ciyaalkii reer badiye ah ee modaya in ahmed shaydan hadyad uwado. kuwaan aan laheyn hadaf ama xirfad saxafadeed lakin kolba qoladodu wuxu jecladan soo dhiga meesha.
Oday xasan waxaa. Lagu haysataaa somali galbeed 7000.000 oogaaska ah dekat aan ka dhoofsano oo idinka iyo ayagaba aysan ogaanin. Ayaa rabanaaa Farmaajo way ka heleen waliba hal ma ahane 4 ayay ka heleyn lakin. Xasan maya Taasna dhiira galin waxay u noqotay somali galbeedii la dhici rabay in ay ayagana iska diidan waxa uu abiyeyy wado iska diide Eber ayuu ka dhagan yahay
Xasan somalida dhan ayuu madax Wayne u yahay Lakin adiga waaxa madax Wayne kuu ah. Abiyey axamad Ama putlabd joog amaa jubilant joog Xasan madax Wayne nimadiisa manataba ogow jig jiga in laga dareemay oo abiyey maya lagu yiri maya Aderkaa 4 dakadood oo dhiaalkoda laga dhoofiyo. Ayuu u ogaoladay Lakin xasan maya ayuu yiri 7000.000 soalao ayaa iska leh. Dekadana somali ayaa leh. No
Macalinka Wayn J.Galad.. keep on teaching 👏🙏👊🇸🇴✍️🌍🏊🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟✈️📐🤔
Allah Haku bishaareeyo Jamac jallad
Been in nafis
Laga raadiyo
Waa caqliga liito ee Soomaalida
Isku maweeliso
Jaamac Galadna
Wuxuu Ku Hadba riyada Axmed Madoobe riyadiis.
Xassan Wuu baabi,iyey
Ciidankii loo dhisay inay ciidamada Afrikaanka ah badalaan
Ujeedada uu leeyahayna
Waa inuu Kurisiga sii fadhiyo
Laakiin waxaa isweydiin leh yaa Ku haynaayo
How nice to hear Somalia has a competant goverment and the days of regional clan warlords are number
guuuuuuul somaliyah amxarku wainubaxa hadi kaleh waan isnaqanah
Masha allah jamac galad qof somali ah hadujiro wa jamac gald
Jaamacoow mujaahid dhab ah waa adiga wadani from hargeysa
Guuuuuuul Somalia 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Guul Somalia guul
Geesi guul insha Allah somaliya guul
Galad waa geesi garab waayey, inshallah Somali way fahmidoonta garaadkaaga iyo somalinimo inaad ku dhiirigelinaysid. Well done bro
Guuuuul guuuuul 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴
Aad iyo Aad Madaxweynaha Waxa ka Go an midnimo❤
Gurguure waa cadoga somaliya
Xuduuuuuuuuuuud Beenaad I like that well done Boys
ILAAHAY HABAABIIYO Y.H.&NASAARA IYO WIXII TAAGEERA AAMIIN
mashalaah
Adunka waxan u nacebhay cadowga ethiopia ufffffffffff wasaqda
Gurguurre iyo xabashi isma dhaaman 2 waa cadowga somaliya
Waa loo baah naa in itoobiya
Geed adag lagu xiro
Guul Somalia🇸🇴🇸🇴💪
JAAMAC GALLAD ALLA HAKU BARAKEEYO AAMIIN
Waanidinsalaamay waxatihiin soomaalidhaba g36
Ethiopia iyo Kenya maxay is dhaamaan labadaba dhul Somaliyeed bay heestaan bad iyo dhul Soomaliyeedna way sheegtaan macal Kenya waa saas.
