
    @libaxatogdher996 3 года назад +2

    dalxa midisu waa xigmad iyo daganan lkn feysal waa xarabo

  • @museabdi9368
    @museabdi9368 Год назад

    Dalx waa jareeer uufffuff

  • @suldankasandka1149
    @suldankasandka1149 3 года назад +1

    dalxa wa nin qalbi furan maansha ala

  • @fhybfr8118
    @fhybfr8118 3 года назад

    Kkkkkkkkkkkk wlaahi

  • @alihunka7793
    @alihunka7793 3 года назад +2

    𝐃𝐚𝐥𝐱𝐚 𝐚𝐚𝐧 𝐤𝐮 𝐡𝐞𝐞𝐬𝐭𝐚𝐚

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 3 года назад

    Dalxa layk

  • @aishakuus60
    @aishakuus60 3 года назад

    MUDANE PRO ,DALXA ILLAAHOOW KUDAA.
    COVE19 KAA BADBAADI

    • @ALWADAN1
      @ALWADAN1 3 года назад

      Sister people are not daying just for Covid19 remember that I hope you get my point

  • @sacdiyaabdi8173
    @sacdiyaabdi8173 3 года назад +1

    Dalxe

  • @ahmedabdi5123
    @ahmedabdi5123 2 года назад

    Waan ka helaa anigu

  • @gfffdf4423
    @gfffdf4423 3 года назад

    faaysal waarabee kkkkkkkkkkkkkkkkkkkhhhhhhhhh

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 3 года назад

    FEYSAN CALI WARABE WAXAA KU DHACAY CUDURKA MALE DI BELI.

  • @barashochannal3602
    @barashochannal3602 3 года назад

    Fadlan subscribe iisaara

  • @h2O5992
    @h2O5992 3 года назад +1

    Dalxa wa nin maskax badan oo reer magaal shactiroole calool nadiifa leh

  • @Somfox1
    @Somfox1 3 года назад +2

    Khabiir Somali oo Takhasus dheer u leh cudurada Uurku jirta .. Internal medicine .. oo isaga oo Yurub iyo Ingiriiska ka caan ah ka doortay in uu dalkiisa wax u qabto Cudurada Joonis , Beerka , hunguriga , caloosha , xiidmaha iyo Gaasteriga ka faa ideyso Khabiirka ruclips.net/video/kjbvIlVlyqU/видео.html

  • @stohlengegestohlen168
    @stohlengegestohlen168 3 года назад +2

    Ale beerka qosol ikuma harin dalxa waa nin kaftan bdn

  • @suadahmed9126
    @suadahmed9126 3 года назад

    Waa kuu codeyay

  • @omarali5399
    @omarali5399 3 года назад

    Kkkkkk

  • @abniali9594
    @abniali9594 3 года назад

    😂🤣🤣🤣🤣😂

  • @maxamudcadow9448
    @maxamudcadow9448 3 года назад

    Dalxa fataal kaftan meeran ah waaye lkn faysal warkiiso meel looraaaco islaanteydu waxey itiri hadal wanaagsanaa ninku ceb waaye

  • @bashirmohamed274
    @bashirmohamed274 9 месяцев назад

    Kkkk

  • @ilyesibrahim787
    @ilyesibrahim787 3 года назад

    Hilarious

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Год назад

    Kkkkk galmudug ayaxey cunen raxanweyn hadashay ayaxow adigo mirkaga qabo galmudug maxa ku geyay dhahen

  • @luuljumale7578
    @luuljumale7578 3 года назад

    Faysal.muxu.hareraha.kaega

  • @Abdifitahabtidoon
    @Abdifitahabtidoon 3 года назад

    Dalxa kuleh iskuma dhowa labadan warka ayaxa kuqoslay bal muxuu mudug uu kardiyay

  • @maankamk812
    @maankamk812 3 года назад +1

    Professor iyo qof walanba is barbardhigaysaan🤣

    • @safiyamooge4276
      @safiyamooge4276 3 года назад

      Apti kanba waa engineer

    • @maankamk812
      @maankamk812 3 года назад

      @@safiyamooge4276 raga magaca guud iyo magta iyo muuqa wa kasimanyahy🤣

    • @cashawarsame6213
      @cashawarsame6213 3 года назад

      @@maankamk812 Dalxa waa Jareer laangaba

    • @maankamk812
      @maankamk812 3 года назад

      @@cashawarsame6213 faysalba wa isaaq laangaba

  • @user-pz9iz9bb2i
    @user-pz9iz9bb2i 3 года назад

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 3 года назад

    Faysal waraabe waxaa uu ka soo jeedaa qabiil yar, xisbigiisane waa mid aan tirsaneyn oo weligiis aan xukunka soomaaliland qabaneyn, wuxuu yaqaan kaliya inuu qabiilada soomaaliteed caayo isagoo amxaar ah wasaq daanyeer ah..

