Askariga Cunug 7 Jir Ah Ku Kufsaday Qardho Ee Sidii Caadada Somalidu Ahayd Garabka Ku Haysta Garda😭

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024

Комментарии • 105

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  Месяц назад +6

    Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
    Anab
    Brent Area In London
    +44 7501 256371
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Jigjiga
    +251 91 574 4595
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407
    Columbus, Ohio
    International Mall
    1780 Morse Rd Room 11 A
    Columbus Ohio 43220
    ‪+1 (206) 834‑5828‬
    Canada
    Ottowa: Fadumo
    +1 (613) 709-5424

    • @hawomohamed507
      @hawomohamed507 Месяц назад

      Farxiya, whatsapps aan kaala soo xariiray laguma helo!!!

  • @nasraosman7686
    @nasraosman7686 Месяц назад +2

    Lkn fathia shahaadataynka waxaa lagu qiraayaa xaqnima Allah subxanahu watacalaa iyo nabinimada rasuulkeena muxamed scw wax aan intaas ahayn lama raaci karo calina rc Sax ma ahan in lagu daro. Wallahu aclam

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 Месяц назад +6

    Maya. Shiico gaalo maahan. Waa ummad Allaah swt iyo rusushiisa malaa iktiisa kutubtiisa iyo yawmulqiyaamaba aamminsan
    Waxaa kaliya oo meesha kujira in madhabo iyo fikrado la kala aamminsanyahay
    Asalkeedaba muslimiin tafaraaruq baa ku dhacay iyagaana gacmahooda isku halaagaya cadowgooda isujabiyey Allaah swt iyo rasuulkiisuba dambi kumalahan waxa maanta muslimiin ku sugantahay
    Laakiin kuwa muslimiin ugu liita maanta waa kuwan sunni sheegta
    Allaah swt wuxu naleeyahay sunna ka fiican sunnada Allaah ma jirto. Xadiis ka FIICAN xadiiska Allaah na ma jiro. Waana QUR AANKA KARIIMKA

  • @muslimohh1001
    @muslimohh1001 Месяц назад +5

    Amin ya rabi gusaska Allah ha kagoyo oo cudur an dawo lahen Allah uga rido inti wax kufsata Amin 🤲🤲

  • @user-eh7ox2tc1k
    @user-eh7ox2tc1k Месяц назад +5

    Hello ; shiaa divide into 13 ferqa and most of them lean toward shirk in their practice

  • @SadiaHerse-rq4gc
    @SadiaHerse-rq4gc Месяц назад +5

    I love you markad ka hadasho dadka dulman sida madhiban iyo kuwa kle

  • @SuhurAbdi-xd5dl
    @SuhurAbdi-xd5dl Месяц назад +6

    Alla habo somalidu waan kugu racasanahay dhaqan yuhuuda ayay leeyahan siday isu dilay isu cayay waxada mood yuhuud bisinka war alle kaba isku noqoda somaliyay waxay difacay nimaan is fuulay heerka qabiilku ka gadhaaya subaxanallah 😢😢💔

  • @najmadhakne980
    @najmadhakne980 Месяц назад +1

    Shica kulaha shiaa are way better than them , masha Allah

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 Месяц назад +5

    Sahal si fiican baan uxasuustaa waan qalbi jabaa markaan soo xasuustaba soomaaliyeey ilaahay ha idin madhiyo qof kasta oo caadi u arka waxaasoo kale

  • @MUNAA888
    @MUNAA888 Месяц назад +5

    Naag maad wayday kuye..
    Naag ma isagaa raba he’s sick..

  • @honeyfarah9534
    @honeyfarah9534 Месяц назад +3

    Shameless people who don't care for others 😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 Месяц назад +2

    Nabimuxammed scw. Dadka uma sheegi jirin waxaan Allaah swt amrin BEEN baa laga sheegaa Allaah addoonkisii Rasuulkiisii MUXAMMED scw
    Risaala gudbiyuu ahaa iyo khayrkii iyo barakaadkii Allaah swt usoo diray waxaan loo idminna kuma hadli jirin
    BARTA!!!!!! QUR AANKA OO AH Allaah swt hadalkiisa oo uu noogu soo dhiibey MUXAMMED RASUULULLAAH scw
    Hoogga iyo halaagga taagan waa in laga leexday siraadal mustaqiimkii Allaah noogu tala galay inaan kusoconno si aan shaydaan uga adkaanno

