Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Soo dhaweeya Gabadhaan waa qof qiimo lehSoo dhawow wllQaali
فيديوهاتك صارت إدمان ، أنام وأصحى عليها تستاهلي مليون إعجاب "like"
Wiilka yarkaa maa sha alaah waa nin rageed waxuu yiri orodoo cabdee Caanaha reer waqooyi waxaa lagu yaqanaa sooryada 😍
meshan wa somali galbeed ama to gadenya dadka kala bara iyo dhulka
Quraxsan dumar hadaad maqashey waa ubax dhaqankaaba🤩❤❤❤
نظرة عن قرب لحياة البادية في الصومال, شكرا علي المجهود المبزول لايصال لمحة جميلة لمن لم يعيشوا في البادية. وانا منهم.
Masha allaah waxaan nahay umada ugu dhaqanka quruxda badan aduunka 👌👌
Ubaxey mahadsanid huuno wlhda wax kastood soo dhigto ajaaniibta aanu isnaqaano ayaan ugu faanaa waayo de waa nolosheeni asalka ahayd
🥰🥰
Maa sha allaah qof kasta oo Soomaali ah noloshaas Baadiyaha ayuu asalkiisu ka soo jeedaa.
Aad yaa aad
الله يحفظ كم ابنااسوماليا انامن إريتريا
نحن نحب إخواننا إريتريا
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤@@blessingchanne1866
بارك الله لكم وفيكم🇸🇦💚🇸🇦💚💐
Maasha Allah fud iyo faarXusuus badan baan Dib ugu noqday Berigaan yara 1977
Maasha allah waan uxiisay dhaqankeena Wanagsan abayo allah ha inoo kaa xifdiyo
Dhaqan kaaba muqaladad aad ban u jeclahy barakow qali❤❤❤
Masha allah wll One of best your vidoeWll Hal mid kaa codsanaa Noo soo sheeg markaas meesha aad joogto si aan I kala barano dhaqanada deegaanada somaalida ❤❤❤❤
Msh allh dhaqankayna Ha lagu faano dhaqan kaaba shaqo wcn ayaa umada uhaysaan ifiyaha dhaqanka. Tanks wllee waqtiga aad galisay 👍❤️❤️
Masha allaah dhaqan Kaabo xabiibtii Allaha ku xaffido waan ku diirsanay waa xasuus waayo waayo 👍🇸🇴
Masha Allah inkasto aan ka xumahay in dhoqoski dhiishi iyo shaawdi caanaha lagu dhigaalsan jiray uu bedelay Jeeg
Dhaqaan kaabaa abaayo khayr alahaa ku siiyo nolosha miyigaa aad noo soo gudbiso keeep going sister
Masha Allaah, sister, saan umoodo inaan miyi joogo oon ufarax sanahay baa marki clipku dhamaado aan arkaa inaanan joogin saan caroodaa. Thanks walashey
🥺🥺
Waxaan ka imi ogaansho maasha alaaha waxaad hiysa shaqo fiican walaalshiy qaali horiy u soco
Waxaan kugu soo daawadey kanaalka Ogaansho waana kugu soo biirey 🥰🥰🥰shaqa wcn baad hysaye halka kaga sii haay abayo♥️
Mansha allh meshu qurux badanaaaa ❤️❤️❤️❤️❤️
Masha Allah ❤️🤲☪️
qlooeoooommoolyo yuu8888 is Quran the 01₩₩010₩08IUUHHHB3R ⁰⁰à
Masha Allah maxamed yare ilah haku dhowro
Mashaalah wiilkayar wax haala baro Ilahay ha xaafiidoo
Maashaallah Alle rob e kudirsadaan Alle hasiyo washaqo wanaagsan noso gudbisa qali dumarey
Masha allaah tabaraka laah wiilka yari waa deeqsi Rabbi ha u daayo waalidkii Dhaqan kaaba walalo degaankani waa dhankee?
