Geela Quruxda Badan Qof Soomali Dhaqday | GEEL | CAMEL | جمل

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 окт 2024

Комментарии • 110

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 4 месяца назад +3

    Geela somali ugu qurxoon ugu badan galmudug hg baa geela ugu badan iyo ariga wanahadhaqda❤❤❤

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 4 года назад +17

    Masha Allah geela waa nimco ilaahey Somali uu ku maneestay waana uga mahad celinaa rabbigii Inna siiyay

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 4 года назад +8

    Wlaahi wuu iga qosliyay, geel edeb badan waaye ku lahaa,, waa nimankii odhan jirey cimrigaaga oo dheeraaday(raagay) geel dhalayana waa ku tusaa oo geel u daawasho tagay,,,

  • @samiirabdi9015
    @samiirabdi9015 4 года назад +6

    Masha alah waa geel qurux badan halo badana wa udhalen ale haubarakeeyo AAAmin.

  • @aleilmnoor5364
    @aleilmnoor5364 3 года назад +4

    meel fiican baa looga xiro dhigay geela ma sha allah

  • @faisalkarate
    @faisalkarate  4 года назад +5

    Geela illaah ayaa Quraan Kiisa Kusheegay Faa iidadadiisa

  • @muuminaxasanxasan284
    @muuminaxasanxasan284 3 года назад +1

    Ilaahow goormaan farxadayda hekaayaa soomasli oo midowda sida geeleeda qurux bdan nbdoon wiilasheedu tahriibin

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 4 месяца назад +1

    Meeshani Guricel janno bey u egtahay

  • @libaaxbanaandagay7687
    @libaaxbanaandagay7687 4 года назад +3

    Adeer geel anagaa
    Naqaan oo waa haybad iyo sharaf
    Geel waxa laga
    Waraystaa nin kuray
    U soo maray oo doog iyo abaar la soo maray lkn meeshaani waa xagee

    • @mohamedAlnuur33
      @mohamedAlnuur33 4 года назад +1

      Kkkkk, wuu iska raaraamsanooyaa kulahaa

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 4 года назад +4

    Meeshaan xagee weeye geelu aad ayuu u cayilay Masha allah

    • @Wacdimedia10
      @Wacdimedia10 3 года назад +1

      Kolay waa geelii Ogaadeenka ee NFD

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 2 года назад

      Nfd wajir

    • @mohamedhussein4124
      @mohamedhussein4124 2 года назад +1

      @@Wacdimedia10 nfd 20 qabiil somali ba degto waxay Ogaden sheegtay dhadaxbuur maha

    • @Wacdimedia10
      @Wacdimedia10 2 года назад

      @@mohamedhussein4124 ok

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 4 месяца назад

      waa dhulkeenii uu gaalkii ingiriisku inaga siiyey kenya, balse waynu soo ceshan inshalah

  • @massmass8300
    @massmass8300 4 года назад +1

    mansha alaah wa geel somaliyeed gamuude ayaa geela gabay giisa
    gu guulaystay

  • @daudiahomar8367
    @daudiahomar8367 Год назад +2

    Waad kumahadsantahay muuqaalka wanaagsan

  • @habibamohamed5590
    @habibamohamed5590 4 года назад +1

    Masha Allah Masha Allah
    Gaala qurxbadan iyo fadhiwacan

  • @abdifatahali5136
    @abdifatahali5136 Месяц назад +1

    geel edeb badan waayo kulahaa

  • @eykaseelankun5159
    @eykaseelankun5159 4 года назад +4

    maasha allaah sxb meeshan waa halkee

  • @adrahilowle1083
    @adrahilowle1083 11 месяцев назад

    Caga hakumalina gela

  • @salaadyuusufkediye5372
    @salaadyuusufkediye5372 4 года назад +2

    Masha allha ilhy ha u siyaadiyO

  • @mohamedahmedmaalin9940
    @mohamedahmedmaalin9940 4 года назад +9

    allha idin barkeeyo
    zakda bixya 5 geel waxaalga rabaa 1 neef ari ah
    10 ka geel 2 neef ari eh
    15 ta wxaa laga rabaa 3 need ari ah

  • @thronebiggerthanrom1229
    @thronebiggerthanrom1229 4 года назад +9

    Aad baad iiga qoslisay geel edeb badan waaye kulahaa. Ar reer koonfur iyi geel xaa kala haysta.