  • @tressahassan8947
    @tressahassan8947 Месяц назад +3

    Hadana shiico miyad jeclatay. Karbalaha🎉kasoo duceyso ok

    • @isramaxamed4963
      @isramaxamed4963 Месяц назад +2

      farxiya aad ayaan utageraa lakiin 2shay kuma raco tagerada falastin 🎉iyo shiico oo ayhada kusodartay shico wixi jecel dalkoda hatagaan bes soomalida🎉2 ayey shicada iskaga egyihiin qaniska beenta umada laga sameyo😢

    • @leilaahmed3588
      @leilaahmed3588 Месяц назад

      ​@@isramaxamed4963Naa haddii adan falastiin taageerin ma yuhuudaa tageertaa belo kugu dhacdaye.

    • @Zehaa007
      @Zehaa007 Месяц назад

      @@isramaxamed4963 waayo falastiin taageradeda maxaad unecebtay qof muslima matihid oo walalaheda la dhibayo udamqaneysa🙄

  • @Dresstoimpressgirl_087
    @Dresstoimpressgirl_087 Месяц назад +2

    Subxanallah hadane ma awlada yar yar aya loso dhigtey 😢😢😢😢😢😢😢😢💔 maxa Qabiil dadka dadka dulmiya lagu caawiya Qabiillkan anugu Mafahmin 💔

  • @farhiyaabdikero7201
    @farhiyaabdikero7201 Месяц назад +1

    Thank you shicada dad kanol manda suni majiro xaq u hili karo

  • @leilaahmed3588
    @leilaahmed3588 Месяц назад +1

    Shiicadu waa muslim lakin wadada saxda ah ma hayaan. Sidaas ay tahay ma jiro cid aan shiico ahayn oo xaqa u hiilisa. Sidaas aawadeed halyeeyga Islaamku hadeer waa falastiin iyo shiico. Sunnigii hada ma noola kolay.

  • @habibamursal3942
    @habibamursal3942 Месяц назад +2

    Waxaa xaqiiqo ah in ay somali yahuud wax u galeen waa dad xumaanta isku gaeab siiya ee waxaan dhihi laha ninkaas ha la soo qabto oo madhibaanoow dalka adinkaa leh ee ninkaasu yusan fakanin hunba aruursada ,mida kale birtume nimada jamacadbaa loo ada

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 Месяц назад +2

    Viva Iran qof walba dambigiisa isagaa ka masuul ah qof walawba adigu is xisaabi qofkale hawshiisa ka bax

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 Месяц назад +2

    Nimanka bisexual kaa way inagu badan yihiin 2018 bay inan yaroo aanu saaxiibo nahay iiga sheegtay inan yaroo jaarkooda oo buurnaa oo niman waaweyn caydhsadeen habeen baabuur bay ku eryadeen wuxuu yidhi way ifuuli rabeen ilaahay baa ka badbaadiyey berigaasaan ogaaday nimanka soomaaliyeed inaanay kala jeclayn s**l iyo futo nin waxay dhaheenba God waa God ka bisadana ha noqdee. Inama yaryar oo aanu jaar ahaan jirnay baa lagu xaman jirey inay riyaha wasaan. Weligeyba dhegta iyo ishaa taagnayd sas baan ka qaaday dadkayga waa dad xunxun oo dulmiga raali ka ah iyo kuwa samaynaya dulmigii. Xaalkoodii wasmo buu isugu soo ururay.

  • @user-ej9ji3uc5p
    @user-ej9ji3uc5p Месяц назад +4

    Don't talk about religion you know nothing

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  Месяц назад +3

      I know more than you do and I will talk about it. You must be a fool to follow something you know nothing about Abujahal.

    • @RayaRaye
      @RayaRaye Месяц назад +1

      Of course she knows she’s not culama ul xayd but she’s culama ul xaq

  • @fardowsaabdi2754
    @fardowsaabdi2754 Месяц назад

    Walaal shiico waa dad xun waxay nacladaan khilaafadii sida abuubakar iyo cumar iyo gabdhahoodii caaisha iyo xafsa

  • @ikramabdirizak6087
    @ikramabdirizak6087 Месяц назад +1

    Fatxiyey somalida waxa shicada kudiray waa wadada sucudiga waxka sobartey wagan somalia jogey waxan maqliyirey shicadu waa galo

  • @RayaRaye
    @RayaRaye Месяц назад +2

    Waxay ka hadashay xaqiqada haday ku wano qadanayan

  • @zahrahashim2870
    @zahrahashim2870 Месяц назад +2

    Ha iska celiyaan intay is hubeeyan ama cunuga la kufsaday abihii ha u aaro

  • @niyaaladem
    @niyaaladem Месяц назад

    Ala Fatxiyaay adeer Sahal waligeey ma iloobo, markaan ayaan joogaba waa walbiguu iga soo galaa. Waan u duceeyaa qabriga ALLE ha u waasiciyo hana u nuuriya.

