Ciidanka Jubbalnd e maalin kaste Ras-Kamboni iska dhiibaya fara-badana

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 ноя 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Комментарии • 92

  • @NourAhmed-y6w
    @NourAhmed-y6w Час назад +2

    Haye
    Wallaahi axmed madoobe wey udhamaatey

  • @waberiinaomar168
    @waberiinaomar168 Час назад +2

    قال رسول الله صلى الله عليه وسلم
    القتال خدعة❤❤❤

  • @abdiwahid997
    @abdiwahid997 2 часа назад +3

    Dee wa sax maanta 150 ciidamada way soo galeen waan aragnay xaq bay uleeyihiin meesha u wanagsan inay aadaan Axmed madoowe baa faana ku dilay kaneeco welcome to federalka

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 Час назад

      Waxaas waa been ciidamada beleedka Hawiye iyo raxanweyn ee HSM soo dirsaday kabtay ma aragtay ayaa ku dici ciidan is dhiibay ma jirto waa iska probogando been iyo guusha weeye hadana meeshaad loogu hadlayaa waa la jareer eryay meel ay baxsanaayaan ma jirto hadaan laga qaadin meesha wat ku babayaaan wat ka bilaaaban
      Mar dhow idinkaa arki doona

    • @shaficimohamedomar-d6b
      @shaficimohamedomar-d6b Час назад +1

      kkkkkkkk beentaasaad niyada ku dhisataan dameer caqli leh waligayba horay uma arag

    • @abdiwahid997
      @abdiwahid997 55 минут назад +1

      @ sayid hamza xafadahulaah raisul wazaraheena ayan taageersanhay ogaden hadan nahay hogaamiye kooxeed maxa nagu watay arsenal bu ahaa wiligii

    • @HH-lo1kn
      @HH-lo1kn 29 минут назад

      Wa meyd

    • @HH-lo1kn
      @HH-lo1kn 28 минут назад

      Donkey rider

  • @Soofehirre11Maxamed
    @Soofehirre11Maxamed 2 часа назад +2

    Sayid axmad guul

  • @AxmedMuuse-ct3lt
    @AxmedMuuse-ct3lt 2 часа назад +1

    dadku waa walaalo

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 Час назад

    Wax badn ayan aragnay iyaga oo ciidanka afkooda ku hadkaayo ee taageer 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
    Ciidamada ha israaco ha guuleystaan💪💪💪💪💪💪💪💪💪

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 Час назад

      Ciidanka waa kee 😂😂😂

  • @rageosman1726
    @rageosman1726 52 минуты назад +1

    Ciidamadii jubaland maaha ee waa macawisleey Xasan sh soo diray

  • @ducaaleducaysane6497
    @ducaaleducaysane6497 7 минут назад

    Wcs jaamacow ciidan xooga dalka maleeshiyo haku sheegin ansha saxaafada ilaali jaamacow

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 Час назад

    Waa inaan iska celino Xasan dhiiqo iyo jabhadiisa U.S.C. IYO MARXUUNKIISA XAMSE DOQON. WAA IN LA XANUUUJIYAA XASAN DHIIQO iyo U.S.C.

  • @quruxgerikmb6572
    @quruxgerikmb6572 Час назад

    Komentiga ha akhrin ee warkagudbi libaax

  • @sileimamabdi
    @sileimamabdi 2 часа назад +1

    ciidankaas waa in sida uga dhaqsiyaha badan loogu wee raraa meesha ay joogaan oo anan la sugin 15 day s

  • @-xu9nd
    @-xu9nd Час назад +2

    Legend ku soco buufi kuwa ku soo duulay jupland ee dhul boobka usocda .