  • @mohammedrobleh9014
    @mohammedrobleh9014 4 года назад +1

    geeley surweel xiran waa cajaaib waagii hore ragga geela haya isma ay arki jirin magaalo iyo waxa laga isticmaalo

  • @libaaxbanaandagay7687
    @libaaxbanaandagay7687 4 года назад +14

    Muxu yahay geela
    Caagada lagu
    Lisayaa mee gaawihi

  • @abdikarimabdiibrahim3962
    @abdikarimabdiibrahim3962 2 года назад +1

    ciyaalka xaafada oo geel dhex tagay kkkkkkkkkkkkkkkkkkk "geel edeb badan waaye nooh" kuye kkkkk

  • @ahmedyare3643
    @ahmedyare3643 4 года назад +2

    Kkkkkkkk geel adab badan waye kulahaa daiyaa kk

  • @khalifmohamed2407
    @khalifmohamed2407 4 года назад

    mnsha llh dhulkani waa konfurtan somalia

  • @awshan571
    @awshan571 4 года назад +6

    Geelu isagoo aan dhir daaqayn buu hadana wax calaashanayaa.waxa ladhahaa calyo cashi..

    • @massmass8300
      @massmass8300 4 года назад

      sxb raamsi dhe geela calyo laguma
      sheego

  • @mohamedmiyir2309
    @mohamedmiyir2309 4 года назад +1

    Ninkan sarwalka qaba miyaa geela dhaqaya yaap

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 4 года назад +2

    Waa feel aad u quruxbadan

  • @abwaaniidlechannel5891
    @abwaaniidlechannel5891 4 года назад +2

    Kulahaa geelo dhan waa raamsanayaa

  • @engdhubow3929
    @engdhubow3929 4 года назад +1

    Nio koofurta waaba tahee xagey ka thy Juboyinka miyaa

  • @nuurmukhtarmahamed4368
    @nuurmukhtarmahamed4368 4 года назад

    Geeli waa geel in goysaana

  • @abdinasirhusein3355
    @abdinasirhusein3355 4 года назад +1

    kkkkkk geela ciyaarta
    kadaya reer konfurdow

  • @anshaxabdi6029
    @anshaxabdi6029 6 месяцев назад

    Gelan xagu jogaa

  • @OmarMohamed-lb6pp
    @OmarMohamed-lb6pp 3 года назад

    Geela nirigto xaa lisiyo waan soduceyna gelaa waan jecladi ee

  • @khaalidjamaal705
    @khaalidjamaal705 4 года назад

    Mansha Allah geel quruxbada oo naaxsan Mansha Allah geelaaba marku daraaranyahay laba nin dhugtaaya e laba nin dhugtaa meeshu lkn waa xagee

  • @xasanmunaaqubcabdulqadir3004
    @xasanmunaaqubcabdulqadir3004 4 года назад +2

    Walee inuuna ahayn geel ogaden saa weelka lagu lisibaaban arkaaa

  • @samiyasalad2015
    @samiyasalad2015 4 года назад

    Hooyo allow ha ku cadaabin ama bini aadam ahow ama xayawan saasay uga ag dhowdahay

  • @shiikhmaxamed4050
    @shiikhmaxamed4050 2 года назад

    qiimaha ii soo sheeg

  • @caishajeylaani1924
    @caishajeylaani1924 4 года назад

    Xagee waaye mesha

  • @wllneymarmustafe4243
    @wllneymarmustafe4243 3 года назад

    hore usoco

  • @maryanfaarah7468
    @maryanfaarah7468 4 года назад

    Keep going bro,

  • @abdikhadarmohamed1762
    @abdikhadarmohamed1762 4 года назад

    Masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH masha ALLAH

  • @zermaahir186
    @zermaahir186 3 года назад +1

    Yaaa ila arka labada sawir ee libaaxa iyo geelu inu kala wadan yahay kkkk

  • @ugaascabdallecabdalle23
    @ugaascabdallecabdalle23 4 года назад

    Hadaad keento libaaxa asagoon nool waalagaa iibin

  • @mo.ziyaad6216
    @mo.ziyaad6216 4 года назад +1

    GEELAN RAGI WATAY AY SURWAALADA KULA JOOGAN XAY TAHY ANU MARKAN DAROOR KU RAACI JIRAY MACAWS WXN AHAYN MAMNUUCBAY NAGA AHAYF