GUUUUUL guuuuuul GUUUUUL guuuuul guuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuul Somalia 🇸🇴
CADOWGA CADOWGA CADOWGA CADOWGEEENAAAA WAAAAN KA AD KAAANAY CADOWGA WAA ITOOBIYA QUSHAAASH GUMAYSTA HA ITOOOBIYA HADHACDO ITOOBIYA
Very very good jamaaaaaaa❤❤❤❤
😢😢😢😢😢😢 gurguurte waa cadowga somaliya ee ha dhaco
Jamac waruntiis wa kafa
Kilil5 wa dhulka jamuuriyada
Umada somaliyeed
Kkk Xasan sheekh socod badanaa agah heeey boowe
Arki maysid madaxda bariga Africa oo bishiii ama sanadkii hal mar dhoofaya isagu bishii dhawr jeeer
JAAMAC WAXAAN MAQLI JIRAY HALYAY SOMALIYEED SHAW WAA JAA JAAMAC GALLAD
Jamaac galaad. Waaa Cadawga somalind
Honda was jacmaoo oromoda iskaddah
Masar waisraail israilna wamasar
Ala geesisanaa jaamac 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Afkiina caano lagu qabay (daljir)
Guul.soomalia jaamac galad waa halyaay soomali weyn wacana leeyahay waa seeydkii oo dhaxal ka tegay waxowna mudanyahay taalo in looga taago mogdishow wallahi
Jaamac Galad wadani soomaaaliyeed
jamac waa wadani
Oromada waxa la odhan jiray Somali Abo
Ethiopianka shacabka ah somalia daxjigaan halabegsado
Been iyo marin habaabin goormay soo dhamaan
Sax sax😂😂😂😂kafa iga geey kk
Gurguurte ha dhaco
Zxb wlhy waxaad tihiin dhalad soomalia labadiinaan wiil madama dowladeena soomalia markaad wax faciin kasoo gudbisaan Ana wlhy intaas kali ku faraxnaa hadaanahay dhalinta soomalia dowlada deegaanka soomalida jooga anaguna marbaan iska dulqaadaynaa gumeystaha ethiopia
Xasan Shiikh waa shaqsi daciif ah cadowga Itoobiya wuxuu ku xiray hishiiska badda hadey ka noqdaan ciidanka Itoobiya wey sii joogayaan.
Warma oromaa mise kuu dhalay waayehee bal wax sheeg
Ma waxaad bulshada u sheegaysaan diyaaradbaa la riixay....
Nimankan cdka halasiyo somaliyeey
ciyaalkii reer badiye ah ee modaya in ahmed shaydan hadyad uwado. kuwaan aan laheyn hadaf ama xirfad saxafadeed lakin kolba qoladodu wuxu jecladan soo dhiga meesha.
Waaqaran ragaanu qabiilna uf somaliyeey
Jaamac galad waa runtaa waa kafa xudud Somalia iyo Ethiopia
❤❤❤❤
Jaamac galad
Aan u sii dhimano😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 3:43 pkk weeye
Soomaaliya guulguul jaamac gallad libaax soomaali noolow
Sida jaamac uyahay somali ku dhagan soomaalinida allaha naga dhigo ilahay mar uun shisheeye kal kaalka hanaga qabto wayo iyaga nooga dhib badan amxaar iyo oromo waxaana ka dhimanay hadaan soomaali nahay hogaan xumo wada daciif ah whaling waana naxaa markaan maqlo jijiga ayey ku noolyihii inaganu aaya Naan ku dhexnoolaan karin iska daa magaalooyinka kle
Niyow jaamac galad numberkiisa ii soo qora
Xasan iyo xamse wa labada masuul e jigjiga ugu saxeeya Ethiopia dadka rer jigjiga warkaas ma oga lkn dadka qaarba og hada kahor Loma saxeexin Ethiopia 1 taagono dhul ah sidii Garissa loogu saxeexay kenya
Gurguurte waa la hayste waxana iskama xiri karo
Xasan lama aamini karo
Soomali way baratay
Axmaar or oromo shito uraaya
Sax waa sidaa
Xaabo 2 diisa xaas iyo xukuumaduba waxba ma deeqaan
Jamac libax
Dameermalabsida weeye oromo
🎉🎉k🇩🇯🇸🇴
❌️🇪🇹❌️❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹🇪🇹❌️❌️🇪🇹🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️❌️🇪🇹🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️❌️🇪🇹❌️🇪🇹🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️
Geesi jaamac galad wsdani
Abtiyaashay waligood caqli u kodhi maayo oo shalayna diyaaradii bay riixayeen maantana cidlo ayay ka mashxarada yaan hhhhhh allaa kariim
GURGUURTE HADHACO
Wad dambabeysa Jamaco!