  • @qumanali3552
    @qumanali3552 Месяц назад

    Alla hogayay malaha waa nimankii uu askriga shegay ee in ay nimanka fuulan in loo tabaray, ayaanle abdi askarigii uu wareystay ee elataria lagu tababaray somali waxba ma rumaystan subxanallah somali waa balan bashay waxba noma harin😢

  • @user-kx9jo4jv7y
    @user-kx9jo4jv7y Месяц назад

    Huno shicadu way kala duwan yihin asxabadana kuwii nabiga scw ugu dhawa iyo caaishba way caayan qarkod sunuhuna qurun waa kabuxa lkn anigu eran iyo carabta eran ayan doranaya

  • @Bilicsan-gp6yt
    @Bilicsan-gp6yt Месяц назад +2

    Inkaartuba waxay kadhacday waa sunni kusheega doofaarada noqday oo damiirkii lagaqaaday dumarkii muslimiinta ahaa rag mahaystaa maanta iska ashahaata

  • @hanifarah6370
    @hanifarah6370 Месяц назад

    Axaxaxa ma reerka cimraanbaa familkii maamo Khadija reer Qardhoodo dhan bay hooyo utahay waa umuliso 😢😢😢 maxaan xafadeeda orad ku tagay haday iyagu la ixtirami wayay tolow y’a la ixtirami xafsiga haloo taxaabo najaasada najasadu 😢😢😢😢 kuma raacsanin reer Qrdhood dulmiga iskuma raacén soo garbaxa cisman maxuud all reer Qatdho

  • @user-nj4kl4lt9o
    @user-nj4kl4lt9o Месяц назад

    I love inadher for sake of allah

  • @user-hg3ft4yg4q
    @user-hg3ft4yg4q Месяц назад +2

    Gacmay is qabsanayan dhexday is qabsada wadanki lakin ninku hadu gabadhisa gacanta ka qabsado wa ceeb wala cayay

    • @RayaRaye
      @RayaRaye Месяц назад +1

      Way is dhunkadan xita markasay ku dhahayan kuwa dawanayana laba legen😢

  • @farduussiciid8370
    @farduussiciid8370 Месяц назад

    Shiicadu nabiga way caayaan xataa caaisha waxay dhahaan way sinaysatay mida kale aanku saxo edo khadiija waa qofkii uhoreeyay nabiga rumeya csw abubakar sidiiq baa ah qofka labaad

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey Месяц назад

    Runtii madhibaan kii koofur ku noolaa ilaa waqooyi waxay yimaadeen puntland markay ka heli waayeen nabad meelaha kale hal wax oo ka dhacay puntland waa la buun buuniyaa purtinlena dadkii aasaasay waa la yaqaan dadkan madhibaan galmudug bay nooga yimaadeen anaga waxa nala daga tumaal oo asal ah wiilka yar waan ka xumahay caaisha waxay ahayd mj wana la kufsaday madhibaan wax ku gaara ma jiraan

  • @aaminaibraahim3564
    @aaminaibraahim3564 Месяц назад +1

    Saxaabidiina way caayaan oo dhehaan waagaalo. Cashana way sinaysatay. 😢

  • @kaltunsaxansaxochannel6650
    @kaltunsaxansaxochannel6650 Месяц назад

    Walal qofkii labad ee nebiga salalahu caleyhi wasalam rumeyey wuxu ahaa abukar sadiq

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 Месяц назад

    May the curse of Allah be with them and May the get tested in this world and the hereafter. All of them that is

  • @haywareerin266
    @haywareerin266 Месяц назад +1

    Inaa lilaahi wainaa ilayhi rajucuun reerkan reer dulmiland ama punland dhaqankii yuhuuda ayay leyihiin

    • @Bilicsan-gp6yt
      @Bilicsan-gp6yt Месяц назад +3

      Mareer nacayb ayaad sidaas uleedahay soomaaliya oo Shan ayaa kufsigu kajiraaye miyi iyo magaalaba

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Месяц назад +1

      SOOMAALIDA AYAA KA SIMAN EE WAX GOONI U AH PUTLAND MA AHAN. RAASCASEYR ILAA RAASKANBOONI CARUURAHA WIIL IYO GABARBA, WAAYEEL IYO SAQIIR, QOF WAALAN IYO WOF FAYOOWBA KAMA FAKADAAN EE XAQIIQDA HA IS DUUDSIIN.

