@@cabdiraxmaansuldaan4647 maxaad u jeedaa adigu kan xidhibaanka Ah la garay kuwan wax qoraaya la garay..adigu maxaad ka hadlaysaa..wax macna leh KU hadal Ama iska aamus... Somaliland anaggaa ah ee dadka ha nagu dirin..ummadana hayska caayin...
bravo ku leyahy xildhiban, dowlad 4.5 kudhisan aya ku bareysa qabil inu xunyahy aas aska iyo lugaha ay ku taagan tahy aya ah qabiil markasu leyahay qabil ayd ku difacysa sadaq jon,
War cabdirahmaan odawaa wllhi legnd... Algowso isku riixiya😂😂😂.... Runta waaba nalgu yaqaan e... Qofkii replay ii soo gali raboooow qabiilkaaga ii sheeg 😂😂😂😂
Ilahay hanaga qabto odowa I intii aminsan qabilisto...Allah cumriga ha u soo gaabiyo hadaa laylatul qadr hadaa waafaqno...ameen..ummuda 30sano ayaa sidaa ku wadiin
Qawiil nama DEEQO ee qaran ayaa nadeeqo qawiil qaran manoqodo ee aan qashinka ku shubno Qawiil waa wax intaan na keenay ee dadbadan noogu dhinteen oo aan ogeen waxa ee ku dhinteen kan wax dilay waxa uu wax kudilay uu ogeen Allah qalbiyadeena qawiil haka tirtiro Hadii ee dadkii cilmiga laga baranaayi qawiil ku waasheen allo noo so gargaar
Adigey ku taal, madaxda kale, qabiil ay ku dhaqmaan, Maxaa keenay maalin walbe si oo qarsoodi hg, loo dhameeyo Maxaa keenay 14 October, hg hadi ay qabiil yaqaanan intaas oo sano ayeey Somalia midnimada ka shaqeeyneysey calanka baluuga hg aa keenay, dad aan soomali ahayn ayaa dafiro dadalkeena taas Waa dhamaatey siyasaddana qabiil ay ku dhisantahay, hadda ka bacdina qabiil ayaa qaran ka weyn, waayo cunugeyga inuu dhinto Adigana cunugaaga nabad ku noolaado xaq ma ahan ee aqliga ha shaqeeyo.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏👏👏👏XILDHIBAAN ODOWAA NIN WAX BADAN OG.
@@salahabdiaziz6351 maya walaal gacaliye, qabiilka in la diido iyo lagu faano ayaa kala duwan.. Marnaba isma qaadan karto adigo oo dhahaya qaran soomaaliyeed ayaan matalaa misane inaad TV ga lasoo fadhiisatid nin saleebaan ah baan ahay! Saleebaanimadeydana la iima diidi karo! Hawiye oo isku duuban waa dad wanaagsan oo aan jeclahay laakiin Odawaa hadalkiisa iyo qaab-dhaqankiisa lama aqbali karo, wariyihii ayaa la yaabay xita. Absolutely waa Nasiib darro!
xildhibaan ciyaar jecelkii cabdirashiid janan mareexan ee GEDO ku soo dhaweeynayey iyo xildhibaan odowaa gen.saadaq joon dufaacaya maxay ku kala duwan yihiin !!!!!
dowlada ayaba qaab qabiil ku dhisan o wiliba qaab fol xun 4.5 ah, xildhibankasta qabil ba so dortay inu qabilkisa wx uqabbto ayeyna ugu farisiyen kursiga marka hala yabin xildhibnka e dowlada layab ayadaa tiirarkedu qabil ku tagan yihine,
madax weynaha laga raba inu barlamanka ula tago wixi qaldan si wada jir wx la iskula qabto, hogamiyaha laga rabaa maskxda dalka hageysey inu la yimado kadibna barlamanka geeyo wixi dalka iyo dadka wx utari laha, hal xildhiban nah ma suulin karo 4.5, marka wx lajideyey e layiri an kuwada shaqaysano hadana an dhodhoobno waye shekadan socoto xildhibankaan nah ma dhodhoobin, somali weyn nh wala yaban yihin.
