"Eelaay iyo Oromo in laga soo tarxiilo Puntland waxaan u fahanay in la dhacayo hantida Ganacsatada.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 янв 2025

Комментарии • 118

  • @AbdiAbdifatah-g8x
    @AbdiAbdifatah-g8x 8 часов назад +2

    Eelayda iyo raxanweynta ma wax aan tuugsi iyo argagixisnimo ahayn ayaa laga faaidaana dhulkoodii haku noqdeen

    • @AdnoabdiqafarhassanAdnoabdiqaf
      @AdnoabdiqafarhassanAdnoabdiqaf Час назад

      Saxib saas ha oran raxamweyn waa dad wanaagsan oo aan jeclayn inay denbiyo galaan puntlandna nabad bay ku joogaan dhibna uma geystaan ee yaan la afxumayn

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 20 часов назад +7

    waxan soomaali maaha wa oromo iyo amxaar ee hala xidho oo waxan yaan warbaahinta lahor keenin midakale wa abaalawayal wayo wa amxaaro argagixiso ah oo itoobiyaana

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374 19 часов назад +7

    Somaaliya waa federaal Raxanweyn dowlad goboleed u gooni ah bey leeyihiin ha ku ekaadaan 24/7 dad kale maamuladooda ay kula marmayaan mar ay eedeeyaan Puntland mar ay eedeeyaan Galmudug iyo mar ay eedeeyaan Somaliland. waryada Raxanweyn dhulkiina ku ekaada ee u daaya dadka kale dhulkooda. No more calaacal.

    • @cabdimalikshafi3636
      @cabdimalikshafi3636 18 часов назад

      lkn labo kalasaar saad uhadlatso waxmagaratadu umahadlayaan

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 8 часов назад

      Raxanweyn waa umad bilaa nasab ah o ma leh dhaqan somali, Somali qabanaya shaqo somali la mid ahii diday

  • @mohamedabdulle9031
    @mohamedabdulle9031 3 часа назад +1

    War wariyow runta usheeg qofkaan ku horfadhiyo waxa isqarxiyo waa raxanweyn kuwa lagu shaqeysto oo dadka laayo waa Raxanweyn

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 18 часов назад +2

    Adeer Eelay iyagaa sheegtay Oromo markay Buntland joogaan adeer waana in ladilaa wixii sheegtay Oromo walahi xitaa hadaan Eelay ahaan lahaa kama cadhoodeen in la’raafo sabab Oromo ayaa sheegta Eelay waana inay iskal sifeeyaan adeer indhaha fur fadlan Eelayna waa Somali asal ah laakiin ma’noqon karaan markay Oromadana sheegtaan nacaldda Ethiopia 🇪🇹 hala’raafo dilna haloogu daro Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 iyo wixii taageera InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 19 часов назад +3

    walalow buuntiland mashegin in soomaali tarxileso afka haugalin wixi nabada kaso horajedo oo ajanabi ayeey iska bixisay

  • @AbdulleCadowxayow
    @AbdulleCadowxayow 16 часов назад +1

    Eelaay waa ciidanka shabaabka ugu badan ee dakiina cesha.

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 18 часов назад +1

    Adeer wixii Ethiopia 🇪🇹 taageera Somalinimada way ka’baxeen waana in dilaa xitaa qabiilkayga walahi haduu Ethiopia 🇪🇹 taageero ilaahay dhulka hala’rogo oo lawada dilaa ayaan aamin’sanahay adiguse Ethiopian uraya oo cadowgeena ah ayaad difaacysaa tufuuuuu calayk nacald rabbi kugu rid oo tafiirtaada mid kama reebo yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @abdullahiAden-y1u
    @abdullahiAden-y1u 8 часов назад

    Tuug Tuugdhalay Adigaa Al-shabaaba. Daalim Daalimdhalay.
    Koog Gurigaaga oo Qarxi. Hanalasoo-aadin Puntland
    Ma-aqbalayso.
    Bisiq Sarmaan

  • @MohamedRoble-s1u
    @MohamedRoble-s1u 19 часов назад +3

    BAL NACASKAAN EEGA GORMAY
    PUNTLAND ELAAY HAGA SOORO TIRIH. WAXAS BAA MASUUL SHEGANAYA. WARKAS XASANBAA KUSOO DHIIBAY DAMEEROW. LAKIIN DARAADA HADALKAGA CID OMA DHIBATEENAYNOH.RAXANWAYN WA SOMALI AJANABI MAAHAN..

