Adiga waxbaa kaa qaldan sababta oo ah magacaaga ayaaba qaldaysaa magacaagu waa cumar wxaad na u badeshay omar ka hor ka soo fikir mowduuca aad rabtid inaad nala wadaagto walal ♥️😊😊
Warbaahinta soomaalida iyo tv-yadoodaba ma daawado waxaad moodaa in ay Soo mareyaan qarnigii 8aad warkooda dulucdiisuba waa hebel oo hebel canbaareyey masuul hebel oo meel dhagax dhigey wariyuhuna kaliya waxa Uu yaqaanaa sida loo qayliyo bas kuwa daawanaya waxba ma dhamaan waxaad arkeysaa iyagoo barnaamij ka dhigeynaya waxey TikTok Kasoo arkeen oo xitaa anigu aan ka xishoon lahaa runta Marka Laga hadlo dhanka warbaahinta waynu ka dhimaney 🙏😵
Insha Allah
Ugaaas wan ku salaamay inyar oo bararujin ah magaca Omar manay fiicnayn inad ku qorto cumar inshaar
Wa ado lagu dhahy ali cali ka dhig wllo wa personal accoont mahan compny
Adigu ali miyaanay wacnayn adoo ka dhiga cali
Waxa diidayo yuutuubka
Walaahi waa run hadalkaas ustaad ogaansho comar inshaar
Somalia. WArba maleh.
Waa mala awaal war baahinta somalidu❤
Waa saas ustaad
Mahadsanid ustaad waa arin Ka hadal mudan
Falluuha 😭😭😭😭Alle ha unaxariisto dhamaaan dadkii lagu laayey
Waan kaa qaadnay waan kujecelnahay ❤❤❤
Masha allh
Thanks walaal
War baahinta sucuudiga ayaa ah ta ugu liidata caalamka 😮
Omar inshar , cumar inshaar
Amba aad iyo aad baan ula yaabay runtii
Yaa ahlan wa sahlan Team ogaansho
M.a❤❤❤❤
anaa uguhoreeya u❤staad
Wcs ustaad😊❤
Cumar adiga ka bilow waal oo omer inaga Badal ileen ka bulsho xor ah manaqaan omer wax saas u qormee
Mahadsanid
Asiga ma idacaada mise wa shaqsi
@@umusuleym9441😂 shaqo fcn ba haysaa😂
wcs cumarow🎉❤
Waaw shebele 2009 kii Ayaan dhageysanaayey xiligii alshabaab ey jooktey afgoye waxaana boogeyman tuulo udhow balcad
Wlhi marwalba yaxyax ayaan dareema markan arko qof erayada ugu dhawaqo sida Rer galbeedka waliba umaleyo shay cilmi ah inay tahay kudhawaqista erayada sida Rer galbeedka.
❤
Adiga waxbaa kaa qaldan sababta oo ah magacaaga ayaaba qaldaysaa magacaagu waa cumar wxaad na u badeshay omar ka hor ka soo fikir mowduuca aad rabtid inaad nala wadaagto walal ♥️😊😊
Horta wax Soo baro adi Omar vs cumar Omar waa English cumar waa somaali lax yahay😂
❤❤❤❤ cumar inshaar
Iska bilow cumar inshaar😂
Cumarow wili khiyaali baad kujir taa Dawada fada raaka Ayaa sax ah mana aha dawala soomaali yeed yacni soomaali oo dhan
WaX wayn Kaa sugayay Ma Waxanaa La Soo shir TaGTaY!!!