@@mohaabdi771 xamar somaali weyn bay ka dhaxeysaa waa caasimadii dalka mahan garoowe iyo kismaayo oo kale, mida kale xil shaqadiisu ma ahan inuu qabyaalad iyo kicin dadweyne ka shaqeeyo ama ku doodo reer hebel anigoo ah taasi waa ceeb waan ogahay in somaali ay wali qabyaaladi ka jirto balse waa laga fiican yahay qof masuul ah inuu sidaa u hadlo Mahadsanid
Qofkii ku arkay tiktok oo so cararay sidi aniga oo kle like dhac
Wlhi anaa kula mida 😅😅
Xildhibaan odawaa farxad ayey itahay ina tahhay xildhibaan ka igumatala golaha wan kugu faana ❤💪🏿❤
Qadaadwayn 😂 😂😂😂😂😂
@@cabdiraxmaansuldaan4647 qadaad yar sur midi 😂😂😂
Wariye ayuu qolomaatahay 😅😅😅
@@dhaqankasuubanonline5962 mareexaan wuxuu soo qaatay magacii somaliland uwada bixisay koonfuroo dhan waar cabdiraxmaanaw adba qadaadwaynbaad tahee hayska leexin hhhhhhhh kaftan waa ramadaan
Wallahi waaa nin rageeed. Aniga oo ah abgaal cismaaan xildhibaaanka Gabartaydha ayaaa siihaaa in sha Allah waayo nin raga
Futada udhigo qabiil iyo qarax baa waligiin ku jiraysaan taas meel kuqoro
Xildhibaan odowaa nin adag wlh🥰💪💪
Qadaadwayn 😂 ifka fool xumo aakhiran cadaab😂😂😂😂
BalaYo qabil ba lafaha ka galaY
@@benrahmaaj2378 walahi somali land gobonimo
@@cabdiraxmaansuldaan4647 maxaad u jeedaa adigu kan xidhibaanka Ah la garay kuwan wax qoraaya la garay..adigu maxaad ka hadlaysaa..wax macna leh KU hadal Ama iska aamus... Somaliland anaggaa ah ee dadka ha nagu dirin..ummadana hayska caayin...
@@kaysenur1592 daarood
Markaa diido ma anaad wax ii
Ogolaan 🤣🤣 qadaadwayn 😂 ifka qarax Aakhiran cadaab
2021 ka iyo nin saleebaan ah! Tana manoo dambaysay? Qaranimaa ba'dey.
Wasiir janan ki marexan fiilada dalaq tasin maano danbeysaye qaranow ba idiinka aqaali dadka kale daabal
@@israa.040 xaarkiina walaaqda
Waa runtiis xilibaan abdirahman odawa istustus mau caburine waba hadu kaayeelo wariye kushuba thy viva xilibaan odawa😘🤩😍
bravo ku leyahy xildhiban, dowlad 4.5 kudhisan aya ku bareysa qabil inu xunyahy aas aska iyo lugaha ay ku taagan tahy aya ah qabiil markasu leyahay qabil ayd ku difacysa sadaq jon,
Xildhibaan geesi ah waaye aniguuna igu matalaaa
Nin adak m.a❤😮
Ciidamafa badbaado qaran Waa xaq u dirir waana ku taagersanhay hawiye qabiil baro aad xaqaaqa hesho qabiil hawiye low ceeb la yahay f aciin gaara barta qabiil hawiye wariyaha siyaasada in 4 . 5 ay tahay mana oga odawaa nin abdate ah nooloow❤️❤️
Magac waa leyhy sadaq ladhahaaaye 😂🤣😅😂waa iga gadantahay kalmadaaas walhi
Aweys Codey waa wariye cajiib ah. i liked sidu wareysiyada u qaado
Xidhibaan Odawa walhi nin adag
Waa runti qabiil iyo qaranimo waay isku sitan yihiin👍
Odawaa doqonkan weeriye isgu sheegayo dharkaad ka dhigtay...GEESI ODOWA NOLOW👍👍👏👏
Ninkan xildhiban Qaran ma oo mid qabiil isaga afkiisa ka cadeeyey.