    • @axmedsixteen8509
      @axmedsixteen8509 9 часов назад

      Hasan kuusooodhiibay iyo dameer miyaad hadlkii kusoo koobtay
      Habari waa taas
      .
      Ninkaan u jawaab oo siduu u hadlay u hadal xasan adigoon aadin

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 19 часов назад +2

    ninkan maoroma buuntilan soomaali maso tarxilin daka soomaaliyed oo buuntiland joogo umada haku dirin

  • @raqiasaid2031
    @raqiasaid2031 19 часов назад +2

    Beerloow ay buka eelaay iyo raaxan wayn waa soomaali waxuu ka hadlaayaa waa waa wax aan jirin nacayb ayaa ka buuxa

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 8 часов назад

      Eelaay iyo raxanweyn maaha somali waa umad bilaa nasab ah, naag kastaa 12caruur ah ayay dariiqa ku dhalaysaa sidii Oromada hadana iyagoo magacii somali ah ayay somali kale musqulaha u qodayaan ma waxaasa Somali ah, aaway qabkii somaliyeed

  • @HamdkI
    @HamdkI 19 часов назад +1

    Shabaab iyo daacish waa eelay iyo raxanweyn iyo oromo

  • @abdijama603
    @abdijama603 16 часов назад

    Waa la socotaa? Caqli foorara.

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 12 часов назад

    Run haddii la Rabo Boossaaso!!
    Yaa Geeyey ‘Qaraxa ! Eelaay !!
    Dhulkiinu waa nabad joog waryaa!

  • @Fays2010
    @Fays2010 12 часов назад

    Qof kasta oo hadla iyo ficil kasta oo dhaca ma aha wax laga aqbalayo illaa waxaan ahayn intii lagu heshiiyey, odayganna fursad gaad weeye raba inuu puntland wajixumeeyo.waana laga yaabaa in uu laftirkiisa ka mid yahay kuwa wax qasaya. rra marna dowladda kama hadal ee odayga ma qof kasta oo hadla ayuu la hadlayaa

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 6 часов назад

    Annagga Hawiye iyo Daarood dhibbaatooyinka ay u geysanaayaan dadka Digil Aw mirifle intaa ka badan uma dulqaadan karno waan ku ku go’aynaa

  • @aminaahmed6388
    @aminaahmed6388 4 часа назад

    Waa iska hadashay

  • @AbdulleCadowxayow
    @AbdulleCadowxayow 15 часов назад

    Afkaaga qurunka ah ka daa madaxda sharafka badan ee ku noqo zin sibaar sida dani.

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 8 часов назад

    Anigu wali waxaan fahmi waayay umadan raxanweyn ama eeley la yidhaa ee magacii somali ah hadana dalkii qeyb weyn dagan oo waliba dhul beereed ah inay u shaqo tagaan Laascaanod oo aan dhaqaale oolin, oo hadana iyagoo somali ah ay inay musqulaha u qodaan somali la mid ah waa ceeb dul hoganaysa raxanweyn oo cadeynaysa inay meel kale inagaga yimaadeen oo aanay somali aheyn, raxanweyn 15caruur ah ay naag walba jiidanaysa ee maxay Oromo kaga duwanyihiin waa la mid degaan kasta sidii Somaliland ha iska bixiyo raxanweyn iyo Oromo,