Dhaqan kaaba wlle alle haku xafido dar alle baan ku jeclahay
Mashalah war yaa geeya oo halmar igu soo tuiro wllhi baadiyo wan jeclahay
Respect this mom❤👌
Mashalaah dhaqan kaaba keep going
Masha allah I missed wlhi baadiyo 8 years ago baa igu danbysya💞
Ha wa ruun abayo
I missed for 12 years abayo wallahi
What year was this video made ? Has life returned to normal since the war ? What part of Somalia. ?
This is nomadic life
Maashalaah halkaa kakahay oo videoda noocan oo kale ah noo Soo badi
Mahadsanid noloshi aan kuso barbaaray ayaad iso xasuusisay runti!.
masha allah wlshy qli sodhawaw ku soo dhawow meel lagaa jeclyahy welcome to somaliland
Masha allah caano ari sidaa ugu xiisa lee inaa shaax ku catesdo
Dhiisha iyo sabkeda wan salamay m.aWaqti ban mogahy ruxida canaha iyo miygaba
Libaxo mashallah hore u socoo brilliant
Masha Allah waan ka helay nolashan runtii Alle habarakeyo dadkeena miiga
Beautiful vlog. Thank you.
masha Allah wall ubaxey waxaad iso xasuusisay wayaheygi miyiga Allah haku dhowro sharafa ledehe
What a sweet child mashallah ❤️❤️❤️
11111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111ddffgghhns11118
11hfphql k mjyywldbfudnu7jm4ejgñdjx7736ot8877yt6790pk611w22211221221222221121qq11111
The
That's not sweet, it's called culture. It's a must you have to share, unity or death.
Dhankaba wll aad ayan ula socdaa barnamijyadada wanan xiisayaa lkn wll deeganka magaciisa soo raaci horana waan kaaga codsaday dadbadan oo codsigaas kalana kuu soo qoray waan arkay waan kaa rajaynaynaa inaad codsigaa naga aqbasho guulbaan kuu rajaynayaa Wll
Maasha allaah tabaaraka laah reer miyigu waagob
M.A wlshy qali runtii ciirta aaad iyo aad ugu xiisay 😅😅💯 nolow wlshy horey usoco
cunuga yar waa fariid alla maxaa u xiisy miyi
Sanqaroor udgoonow hadu salawgi kuyeero Sodon mayl marku kujira saxansaxotaaye sariig adag hadi usan lahayn sool madhacarteen. Amanta gela mhdsnd dhaqan kaaba wll horay usoco
Waaw dhaqankaaba maalintaas hilib baad kadharag tay masha allaah
Masha Allah wlo horay usoco nooso badi dhaqankeenu was cajiib
Masha Allah runtii waa video qurux badan
ilaahow.xoolahena.nobarakey.aamin
Masha Allah dhaqaan asal ah oo fican
Mashaaa alllah reer kaan geela ebar meesha kunoqday ariga waa muuqal qurxoon
MashaAllah. waa muqaal qurux badan
Maasha allaah waxaanahay umada ugudeeqsisn dadka
Marshall allaah waa reer nimcaystay.Oo gob ah. (Reerka hablo gashaantimii ma u joogaan tolow?)
Masha Allah Waa xasuus wlh Allow ku dhowr wll
Alla jecliyaa dakayga soomalilaan
Masha Allah gabar dadaal badan Howsha halkaa ka sii wad abyoh
مين شاطر في الترجمة يعلمني معنى "مووقال " ؟ عجزت أعرف
مووقال قُرحون ، يعني منظر جميلمووقال= فيديو
Mashaa Allaah Tabaarka Laah Aduunyo Iyo Aakhiro Tama Allha Ku Siiyo Inshaa Allaah Amiin
Vav mai vizto un coza 👍🇷🇴💯
Masha allah wll ubax waxaad iso xasuusisay waqti aan baadiyaha joogay
Asc man sha alh dhama adiga iyo tiim kaguba wad salaman tihin deegan ka aad joogtan magicii wad mahasan tihiin
Mansh allha video yashan oo kle wan jeclhy noso badi byo
Camels 🐪 may be my new animals. They are pretty cute 🥰 up close 😆😃
ماشاء الله صديقتي على هذا الخير والنعم .