    • @sayd5301
      @sayd5301 2 года назад

      Aarjoog, goosayga, shandarbi, iyo axmaale, ganbadh iwm

    • @mo.ziyaad6216
      @mo.ziyaad6216 2 года назад

      @@sayd5301 haa war ninkanba garanaya

  • @nourabdiwarsame6640
    @nourabdiwarsame6640 4 года назад +1

    Muxuu yahay Geel jire Surwaal qaba waa in macawstu lowka korkiisa u joogto(feerokaguntade).hhhhhhhhh

  • @hawomohamed979
    @hawomohamed979 4 года назад +1

    mashallah the best video ever see it

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 10 месяцев назад

    Kkkk mahadsanid ❤❤❤❤

  • @akirtulzaturki8119
    @akirtulzaturki8119 4 года назад

    Ar libaaxa daya maba ka cabsanayaan kawarn

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 4 года назад +1

    MASHA ALLAH

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 4 месяца назад

    😂😂😂😂 wuukacabsanaya

  • @libaaxbanaandagay7687
    @libaaxbanaandagay7687 4 года назад +2

    Waxay Nirgaha lugaha laga xidhay
    Nirgaha maa la xareeyo

    • @abdulaahiaxmed7152
      @abdulaahiaxmed7152 4 года назад

      Kuwani geeley asal ah ma'ahan waa kuwii ganacsatada ee shirkadaha soo lis

    • @libaaxbanaandagay7687
      @libaaxbanaandagay7687 4 года назад

      @@abdulaahiaxmed7152
      Hagaag

    • @habibai6812
      @habibai6812 4 года назад

      Walaga xira doqonyahay waliga gel mA Larkin

    • @habibai6812
      @habibai6812 4 года назад

      Walaga xira doqonyahay waliga gel mA arkin miya

    • @libaaxbanaandagay7687
      @libaaxbanaandagay7687 4 года назад

      @@habibai6812
      Naag waalan baad
      Tahay sidaan filayo
      Naa xagaad ku aragtay nirgo lug laga
      Xidho kkkk ma waxaraa Waxaraha
      Ayaa qool qoorta loo
      Gashaaye naa nurgaha xero ayaa loo oodaa oo lagu
      Xarayaa anaga geel
      nooga warami mayside ilaa 7jir ilaa
      15jir ayaan ahaa kuray geel jire ah la
      Soco dhuran looma
      Baahne

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 4 года назад

    Xanfareesha👐👏👌😂🤣

  • @100ksubscribersyetnovideon3
    @100ksubscribersyetnovideon3 4 года назад +1

    Waxaa u egyihiin odayaal marqaamayaa oo marfash fadhiya 😂

  • @cqani3967
    @cqani3967 3 года назад

    geelu sumad malaha

  • @sahalhussein309
    @sahalhussein309 2 года назад

    Ooooc ma waxaanaa qurxoon

  • @cabdinaasirmaxamed3193
    @cabdinaasirmaxamed3193 3 года назад

    Inan fumed aan geel waxba ka garanayn

  • @massmass8300
    @massmass8300 4 года назад

    geela may gaawaha ku haanedaan
    nimanku mxy geela u kharibayaan
    sory 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 4 года назад

    Bibaxi xagukudanbeeyay akhwani markaykuqabtenba naf ugudanbaysay soqora idinka iyo libaxi sidadkalayeshen

  • @sacdiyodiyo3507
    @sacdiyodiyo3507 3 года назад

    Habed

  • @samiyasalad2015
    @samiyasalad2015 4 года назад

    Dharka geelu yaqaanay mqabtid ninyahow waa laguu baqaa inuu ku dilo

  • @hereaftergolory9114
    @hereaftergolory9114 4 года назад

    Manshallah

  • @ilyaasmaxamedangar1875
    @ilyaasmaxamedangar1875 4 года назад

    Feel mcn

  • @abdiraxmaankayse1875
    @abdiraxmaankayse1875 4 года назад +1

    Nin ardaa sexad unbaa
    Yaqaan waxuu geelu yahay

  • @Somalioz2020
    @Somalioz2020 3 года назад

    Waar ninyohow geela afsoomaali ciyaal siyada kala dhex Bax.

