UK RIOTS: CUNSURIYIINTII OO AFKA CIIDA LOO DARAY | GUUL YAAB

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 окт 2024

Комментарии • 53

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  2 месяца назад +17

    AKHYAARTA MUUQAALKA LIKE HALAGU BOOBO SI UU MEEL FOG U GAARO GUULAYSTA

    • @yusufguulofficial
      @yusufguulofficial 2 месяца назад

      Abdihafiid waxan rajeynayaa inaad caafimaad qabto ina adeer hadanu nahay Somalida Uk warkaga ayaanu quudanaa saaka oo bishu tahay 09.08.24 weli kuma hayno waadna ku mahadsan tahay soo gudbintaada wararka xaqiiqada ah

  • @sabahmyusuf6663
    @sabahmyusuf6663 2 месяца назад +1

    Asc machallaah jzklaa cfmaad iyo cfi inshallah

  • @FPT326
    @FPT326 2 месяца назад +8

    Cunsurinimo markaan maqlo waxaan soo xasuustaa mida aynu isku hayno inaga isla Soomaalidu dhexdeena.

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 2 месяца назад +2

      😂😂😂😂aad iyo aad dad kale kaliya baan cunsuri u naqaan anaguna isma aragno ilahay dulmiga ma jecla xisaabi xag rabi ayey jirtaa ilahay umada ha hadeeyo aamiin

    • @Caliya7
      @Caliya7 2 месяца назад +1

      Saxwaaye walaahi somali iyada ayaa uguxun dhexdooda cunsurinimo iyo isnaceyb.

    • @muslimohh1001
      @muslimohh1001 2 месяца назад +1

      Wa runta 😊

    • @muslimohh1001
      @muslimohh1001 2 месяца назад +1

      Wa runta 😊 dad badan aya kudulman somalia oo la cusiriyeya😢

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 месяца назад +1

    Thanks for sharing with us, brother Abdixafid .❤❤❤❤

  • @Basshe-r7y
    @Basshe-r7y 2 месяца назад +2

    Maasha,allaah bagaa loo awood sheegtay mooryaantii cunsuriga ahayd

  • @User-wrg23se4
    @User-wrg23se4 2 месяца назад

    ❤❤❤uk nabad warta somaliane culuska io cadowga allah ka qbto wariye horo usoco

  • @DeeqoTaqal33
    @DeeqoTaqal33 2 месяца назад +1

    Ya raaaaabi adiga awoda iska leh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Gacanlibax
    @Gacanlibax 2 месяца назад

    Ilahay sharkooda haka qabto umada islamkaa kuwa nacaybku hayo

  • @rayan781
    @rayan781 2 месяца назад

    Cabdi xafid❤❤❤

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 месяца назад

    Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh ❤❤❤

  • @Caliya7
    @Caliya7 2 месяца назад +1

    Waaridiintooda oo ay cidlo ugatageen ayaan guryaha, hospitalka iyo weliba meelaha dadka xanuunsan lagu xananeyo kucaawinaa.

  • @abdulqadiraj
    @abdulqadiraj 2 месяца назад

    WAA Y WAXAA KA DANBEEYO XAHA MIIDIYAHA BUUN BUUNINAYO SI AAY UGU BAXSADAN CEEB LOOGANA MASHQUULO WLL

  • @AdenDuqow
    @AdenDuqow 2 месяца назад

    Asc
    Sxb cabdi xaafid alaha ku barakeeyo qaraxa iyo bamta aad ku furayso Naga daa sideenii hore nooga
    Dad da ah iyo haween ayaa kuugu xeran anagoo da gaarin ayaa ka naxayno plz
    Cod qalbiga u roon nooga dhig
    Mahadsanid
    Sxb waa talo

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 2 месяца назад

    🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @LibaanAli-e8w
    @LibaanAli-e8w 2 месяца назад

    kuwa magaca ingariiska u dheelaayo oo cusuriyiinta ah umada iyo dalkaba ilaaheey haka qabto waxaan urakeeynaa UK nabad waarta nolol raaxoleh

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 месяца назад

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 2 месяца назад

    Muslimiinta Allah badbaadiyo

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 2 месяца назад +1

    Gabadha..LadiLay.SomaLi..Miyaa..WaLaaL

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 2 месяца назад

    Nin waddankiisa aad Marti ku TAHAY baad leedahay waa cunsuri, yaab!

  • @somaliwaahal3536
    @somaliwaahal3536 2 месяца назад

    Cusuriyintaas waa yuhud waxay doonayaan in muslimka iyo kiristanku afka isdaran waa ciidankii kabaxsaday qasa

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 2 месяца назад

    Scw.scw.scw❤❤❤❤❤

  • @safiyohassan5228
    @safiyohassan5228 2 месяца назад

    Mahad sanid walalken sidaa noo soo garsiisay wararka caalamka

  • @charkoshanghai
    @charkoshanghai 2 месяца назад

    Salam madaxweynaha mustaqbalka abdihafid Haa layska qabto ragaas

  • @بنتخالتي-غ4ل
    @بنتخالتي-غ4ل 2 месяца назад

    weyba na cabsi geliyeen walhi waxaan cambaareynayaa Qofka intuu afka duubto Muslimkaa oo dadka dilaya nacaladi haku dhacdo kuwa fikirka xagjirkaa dadka ku dila uff daciif weeye Qofka Aaminsan in ilahay raali kayahay in gaalada ladilo waxayna ilaahay kadhigeen argagixiye aan samir lahayn dadka uu abuurayna aan u lahayn Awood uu ugu samro😢

