Taariikhdii dheereyd & Ceyb ayaa ku dhacday Cunsuriyiintii UK & Sucuudi O Hada 'Ogaaday'Dilka Ismaac

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 окт 2024

Комментарии • 98

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  2 месяца назад +39

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @NiciimaHassan-t9v
      @NiciimaHassan-t9v 2 месяца назад +1

      Ma rabno anagaba waa haynaa

    • @mustafecarab1114
      @mustafecarab1114 2 месяца назад +2

      ​@@NiciimaHassan-t9v hhh walashey qofna kuma qasbaayo adiga hadaa lacag online ah samaysid dad waxaa jiro aan sameen karin 😢

    • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
      @CabdiraxmaanDaacad-e3h 2 месяца назад

      Noomaad Soojawaabin xaga whatspp ka

    • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
      @CabdiraxmaanDaacad-e3h 2 месяца назад +1

      Wallo Noocayey sii مركز ابو زكريا التحفيظ القرءان الكريم

    • @fadimoabdirahman9125
      @fadimoabdirahman9125 2 месяца назад

      Kkkkk sax waye qofki rabo aya ka faideysana​@@mustafecarab1114

  • @maxamuudhirka2845
    @maxamuudhirka2845 2 месяца назад +9

    Ilaahay sucuucidiga qalbiyadooda ha u soo rogo xaga falastiin

  • @hawomohamed507
    @hawomohamed507 2 месяца назад +7

    I am from North Harrow, London. Sharkooda Ilaahay dhinac hanaga mariyo.

  • @Nimcaanaxmtth805
    @Nimcaanaxmtth805 2 месяца назад +18

    Fadliga Jimcaha Awgii Aan Badino Saliga Xabiibkeena Muxammed {ﷺ♥️}😍

    • @somalia4ever1
      @somalia4ever1 2 месяца назад +2

      اللَّهُمَّ صَلِّ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كما صَلَّيْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ؛ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كما بَارَكْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ؛ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ)

    • @fatmahassan2718
      @fatmahassan2718 2 месяца назад +1

      اللهم صل وسلم عليه

    • @hassanhassanismael8470
      @hassanhassanismael8470 2 месяца назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 2 месяца назад +3

    Alxamdullillaah illaahayow inta muslimka neceb hoos kadhig

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 2 месяца назад +4

    ❤❤❤❤maansha allaah illaahay baa uhiiliyay dadkaa alxamduillaah

  • @somalia4ever1
    @somalia4ever1 2 месяца назад +5

    اللَّهُمَّ صَلِّ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كما صَلَّيْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ؛ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كما بَارَكْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ؛ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ)

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 2 месяца назад +1

    Scw scw scw scw scw sheikh wcs jumca Moubarak all muslimane falastiin gull gobonimo Muslim Yamane xiisbuulaah Iran Iraq Pakistan somaliya Turkish

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 2 месяца назад +5

    Jumca Mubarak. Yaa. Ummah ❤❤

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 2 месяца назад

    Allah Akbar allah akbar allah akbar allah akbar allah akbar allah akbar allah akbar allah takbir allah akbar takbir allah akbar takbir allah akbar Muslim ❤❤❤❤

  • @NiciimaHassan-t9v
    @NiciimaHassan-t9v 2 месяца назад +5

    ❤❤❤❤ Allah is the one

  • @AbdulrahimSufi-q3s
    @AbdulrahimSufi-q3s 2 месяца назад +7

    Allahu akbar ❤❤❤

  • @mahmoudkulatein5449
    @mahmoudkulatein5449 2 месяца назад

    Sucudiga Allah xafido iyo dhamaan muslimka

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 месяца назад

    اللهم انصر اخواننا في فلسطین وفي غزة یارب

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 месяца назад

    Asc Salallahu Calayhi Wasalam Allha ugargaro musliminta inshallh

  • @haniibrahim3298
    @haniibrahim3298 2 месяца назад

    Alhamdullillaah maanta east London Mosque security iyo police ba way joogeen salada jumcaha na si fiican bay u hergashay bifadlillaah..❤❤

  • @omar911-if3du
    @omar911-if3du 2 месяца назад

    Guul iyo gawanimo

  • @nimohussein9781
    @nimohussein9781 2 месяца назад

    Masha Allah jzk ya sheikh

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 2 месяца назад

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @sadiafedow3753
    @sadiafedow3753 2 месяца назад

    ASC FIRST THANKS for talking about uk because my family live there i live in somaliya 😅😅😅😅😅😅😅😅THANKS.