    • @bashiirjeeni5358
      @bashiirjeeni5358 3 года назад +1

      Ben Adam adeer ma majerteenkii uu caayi jiray baatahay dee hadaad somali kala taqaano maba tidhaahdeen beesha ciidagalle waa beel yar taasi waa caqligaaga iyo aqoondarada ku haysa ee aanad kala aqonin beelaha somaliyed marka ader taarikhda besha ciidagale soo baro. soomali oodhan beesha ugu gobsan weeye odhaahbaa tidhaahda ciidagalle gob inta kalle gun. Wlhy odhaahdaasi inay dhabtahay waxa ku cadaynaysa marka aad eegto dhaqanka beeshu ledahay
      Cidagale waa besha kaliya ee maganta u ilaaliya si ayna belahakale u ilaalin
      Wa beesha kaliya ee marka ay coladi jirto iyaga iyo beelo kale kadhaxaysa bad baadiya maxasta iyo maxaabiista ay qabtaan
      Beeshu waxay degtaa dhinaca bari awbarkhadle hargaysa ujura 40km ilaa iyo winiiqa oo ddsi ah isuna jira ilaa 350km dhinaca galbeed marka lagabilaabo degankoda waa ilaa hargaysa iyo awaare oo isujira 200km bal qiyaas intaasoo aanu degankodu kala goo'gonayn.
      Waa mid kamid ah beelaha ugu geela iyo fardaha badan somali odhan caasimada hargaysa waa rerka wax laga waydiiyo ee aas aasay uguna deganka badan ddsi waa beesha ugu badan gobolka layidhaa jarar uguna magaloyinka badan. Besha tarikhdeda halkan kuma so kobi karo lkn intasa tusale kugufilan. Hadad faysal kaftankisa ka gubanayso iyo inta yaruu beshada ka shegay ader ma aha inaad cuqdad u qado besha cidagale walow aanad waxba kaga qaadikarin.

    • @mohamedabdiibrahim8094
      @mohamedabdiibrahim8094 3 года назад

      Ben Adam adigu waxaad tahey kuwey ciidagaluhu ciileen. Hooyada waxaad ku tidhahda maxuu ninkii ciidagale ee Aabo ka horeeyey habeen marku ku qabay ku furey.

    • @billeosman5120
      @billeosman5120 3 года назад

      @@mohamedabdiibrahim8094 ragan Idagale waa la taabtay
      Dhiigaa ku kray

  • @sahraabdulahi6371
    @sahraabdulahi6371 3 года назад

    boo o

  • @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
    @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 3 месяца назад

    EX WASIIR LASMDHEERE BANAAN DEGAY Wasiir mxamed nuur caraale Duur. Fact, waayahy Hadal yaqaan Been.maaha iyo faysal oo Xaraabe Ah 😂😂😂 prof. Dalxa waa Dhaqan yaqaan xigmaawi + kaftankeeday.

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 3 года назад

    Faysal iyo biixi maxay unaaxiwaayeen iyagaaba baagamuudo u eg muxuu lajeejesanayaa

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 3 года назад

    Dhaqash ibnu firaasheedka falaashasomali eeyle inan gumeed iidoor somalidiid adoon ingiriis ilmo bucurbacayr subsomali wuxuu ariga cawska ruuga wuxuu ku caqli dhaamo ma jirto waxaase ka sii liita dhulmahante iyo warsangali oo noqdaya daaduf gacanaha u hoorsanaya dhaqashka iidoor ee dooroobay, tan kale dawlada America somaliya inay dhisto mooyaane ma kazla qaybinayso oo ninkaani labo ayuu mid yahay: LGBT ay soo kaxaysteen khaniisyada iidoor ama waa mid haykalay iidoor hargaysa keentay oo ku tiri tolkay qaskayga aad baaradaada quruntay gashatay iyo baaradii aad qaskayga ka leeftay ugu sheekee tollayga iidoor ee caqliga kja dufoobay oo wax kasta iska rumaysta.
    Garxajis iyo culimada iyo wax garadka isaaq kuma jiro qoraalkayga aan ku canaanayo garacyada iyo adoontii ingiriisku somaliya uga tagay.

  • @hassanmohammed2701
    @hassanmohammed2701 3 года назад

    Siyaasadaba WAXAY uga jiraan in LUGU maadeysto doqomo