Warbaahinta soomaalida iyo tv-yadoodaba ma daawado waxaad moodaa in ay Soo mareyaan qarnigii 8aad warkooda dulucdiisuba waa hebel oo hebel canbaareyey masuul hebel oo meel dhagax dhigey wariyuhuna kaliya waxa Uu yaqaanaa sida loo qayliyo bas kuwa daawanaya waxba ma dhamaan waxaad arkeysaa iyagoo barnaamij ka dhigeynaya waxey TikTok Kasoo arkeen oo xitaa anigu aan ka xishoon lahaa runta Marka Laga hadlo dhanka warbaahinta waynu ka dhimaney 🙏😵
Hada adna cumarow ma dhaantid xaqiiqdii tawaaduca badi
Omar inshar noo bilaaw adi oo kadhig "omar inshar" to "Cumar Inshaar" 😊
Qof is hada jigjiga joogog hadaa wacdo aad dhahdo xagee jogtaa wuxu kudhahaya ethiopia 🇪🇹 kwrn waliba faaa ayayna kthy ethiopia ayaaba lafican kwrn aqli xumadooda🥹🥹
First còmant
Lkn lagama yaabo inuu reply kuusoo galo
Wsc
Sigma male ka soo hadal macalin
Wcs
Ustaad waa runtaaa waa wax laga naxo
Isaga laftiisuba sida carabta u hadlaa
Afsoomaligii buu carbeeya oo muuqaladisa boqolaal eray oo carbed ku jira
Adba sida carabta ugu dhawaaqdaa
Waxba ma kala duwanidiin labadinuba
Cumar inshar ku away abti 12 days ani malinkasta inan dhagysto jeclhy podcastigaga
Wallhi cumarow arin aan dhibsaday aanba dardod tiktoka iskaga dhaafay micaha tiktoka sidi horay uguma badni waxaana geentay hadalada aan dhibsanayoee dhahay soamlida ethoipa
ok
Do you have any new 10 podcast oo aad ledahay Ayan dhagestey hadaladan Soo noqnoqanayo ma ahne wax kale ma haysa
Xage ka baxady walalo wan ku tabnay 😢
First view
Mudane adi noo bilaaw
Reer Beledweeyn ayaa waxeey yiraahdaan “Afkeey kucunteey ku heeybineeydaa”
Adeer Cumaroow haloo cudur daaro Warbaahinteena cida dishay Weriyayaashii ugu tayada badnaay Somalida dhexdeeda adna waad ogtahay kamana hadli kartid
Maracadde show channelkas ereyadiisa waa kuwa saxan. Channel kas ma araktay Cumarow?
Walhi cumar inshaar haduu madaxweyne isku sharaxo waa u codayn lahaa yaa igu raacsan 😢🎉🎉
,😂😂😂😂
Walaal , adiga qudhaada "Omar " afkeenna ma ahan.
Haa isagba sida carabta ayuu ugu dhawaaqa.
Sidokle muuqal walba oo uu soo galiyo boqolaal eray oo carbeed ku jira hadalkisa
Lkn Adiga omar maxaa kawadaa sow cumar mahan
WAXA JIRA MID MARACADE LA IDHAAHDO OO QASA IDHAHDA KHASA SIDA YUHUUDU U TIRAAHDO ISKA DHIGNA YUHUUDO KALE😂😂
Khamaas mindhaa
Markaan bartay RUclips channel kaan noloshayda waxbadan aya iskakay badalay podcast walba oo aan ka dhagaysto wax baan iska daaya caado xun aan samaynjiray sida in aan go.aano gaaray mahad sanid cumar
Maqrib
Jaziaair
Sudan
Kayaanka sahyuuniga uqaan ma aqaan Israel nabi yacquub
Dhulka lahaysto somali galbeed
Dhinaca somaliland xaga wargaysyada xor ahaayeen lkn
Idaacada tv xor majirin
Runtii
kaligiis fiican ninkan waxa uu isku arkaa inuu dadka oo dhan kacilmi badanyahay inta asiga kasohartay in ayba litaan khawaarij khawaarij dhalay waaye
P
walaal camar igama ahan dhaliil iyo dacaayad waan ku taageeraa waana kugu waafaqsanahay waxaad leedahay lkn waxaa lagaaga baahan yahay inaad adigu iska bilowdo si aan loo dhihin waa munaafaq.
omar inshaar(cumar inshaar).
Waa ri'yahaas hadaad dhagta soo qabato 🧒 🤮
Ustad adiga magaca kuugu qoran " omar inshar" ayaa kuugu qoran ma fiicnaan lahayd inaad iska bilowdo oo aad ku qorato cumar inshaar
❤❤❤❤❤❤❤❤