Mashallah kumaso kobi karo 1000 eray video yowgaga..... Shaqowac
Masha allha barwaaqo waye allha u siiyaadiyo somaline waxn leeyahy gabdhan kadaaaye colada iyo nacsnada hool adagey heysaa
goormaad so dhaafaysa miyiga wllshy
Masha allh dhaqankaaba wax way baad noo haysaa xbbty
Nimco ayaa meesha ka dhacdey tolow deegaanku waa halkee??
mansha Allah wa Wii yar Odeqsi ah manshaAllah xafidullah
ماشاءاللهMeeshu waa xaggee ?
M.a walashey alle haku xifdiyo
I'm watching this video after 2 years and I'm so happy to see this😭❤️❤️
Mansha allh waa reer dharagsan orgida waa wayn ee adhigooda ku jirtaa kagarataa
Asc dhaqan kaaba waayadan laguma arkin wll fiidyow yadii aad noo soo galin jirtey waan u xiisney
Maasha allaah waa muuqaal quruxbadan
Walhi waayo waayo soo xasuustay mash alah nolash badiyaha ba 💯jeer ka fiican tan hada
run bad shegtay nololsha reer magalka waa malayacni
Xaax ala jecliyaa dhaqankeena xasuus baan galay walaahi bilaahi goormaa igu danbaysay sidaan oo kale waayo waayo jacayl waan dhaafay boholyow baan marayaa iyo inaan iska ilmeeyo xasuus darteed abaayo qalbiga baad ii dhistaa america iyo qof cad oo nin iyo naag waxuu yahay aan lakala garanayn baa ladarsay iyo eey xuquuqdiis ilaali abaayo sharaf isoo badi walaahi markasta waan fiiriyaa inaad wax soo dhigtay waakuu duceeyaa waliba qalbiga baan kaaga duceeyaa xaax oo hadana xaax
Mr xaaxle waan ku salaamay sxb
Wan kaa qaaday walaalo qali
وهكذا احب الشعب الصومالي
Abayadey qali ubaxey wan ku salamey wad ku mahdsnthy sida quruxda badan ee aad dhaqankena noguso gudbineyso qali thnks mcnto meshan no sheeg pls
Masha alh wlh waa bar waqo wanagsan. Alh ha siyo rob ey xolaha ku dararan
Reerkan miyiga degan waan kahelay inaan lasoo joogo ayaan rabaa waa magaaladee HARGEYSA imisa ayeey u jiraan reerkan??
Maasha Allah
Mashallah horay usoco
Masha alaha beautiful life
ma sha allah waa dhaqan ficn ma sha allah
Masha Allah woow 😍😍
Masha Allah tabarakalah waa nolool aad uquruxbadan
Masha allh qurax badanaa noo soo badi abayo
Soomali Kuli waa Isku Mid. Sidaan waaye Baadiyaha Kenya. Intaan hada la sameeynaya kuli waa laga sameeya. Usheeg Maamada markay Heeseso, caruurta hala joogaan sidi ay ubartaan dhaqanka
Rer marsabit isiolo tana river are you here
Waxbadan kabartay Wlhy erayo badan iyo faidooyinkale masha allah wn kuwadanaa ❤️❤️
Wll waligaa haka daalin hana ka caajisin howl wacan baad inoo heysaaye m.a
Waa gobolkee wll gobolkaasi Sool ama Togdheer ban u maleeyay
Masha Allah anigu waxan galay xasuus hore
Jooga halkaa yaal ka cab maashallah fariid
مشاء الله اللهمة بارك وزيد في دالك اخوكم🇲🇦
Oo lkn ninka surwaalka xidhan miyaa laga baxay hada macawistii
Soo dhaweeya Gabadhaan waa qof qiimo lehSoo dhawow wllQaali
فيديوهاتك صارت إدمان ، أنام وأصحى عليها
تستاهلي مليون إعجاب "like"
Wiilka yarkaa maa sha alaah waa nin rageed waxuu yiri orodoo cabdee Caanaha reer waqooyi waxaa lagu yaqanaa sooryada 😍
meshan wa somali galbeed ama to gadenya dadka kala bara iyo dhulka
Quraxsan dumar hadaad maqashey waa ubax dhaqankaaba🤩❤❤❤
نظرة عن قرب لحياة البادية في الصومال, شكرا علي المجهود المبزول لايصال لمحة جميلة لمن لم يعيشوا في البادية. وانا منهم.
