Da'da 30 jirka ka hor maxaa muhiim ah in aad qabsato?| If you are under 30 this is your video!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • #subscribe #like #share #somali
    Sidee ayaa aad luuqad cusub ku baran kartaa? :-
    Daawo | • sidee ayaa aad luuqad ...
    ka mid noqo asxaabta kanaalkan oo la wadaag asxaabtaada sub & share :-
    ☆ RUclips
    / @abdallamansuuri
    ☆ instegram
    / @abdalla.mansuuri .
    ☆ Facebook / abdalla.mansuuri
    muuqaalkii u dambeeyay :-
    Raac 6-dan qodob si dadka qalbiyadooda u hanatid| How to win friends & influence people - #book
    • Raac 6-dan qodob si da...

Комментарии • 111

  • @Abdirahmancrr
    @Abdirahmancrr 3 месяца назад +17

    Teamka guusha usocda bes ayaa halkan looga bahan yahay🎉❤

  • @abthirizakyoowjii8041
    @abthirizakyoowjii8041 3 месяца назад +1

    Mnsha allah Wll Abdalla mansuuri Mawduuc aad U muhiim ah ayaad ka Hadashay wll

  • @mohamedamiin6573
    @mohamedamiin6573 4 месяца назад +17

    Team Kan quruxda badan wanku sobiray maanta waxbadan kaafaiday thanks 🎉❤

  • @sakisaed4636
    @sakisaed4636 4 месяца назад +5

    Ina ibraahimow si fiican bad uhadashay sxb

  • @moeahmed2725
    @moeahmed2725 4 месяца назад +6

    What a video ❤

  • @manaarmohmoud4388
    @manaarmohmoud4388 2 месяца назад

    Masha allah Jazaka allah❤🎉

  • @AyaanKeyf-pj9cf
    @AyaanKeyf-pj9cf 3 месяца назад +1

    ❤❤❤ m.a good motivation

  • @CaydarusapdilahiQaalip
    @CaydarusapdilahiQaalip 2 месяца назад

    Maansha Allah

  • @khalidc.rashid6224
    @khalidc.rashid6224 3 месяца назад +1

    Muuqaal tayo leh, oo aad looga faa'iido doono. Good job.

  • @cumarcabaaye856
    @cumarcabaaye856 3 месяца назад +5

    RUclips kan awal maxaa u arki waaye maanta iigu horysa thanks walal👋🤝🤝🤝

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 4 месяца назад +3

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @nuurafaarah-kd5ps
    @nuurafaarah-kd5ps 4 месяца назад +1

    runtii waa mowduuc fiican aad baad u Mahadsanid tahay wllo🎉

  • @NafisaHaaji51
    @NafisaHaaji51 3 месяца назад

    Maanta waa maalintii igu kaa horeysay waliba isla muuqaalkan waxbaan kaa faa'iday shukrn Abdalla❤

  • @hamdaugaas9673
    @hamdaugaas9673 3 месяца назад

    شكرا استاذ ❤

  • @nimcaanahmedqowdannimcaan3590
    @nimcaanahmedqowdannimcaan3590 4 месяца назад +2

    Shukran bro.

  • @farhianurabdi9968
    @farhianurabdi9968 3 месяца назад

    Mahadsanid wll wax badan baa ka faaidey

  • @Halabuurka6831
    @Halabuurka6831 3 месяца назад

    Mansha allaah❤🎉

  • @HodmanYonis
    @HodmanYonis 3 месяца назад

    Eshcalaaa video walahi ❤ he deserves more than 1M walahi.