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 2 года назад

    beenta naga daaya soomaliya libaaax waa ka suulay waxaa laga yaabaa in dhina xuduuda kenya agagaarka raskaabni laga heli karo ma hubo lakiin waxaa dhulkeena barigii hore lixdameeyadii iyo wixii ka sii horeeyay wey joogeen ugaadha inkastoo libaaxu uu ku yaraa sawirkan libaaxa ee aad soo saarteen waa mid aad soo dhexgaliseen libaax africada kale joogo sababta keentay in ay ugaadha ka suulaan soomaliya waa hubkii oo u gacan galay dadka shacabka ah maroodgigii wiyishii garigii jeertii waa la laaayay

  • @camelcamel6495
    @camelcamel6495 4 года назад

    Mansha Allah.

  • @mustafeali9847
    @mustafeali9847 3 года назад

    Waar qofku labis xumaa
    Ileen reer konfur nafmalaha

  • @jamalcabdilahi2911
    @jamalcabdilahi2911 3 года назад +1

    reer magalku waa nacas caadiya

  • @mo.ziyaad6216
    @mo.ziyaad6216 4 года назад +2

    REER KO0NFUR GEEL DGAQAYA MANTA IGU HORAYZA

    • @saeddayib6752
      @saeddayib6752 4 года назад

      NABADOON boY geelba waa mesha laga soo garay koonfur

    • @mo.ziyaad6216
      @mo.ziyaad6216 4 года назад

      @@saeddayib6752 naw aar wax kle inad I zheegtay ahayd ta KA qadan MAYE GEELA ogaadenba LAGA barte sida u ogaafa

    • @saeddayib6752
      @saeddayib6752 4 года назад +1

      @@mo.ziyaad6216 😂😂 boqortooyo wa sidas waqoyi gel majire

    • @hamdicabdi8535
      @hamdicabdi8535 3 года назад

      Geel reer koofur inaadan aqoon baa ii cadaatay. Geela koonfur min balad weyne ilaa jubooyinka ku nool waa caan, woowda feel jiraha ayaa lagu gartaa adoonba u soo haweyn .

    • @xanfargeele4643
      @xanfargeele4643 3 года назад +1

      Geel reer kasta oo Soomaaliyeed ayaa dhaqda haba laka badsadee marka laga reebo Xamar Cadcadka iyo Shaanshida. Laga bilaabo Raasiga Casayr, kuraha Jabuuti, fiiqa Baabili, Garaha Siyeelow, Kaymaha Husiingow ilaa harada Taana meel walba tuldo way joogaan. Waa run oo waa lakala badsadaa oo Jiida Hawd ilaaa Jubooyinka wuu ugu badan yahay kaliya balse xitaa magaalooyinka xeebaha sida Berbera ayaa ku arkaysaa geel qaad cunaya. Geelu waa baasaboorka maryooleyda.

  • @ifkanolosha6542
    @ifkanolosha6542 4 года назад

    Out pppohhk

  • @khadarabdiweli6371
    @khadarabdiweli6371 4 года назад

    H

  • @imaammaxamed7845
    @imaammaxamed7845 3 года назад

    Howd ayaad joogtaan

    • @abdullahiburhan2976
      @abdullahiburhan2976 3 года назад

      mageelaan saan udher dher ayaa haqd jooga yaarabi dalyaqaan yaridaa
      markaan hawd joogney waxaan dhihi jirney awr cariifi ah oo ceelbuur laga keeney ayaa geela caadi loogu heyn jirey im.ikana culeys yare aan caadkaba la gareen ayaa cadhagoosta cashay markaan naga shukaansano oo ay nadiido micnah nin gaban ayey rabtaa

  • @khadracabdi2566
    @khadracabdi2566 4 года назад

    Maasha alaah