  • @qardho7720
    @qardho7720 2 месяца назад

    10 qof ayan ujeedaa

  • @leebasbas
    @leebasbas 2 месяца назад

    Asc asxbta
    Beri salada jimcaha ayaba udaran

  • @HabibaBilow-k8o
    @HabibaBilow-k8o 2 месяца назад

    Somalida london alle waxan idiinka barya in la idiin sotarxiilo dalkiina idiin bahan imada aniga maba idiinka naxayo wiliba kuwa iladhashay oo wagii siyad bare soracay aya iga joogo aad ban ogu farxilaha idinka iyo boorsoninkiina lasoraro idim alle

  • @abdimuse6945
    @abdimuse6945 2 месяца назад

    Maxaa loo xiri waayey
    Saxaafa waxaa qoraysa
    Ee dadka isku daraysa

  • @Caliya7
    @Caliya7 2 месяца назад

    Maalin ayey islan cadaan ah igutiri hadii aydnaan wadankaan imaanlaheyn wax nacaawiyo mahelilaheyn waayo cadanku walidkod cidlo ayey ugatagaan.

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 2 месяца назад

    C.xaafid aad iyo aad bad umahadsan tahay sherta iyo laketu wa xagayaga buntiland

  • @sharifoahmed9438
    @sharifoahmed9438 2 месяца назад

    Dadkeenna soo galootigaa oo ah doctors
    Nurses
    Hca
    Carers
    Cleaners
    Bus drivers
    Taxi drivers
    Customer service
    Iyo qaarkaloo badan
    oo Cashuurta aan bixinno Cunsuriyiinta Cayr laga siiyo
    Hal maalin kaliya haddaan joojinno shaqada sidee BRITAIN u ekaan lageyd!!!!???

  • @hassanfarah-s6w
    @hassanfarah-s6w 2 месяца назад

    Soomaali cidwalba leh macneheed ma cida kala duwan lehbaa jirta

  • @AadanmaxamadCusmaan-y8n
    @AadanmaxamadCusmaan-y8n 2 месяца назад

    Aadaabna ma eey lahan cawaanta toodiiba gebay.

  • @LavolavoMasafdiif
    @LavolavoMasafdiif 2 месяца назад

    Yahuuda wanaagsan waa Madaxda shaqaalaha aduunka inta ugu tayada badan e ugu sareeyo Waxayna siinoqon doonan madaxda Shaqaalaha madaxdooda dhaqaalahoodana si aad ah ayuu u kordhidoona Dhamaan apps koodana waxa dhalasho iyo xarumo laga siin doona dunida o dhan...

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 2 месяца назад

    ASC Wrx Wbr wll cabdi xaafid

  • @armaangraphic
    @armaangraphic Месяц назад

    War waxaa kudhexjitro qaniisiin. 😂kuwaan meel looga badbaadaayo malahan miyaa

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 2 месяца назад

    Howshan Yuhuud ayaa ka dambeysa maadaama ay iyaga dagaalo ku furan yihiin waxay rabaan meel walba in uu dab ka kaco weyna sameeyaan

  • @بنتخالتي-غ4ل
    @بنتخالتي-غ4ل 2 месяца назад

    insaanku waa inay iska daayaan cunsuriyada sida oo kale dadka islaamkaa waa unay Diintooda dadka ku dilin kuna fuquuqin wey mahadsan yihiin reer UK waa dad gob ah

    • @aliadan203
      @aliadan203 2 месяца назад

      @@بنتخالتي-غ4ل qofka dilka geystay waa christian bro ma ahan muslim sidaa u faham

  • @cabdimalikshafi3636
    @cabdimalikshafi3636 2 месяца назад

    law umuuraha sahal

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 2 месяца назад

    DHULKAAN ALLAAH AYAA ISKALEH,
    #MUSLIMIINTU,
    DALKAAN IYAGAA DHISAY.
    IYAGAANA ISKALEH,
    #TEEDAKALANA,
    KOOXDAAN CUSURIYIINTA AH,
    WAXBA MAGARANAAYAAN!!
    WAA "JAAHULIIN"
    FICILADOODUNA
    WAA
    #LAABLAKAC IYO DHALANTEED!!
    EE HALA
    ISKA DHICIYO.

  • @AlaskakikaSafari
    @AlaskakikaSafari 2 месяца назад

    Xogloobaahnaa

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 2 месяца назад

    FADLAN
    #CABDI FITAAXOOW,
    BAL NOOSHARAX
    #CARUURTA,
    LAXASUUQAY!!
    YAAKADANBEEYAY
    #DILKOODA,
    SABABTOO AH MAXAA KADHEXEEYA,
    #DHIMASHADA CARUURTAAS,
    IYO
    #WEERARADA LAGUHAYO
    #MUSLIMIINTA,
    MAHADSANID.

    • @sudiyusuf5269
      @sudiyusuf5269 2 месяца назад

      3gadhod oocadan ah ayaa wiil waalan oo17jir ruwaadays weliba cristan ahi midi kudilay.falkaa kadib cunsuriyoin cadaan ah ookuwa nolosha kadhacay een shaqaysan ayaa isu yeertay oomasjidkii muslimiinta ee magaladas kuyiil ayeey beegsadeen,meelo kajajabiyeen iyago muslimka kaliya markaa beegsanayeey .islasubaxnimadi cadaanku kale emagalada enabada jecla ayaa dhisay masjidki sidaa ayaa mudaharaadkani kubiloowday wadankoodhana kufiday ,

  • @kamalyasin5008
    @kamalyasin5008 2 месяца назад

    Ilhan ka jooji barnaamijkaan

  • @munaaden9549
    @munaaden9549 2 месяца назад

    Haduu ninku Cristian ahaa maxaa muslimka loo dilayaa