  • @abdiomar6406
    @abdiomar6406 50 минут назад

    Jamac keep going muryantan cedii ladagalanta waan tageaynaa

  • @alidiiriye9760
    @alidiiriye9760 Час назад

    Asc. J. Galad fadlan warkaaga ku bilow maalinta taariikhda fadlan adigoo raali ah

  • @NourAhmed-y6w
    @NourAhmed-y6w Час назад

    Adiga ahaan
    Waxaad taageerayaa axmed madobe

  • @CraxmaanXasan-c9q
    @CraxmaanXasan-c9q Час назад

    Walàal rabi kacabso oo haku dhihin dadka muslimiintaa malcuun munaafiq iyo wixi lamida Soo qadaf maaha

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 2 часа назад +1

    Koomadoow isdifaaca waa dagaal deegaan

  • @ahmedabdulahidubow2499
    @ahmedabdulahidubow2499 58 минут назад

    Waa run 🏃 gaajo ayaay kasoo cararayaan

  • @AliHassan-si5me
    @AliHassan-si5me 49 минут назад

    Rufiyaan ogaadeen oo Axmad Madoobe u hiilinaaya ayaa tahay

  • @BisharoKarshe-l2c
    @BisharoKarshe-l2c 2 часа назад

    Axman
    Guul

  • @maxamedbarre7895
    @maxamedbarre7895 Час назад

    Jaamac bahasha xoogaa caadifada yaree marmar wey kula dheeraataa

  • @AbdiMohamud-w1m
    @AbdiMohamud-w1m Час назад

    Waa sheeka aad kaligaa wadato

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 Час назад

      Maaha ww runtiis

  • @abubekerabdulahi9808
    @abubekerabdulahi9808 Час назад

    Been Aleykum batahay

  • @MohamudMohamed10
    @MohamudMohamed10 2 часа назад

    Wlh waxaaan meeshaada ku xirnaa in mudo ah maanta waxaaa kaaa muuqata inaadan xishooneyn marka hadaad xishooo weydo waxaad doonto sheeg

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Час назад

    Wixii been abuur ah in nalooga badiyo raali ban kanahey reer Jubbaland hadanahey been ta wanaga xaraan

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 8 минут назад

    HIHI CIDAN SOO GOOSTAY MAJIRO😂. WAA BROBAGANDO😂. WAANA LA FAHMAY😂 HADA MUDAABA LOO QABTAY AY KU BAXAAN😂

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah2086 Час назад

    War wax wayn baa khaldan
    Maxuu u sugayaa Axmed madoobe Haddii uu rabo inuu sii joogo 😊
    Hadduusan dagaalka toos u bilaabm 😊 marxuum iyo xasan
    Miyuu rajo qabaa😊

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 Час назад

      Waxaasi waa been waa waxaan jirin Ciidanka meesha la geeyay waa wax yar inta kale waa ciidankii jubbaland ee joogay ilaalinayay jubbaland waana lagu ogaa meesha hadaad toos ayaa loo Gali wixii doonayaan in uu HSM u shaqeeeyo hadaa lagu shubo beriga ma joogayaan wa la xaaqi Mida kale intii hor galada ayaa mooyee inta kale cirka a loo fiirin

  • @SugaalAbdi-d4i
    @SugaalAbdi-d4i Час назад

    waxaan ku oron lahaa nin weyn oo wari ah baan ku moodayay balse maba uqalan tit waxaas oo dhan inaad qabiil kahada shid ood ciidankii milatariga ku tilmaam tit maleeshiyaad

  • @maxamedbarre7895
    @maxamedbarre7895 Час назад

    Jooji caadifada

  • @AxmedMuuse-ct3lt
    @AxmedMuuse-ct3lt 2 часа назад

    caawa waa xanaaqey

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 Час назад

    Waad saxantahay jaamac gallad. Waa in Axmed madoobe la taageeraa

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 6 минут назад

    WAR BEEN HADAAD SHEEGAYSID MID RUN U EG BAA LA BAAFIYAA😂. LAAKIIN DAMULJADIID WAA KA DAR DAREEN😂 OO BEENTOODII WAA FASHILANTAY😂