    • @ahlanahmed8860
      @ahlanahmed8860 Месяц назад +1

      Iidoor ilmo abaarso cuqdad daarood baa qabtaa qalbada kujaban

  • @hindaa6327
    @hindaa6327 Месяц назад +1

    This is a serious issue. I don’t understand why you laughing .

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 Месяц назад +2

    WAAXAY AAMUSKU WARKA NOGA JAGAC SII

  • @user-lg3ry8ut1q
    @user-lg3ry8ut1q Месяц назад +1

    Asc habo anigaa nin shiico oo wadaad la sheekeeystey shiicada qaar badan waxaay caayaan caasho iyo qulafaa u raashidii abuubakar, cumar iyo cusmaan laakiin maanta lama joogo kuwa suniga sheegta ayaa ka xun oo muslimka halkaa gaarsiiyey

  • @hodanhussin792
    @hodanhussin792 Месяц назад

    waa run habo sunigu waa bilaa faaido shiicadana wey iska eryadaan, lkn Abubakar sadiiq radiyalahhu canhu was the the second person diinta rumeeya and the best freind of nabiyullah Mohhamed salalahu calyhi wasalam while khadija was the first person. dhanka kalena nabiga mar lawaydiiyey dadka yaad u jeceshahay he said abubakar sidiiq iyo inantiisa caaisha.

  • @faadumomohamed4630
    @faadumomohamed4630 Месяц назад

    Farhia run sheeg❤❤❤❤❤❤

  • @ayaanlooyarkadumarka9212
    @ayaanlooyarkadumarka9212 Месяц назад +1

    Yaa haya Columbus whoa🙏👍

  • @LimoonHaji
    @LimoonHaji Месяц назад

    Ragan wiilasha yaryar uun kufsanayo umaleeyn maayo inay hada bilaabeen ee malaha dibada ma iman jirin waayo gaarisana shaley macalin school diga sidaas ukufsaxdey Subxaana laah

  • @nimoElmi-pn9ki
    @nimoElmi-pn9ki Месяц назад +1

    Fadxiyaay hadanbaabin shiico wax kama taqaanide diintuna dhaxal maaha ilaahay kacabso oo diintana Haku ciyaarin maalin walba waxbaan kadhagayaanaa tan kaa dhagaysan mayno shica iyo suni ka dhexbax waxagii kale nowadays aan ka dhagaysnee wax bad noo qaa bilsantahee

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  Месяц назад +2

      Shiica adiga waan kaa badiyaa gacalo waayo aad baan u akhriyey. Inay Muslim yihiin iyo wadanka keliya ee Islamic Republic Sheegta halka Sunnigii fulaynimo isku xaareen oo ay Suni iska sheegtaan. Hadaadse isleedahay Diin iyo siyaasad ayaa kala maqan waa kuu maan gaabnimo
      Dhaxalku waa sax iyo waa khalad midna ma odhan ee sida ay Shiicadu ku bilaabmatay ayaan sheegay. Fahan is important ee intaad jawaabta kusoo degdegayso si Fiican u dhegayso hadalkayga

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 Месяц назад +1

    Waxani way jireen lakin media expose gareyay 🤮🤮🤮🤮

  • @sahrailtrihe9389
    @sahrailtrihe9389 Месяц назад +2

    cshicad khanisid Iran wa deldesche

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc Месяц назад

    Caruurta. Soomaalidu. Aad bay. U u dayacanyihiin

  • @nimcocali4005
    @nimcocali4005 Месяц назад

    soomaalidu xanuuna nafsiyay qabaan

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 Месяц назад +2

    Shiicada ayaa muslim ba kaharay
    Weligoodna wallaahi shiicada sidaaseey geesiyaal u ahaayeen taariikhda cidda akhrida.