War cabdirahmaan odawaa wllhi legnd... Algowso isku riixiya😂😂😂.... Runta waaba nalgu yaqaan e... Qofkii replay ii soo gali raboooow qabiilkaaga ii sheeg
😂😂😂😂
@@mustafeali6942 soow ma aha😂😂😂
Cidii idinku tirisaay inaad tihiin wax ma garaad been idin kama sheegin, ileen Cawaanimadu waa dhaxaal
@@nasabkalaaska6022 lax soo wareertay thy
@@farhiakaftan7689 reer xaaji saleban ahy kk
@@farhiakaftan7689 laaxda aya idin dhanto oo idin caqli dheer
Ilahay hanaga qabto odowa I intii aminsan qabilisto...Allah cumriga ha u soo gaabiyo hadaa laylatul qadr hadaa waafaqno...ameen..ummuda 30sano ayaa sidaa ku wadiin
Adi cimriaga allaha kuu soo gaabiyo
Abdi Mohamed aamiin
adiga alha ku so gabiyo cimriga adiga qumay
Waa siyaasi soomaali oo aad u xeel dheer .
😁 😁 😁 Maggaciisa saadaq ayaa ladhahaa 🤣🤣 jawabta awal muu gacanta kusitay odawaaa 🤣
maangaabkan hero isu haysta bal eega
Run sheeg waa ceeb sheeg guuleyso xildhibaankena odawaay
Ninkaan waa qeyra masuul illahey cadaabtiisuu galayaa qaran buu isusoosharaxey si uu qabiilkiisa ugu shaqeeyo waaa reer baadiya loa xayawaan nacalad wajigaaga haku dhacdo
Runta ayuu sheegay wlhi.
Xalka somali haddaa runta laga hadleen waxa soo haray waa maaweelo
Adke xildhiban
Guuul guuul guul abdirahman odawaa
Awey walalow kan okale mardabe barnamijka hakusomarti qadin
Ruunta xanuun ma araagtaye
Odawaa waa runtis Xasan Shiikh iyo Sheekh Shariif ayagoo deegaan kooda ka hadlaayo ma aragtay. Odowaa Geesi uga dheh.
Xildhibaan odawaa geesi geesi dhala thy gar io gardara waa ku wata ☺😘✊
Ninkaa Xildhibaanka ah wax Qalad Ma uusan sheegin....... Wariyaha Waxuu iska dhigaa Qabiilba in uusan jirin... Dowladaaba 4.5 ku dhisan
Xildhibanka hadalkiisa waaa kusaxan yahay guuleyso mudane
Inuu qabiil ween uu ka dhashay ayee cadeen u tahay Al Raaaxaji Saleeebaaniya
Allah ciziq Xildhibaan Odawaa👏🏿👏🏿👏🏿
Xildhiban odowaa wllh wa libaax marka waxbarato qabiilkana lagugugaadikarin laandeere
War aweys wa gacan gashay.
Adigoon diyaar saneen iyo dalsan oonan aqoon durugsan ulaheen baa suaala siyaasadeed qaldan weydiiseen qabiir siyaasi
Ninkaan Wariyaha dhibac uu ujan jeeraa arkay isagoo wareesanaayo Saciid Dani.
Kkk wariya waxu gacanta u tagay Qabilka ha sheegin cml wn kusigi lahay wareesigan...
Masha alha guul iyo gabanimo xildhibane odawa
xilli baankan 'waan daa kerra keep going
School aad nio somaliga ayaba ku dhibaYe😂
Qawiil nama DEEQO ee qaran ayaa nadeeqo qawiil qaran manoqodo ee aan qashinka ku shubno
Qawiil waa wax intaan na keenay ee dadbadan noogu dhinteen oo aan ogeen waxa ee ku dhinteen kan wax dilay waxa uu wax kudilay uu ogeen
Allah qalbiyadeena qawiil haka tirtiro
Hadii ee dadkii cilmiga laga baranaayi qawiil ku waasheen allo noo so gargaar
Farmajo gadoh hub io cidan Ku gurayay kasi ma awliyaah
Qabiil waaa waxa la isku garto waxa xun wa qabyaalad
Qawiil aaaaaa 🤣🤭
Mashallah xildhibaanka waxuu sheegay runta runtana alle ayaa kugo jecel waan xildhibaan qaran waana geese geesa dhalay guuleeysa oo jiroo joog
Wlhi xamar dadbay yhysaa subxan allh
Qof aqoon leh sidaan uma hadlene Qaranka io qabiil lagala garan layhy 😡 salada inte iskaqab ladahay
Aad ban iga xumahay 😪😪
ANIGO HG in aay dadkaas namatalan
SOMALIA HANOLATO 🇸🇴🇸🇴♥️🔥🌏.