  • @aryangoyatT
    @aryangoyatT 2 месяца назад +10

    Free Palestine 🇵🇸 ✨️ 💙 ❤

  • @shaaciyeshowshaaciyahwaxak9935
    @shaaciyeshowshaaciyahwaxak9935 2 месяца назад

    أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤❤❤

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 месяца назад

    Masha Allah ❤

  • @alixsaansom
    @alixsaansom 2 месяца назад

    Sacuudiga waxa u arka inay yihiin gadaal kagaar . Sidaas oo kale ayay noogu soo socotaa dhanka dowladeena ku sheega ah ee somaliya . Allaha inoo soo hanuuniyo hogaami yaashena

  • @MciB-gl5mk
    @MciB-gl5mk 2 месяца назад

    Allaahu Akbar❤❤❤ ‏‪4:01‬‏

  • @safiyamohamed1420
    @safiyamohamed1420 2 месяца назад

    Aslamucalykum Shiekh ma igu dari karta shaqada onleynka wasabi ka igu soo dar Allah hahu xifdtyo. Allah yabarik

  • @AyanSalad-u1g
    @AyanSalad-u1g 2 месяца назад

    Wcs shiikh

  • @abdullahidjama7735
    @abdullahidjama7735 2 месяца назад

    Asc. Ha lays barto.. Arrintaan Somaliya ayaa u baahan, ha lays barto..

  • @إبراهامالمهداوي
    @إبراهامالمهداوي 2 месяца назад

    waa mujramiin alaah kafurtay

  • @aminaabdi2192
    @aminaabdi2192 2 месяца назад

    Salallahu alayhi wasalam

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 2 месяца назад

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @NadiaNoor-er3fg
    @NadiaNoor-er3fg 2 месяца назад +1

    ❤❤❤

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 2 месяца назад

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته مرحبا يا اهلل خير

  • @gurdan5841
    @gurdan5841 2 месяца назад

    Wcs❤

  • @KabaxumeMaharo-ky6sb
    @KabaxumeMaharo-ky6sb 2 месяца назад +2

    Warka isii

  • @Kimodadon
    @Kimodadon 2 месяца назад

    Asalaamu caleykum waraxma sheequna waxen degenahay Bedford oo u dhexeysa Luton iyo Milton Keynes shaley aan sugeyney Bedford laakiin alxamdulilaah weey gooyeen waa lasugaayey

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 2 месяца назад

    Saudi waa marxuumiin

  • @Rudwaan-zb9ry
    @Rudwaan-zb9ry 2 месяца назад

    Allahu Akbar

  • @FaadumoIbraahimmaxamad
    @FaadumoIbraahimmaxamad 2 месяца назад

    Wa bilaa muraad sucuudig

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 2 месяца назад

    Sacuudiga iyo yahuuda waa iskumid taariikhda dib ugunoqo sheek

  • @SomaliMaxamed-w9g
    @SomaliMaxamed-w9g 2 месяца назад +5

    Saudi Arabia waa yuhuud munafaqiin ah. Markasta wuu lugooyaa dadka islamka ah

    • @alixsaansom
      @alixsaansom 2 месяца назад

      Download somaliya ayaa wadada sacuudiga soo raaci rabo . Hadaad qabiilku difaaci laheed waaku kaligaa

    • @SomaliMaxamed-w9g
      @SomaliMaxamed-w9g 2 месяца назад

      @@alixsaansom sidee usoo raacdaa Somalia 🇸🇴 waxay tageersantahey Palestine. Oo waad ogtahey camp in laga dhisey Qasa lugu caawiye Caruurta felestine .. anigu darood ban ahey

  • @basraali7318
    @basraali7318 2 месяца назад

    Sacuudiga iyo aduunka oo dhan waxay u nacebyihiin palastin waa dad diinta slamka ay ku wayn tahay aduunkaana lagama ogola ee ilaahay ha caawiyo palastiin

  • @AyanSalad-u1g
    @AyanSalad-u1g 2 месяца назад

    Scw scw scw❤❤❤

  • @minshiinohomefashion6078
    @minshiinohomefashion6078 2 месяца назад

    Ninkan sacudiga ka talaya umada Allaha ka qabto mbs

  • @samiramuse2458
    @samiramuse2458 2 месяца назад

    Xukaamtan carabta iyagaa falastiin jabiyey markaa wax lala yaabo maaha hadalkooda duliga waanu la qabsanay

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 2 месяца назад

    Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @farhiyakahib4435
    @farhiyakahib4435 2 месяца назад

    Saudi guu waa xaasid wayo maa jecela inay Falestine dawolad madax banan noqoto mashallah waa wadaan qaniya marka Saudi guu iyagunba jecel inay horumar gadhan Somali yaana iyaga madax kaga tagan

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 2 месяца назад

    Sucuudigu waa meesha laga baabiiyey muslimiinta dunida,damiir iyo dhiig midna ma leh waa dad ay u dhamaaty

  • @ashamarwo-nn8xy
    @ashamarwo-nn8xy 2 месяца назад

    I think about 4 months ago, you showed us a video of a Saudi saying, "Palestinians are not Arabs".