  • @kayfmohamed565
    @kayfmohamed565 25 дней назад

    Walaalay diintaa kugu yar waxyaabo badan oo qaladaa ku hadashaa adoo isla quman horta shiico islaanimo sax ah mahaystaan wayo nabi maxamed scw bay cali ka hormariyaan xitaa markay adamayaan miyaadan dhagaysan masaajidooda tankale markay dhibaato ku dhacdo waxay dhahaan ( yaa xusayni ) tankale suniga ku dhexnool aad bay ugumaystaan sidoo kale iyagaa burburiyay suuriya yaman dagaalka israil ay kula jiraan waa dano siyaasad ee maaha muslim jacayl marka taariikhda baro intaadan dadka caayin waxaan kaloo kuu sheegayaa shiicadu dumarka way garaacaan oo furaan ilmahana ka qaataan marka sifiican wax ubaar 🧐

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  25 дней назад

      Waxay doonaan ha ahaadeen, Sunniga maanta joogaaba Diin sax ah kuma dhaqmaan Sunnena hadalkiisaba daa. Shicadaas Islam nimo ugu hiilibaysa Falastiin ayaa ka sharaf iyo cisi badan kuwa Sunniga sheeganaya ee fuleyda qudhuntay ah.
      Calina Shiicadu kama soo hor mariso Rasuulullah SCW ee way ku xejiyaan. Inta aanad qof odhan wax ma taqaanid, orod adigu wax soo akhri hala soo cararin wax laguu sheegaye. Subhan Allah!

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 Месяц назад +1

    Maal mahaan waad xanaqsantahay….time to ask Chris to take you on a boat ride and chill! Somali waano ma maqasho! IKIA flat packs iyo Somali waxa kala heysta lee hadii arki laheyd you give up on life!

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Месяц назад +1

      Ciil baa ku garooray miskiinta.

    • @RayaRaye
      @RayaRaye Месяц назад +1

      Ma badhi kusan bad wl radinaysa😂

  • @Zehaa007
    @Zehaa007 Месяц назад +1

    Ma hadal uunba la wadi💔

  • @sagalhaashi1483
    @sagalhaashi1483 Месяц назад +1

    Radiyalahu canha sidaa inaa dhahdo ayey Ila tahay wallo

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  Месяц назад +1

      Kadib iyo ka horba waad odhankartaa kadib ayaan idhi Radiyallahu Tacaala Anha. Sidaa uma ogid? Hadaba baro😂

    • @fartunosman3975
      @fartunosman3975 Месяц назад

      ​@@FatxiyaCabsiiyeChannel😂😂😂😂😂

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 Месяц назад +1

    weligeed bayi jirtaye waan la ogayi

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 Месяц назад

    Madhibaan dhulka iyagaa leh. Awoodooda intay is muujiyaan.Iyaga haday hub qaadan lahaayeen oo ay iska dhicin lahaayeen. Waxan ku ma dhaceen.

    • @ahlanahmed8860
      @ahlanahmed8860 Месяц назад

      Dhulka 5 somaaliyeed oodhan iyagaaleh

  • @SadiaHerse-rq4gc
    @SadiaHerse-rq4gc Месяц назад +1

    Isku qoofalan😂 I like it

  • @DAAKIR-5
    @DAAKIR-5 Месяц назад +1

    Armuu gabadhas daahir alasow soo diray

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Месяц назад

      @@DAAKIR-5 🤔🤔🤔

  • @zahraahmed6919
    @zahraahmed6919 Месяц назад +1

    Habo france malagahelaah

  • @Aminasacdia
    @Aminasacdia Месяц назад

    Habo shiicadu wa yahuud ninka asaasayba wuxuu ahaa nin yahuudiya oo ladaho cabdullhi ibnu sabaa shiicadu wa gaalo ama weyba kadaranhiin xitaa isku salaaad manihin marka😂😂😂

  • @masarsheekhmursal335
    @masarsheekhmursal335 Месяц назад

    Allah Akbor

    • @Zehaa007
      @Zehaa007 Месяц назад

      @@masarsheekhmursal335 Allahu Akbar

  • @habonitaa3149
    @habonitaa3149 Месяц назад

    Waxad u bahantahay adi inaad radiso shicaada wad ku qaldantahay waxad ka aminsantahay 😴

  • @yasminhersi4067
    @yasminhersi4067 Месяц назад

    Walaa adigu fahahm shiicada waxay aaminsanyihiin risaalasa nabi muxamad scs unuu cali lahaa
    Waxay dhahaa jibriil ayaa qaldamay ee wuxuu uwaday cali soo akhri adi

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  Месяц назад

      🤣🤣
      Maxay marka shahadada Maxamed usoo hor mariyaan marka? Waxaad ka hadlayso garanmaysid gacalo. Fadlan ka waantoow wax lagugu yidhi oo adigu baadh. Dad xagjir ah oo fogaadey way jiraan oo sida Sunniga ayay firqo sii kala leeyihiin. Laakiin The Islamic republic of Iran, Waa wada ka keliya ee sheegtay magaca awood Islam intii kale Oo dhami ku dhici waydey.