Adigey ku taal, madaxda kale, qabiil ay ku dhaqmaan, Maxaa keenay maalin walbe si oo qarsoodi hg, loo dhameeyo Maxaa keenay 14 October, hg hadi ay qabiil yaqaanan intaas oo sano ayeey Somalia midnimada ka shaqeeyneysey calanka baluuga hg aa keenay, dad aan soomali ahayn ayaa dafiro dadalkeena taas Waa dhamaatey siyasaddana qabiil ay ku dhisantahay, hadda ka bacdina qabiil ayaa qaran ka weyn, waayo cunugeyga inuu dhinto Adigana cunugaaga nabad ku noolaado xaq ma ahan ee aqliga ha shaqeeyo.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏👏👏👏XILDHIBAAN ODOWAA NIN WAX BADAN OG.
Wa xildhiban run sheeg ah laba xaniiyod jir oo jog ku dayasho ayad mudan tahay
Dhiiqada qabyalada iyo taan jahilnimada gormaad ka baxeysan dadyo
@@nasabkalaaska6022 adigaa qabyaaliiste iyo jaahil ba ah qurunyohow
Jir oo joog cadowgaana ha jabo xilddhibaakeena
@@nasabkalaaska6022 afkaada gaabso, waxaad qarsaneysid yaanan ku dilin dulufyohow!
@@MayOmr doqooneey Kan qabil kugu dhumanaya ee raba dalkada iyo dadnimadada inu ku dhafsho ka har, waa iga taalo 😘
Waa Nasiib daro in yariis kaan qabiilka ku qamaamaya uu yiraahdo dowladannimo ayaan ka shaqeynayaa.
Ceeb maaha qabiilku adigu xaga hoose baad ka dareemaysa ama guriga dhexdiisa baa ka dhahda been miyaa oo ilahay kugu ogyahay?
@@salahabdiaziz6351 maya walaal gacaliye, qabiilka in la diido iyo lagu faano ayaa kala duwan.. Marnaba isma qaadan karto adigo oo dhahaya qaran soomaaliyeed ayaan matalaa misane inaad TV ga lasoo fadhiisatid nin saleebaan ah baan ahay! Saleebaanimadeydana la iima diidi karo! Hawiye oo isku duuban waa dad wanaagsan oo aan jeclahay laakiin Odawaa hadalkiisa iyo qaab-dhaqankiisa lama aqbali karo, wariyihii ayaa la yaabay xita. Absolutely waa Nasiib darro!
Wareysigaan goormee lasoo deeynaayaaa plz ila wadaaga
Qadaadwayn 😂😂😂 garaad
Kiinii wakaa
@@cabdiraxmaansuldaan4647 😂😂😂😂😂 qdadwyn Aqli Lguma arko wllhi
@@abdirzaqali1216 isaaq, samaron ogaadeen hawiye may usimanyihiin muqdisho
Arbacada 5ta galabnimo inshallah
Wàa macalin munaafaq istaafurulaahi ‼️‼️ waxa xildhiban lagadhigayo nabad ladoonayo 😂😂😂😂😂
waa sax kursiga cid uu ku matalaa ma taasbaa hada laidiin shegaa 4.5 maxaa lo dhahay waa ina cidada matashid wixii cqabad ahna aa ka hor istaagtid
xildhibaan ciyaar jecelkii cabdirashiid janan mareexan ee GEDO ku soo dhaweeynayey iyo xildhibaan odowaa gen.saadaq joon dufaacaya maxay ku kala duwan yihiin !!!!!