  • @kingmohaa5256
    @kingmohaa5256 Час назад

    Cidankan waa kuwi gudomiye fanax oo horay isku dhibay eyaga kolba malin lasosawira

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 37 минут назад

    Ma runbaa mise brobagaando

  • @Justiceman-lk3ys
    @Justiceman-lk3ys 13 минут назад

    Waryaa ciidanka somaliya meel kasto ayee aadi karaan jaajuus xun ayaa tahay nacalaa ku dhalay

  • @Ahmed_ali2024
    @Ahmed_ali2024 Час назад

    Muxuu yiri xasan Somali heshiis ah dunidana laheshis ah maxuu been shegay xagee ku arkay duni wada. heshiis ah Wana aragnaa Somali wada col ah aanan heshiis aheyn wxuu rabo ayuu dadka usheegay

  • @maxamedbarre7895
    @maxamedbarre7895 Час назад

    Jaamac qabyaalada jooji

  • @waberiinaomar168
    @waberiinaomar168 Час назад

    War war calanka difaacaa soomaliiyaa

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 Час назад

      Calanka jubbaland ayaan wadanaa mid kale ha la gaadho marka ay timaado

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Час назад

    Ciidan isdhiibey baa mogdisho loaadayaa si lodiwan geliyo bey dhaheen yaab badanaa oo diiwanka mageli Karan iyago jooga degaankoda miyaa mise mogdisho keliya unbu diiwanka logu xarman bey ila tahey

  • @Cabdiraxmaan-o9m
    @Cabdiraxmaan-o9m Час назад

    Nin yoow nin ween baatahay adi naftaada kadaa beebta oo adi run sheeg- jaamacoow waxaad sheegaysid aakiro waa lagu horkeen

  • @JadhabeIsmacil
    @JadhabeIsmacil Час назад

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkķkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @engilyas44
    @engilyas44 Час назад

    Jamacow FILINKAN hore ayan uu dawanay
    TPLF IYO JABHADA FANO aya filimkan beenta ah jilii jiiray
    Akhiirkiina wayku fashilmen

  • @bby6
    @bby6 Час назад

    Wa been brother wa probaganda Hassan munaafaq iyo macawislayda mooryanta muqdisho jogta so wa is ka hadal

  • @abdiabukar379
    @abdiabukar379 Час назад

    Qabiiliiste

  • @Allas24post123
    @Allas24post123 2 часа назад

    Ciidan lasheegey kullahaa dhaqan xumaa qofkaan afka balaaran

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 Час назад

      Wariye weeye caalamka ah waxaan jirin in uu kuu sheego miyaad rabtaa a? Xaaraan yahow

    • @jacobxj387
      @jacobxj387 Час назад

      ​@@Fowzia69😂 Wale diga biyo maaha

  • @abdirashidabdullahi-x7j
    @abdirashidabdullahi-x7j 28 минут назад

    Ciidanka jubbaland sidaa uma eke waa photoshop waa been iyo propaganda la rabo in moraalka ciidamada jubbaland lagu jabiyo

  • @waliyuusuf1971
    @waliyuusuf1971 Час назад

    Nio qabyaalada jooji axmed isagoo qaldan oo oo jaajuus shisheeye u ah baad taageeri jirtay asagoona doorasho qaban oo isdoorto ayaad taageeri jirtay qabyaalad baad wadaa beenaalena waa tahay axmed madoobe dhaanto kudifaaca😅

  • @yaqubofficel212
    @yaqubofficel212 Час назад

    Ninkaan mow ka hadlo waxa somaligallbed ka dacay iyo dol boobka oromada ayeyey ku heyso somaligallbed

    • @mohamedabdo-qb7zp
      @mohamedabdo-qb7zp Час назад

      Oromo maxaad ka hadleysiin teenaabo musalsal ee last 40 yrs ilaa qiyaamaha

  • @adenshugriqalif6988
    @adenshugriqalif6988 Час назад

    Jaamacow waxaad u,egtahay dadkuu axmed quudinaayay caawo dagmadii aad unasabsheeganaysay ayaadbo kuqaladay jamaamo Marka hadalkaagu waanufanayee waxkale mainoohaaysaa??????