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 2 месяца назад

    Caruurta carabta waxaa lagu xasuuqaa shiidalka sacuudiga siiyo yahuda iyo maraykanka carab sharaf male yaman kareeb

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 2 месяца назад

    Abid taariikhda sucuudiga kii ugu liitay ayaa dhaxal suge ka ah Allaha uma calfee.

  • @mahadahmed5914
    @mahadahmed5914 2 месяца назад

    Sucuudiga waxa xukuma waa ilmo yahuudeed

  • @ASHIBRAHIM
    @ASHIBRAHIM 2 месяца назад

    Qof gatay courseska ha ilasoo xidhiidho su aala weydinaya

  • @samira-141
    @samira-141 2 месяца назад +1

    🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼❤️❤️❤️❤️👍🏽👍🏽👍🏽

  • @QamarJamac
    @QamarJamac 2 месяца назад +1

    ordugañ xiligiisa. dadkii turkiga diinta ayay si tartiibtartiib ah ugu soo laabanaayeen markii loo fiiriyo hortiis siday ahayd turkiya
    laakiin sucuudiga waayahaan dadka ayaa diinta lagala dagaalamaa si ay uga fogaadaan marka laba jiho ayay ukala socdaan m salmaan iyo erdugan

  • @IsmailSuleyman-ur8jh
    @IsmailSuleyman-ur8jh 2 месяца назад

    Nidaamka sucuudigu waa shaydaan

  • @AbdikadirOmer-sc7ec
    @AbdikadirOmer-sc7ec 2 месяца назад

    WLL. WAXA MUDAN IN LA SAMEEYO BAADHITAN WAXA KEENEY IN DAMIIRKODU SIDAN NOQDO IYO IN LA HELO CIDA SIDAN KU SAMAYSAY .SUCUDI MASAR,IMARAD ,URDUN IYO KAWA KALE EE QARSOON.

  • @ashaomer4235
    @ashaomer4235 2 месяца назад

    Falastine Golaysda insha Allah 😢❤❤❤

  • @OsamaArahmanYonis
    @OsamaArahmanYonis 2 месяца назад

    sucuuudiga waa cadowga islaaamka

  • @drnurshire8356
    @drnurshire8356 2 месяца назад

    Wadaad garweyn waxbadan dad wa dhaceen, adiga kuwii hore amaa la midtahay

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 2 месяца назад

    MUSLIMKIIN BA CAYR IYO HUNGURI BAY UFADHIYAAN IYO IN HOOS.LOOWADA.CUNU

  • @husseinabdullahi1932
    @husseinabdullahi1932 2 месяца назад

    Waxaa ku khasabtay sacuudiga iney ka hadasho iiraan ee ma aha mid ay ayaga rabaan waxey ka cabsanaayaan xuutiuiinta in ay iiraan ku sii deyso

  • @MohamedShiekali
    @MohamedShiekali 2 месяца назад +1

    Asww

  • @abdillahiibrahimabdillahi9518
    @abdillahiibrahimabdillahi9518 2 месяца назад

    Asc wax khalada maa jiro inti ay hoyo falstina ay kaa ohiyen Ayo Allah kaa jaraya maa ilowday hoobki ay keyen israila sii ay oo Ku kumadan

  • @MukhtaarAxmed-xe7rq
    @MukhtaarAxmed-xe7rq 2 месяца назад

    Jimcawanagsandhamaanumadaislamka

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 2 месяца назад

    Sacuudigu dabadhif ka yahuuda mida kale wey cabsoonayaan yahuu dheh

  • @MedHassan-o6m
    @MedHassan-o6m 2 месяца назад

    Cheikow ma waxaa ka baqaysa in ey ku sookaaraan

  • @CabaassharifMaxamud
    @CabaassharifMaxamud 2 месяца назад

    Ceeb ayaa ku dhacdey kkk

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 2 месяца назад

    Cunsuryintu maha dad dhaldaha oo ingrsaha wxay kayimadin faransiska iyo wadmo yuruba dhalsho ahan