  • @NuuraOmar-yp6bj
    @NuuraOmar-yp6bj Месяц назад

    Subhahalllaah 😢😢

  • @duniyalang1285
    @duniyalang1285 Месяц назад

    So sick!😡

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AsmaAbdilahi-oo9yp
    @AsmaAbdilahi-oo9yp Месяц назад

    Waa.ruun

  • @maxedcali4232
    @maxedcali4232 Месяц назад

    Absolutely

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc Месяц назад

    Waarun caruurtii. Khatar baa soo wajahday

  • @fartunosman3975
    @fartunosman3975 Месяц назад

    Fadxiya qaaliyeey

  • @Limitless_enjoyablegames
    @Limitless_enjoyablegames Месяц назад

    @Fatxiya, you really have no idea what shias believe. Read their books before you talk on a topic you have no knowledge of. This isn't your area of expertise. Aqeedah isn't an easy topic.

  • @MEl-t5i
    @MEl-t5i Месяц назад +2

    Fathia i love you ❤❤

  • @user-he9hz2uw1g
    @user-he9hz2uw1g Месяц назад

    Ina cabsiiye wax kasta waad ka hadli kartaa laakiin diinta faraha kalabax waxba kama taqaanid kuma nebci xumaana kuu ma qabo laakiin fudeyd baad belo ku shigtey diinta dadka yaqaan uga dambee

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  Месяц назад

      Hadaad adigu haysato Diin aanad waxba ka fahansanayn oo aad adhi wixii loo sheego uun qaata tahay, anigu Diintayda waan aqaan gacalka. Kana aamusi maayo ee orod iska qub waxa ay Yuhuuda iyo xulufadeedu idin soo dhigeen ee Salucuudiga oo Zionist ah la ifiinkusoo dhiibey. Viva Islamic Republic Of Iran.
      Kaalay Afka I qabo!

  • @hindaabdullahi3803
    @hindaabdullahi3803 Месяц назад

    Fathiya walaal somalida iska falanqee. Laakeen sheecada ha ka difaacin. Intooda badan waxyaabo shiki ah bay sameeyaan. I think you don’t know them. I think you need to research little bit about the Sheea and what they do or say about Ahlul bait. Please open your mind. Yes Suni people are not doing the right thing.

  • @filsannoor4529
    @filsannoor4529 Месяц назад

    Nawalalay afarahaa ka bax

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  Месяц назад +2

      Futoole iyo Futeeye kalakaal, kama baxayo, Duli!

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Месяц назад +2

      ​@@FatxiyaCabsiiyeChannelfutoole iyo futeeya jalkaal 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @aminajama160
      @aminajama160 Месяц назад

      😂😂😂😂

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 Месяц назад +1

    Maya. Shiico gaalo maahan. Waa ummad Allaah swt iyo rusushiisa malaa iktiisa kutubtiisa iyo yawmulqiyaamaba aamminsan
    Waxaa kaliya oo meesha kujira in madhabo iyo fikrado la kala aamminsanyahay
    Asalkeedaba muslimiin tafaraaruq baa ku dhacay iyagaana gacmahooda isku halaagaya cadowgooda isujabiyey Allaah swt iyo rasuulkiisuba dambi kumalahan waxa maanta muslimiin ku sugantahay
    Laakiin kuwa muslimiin ugu liita maanta waa kuwan sunni sheegta
    Allaah swt wuxu naleeyahay sunna ka fiican sunnada Allaah ma jirto. Xadiis ka FIICAN xadiiska Allaah na ma jiro. Waana QUR AANKA KARIIMKA

  • @Limitless_enjoyablegames
    @Limitless_enjoyablegames Месяц назад

    @Fatxiya, you really have no idea what shias believe. Read their books before you talk on a topic you have no knowledge of. This isn't your area of expertise. Aqeedah isn't an easy topic.