Jaamac galad zxb yaa madaxweyne soomaliyeed nooga dhigo wlhy zxb dhiiri galiya weeye wuu dhamaa wariyaal wacalo ah oo dowlada fadaraalma waxka sheego
Jaamac wuxuu u qalmaa in loo magacaabo afhayeenka dowlada federalka ah ee Somalia. Waa codkar aan gabadho aqoon.
Ethopia adinka ayeyJig jiga idinka qaataday ee ka hadla
Oday xasan waxaa. Lagu haysataaa somali galbeed
7000.000 oogaaska ah dekat aan ka dhoofsano oo idinka iyo ayagaba aysan ogaanin. Ayaa rabanaaa
Farmaajo way ka heleen waliba hal ma ahane 4 ayay ka heleyn lakin.
Xasan maya
Taasna dhiira galin waxay u noqotay somali galbeedii la dhici rabay in ay ayagana iska diidan waxa uu abiyeyy wado iska diide
Eber ayuu ka dhagan yahay
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
HHHHHHH YAA XAGUU KU YAALA GEEDKA UU KU XIDHEY FAQASHEY WEY GAADHEY XILIGII AAD ILMADA DHIIGA AH SII DEYN LAHAYDEN AYAAMO YAR AYAA KA HADHEY KU XISAAB TAMA
NOGOB YAW
MA DIDEE HARGOOLAW HA IGU TUMIN DURBAANADA IYO DAASADAHA MADHAN
Mayee ina oromaan ahayeey dheh haku maqleene dulli yahaw
Ormo 🤮
🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑
Jaamacoow afka mayga miyuusan af somaali ahayn ?
Waxaa la leeyahay jigjiga waa la qaadanayaa sidii dir dhaba loo qaatay oo kale ee ka hadla
Guulayso madaweyne Hassan Sheikh Mohamoud dagaal taariikhda galay ayaad lagashay Ethiopia iyo Oromada isla astacajebtay ee Abii hogaamiyo.........Guul Madaxweynahayaga
Block teen
Jamacow ma sandareerada Xassan baa ku soo gaartey???
Duf ku bax.
kkkkkkkk jamacoow waad iska hadashaye xasan xabaalo qote isagaa bada saxeexay waxdawlad ahi majiraan bal waa kaase car hayimaado maamulada puntiland iyo somaliland iyo khaatumo car xasan hayimaado madaxwaynaha banaadir kataliya
Walee adeekaa ayaa baxshay 4 dakadood oo gaaska iyo. Oileka somali galbeed laga dhoofiyo
Si uu kursiga iskaga fadhiyo hawiyena amaxaarobiyo oromo uga dhiciso
Kkkkkkkk
Lakin maya. Hurdaye
Xasan somali oo dhan. Ayuu madax Wayne u yahay Lakin adiga abiyey axamad ayaa madax Wayne kuu ah. Wayo. Xornimada waxa ka jeceshahay gumaysiga
Xasan somalida dhan ayuu madax Wayne u yahay Lakin adiga waaxa madax Wayne kuu ah. Abiyey axamad
Ama putlabd joog amaa jubilant joog
Xasan madax Wayne nimadiisa manataba ogow jig jiga in laga dareemay oo abiyey maya lagu yiri maya
Aderkaa 4 dakadood oo dhiaalkoda laga dhoofiyo. Ayuu u ogaoladay Lakin xasan maya ayuu yiri 7000.000 soalao ayaa iska leh. Dekadana somali ayaa leh.
No
@ShaaficiMaxamed-q3w adiga waxaas oromo ka ahow aryaa Somalia 🇸🇴 waad ka bixisaan ama xabada baa ugu bixisaan oromo iyo Somalia 🇸🇴 wey is yaqanaa aryaa
Xaabo 2 diisa xaas iyo xukuumaduba waxba ma deeqaan
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