Xldh odawaa waa wadani dhab ah guul mudane
Nio Odawa wlhi wa iga yabiyay
Comment kana lacaga lagu bixiya hada, I camiraay, intad boqol magac labaxdan, qofkasta oo xil qabtay wuxuu umada u qabtay, wa layaqaan,
Dameer waa dameer qofkii wax ka sugaya loo yabaa
Waa aqliga iyo garaadka siyaasiga maanta jooga ee Soomaaliyeed oo hankisu yahay qabyaalad. Ninkaan waa nin xanuunsan, waxa meelahan wada ordayana waa wada siyaasin kulligood qabiil tacbaan la ah
Kufaan qabiilkaada qabiilka ceeb maahan ee qab yalada ceeba viva odawaa
Wariye joog ayagaa walaalaa saadaq Abdirahman ,wariye qabiilka waa sharaf ,waxba ha iska dhigin nin Qatar oo xariif ah qabiilka anagaa wada ah,ee ka jooga ilbaxnimada liidata,,
🙌🏿🙌🏿🙌🏿 runtui sheegay
Xildhibaan runta sheega
Wlhi wadankan alshabab iny maamulan bAa loo qatey bal fiiri ninkaan wuxuu ku hadlayo fiiri
Wan kugu raacsan hy
Ma wax xun buu sheegay waa runtiise....
runtu kahdlay xildhibanka dowlada qaab qaran kuma dhisna qab qabiil aye ku dhisan tahay, xildhibanka qabilkisu ugu fadhiya kursiga, farmajo lftirkisa qabilkisu ugu fadhiya kursiga, Alla runey mx lagu neceb yahay wiliba somali mxy runtu neceb tahy
ninkan runta kahadlin beenaa uqarsan
@@kmmmm757 taas anaa kugu raacsan inuu runta ka hadlay
Anigu hargysa ayaan jooga wllhi odawaa waa nin rageed awees ayaa yaaban
Gob weeye Odowaa
Waar Xildhibaan Odowaa waa nin jira. Waar Ninkaa salaan iga gaadhsiiya Bariga Burco uga timi.
Qaranka ma ciyarjecalki wasir janan diyarada ku so qadaye ba qaranow xal qaado
Xil odawaay waa nin culus waa inuu soo bandhigaa ra,yigiisa
Odowaa nin rag igadeh💪💪
F*** dheh 🖕
Subxanallah, Kan qabiil uu ku qafiifay sheegad miyaa waxa
Sheegad meel kama so galo waa nin indhaha hawiye ah aflagaado waa ceeb hagaaji afkaaga
Waxan camal aya xil shacab ku aaminaayin
Kan waa baac cadi ah😎
Odowa you are absolut u right
guul mudane xildhibaane kursiga beshaada aya ku matashaa. waana sax 4.5 qof walbo maamulkiisa iyo dadkiisa ayuu matalayaa
War waa la xishoodaa ee xishood dhaha miskiinka waa ka jabantahayee, xasuusiya sanadka 2021 maahan 1991 kii.
Asc wariyah sharaftale waxad weydisa Odawa besh ukursigada kufadhiyo kuwodh bahan maxow waugutariwayay markow dhib iyo cofad faafinayo
Ninkastaa ninkiisa ha noolaysto xildhibaan odowaa
Odawaa walee caadi ma aha. Point kasta waa taabanaa
Geesi wlh
Wallahi odowa waa geesi tolwaye hawiye
Odowaaa waa Lipaaah Maba Ganbado runta ayuu yaqaaanaaa
Runta ma in qawiil lagu faano adoo masuul ah oo weliba maclin jaamacadeed ah
😳 xildhibaanow xaal qaado
I can wait xildhibaankeyga odawaa aweeys muxuu dhahay jamacadaa dhigtaa aaa hhhhh borka nabalanso goor walbo iyo gola walbo
Asoo dhameystiran intee ka helaa
Xildhibaan waa ku wataa nio awais madaxaa ugu istaagtay🤣🤣😅😅😅
Odawaa nin hadal kar ah
Nimankii hawiye qabiil bay kaga dhagtay
Qabiilku ceebmaaha inta wax lagu qaybsanayo 4.5.
Odawaa waa nin garanaya wuxuu ku hadlayo.
Saadaq John. Waa Geesi.qaran.
Wax laga .gambanayo.
Maaha.
Ninkii isu dhigay.is qarxintii siyaasadeed.ee Fahad iyo Farmaajo. AYuu Ahaay.taarikhda Ayaa xusi doonta.