  • @itzManha125
    @itzManha125 2 месяца назад +1

    Sacuudiga eey baa ka talisah inta laga nadiifinah islaam wax ee u tarayaan maleh waxee noo arkaan lacag uun sandiikii soo gajashah hadaye Makka ama madiina heesan laheenah islaamka maba soo dhaweesteen seen is leeyaheye iyo dhaqnkooda xun

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 2 месяца назад

    Madaama uu xisbi cusub qabsadey ingiriiska oo falalka ay kuwii sameynayaan ka soo horjeeda waxaa laga ayabaa inay kuwii ganacsatadoodu maal galiyeen qalalaasaha dowlad ku sheegtoodu ayadaa mashquulsan lakin shayadiinta u shaqeysa baa maalgalisey siday u badan tahay

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 месяца назад

    Sheikh dagaalka ay
    Mareykanka iyo Israel wadaa mesha ayrabaan iney qabsadan waa sucudiga waana xaqiiqda an loojeedin
    Runtii sucuudiga aad bey uliitaan oo isma mujinkaran magacaas moyee wax kele oo difaac ah malahan dagaalka wuxuu rabaa 1waa dad bulsho dagaalami karta mahayaan dhilinyerada Arab ta aad bey uliitaan oo dhaqalihii baa haleyey ma ahan kuwa isdifaaci karo 100boqol yamen baa kaxoog badan carabta kele oo dhan ma ahan hada dad dagaal wax kagonkaro sidaas bakeneyso inu is mogeysiiyo waxa harerihiisa kasocda

  • @husseinhassen6662
    @husseinhassen6662 2 месяца назад

    Sucuud ninka xukuma waa yuhuudi gashan dhar muslim

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 месяца назад

    SUCUUDIGU WUXUU KU DIGANAYAA FALASTIIN WUXUUNA DAB KU SHIDAYAA IIRAAN IYO YEMEN IYO LUBNAAN. WUXUUNA DIFAACAYAA Y4UH4UDA IYO USA.!!!

  • @saidmuktar
    @saidmuktar 2 месяца назад +1

    Waxaas Musliminta ayaa loo danleeyahay ilahay shartoda haaa idinka gabto

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 месяца назад

    SUCUUDIGA MIYAAD WANAAG FILAYSAY? SUCUUDIGA IMARAADKA BAXRAYN URDUN IYO MAROOKO INTUBA WAA CADOW EE OGAADA.!!!

  • @BashirPlan
    @BashirPlan 2 месяца назад

    Soomaaliya 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ayaa hoogtey oo badey 😭😭😭 hadiiba masaari 🇪🇬🇪🇬 🇪🇬 ciidan noo soo direyso aqas🤮🤮 waxey isku darsadeen daciifnimo oo tayo maleh iyo damiir xumo oo wax dadnimaa maleh Soomaalay 🇸🇴 ka dhiidhiye inaysan dalkeena imaan .

  • @SuhaybAbdirisaq-c2r
    @SuhaybAbdirisaq-c2r 2 месяца назад

    Sacuudigu wuxu ka baqaya in u laba jiho dagaal is ku furo dhinaca shiicada ama iran 🇮🇷 iyo dhinaca Israel
    Sababto ah shiicadu waxa ay doonayaan in ay makka iyo madiina ay qabsadaan, xitaa hadii u shiicada ama iran 🇮🇷 la hashiyo daymayaan sacuudiga, sababto iran ama shiicadu ah waxa ay amin san yihin in aanu mahdigu soo baxayn ila ay qabsadaan makka iyo madiina , sona saaran qabriga caa,Isha iyo cumar iyo abubakar,

  • @liikaziahmed7792
    @liikaziahmed7792 2 месяца назад

    Sacuudi wahabi gaalada dhanto

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 2 месяца назад

    Sacuudi waa yuhuud netanyahu iyo Ina salmaan rushdi waa Ilma adeer rumayso ama ha rumaysan waa laba yuhuudi ma carabaa mise waa Muslim sidaa darted waa in laga xoreeyo dhulka barakaysan wasyo dagaal ayey kula jiraan islaamka iyo muslimiinta

  • @DeeqoFaarax-ee3vp
    @DeeqoFaarax-ee3vp 2 месяца назад

    Allahu Akbar❤❤❤

  • @BashirPlan
    @BashirPlan 2 месяца назад

    Soomaaliya 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ayaa hoogtey oo badey 😭😭😭 hadiiba masaari 🇪🇬🇪🇬 🇪🇬 ciidan noo soo direyso aqas🤮🤮 waxey isku darsadeen daciifnimo oo tayo maleh iyo damiir xumo oo wax dadnimaa maleh Soomaalay 🇸🇴 ka dhiidhiye inaysan dalkeena imaan .