  • @AbshirHusen-y9o
    @AbshirHusen-y9o 19 часов назад +1

    War bal doqonkaan hadalkiisu waa sooraafa hada

  • @hassanabdirahmn
    @hassanabdirahmn 20 часов назад +1

    Hawiye waxay dhaheen Raxanweyn waa amaxaaro, puntland waxay dhahday Raxanweyn waa ajnabi, Somaliland way soo tarxiileen , micnaha Raxanweyn soomaali maaha waa dad gun ah oo aan somali ahayn

    • @somaligirl8743
      @somaligirl8743 5 часов назад

      Waa gag wll Raxanweyn Waa dad somali dhalad ah oo gob ah

  • @osmanyusuf8236
    @osmanyusuf8236 4 часа назад

    Hooyadaa maaleh puntland waa sidaad horay utiri

  • @AliimahamadAliimahamad-hj2kj
    @AliimahamadAliimahamad-hj2kj 15 часов назад

    Yes very good kenyaa wah oromoo kenyaa eyoo oromoo seme seme

  • @AliimahamadAliimahamad-hj2kj
    @AliimahamadAliimahamad-hj2kj 15 часов назад

    Yes very good

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 10 часов назад

    Adeerow fidnada aad ka shaqaynaysaa reer Puntland xoolaha ummadda ma boobaan. Gabar yar oo hadal ka dhacay baad ummad dhan u aflagaadaysaa.
    Dayuus gumaysi ku nool baa Dadka doonaya inay sidiisoo kale noqdaan.
    Xabashi iyo Oromo ayuu u doodayaa
    Sida carriirtii buu u hadlayaa dayuuskaan.
    Weriyuhu waa nin wax garad laakiin ximaar buu waqtigii iskaga lumiyay

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 13 часов назад

    Eelaay yaa ka hadlay saaxiib oromo iyo amxaaro miyaad difaaceysaa

  • @Sooman-e8t
    @Sooman-e8t 7 часов назад

    Ninkaan fiira gaar ah halooyeesho indhihiisa iyo wajigiisa khal khal baa laga dareemayaa ee armuu waa weynka la shaqeeyaa!🤔

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 16 часов назад

    Puntland waxa ka socda waxan u fahmay inay Ajnabi tahay dadka la saarayo, qof Somali ah meeshuu doono haka yimaadee cidna kuma dhagana.

  • @abdinasiraden8875
    @abdinasiraden8875 17 часов назад

    kan oo kale itoobiyaan uu ushaqeeyaa wuu ku marmarsiyoona reer koonfur galbeed

  • @abdinasiraden8875
    @abdinasiraden8875 17 часов назад

    Etoobiyaanka la tarxiilaayo uu ka xunyahay kan

  • @QueyJzoqozb
    @QueyJzoqozb 2 часа назад

    Itoobiyaanka waa in laga sifeeyaa dhamaan soomasliyoo dhan
    Dowlad arinkas qabata ma heysano
    Maamulada waa inay iska ilaaliyaan dadka soo galootigaa
    Eelaayda ama raxan weyn
    Waa sad masaakiina
    Dhaqan xun ayey barteen waa dawarsi
    In la waxyi geliyo ayey u baahan yihiin

  • @AliAhmed-d5d6p
    @AliAhmed-d5d6p 19 часов назад

    Puntland waxay iska dhigaan maraykan makuu trump bilaabay bayniyana bilaabeen tarxiilka😂😂😂😂😂😂😂

  • @MaryMwangi-x8v
    @MaryMwangi-x8v 16 часов назад

    meeqa lacag ah ayuu xasan ku siiyay

  • @Abisalaamwarsame
    @Abisalaamwarsame 10 часов назад

    Adeerow lacagta halkeey ka keeneen RRE da tan kale nin af xun sidasda oo kale looms jawaabo wanna in laga saaraa gulaha garowe ninka ugu jiro RRDA