Xildhibaan odawaa.nin.warka heli og.aan ku saxan dheh
Odawa allaha ku xafido xildhibaane
Lama arag wiil #HGIDIROO nacasa allh yaa cisak xildh #ODOWAA🧣🧣🧣Cimaamadan kugu tuuray wlhi🧣🧣🧣
Kii yaraa #AWAYS JAREER waad karbaashty
Yaa dad qaxiyay ayaa ladhay farmaajo kulahaa qawiil ne dad waan ku daafaca
Dadne maqixinin allow runta tus iyo dadka umaleeyo in qaran usocdo
Wadanka xildhibaan kiisiii saa u hadlayo baa jaro ka qaba Qaran 😭waa arin fuul xun jiilka danbe Allaha noo hagaajiyo🤲👍
dowlada ayaba qaab qabiil ku dhisan o wiliba qaab fol xun 4.5 ah, xildhibankasta qabil ba so dortay inu qabilkisa wx uqabbto ayeyna ugu farisiyen kursiga marka hala yabin xildhibnka e dowlada layab ayadaa tiirarkedu qabil ku tagan yihine,
Dawladu waxay kasoo bilaabatay xildhibaan marka xildhibaanku dawlada inteeda kle buu hormuuud u yahay waakiii kasaaarilahaaa 4.5 oo talada shacabka ku celinlahaaa lknse maahan in uu isagii Qabyaaalad faafiyo 🙄
madax weynaha laga raba inu barlamanka ula tago wixi qaldan si wada jir wx la iskula qabto, hogamiyaha laga rabaa maskxda dalka hageysey inu la yimado kadibna barlamanka geeyo wixi dalka iyo dadka wx utari laha, hal xildhiban nah ma suulin karo 4.5, marka wx lajideyey e layiri an kuwada shaqaysano hadana an dhodhoobno waye shekadan socoto xildhibankaan nah ma dhodhoobin, somali weyn nh wala yaban yihin.
Odawaa ragrag dhalay iga dheh
Walahi wagesi gesi dhalay goleyso
Odawaa nin raged iga dheh
😅😅😅😅👍 aad iyo aad wuu ladhigay wariyaha
xilidhiban odawa nin adag geesiya guleso 😍
𝕃𝕚𝕓𝕒𝕒𝕩 𝕀𝕜𝕒 𝔻𝕙𝕖𝕙
Wax meel daran ka fikiraya weeeye qabiil wax aan ahayn afkiisa kama soo baxayaaan
Been ma ahan wuu saxan yahay somalia aya 4.5 ku dhisan nin walbo ninkisa hanoleysto rag rag dhalay iga dheh💯
Guuleyso ODAWAA
Noonday wareesigan oo dhamestiran
Jaaaahiiiil
Nin adag😂💪
Sax sax sax
Xildhibaan iyo bar nacas heesoow oo kale miyuu dulmi u sacabo tumi lahaaa ????
SAADIQ JOON WIILKEYGA AYAAN U BAXSHEY WAA HIIRO
Waxaan bal fiiriya qabiilku madaxa ka galay adeer meeshan waa xamar qabiil gooni ahna malaha hadii aad sidaa iska badali weydid sharaftada ayay wax u dhibeysaa
War dawlada Somalia qabunka mamulka ama sami qaybsiga so baro
@@mohaabdi771 qabiilku waa qurun 1991 casharadiisa soo eeg
@@cabdimahad2615 adi caadi iska dhig qabyalad iyo qabil hadi aysan kajirin somalia odowa wasir jubland ama puntland ah halo doorto denina Duqa G Banadir halaga dhigo hadi aysan dawladu ahayn qabil wax ku qaybsi ama kudhaqan enough
Xildhibaanka runta kuu sheegay hala dagaalamine 4.5 la dagaalan
@@mohaabdi771 xamar somaali weyn bay ka dhaxeysaa waa caasimadii dalka mahan garoowe iyo kismaayo oo kale, mida kale xil shaqadiisu ma ahan inuu qabyaalad iyo kicin dadweyne ka shaqeeyo ama ku doodo reer hebel anigoo ah taasi waa ceeb waan ogahay in somaali ay wali qabyaaladi ka jirto balse waa laga fiican yahay qof masuul ah inuu sidaa u hadlo Mahadsanid
Geesi hawiye oodayr alhakuxafido mas tar odawaa
Qabyaalad aawadeed qaarbuu uyahay halyay qaran