  • @Saayosss
    @Saayosss 3 месяца назад +1

    M.a rabi ha ku sharfo wll

  • @SihamDaud
    @SihamDaud 3 месяца назад +1

    Walal allàh khyr haku siye podkastifa ad dawatay magacii

    • @abdallamansuuri
      @abdallamansuuri  3 месяца назад

      مهارات الحياة الناجحة

  • @hamdamohamedhassan
    @hamdamohamedhassan 3 месяца назад

    Mashallah shukran baarakallahu fiika. Noocaada Allaha noobadiyo

  • @hey2193
    @hey2193 3 месяца назад

    Maasha Allah hb🎉

  • @muxiyoexperience-fp7zy
    @muxiyoexperience-fp7zy 3 месяца назад

    jazaka llah khyr broter

  • @Abdullahi662
    @Abdullahi662 3 месяца назад

    Masha Allah wx bdn ka faidey wana kufarxsnhy ina team kuso biro thanks❤

  • @nimcokadar2223
    @nimcokadar2223 4 месяца назад +2

    Horay usoco wll kalmad muhim ah sheegtay

  • @UbaxMaxamad-d6q
    @UbaxMaxamad-d6q 4 месяца назад +1

    Keep going brother 🙏

  • @Khadar_Omar
    @Khadar_Omar 4 месяца назад

    Taliye wax wayn ayaan kaa faaiday wlhi ❤️😊

  • @sacdiyafarah6056
    @sacdiyafarah6056 3 месяца назад +1

    Shukrn

  • @dhuubane
    @dhuubane 4 месяца назад +2

    Thanks walaal ❤

  • @BalqisAbdirahmaan
    @BalqisAbdirahmaan 3 месяца назад

    Jasakalah ❤❤

  • @maizamohaan
    @maizamohaan 3 месяца назад +1

    manshalah walll aad baad umahdzanthy isso duceyah hami leyyahay inaan rumeeyah

    • @abdallamansuuri
      @abdallamansuuri  3 месяца назад +1

      Alle ha kuu rumeeyo hamiyada aad leeday

  • @AsadHussain-t5d
    @AsadHussain-t5d 4 месяца назад +2

    Mahadsanid Wll

  • @MajiidJama
    @MajiidJama 4 месяца назад +3

    Gulayso❤ 7malin

  • @moulidhussein9807
    @moulidhussein9807 4 месяца назад +1

    Cabdala mansuur

  • @Runta2024
    @Runta2024 4 месяца назад +1

    Videoyadaan Oo kale ayaan Ubaahanhy zoo Daa

  • @DhammeDheyne
    @DhammeDheyne 3 месяца назад

    Aad iyo aad

  • @Bullale6
    @Bullale6 4 месяца назад +18

    Ninka labaatan jirkiisa seexdaa, Lixdan jirkiisu ku ordaa!
    Oday somaaliyeed ayaa laga hayaa weedhaas.

  • @princexilkas1826
    @princexilkas1826 3 месяца назад

    Masha Allah wllky Allah Ku dhowro

  • @hawoyusuf490
    @hawoyusuf490 3 месяца назад

    New wow what is topic

  • @awilali6102
    @awilali6102 4 месяца назад +1

    Mahadsanid aqoon yahan
    Hore usoco

  • @mohamedkader9895
    @mohamedkader9895 4 месяца назад +1

    Thank u

  • @xaybocali9330
    @xaybocali9330 3 месяца назад

    Shukran

  • @HaniHassan-h1f
    @HaniHassan-h1f 3 месяца назад

    Tnxs wll

  • @KhaalidCali-er1wk
    @KhaalidCali-er1wk 4 месяца назад +1

    Msha Allah

  • @ahmednuur776
    @ahmednuur776 3 месяца назад

    Wllo waad mahadsanthy ❤hadalkaagu wllhi wax badan ayuu iitaray

  • @KhaalidCali-er1wk
    @KhaalidCali-er1wk 4 месяца назад +1

    Waaa sifiican

  • @Malyunahmed-zr9si
    @Malyunahmed-zr9si 3 месяца назад

    Mansha Allah wllo qodoba muhiim ah ayaad ka hadashay💯guul iyo gobanimo ayaan ku rajeynayaa🙏wllo waan kula tashan Lahaa xageen kaala soo xariira?

    • @abdallamansuuri
      @abdallamansuuri  3 месяца назад

      Mahadsanid walaal, baraha bulshada intan uun iigu qoran FB iyo INS

  • @mohameddaadda4599
    @mohameddaadda4599 4 месяца назад

    Thanks bro👍👍✋

  • @mohamedaar289
    @mohamedaar289 3 месяца назад

    Thanks

  • @abdixayd4018
    @abdixayd4018 4 месяца назад +1

    Keep going bro, i wish U All the best❤🎉

  • @YussufMohamed-l8u
    @YussufMohamed-l8u 3 месяца назад

    Mahadsaned wll

  • @Nadiiraa-Ali
    @Nadiiraa-Ali 4 месяца назад

    New subscriber
    Muqal i anfacay thank you😊

  • @AdamAbdirashid123
    @AdamAbdirashid123 4 месяца назад +1

    Thanks wll

  • @Ahlaami2
    @Ahlaami2 4 месяца назад +2

    videoyada noocan oo kle soo badi

  • @iidmaxamed2191
    @iidmaxamed2191 Месяц назад

    Mawduuc muhiima ayaad ka hadashay

  • @XasanCarab-h1c
    @XasanCarab-h1c 3 месяца назад

    Aad baa umahad santahy mundane arinkaan waxaa dawanayaa anigoo 20 kudaw 19 jir ah waxaa kudhaqaqayaa waxa aad iishaktay ani illahay talosaaranayo in.sh qofwalibo oo dadaalayo dalinyaro ah waxaa dahayaa guul in.sha iyo inoo isku kalsoonado ❤