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg 13 часов назад

    Haa wasjirtaa dadka magaalooyinka lagaqabto in dinbi looyeelo ayaga aan leheen wax denbi ah qofkasto oo deegaan kale kaga soobiiray loolama dhaqmo sidii dad soomali ah hadal xumo iyo inla dhibaateeyo sahal ayeey katahay

  • @ZaraAbdi-f5v
    @ZaraAbdi-f5v 18 часов назад

    Waala Sarayaa hanaga baxaan

  • @mohamedmohamud909
    @mohamedmohamud909 13 часов назад

    Adeer waa nin qiiq isku qarinaya oo raba Ethiopian ka shaqada ay somalia ka hayaan
    Ee ma jirto qof gobokaas ka soo jeeda o la beegsanayo hadda oo aan qoraalkaan qorayo aadaanka masjidka aan ka maqlayo waa sh. Garret ah ee dadka somalida ka daa fidnada

  • @cabdimalikshafi3636
    @cabdimalikshafi3636 18 часов назад

    waxan waacawaandi caruur oliyodumar bayka adeejiyeen

  • @OsmanAbdi-s2y
    @OsmanAbdi-s2y 16 часов назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk

  • @AxabaabAxabaab
    @AxabaabAxabaab 7 часов назад

    ADEER waxaa tahay jaajuus u shaqeeya itoobiya

  • @HamdkI
    @HamdkI 19 часов назад

    Wanaag idinka helimaayaan reer p wejina malihidin

  • @nuradinali4156
    @nuradinali4156 4 часа назад

    Waad habawsantahay haku habsaamin punt land fadllan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂!!!!!!!! Tiina kumashquul😂😂

  • @jackmason4320
    @jackmason4320 7 часов назад

    sidee ku ogaan karaa in Puntland ay qabato dad aan waxba galabsan oo ay u xirto dareeska ciidamada?
    mar labaadna wuxuu ka been sheegaa dadka ka yimid ganacsiyada ugu waaweyn. intooda badan waa qaxoonti iyo tuugsi waddooyin ah. Maan daawan karin muuqaalka oo dhan beentiisa darteed.

  • @CaliYaasiin-bk6pi
    @CaliYaasiin-bk6pi 18 часов назад

    War ka fiirso warkaaga raxanweyn wey walatay war dadkaaga cesho

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 7 часов назад

    BEENAALE AYAAD TAHAY KOONFUR GALBEED MA JOOGAAN DAD REER PUNTLANA OO WAXAA TUSAALE KUU AH AADAN MADOOBE OO HAYSTA GURI DAD REER PUNTLANA (( KAN WAXAABUU U QIIL DAYAYAA OROMADII BUURAHA NOO GASHAY BAL MAQLA??

  • @marwanyusufhassan8250
    @marwanyusufhassan8250 18 часов назад

    Doqon dad caraysan waxay ku Hadlaan baad ka doodlin

  • @AxmadtayyibSaciid
    @AxmadtayyibSaciid 5 часов назад

    Warka beenta ah jooji Raxanweyn waa dad Soomaaliyeed cid tarxiilay iyo tarxiili kartaana ma jirto.Camal kale oo wanaagsan samayso been darajo ku helimayside.

  • @AliimahamadAliimahamad-hj2kj
    @AliimahamadAliimahamad-hj2kj 15 часов назад

    So machgoon etopiyaa putuland maska male firii

  • @korontogulledghidhi3733
    @korontogulledghidhi3733 14 часов назад

    maxaa lagasoo doonaa bsydhabo iyadii baa jareetsudan
    Oo
    Dawarso
    looga nool yahaye

  • @adamnordinrogers
    @adamnordinrogers 7 часов назад

    Fitnada joojiya Somali cable.
    Lama rafyo eelay IYO jaarerr

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 19 часов назад

    Dadka haysku dirin eleyda lama jecla. Shabab bey galan

  • @User2-y6u
    @User2-y6u 19 часов назад

    Koonfur galbeed fadlan Waa in aad deegaankiina ku noqotaan la idin ma dhacayo xaqiina qaata idinkana la idin tarxiilin dhulkiina Ada
    beesha jareer weeyne Waa dad shaqaysta oo oo wax tar leh