  • @janagaleyusuf6196
    @janagaleyusuf6196 2 часа назад

    In aad qirto in aad diido wax macnaa maleh

  • @Caawiye239
    @Caawiye239 Час назад

    Wariye bahasha dhex ka noqo miyay ku jiidatay 😅😅

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 36 минут назад

    😢😢is that ture

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 Час назад

    Wax barasho dibadeedaya loo diraa adeerkood xamsa aya u diraya dibada mushaar fiicana u qoraya

  • @JadhabeIsmacil
    @JadhabeIsmacil 2 часа назад

    war jaamac ha isku karinindhiga zxb axmed weykasodhamataye

  • @LuvVaughnMcCoy
    @LuvVaughnMcCoy 2 часа назад +1

    Af qadhmuuune jaamac lagatagay walkable Ayaan arki doonta Google lagawaye

  • @kaydee9766
    @kaydee9766 2 часа назад

    Dad tamartooduba tahay been, tuugo, qiyaano, turufo iyo isdaba maris. Miyaa la dhiiqo lala geli karaa. Nin walba wuxuu ahaa ayuu ahaanayaa. Doofaar ma daahiro.

  • @MadaxwargalyNuur-f1u
    @MadaxwargalyNuur-f1u 2 часа назад

    Qabyaaladiisti

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 Час назад

      Adigu qabyaaladiiste ma tihid miyaa?

  • @sarahali1958
    @sarahali1958 36 минут назад

    Are you. Somali

  • @AxmedMuuse-ct3lt
    @AxmedMuuse-ct3lt Час назад

    waana laga gudbaa waxaas

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 Час назад

    Jaamac wadaniayan kugu ogaay ee nin qabiil hanoqon qaran aya nagu filan qabiil dooni mayno

  • @moibrahim7019
    @moibrahim7019 Час назад

    Sxb Qaran baan ku moodi Jiray laakiin Qabiil baad Noqotay.....Bus kaagii waan ka hadhay... Unsubscribe...😂😂😂

  • @Justiceman-lk3ys
    @Justiceman-lk3ys 12 минут назад

    Waryaa jaajuus xun ayaa tahay waanu kula soconaa lkn waad eedi doontaa

  • @AbdiMohamud-w1m
    @AbdiMohamud-w1m Час назад

    Jaamacoow film dhamaday ayaad tikid u jaranoosaa

  • @Justiceman-lk3ys
    @Justiceman-lk3ys 16 минут назад

    Doofaar doofaar dhalay ayaa tahay nacalaa jaajuuski ku dhalay ku yaal

  • @omarahmed5678
    @omarahmed5678 Час назад

    Qabiileyste ayaad tahay

  • @Michealfot
    @Michealfot 2 часа назад +1

    War maad Oromada Dhulkiina jigjiga ka soo ceshtaan kismaayo Dhulkiina maahee

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 Час назад

      Marka dhulka ma adiga leh?? waa dhul KUUMADE ABSAME Jigjigana iyaga leh NFD iyagaa leh waana laandheeraha Somali dhulkaas weyn ee 3 Gobol ah ee jubbaland alle ayaa dejiyay oo siiyay marka adigu looma ooyaan ka ahow maxaa kaaga hiro dhulkaan?

  • @WacdiSheikh
    @WacdiSheikh 2 часа назад

    Jamaca ciidanka wujiira isdhiibitanka

  • @LugooyoOmar
    @LugooyoOmar 2 часа назад

    Ogaadeen waa la cuney kkkkkkkk

  • @FartunK
    @FartunK 2 часа назад

    war axmed jaajuus
    waan nacnay hanoo faninin