Masha allaah waxaan nahay umada ugu dhaqanka quruxda badan aduunka 👌👌
Ubaxey mahadsanid huuno wlhda wax kastood soo dhigto ajaaniibta aanu isnaqaano ayaan ugu faanaa waayo de waa nolosheeni asalka ahayd
🥰🥰
Maa sha allaah qof kasta oo Soomaali ah noloshaas Baadiyaha ayuu asalkiisu ka soo jeedaa.
Aad yaa aad
الله يحفظ كم ابنااسوماليا انامن إريتريا
نحن نحب إخواننا إريتريا
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤@@blessingchanne1866
بارك الله لكم وفيكم🇸🇦💚🇸🇦💚💐
Maasha Allah fud iyo faar
Xusuus badan baan
Dib ugu noqday
Berigaan yara 1977
Maasha allah waan uxiisay dhaqankeena Wanagsan abayo allah ha inoo kaa xifdiyo
Dhaqan kaaba muqaladad aad ban u jeclahy barakow qali❤❤❤
Masha allah wll
One of best your vidoe
Wll Hal mid kaa codsanaa
Noo soo sheeg markaas meesha aad joogto si aan I kala barano dhaqanada deegaanada somaalida ❤❤❤❤
Msh allh dhaqankayna Ha lagu faano dhaqan kaaba shaqo wcn ayaa umada uhaysaan ifiyaha dhaqanka. Tanks wllee waqtiga aad galisay 👍❤️❤️
Masha allaah dhaqan Kaabo xabiibtii Allaha ku xaffido waan ku diirsanay waa xasuus waayo waayo 👍🇸🇴
Masha Allah inkasto aan ka xumahay in dhoqoski dhiishi iyo shaawdi caanaha lagu dhigaalsan jiray uu bedelay Jeeg
Dhaqaan kaabaa abaayo khayr alahaa ku siiyo nolosha miyigaa aad noo soo gudbiso keeep going sister
Masha Allaah, sister, saan umoodo inaan miyi joogo oon ufarax sanahay baa marki clipku dhamaado aan arkaa inaanan joogin saan caroodaa. Thanks walashey
🥺🥺
Waxaan ka imi ogaansho maasha alaaha waxaad hiysa shaqo fiican walaalshiy qaali horiy u soco
Waxaan kugu soo daawadey kanaalka Ogaansho waana kugu soo biirey 🥰🥰🥰shaqa wcn baad hysaye halka kaga sii haay abayo♥️
Mansha allh meshu qurux badanaaaa ❤️❤️❤️❤️❤️
Masha Allah ❤️🤲☪️
qlooeoooo
mm
oolyo yuu8888 is Quran the
0
1₩₩010₩08IUUHHHB3R ⁰⁰à
Masha Allah maxamed yare ilah haku dhowro
Mashaalah wiilkayar wax haala baro
Ilahay ha xaafiidoo
Maashaallah Alle rob e kudirsadaan Alle hasiyo washaqo wanaagsan noso gudbisa qali dumarey
Masha allaah tabaraka laah wiilka yari waa deeqsi Rabbi ha u daayo waalidkii
Dhaqan kaaba walalo degaankani waa dhankee?
Dhaqan kaaba wlle alle haku xafido dar alle baan ku jeclahay
Mashalah war yaa geeya oo halmar igu soo tuiro wllhi baadiyo wan jeclahay
Respect this mom❤👌
Mashalaah dhaqan kaaba keep going
Masha allah I missed wlhi baadiyo 8 years ago baa igu danbysya💞
Ha wa ruun abayo
I missed for 12 years abayo wallahi
What year was this video made ? Has life returned to normal since the war ? What part of Somalia. ?