  • @GggfFtffy
    @GggfFtffy 18 часов назад

    elay maha dad dhaqan fiiican

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 7 часов назад

    KAN WAA NIN CUQDAD U QABA REER PUNTLAND WAR 2BADII GABDHOOD EE HADLAY BUU KA DHIGAYAA UMADA OO DHAN OO UU KU EEDAYNAYAA SHACABKA IYO DAWLADA PUNTLAND (( WARYAS RUUFYAAN YAHOOW CUQDADA QABA UMADA HAKU DIRIN REER KOONFUR GALBEED NABAD BAY KU HAYSTAAN IYO GANACSIYO IYO HORUMAR

  • @mohamedmuuse444
    @mohamedmuuse444 12 часов назад

    Oramda ma hoya dood baa wadanka leh. Eleeyda waa wadankooda puntland. Laga ma saa ri karo. Lakiin ninkaan oramada u hii li naya. Nimanka bada yada u socda.

  • @abdallasonkor4769
    @abdallasonkor4769 20 часов назад +2

    Puntland waa fidnada somaliya mana Ka waantoobaan

    • @nucmannucman-wc6ji
      @nucmannucman-wc6ji 20 часов назад +1

      Ader puntland umada somaliyed wax ayey uqabatey lakin dad kena wala qar xinaya

    • @somaligirl8743
      @somaligirl8743 4 часа назад

      Reer koonfurdee family bililiqo iyo Amison anaga konfirmera oo kale ma nihin

  • @Guledsaid-w1s
    @Guledsaid-w1s 20 часов назад

    Yaa ka saaray qof iska hadlay Afkiisa miyaa lagu saarayaa

  • @HamdkI
    @HamdkI 19 часов назад

    Eelay hala ceyriyo reer p idinma qarxiyaan eelayda p razanweyn reee p cayriya cayeiya waa nimanka laynoo soo diray waa razanweyn

  • @KhadarFaarax-x7k
    @KhadarFaarax-x7k 19 часов назад

    Ninkan ajaanib miyaa????

  • @MA-vu8vt
    @MA-vu8vt 19 часов назад

    Adeer dadka dhibta naguwadah waa qasab in lagasaaroh puuraha dadka puuraha laga qabtay waa raxan ween ama eelay iyo Ethiopia iyo carab walale hareeraha konfur galbeed hareeraha magaloyinka waa alshabaab walale meeshaan qofkii nadiif ah waa sodhaweeneynaa lkn kan danbiilahaa waxuu doonoh hanoqdoh kan ugu nasiibka badan waa kan guriguu kayami lagu celiyoh waa dadka ugu nasiib badan sxb kafiirso hadalkaaga

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 18 часов назад

    Putland qofkii Digil Aw mirifle ah oo argagixiso ah hawada kucuna haba nagusosimina meshad ku aragtan kudila waa dayuus somaliland kushaqeysatee

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 20 часов назад

    adeer maxay eeley iyo raxanweyn u wareegaya dhul dadki laha hagaajisten oo hormarsaden war koonfur galbed wa in runta loosheego oo xata xamar halaga saaro war argagixiso

  • @mohamedabdiaynab287
    @mohamedabdiaynab287 18 часов назад

    Kuwaan waa bilaa abbaal doqon ah

  • @CaliYaasiin-bk6pi
    @CaliYaasiin-bk6pi 18 часов назад

    Adeer shabaabka dil laakiin kaa yeelimeyno qarax iyo dad aan kala soocnayn mar hadaad bahan tahay in aad qarax nagu laysid kaa diidnay

