Badda iyo Port kala saara adduunku baddaha heshiis kuma aha ee ports alaabuhu uuga soo deggaan kana dhoofiyaan waddanada ayay heshiis ku yihiin landlock countries ka ah
Soomaaliya godkey ku dhacday Mar hore ayaa maanta si fiican loogu sii riday rabi mooyee cid kale ooy leedahay ma jirto inay sidaas dhahaan waa runtooda soomalina dad jira ma ahan
Ethiopia was one of the countries which recognized Somaliland back in 1960 before the two Somali states made united into one country, namely Somali Republic. That state ceased to exist and Somaliland declared the breakup of the unity state and thus back to it's 1960 state in default. Somalia's sovereignty in Ethiopia's perception does not include Somaliland.
Waxaa Aniga ila wanaagsan maadaama Ethiopia ay tahay QOWMIYAD jinsiga Soomaalida ah dhibeysa waxkastana laga Filan karo, in dowlada TURKEYE ay dhisto deked cusub from SCRATCH, dekedaasina ay TURKEYE military ay u isticmaalaan si rasmi. TURKEYE-na ay maamusha QIDMADA SOOMALIDUNA ay iyadu u aruuriso. Halkaas waxaa ku dhamaanaya damaca Ethiopia. Somaliland-na ku calool fiyoobaato; dhulkoodana ayasan FUTURE-ANNEXATION aysan uga beqin.
Isheena laga arka iyo inaynu nahay shaacab qalbiga iyo qulubtuba gubteen o wx awooda lahayn waka xasan sheekh si yaro fudud ku bixinaya hantidi somaliyed
Jazakumullahi kheyran Sh.Abdirahman Bashiir
Waa runtii odayasha way fashilmeen, dhalin yarada waa in ay Dad. Dal iyo Diin badbaadiyaan. Barakalah sheekh Cabdulraxman
Suldaan Media aad baad u mahadsantihiin, Shiikhaaad baan falanqayntiisa u jeclahay, From Puntland.
Dowlada Ethiopia marnaba kamay noqonin MoU
Imaarad iyo yuhuud baa wada arintaan waxaan sugnaaba waa yuhuud
Waa siday tahay
Xasan waa mooryaani ninka wadaniyad iyo daacadnimo ku sugayaa isagaa waalan wllhi
❤Allah yacizak ❤❤❤❤❤
😊
Nabad galyada waxaa sygaya wadanka iska leh bada maamulka waxa iska leh soomaaliya
ETHIOPIO HOBYO AYA LO SAXEEXAY BADA CAS CID AN SOMALILAND AHAYN MA BIXIN KARAN ISKA HADLOOW
Badda iyo Port kala saara adduunku baddaha heshiis kuma aha ee ports alaabuhu uuga soo deggaan kana dhoofiyaan waddanada ayay heshiis ku yihiin landlock countries ka ah
Suldaanaw waa tii xalay tucusub kusoo dar
Soomaaliya godkey ku dhacday Mar hore ayaa maanta si fiican loogu sii riday rabi mooyee cid kale ooy leedahay ma jirto inay sidaas dhahaan waa runtooda soomalina dad jira ma ahan
Wali lama sixiixin ee waa in laga hortago cadowga inta uuusan wadanka soo galin
Ethiopia was one of the countries which recognized Somaliland back in 1960 before the two Somali states made united into one country, namely Somali Republic. That state ceased to exist and Somaliland declared the breakup of the unity state and thus back to it's 1960 state in default. Somalia's sovereignty in Ethiopia's perception does not include Somaliland.
Xogmaal md
Xasan Ethiopian bada cas ma siinkara taasa su,aale
Muxuu ka sheekaynayaa wiil ciise waar niyahow ciisaha faalka ay faashadaan ka waani
Wadaad kaan caqliyadda ayuu ku ciyaaraya, inuusan qibradiisa ku ciyaarin kula talin lahaa. Negative dowlada ku jaheysan baa indha tiraya. Lkn waa waaqi ilaa xad.
Ma waxaad rabtaan ayaan noo sheegeysaan dalkaan dadkii lahaa ayaa noosheegey heshiiskaas wadaadow dalkaagii ayaadan tagi Karine maxaad noo sheegeysaa
Waxaa Aniga ila wanaagsan maadaama Ethiopia ay tahay QOWMIYAD jinsiga Soomaalida ah dhibeysa waxkastana laga Filan karo, in dowlada TURKEYE ay dhisto deked cusub from SCRATCH, dekedaasina ay TURKEYE military ay u isticmaalaan si rasmi. TURKEYE-na ay maamusha QIDMADA SOOMALIDUNA ay iyadu u aruuriso. Halkaas waxaa ku dhamaanaya damaca Ethiopia. Somaliland-na ku calool fiyoobaato; dhulkoodana ayasan FUTURE-ANNEXATION aysan uga beqin.
Shekha aad ayuu ugu mahad san yhy falanqaynta cilmiga ku salaysan
Lkn sheekha wxn kula talin lahaa inuu channel khaas u ah sameysto
Heshiiska is fahan ee ethiopia iyo somaliand waxa weyi inay igu bad helan somaliland aqoonsi marka sheekh makula tahay sax sidad wax u sheegtay?
ADEER. DAL KA SOMALIA 🇸🇴 MAMATALO. NIN LIITA. OO. MOODAY. XILKA. UU. MUMADA U HAYO. DUKAAN. KABAHA. LAGU IIBIYO AMA. DHARKA LAGU IIBIYO.
Isheena laga arka iyo inaynu nahay shaacab qalbiga iyo qulubtuba gubteen o wx awooda lahayn waka xasan sheekh si yaro fudud ku bixinaya hantidi somaliyed
BEENAALE INA GUMEEDA OON ALLE KACABSANAYAN
OROD ADIGU MEESHAD KU DHALATAY XOREE
Ceeb
Cida ka hoosaysa aa 😂😂😂dawlad iyadii 5 km lugu ilaalinayo ayaad leedahay cidbaa ka hoosaysa
Sheikh Abdulrahman intii aad taqaaney wey dhaaftey😂 Somalia iyo Somaliland weli waad isku qaldaneysaan, idinkoo xaqiiada dhabta ah indhaha ka lalinaya, Somaliland lama aqoonsan lkin 33-sanno ayaaney waxba wadaagin haba yaraatee , mana aha wax la sahashan doono ,
War beena iskadaa