This is nomadic life
Maashalaah halkaa kakahay oo videoda noocan oo kale ah noo Soo badi
Mahadsanid noloshi aan kuso barbaaray ayaad iso xasuusisay runti!.
masha allah wlshy qli sodhawaw ku soo dhawow meel lagaa jeclyahy welcome to somaliland
Masha allah caano ari sidaa ugu xiisa lee inaa shaax ku catesdo
Dhiisha iyo sabkeda wan salamay m.a
Waqti ban mogahy ruxida canaha iyo miygaba
Libaxo mashallah hore u socoo brilliant
Masha Allah waan ka helay nolashan runtii
Alle habarakeyo dadkeena miiga
Beautiful vlog. Thank you.
masha Allah wall ubaxey waxaad iso xasuusisay wayaheygi miyiga Allah haku dhowro sharafa ledehe
What a sweet child mashallah ❤️❤️❤️
11111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111ddffgghhns11118
11hfphql
k mjyywldbfudnu7jm4ejgñdjx7736ot8877yt6790pk611w22211221221222221121qq11111
The
That's not sweet, it's called culture. It's a must you have to share, unity or death.
Dhankaba wll aad ayan ula socdaa barnamijyadada wanan xiisayaa lkn wll deeganka magaciisa soo raaci horana waan kaaga codsaday dadbadan oo codsigaas kalana kuu soo qoray waan arkay waan kaa rajaynaynaa inaad codsigaa naga aqbasho guulbaan kuu rajaynayaa Wll
Maasha allaah tabaaraka laah reer miyigu waagob
M.A wlshy qali runtii ciirta aaad iyo aad ugu xiisay 😅😅💯 nolow wlshy horey usoco
cunuga yar waa fariid alla maxaa u xiisy miyi
Sanqaroor udgoonow hadu salawgi kuyeero Sodon mayl marku kujira saxansaxotaaye sariig adag hadi usan lahayn sool madhacarteen. Amanta gela mhdsnd dhaqan kaaba wll horay usoco
Waaw dhaqankaaba maalintaas hilib baad kadharag tay masha allaah
Masha Allah wlo horay usoco nooso badi dhaqankeenu was cajiib
Masha Allah runtii waa video qurux badan
ilaahow.xoolahena.nobarakey.aamin
Masha Allah dhaqaan asal ah oo fican
Mashaaa alllah reer kaan geela ebar meesha kunoqday ariga waa muuqal qurxoon
MashaAllah. waa muqaal qurux badan
Maasha allaah waxaanahay umada ugudeeqsisn dadka
Marshall allaah waa reer nimcaystay.
Oo gob ah. (Reerka hablo gashaantimii ma u joogaan tolow?)
Masha Allah Waa xasuus wlh Allow ku dhowr wll
Alla jecliyaa dakayga soomalilaan
Masha Allah gabar dadaal badan Howsha halkaa ka sii wad abyoh
مين شاطر في الترجمة يعلمني معنى "مووقال " ؟ عجزت أعرف
مووقال قُرحون ، يعني منظر جميل
مووقال= فيديو
Mashaa Allaah Tabaarka Laah Aduunyo Iyo Aakhiro Tama Allha Ku Siiyo Inshaa Allaah Amiin
Vav mai vizto un coza 👍🇷🇴💯
Masha allah wll ubax waxaad iso xasuusisay waqti aan baadiyaha joogay
Asc man sha alh dhama adiga iyo tiim kaguba wad salaman tihin deegan ka aad joogtan magicii wad mahasan tihiin
Mansh allha video yashan oo kle wan jeclhy noso badi byo
Camels 🐪 may be my new animals. They are pretty cute 🥰 up close 😆😃
ماشاء الله صديقتي على هذا الخير والنعم .
Mashallah kumaso kobi karo 1000 eray video yowgaga..... Shaqowac
Masha allha barwaaqo waye allha u siiyaadiyo somaline waxn leeyahy gabdhan kadaaaye colada iyo nacsnada hool adagey heysaa
goormaad so dhaafaysa miyiga wllshy
Masha allh dhaqankaaba wax way baad noo haysaa xbbty
Nimco ayaa meesha ka dhacdey tolow deegaanku waa halkee??
mansha Allah wa Wii yar Odeqsi ah manshaAllah xafidullah
ماشاءالله
Meeshu waa xaggee ?