    • @abdallamansuuri
      @abdallamansuuri  3 месяца назад

      Idam Alle waxa aad rajaynaysana waa kuu hirgali. Mahadsanid 🤍

  • @abdallamohamed9845
    @abdallamohamed9845 3 месяца назад

  • @diyeshe-yare
    @diyeshe-yare 4 месяца назад +3

    Noso badi video yada nocan ah pro

  • @SihamDaud
    @SihamDaud 3 месяца назад

    Mahadsnd

  • @Meehaalpodcasts
    @Meehaalpodcasts 3 месяца назад

    Kuwaa Meehaal Podcast ma ku jiraa 😂 / waan ku mahadsantahy abdalle.

  • @AhmedAkOfficial1
    @AhmedAkOfficial1 4 месяца назад +1

    Horey usoco Walaal

  • @sundusducaale
    @sundusducaale 3 месяца назад

    ❤❤

  • @ibraahimabdikadir4615
    @ibraahimabdikadir4615 3 месяца назад

    Absolotly

  • @cabdiraxmanjimcaale6897
    @cabdiraxmanjimcaale6897 3 месяца назад +1

    WALLHI VEDIO KAN WAX BADAN KA FAIDAY IN ANIGA LIGU TALAGALAY MODAA SABABTO AH CAWA 20 JIR SADAY

  • @CabdifitahCabdi
    @CabdifitahCabdi 4 месяца назад +1

    Mahadzanidin zxb

  • @SuhaybAbdisalaam
    @SuhaybAbdisalaam 4 месяца назад +1

    Podcast noo sheeg saaxib

    • @abdallamansuuri
      @abdallamansuuri  4 месяца назад

      كيف تكسب المهارات الحياتية| بودكاست مربع

  • @ZakariyeNaazir
    @ZakariyeNaazir 3 месяца назад

    Wll apdala mhdzanid lakin xge jogta ma soomaliya

  • @CabdirixmaanMadoobe
    @CabdirixmaanMadoobe 4 месяца назад +2

    Mhadsanid sxb vidiogan wxaaN Dawady waqti aan ubaHnaa🙏🏿

  • @mohamedomar-k4q
    @mohamedomar-k4q 4 месяца назад +2

    mahad sanid wll

  • @zadamashraf476
    @zadamashraf476 4 месяца назад +1

    Wr nio sxb wxn kugu khaldya mla nin kle adan sahan sxb md tihin mel wada jogi jirey hargeissa wyo mrbnu kulny nin adiga ku eg iyo isaga

    • @abdallamansuuri
      @abdallamansuuri  4 месяца назад

      Haa sxb nahay walaal, waa laga yaaba in hargaysa ku kulanay.

  • @Engfarey
    @Engfarey 3 месяца назад

    tallo tooooooooooooooooolmooooooooon

  • @xanaansiciid-q7y
    @xanaansiciid-q7y 3 месяца назад

    25/ 6/ 2024

  • @cawaleAhmett
    @cawaleAhmett 4 месяца назад

    𝐣𝐢𝐬𝐚𝐤𝐚𝐥𝐚𝐡 𝐳𝐱𝐩 🙏

  • @safaadam8955
    @safaadam8955 3 месяца назад

    28/06/2024

  • @MuunaAbdillahiOmar
    @MuunaAbdillahiOmar 4 месяца назад

    Qodobo ama talabooyinkiiba meel anka bilaabo magaranayo
    Maxan qora 😢

  • @MuhuboMadan
    @MuhuboMadan 3 месяца назад

    Soomaaligaaga carabi kabuuxa bro😂 Ani Arabic makasaayo ereyadaas lkn waa iska fahmayaa

  • @rahiimamuuse5469
    @rahiimamuuse5469 3 месяца назад

    shukrn

  • @katharmohamed2314
    @katharmohamed2314 3 месяца назад

    Mahadsanid ustad

  • @sundusducaale
    @sundusducaale 3 месяца назад

    ❤❤

  • @sundusducaale
    @sundusducaale 3 месяца назад

    ❤❤