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 16 часов назад

    Nonkamu waa oromo saqajaan oromo maxaa puntland sharci daro u jooga tan kale labada qof oi elaay dhahday miyaa puntland u qabanee cod wax yeeli karta maleh raxanween

  • @somaligirl8743
    @somaligirl8743 4 часа назад

    Raxanweyn Waa Walaalahayo hadan Puntlanders nahay sorry wll qof reer miya oo af xun mamma matalo raxanweye Waa gob waana ganacasto

  • @AdnoabdiqafarhassanAdnoabdiqaf

    War qofkaan afxumaa oromo iyo raxanweyn maxaa isku mid ka dhigay saxib somali lagama tarxiilayo waa qadaf hadii dad yar oo shacab ah inay dhahaan erayo aan macnalahayn aad halkaan la timaado saxib isku dir ay kaa tahay ee raxanweyn warkaaga way fahmi karaan ee jaaw

  • @mohamedabdulle286
    @mohamedabdulle286 20 часов назад

    Adeer hawiye Dabo madoobe wa ka baqdaan adeer elay wa tarxiil

    • @Geesiga1
      @Geesiga1 19 часов назад +2

      Eelaay hadaa tarxiisho yaa naagtaada kuu wasaayo mj oil

    • @Sunny45553
      @Sunny45553 19 часов назад

      Ceeb waye saa ina u hadasho, Raxanweyn qalad waye in la tarxiilo, kii argagaxisa ah ee ad ku aragtid sharciga marsiiya laakin waxan ad sameysan wa foolxumo

    • @somaligirl8743
      @somaligirl8743 4 часа назад

      @@Geesiga1family bluamakup wax ku was oo futadii ka jiqweya raadina laakin anagu niman laberbkq ma wadna ee la aad qalbiga halkas baa niman isku Warsan iyo family ukun iyo milkshake 🥤🥤🥤

    • @Geesiga1
      @Geesiga1 2 часа назад

      @@somaligirl8743 baayo kaalay dukaanka iigu imoow , waa ogtahay nin eelaay guskiisa iyo gacantiisa ineey isla egyihiine

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 19 часов назад

    waa ognahay dad soomaaliya oo yaman laga soo tarxilay oo soomaalilan diday in boosaaso laga soo dajiyay oo qaar goboladods loso diray qarna ilahada joogan beenta daa soomaali lama sootarxilin

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 12 часов назад

    Waa run Raxan wayn Dhul bay -
    Leeyihiin! Oromana ‘Ayagaaba -
    Somali dhulkoodii Qaatay ! Cidka
    Dhulwayn ma jirto ‘ula jeedo-
    Ayey leeyihiin!! Putland na Sucudi
    iyo America ma’Ahan ! Why loogu
    Shaqo tagayaa? Maxa yaal Ayagaba Ciiqaya ‘ilmihii -
    Jamacadaha dhameeyey Guryaha
    Joogaan!! Run halaysu sheego!!

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 19 часов назад

    walalow raxaween ma orooma muxu oroomo nogu difaca ninkan inow soomaali yahay hala soo baro

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 20 часов назад

    eeley iyo raxanweyne wa ashabaab koonfur baabi'iyay oo xuqdud qaba ee halagu celiyo dhulkodi dee iyaga biila argagixisada ee xata muqdisho halaga saaro

  • @AliimahamadAliimahamad-hj2kj
    @AliimahamadAliimahamad-hj2kj 15 часов назад

    Boqalali ku iman dota wa argi dota

  • @jackmason4320
    @jackmason4320 8 часов назад

    ninkani waa beenaale. Inta badan shabaabka Puntland waa dad ka soo jeeda koonfurta. Haddii dadka Puntland ay yihiin shabaab, Puntland waxay la mid noqon lahayd koonfurta Soomaaliya. waxaana ognahay in dhamaan dacishku ay yihiin ajaanib sida oromo iyo carab.

  • @ayaanlecabdilaahi5111
    @ayaanlecabdilaahi5111 19 часов назад

    Odeygani waa orom

  • @dekj2572
    @dekj2572 17 часов назад

    Adiga odayaasha ma ka tirsanayd

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 18 часов назад

    Sababta hal heska xun nalogu soqato waa cabsida siyasiyintena hayso iyo aqoon la aan ta oromoda inad udodo difaacdo maxa kudiidayo dalka sow wax kumalihid bal kii nogu ronaweyo suna cabsanayaa wayo Walaga dhax hadlayaa caku nacas

  • @HamdkI
    @HamdkI 19 часов назад

    Dhulbaa leedihiinneelayet aada dhulkiinii

  • @naimohersi7038
    @naimohersi7038 18 часов назад

    Ma asaka orama dalow

  • @Mohamed-o2w5k
    @Mohamed-o2w5k 18 часов назад

    Wariyaha dhex dhexaad maha

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 20 часов назад

    bal fiiri oromu udoodaya war reer koonfur galbed wa oromo iyo amxaaro war bal caasimada muqdisho kailaaliya waxan oromada iyo argagixisada udoodaya

  • @AliimahamadAliimahamad-hj2kj
    @AliimahamadAliimahamad-hj2kj 15 часов назад

    Alshabab so kum jirto sumalee

  • @yassinjama4361
    @yassinjama4361 18 часов назад

    Kkkk maxad wax uga hadliwaysey markiilalahaa waa amxaaro wacalo ah

  • @AaminaAbdi-o5p
    @AaminaAbdi-o5p 19 часов назад

    Waxaad dhigaate waadhelii

  • @abdallasonkor4769
    @abdallasonkor4769 20 часов назад

    Puntland waa argagixisada somaliya dhib aan ayaga aheyne Somaliya kama jiro

    • @nucmannucman-wc6ji
      @nucmannucman-wc6ji 19 часов назад

      Konfurta aya na qar xineysa ader

    • @khadar917
      @khadar917 19 часов назад

      Somaliyadad sheegaysid inta duuduubtid futada iska gali malcuunyahow hooyadii amisom fuushan tahay

    • @AbdifatahHassan-l6y
      @AbdifatahHassan-l6y 18 часов назад

      Qoti foqol qoti puntland hoosta kasoogal qashin

  • @sakariyecaser9591
    @sakariyecaser9591 7 часов назад

    Kan been badana 😂😂😂

  • @abdirisakali7578
    @abdirisakali7578 17 часов назад

    War baax.

  • @korontogulledghidhi3733
    @korontogulledghidhi3733 14 часов назад

    kanoo kale ayaa dadkaas bad galin aya hanacsiga iyo dhaqaalaha miyey la yimaaden halkaan bay qarax iyo iyo ganacsi riski ah isku wataane hadaa hadalkaagas cartoons loo beegsanayaa kalab yohow ma aglagaado iyo hanjabaad baad ku badbaadin kartaa war r r a hadaa la raafayaa dalkan r r a wax aan dhib ahayn kuma soo kordhi yaan cid waxku falaysaa xoolo booda ma jiro cidii Kula joogta soo cayriya cid idanla joogta ma jirto

  • @marianhassan9515
    @marianhassan9515 18 часов назад

    Hooyada iyo hooyadeedba was ya tuug ya ibnutoo adiga ay lugu qaban tuug tuugdhalay oobalaqya way huus, ufufufufu ufufufufu ufufufufu wad uraysa ufufufufu ufufufufu ufufufufu ufufufufu ufufufufu ufufufufu

  • @AbadirAbadirIbrahiim
    @AbadirAbadirIbrahiim 17 часов назад

    Waryaa wariye shame on you dhexdhexaad noqo raxanweyn iyo promo ha is babar dhigin tuugyow

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 19 часов назад

    Dadkii ba idin nacay

  • @AbdulleCadowxayow
    @AbdulleCadowxayow 15 часов назад

    Been waxaa u dara tii aad naftaada u sheegto butlaney.